Home » Archive Maalinta March 2nd, 2014
Sirta Dowladda iyo Suuqyada Muqdisho !!
Wareegtada Dowlada oo ka Horeysa Wareegtada Shacabka
–
Wareegtooyinka uu Madaxweynuhu soo saaro waxaa Xaqiiqo ah oo ka horeysa Wareegtada Bulshada ay soo saaraan ee ay ku soo Bandhigaan Suuqyada Magaalada Muqdisho ka hor intaan la shaacin,
Nin aan Saaxiibo nahay ayaa maalin maalmaha ka mid ah oo aan sidaa u fogayn iga Hor yimid, kaas oo ay muddo isugu kaaya dambeysey wuxuuna hadal iiga bilaabey...
Haweeney Somali ah oo ka mid Noqotay Saraakiisha Ciidanka Booliska Mareykanka.
Khadra Mohamed oo Soomaali ah ayaa loo ogolaaday in ay ka mid noqoto saraakisha booliska qeybta St. Paul ee dalka Mareykanka. Haweeynedan oo ah Haweeneydii ugu horeesay oo Soomaali ah oo ku biirtay Booliska dalkaasi Mareykanka ayaa muujisay sida ay ugu faraxsan tahay ku biiritaanka ay ku biirtay Boliiska dalka Maraykanka oo sida ay sheegtay muddo dheer ay ku riyoonaysey.
Ku biirista Khadra...