Home » Archive Maalinta March 13th, 2014

Madaxweynaha DFS “Soomaalia waxay leedahay xeebta ugu dheer Qaaradda Afrika waa ineynu baranaa sidii aanu uga faa’iideysan lahayn iyo sidii aanu u difaacan lahayn”

Mar 13, 2014
Warsaxaafadeed Madaxweyne Xasan Sheekh “Qorshaheennu wuxuu yahay in aan doorano meelaha aanu dooneyno in Dowladdu Japan naga caawiso” Japan-Maarso 12-2014-Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalntii labaad booqasho ku jooga dalka Jaban ayaa maanta tegay Dekadda magaalada Yokohama ee Dalka japan. Madaxweynana Xasan Sheekh Maxamuud oo tegay xarunta... 

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka oo Qayb Gashey Manaasabadda Sannad Guuradda 1-aad ka soo Wareegtey SHABAKADDA 2013.

Mar 13, 2014
Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guurada 1-aad ee ka soo wareegtey markii Dhibada loo taagey Urur ay ku mideysan yihiin ilaa 18 Idaacadood oo ku kala yaala Puntland , Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya iyo Magaalada Muqdisho waxaana Ururkaas lagu Magacaabaa SHABAKADDA 2013 , waxaana ka qayb galey Munaasabadaas Xildhibaano, Wasiiro, Saxafiyiin... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...