Home » Archive Maalinta March 18th, 2014

Ganacsade Axmed Nuur Cali Jimcaale oo weli ku mashquulsan bixinta lacagtii shacabka uga xayirana shirkadii Albarakat

Mar 18, 2014
Munaasibad lagu soo dhaweeyey ka qaadista hayiraadii saarneyd Xaflada laga soo dhaweynayay xayiraadda ay Qaramada Midoobay ka qaaday Ganacsadaha Caanka ah ee Axmed Nuur Cali Jimcaale isla markaana ay ka soo qeyb galeen Siyaasiyiin, Waxgarad, iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa Maanta waxa ay ka dhacday Magaalada Muqdisho. Max’ud Axmed Nuur Tarsan Guddoomiyihii Hore oo ka mid ahaa Siyaasiyiintii... 

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya iyo Safiirka Britain oo ka wada hadlay gurmadka iyo xasiloonida goobaha laga xoreeyay Nabad-diidka.

Mar 18, 2014
Warsaxaafadeed, — Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka dawladda Britain ee Soomaaliya Neill Wigan, waxaana ay ka wada hadleen gargaarka bani’aadanimo ee la gaarsiinayo dadka ku dhaqan goobaha laga xoreeyay Nabad-diidka iyadoo Britain ay kamid tahay dawladaha ka qayb-qaadanaya gurmadka... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...