Home » Archive Maalinta March 27th, 2014
Guddoomiyihii hore ee Guddigii Qorista Af-Soomaaliga oo ku geeriyoodey Muqdisho
Allah ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Shariif Saalax Maxamed Cali. Waxaana bahda SomaliTalk.com ay tacsi u dirayaan qoyskii marxuumka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed.
Shariif Saalax waxa uu ahaa Guddoomiyihii hore ee Guddigii Qorista Af-Soomaaliga.
Waraysigii SomaliTalk la yeelatay Shariif Saalax December 28, 2012 ka daawo Video
Waxaa waraysigaas qaaday Maxamed Allman oo...
Madaxweynaha Somalia oo ka qeybgalay Shirka Jaamicada Carabta
Madaxweynaha Somalia oo ka qeybbgalaya Shirka Madaxda Dalalka Carabta ayaa
yiri “Madaxda Carabta waa inay xal u helaan mushkiladaha ka jira dalalka
Carabta.”
Madaxweynaha Somalia ayaa ka qeybgalaya Shirka Jaamicadda Carabta oo Kuwait
ka socda oo uu airport-ka ku soo dhoweeyey Amir-ka Kuwait, Amir Sabah
Al-Jabir Al Sabah.
Madaxweynaha ayaa yiri “Madaxda Dalalka Carabtu waa inay xal...