Home » Archive Maalinta March 16th, 2014

Xarunta Cali Kaar (APHAD) oo Warbixin Xasaasi ah ka Qortey Qoys Soomaaliyeed oo Ciidamada Amisom Aabbahooda ay Dileen.

Mar 16, 2014
Meeshu waa magaalada Muqdisho, Waddada Makka Al-mukarama, meel ku dhaw Hotel Ambassador, Xilligu waxa uu ahaa 9:00 am, 28-kii January 2014-ka, markii laba Gaari oo ay wateen ciidamada Nabad-ilaalinta Soomaaliya ee loo yaqaan AMISOM ay si arxan-darro ah ku jiireen nin magaciisa la odhan jirey Saalax Nuur Maxammed oo dhanka koofur u goynayey Laamiga hormara Hotelka Ambassador, ee u dhaw Trepiano. Waxa... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay aaska Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec

Mar 16, 2014
Ra’iisul Wasaare-kuxigeenka oo la kulmay mas’uuliyiinta Ururada hoos yimaada Ururka Iskaashiga Islaamka …. Warsaxaafadeed Aaska Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec Muqdisho, March 16, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka qeybgalay aaska marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec oo ahaa Fanaan caana ah oo si weyn looga yaqaano... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...