Home » Archive Maalinta March 29th, 2014

Barakaca: Marna ma Muqdishaa Marna ma Goboladaa!!

Mar 29, 2014
Nin Odey ah oo Diidey in aan Magaciisa Xigta kuna kulmey Magaalada Muqdisho ayaan weydiiyey mar isaga iyo Caruurtiisa ka soo degeyeen Gaari Xamuul ah halka ay ka soo barakeen ayaa yiri “ 70 Jir baan ahay waxaan ku dhashey Magaalada Buulo Burde waa markii ugu horeysey ee aan aniga iyo Caruurteyda soo Barakacno , marnaba isma oran maanta ayaa ka soo barakaceysaa Magaalada Buulo Burde waayo Xiligi... 

Shiikh Cumar Xerow “Burcad Badeeda in lala Macaamilaa ma Banaana”

Mar 29, 2014
Maxay Diinta Islaamka ka Qabtaa Burcad Badeednimada ? – Waxaa noo suurta gashey nin aan wareysano Shiikh Cumar Maxamuud Wardheere (Shiiikh Cumar Xerow ) oo ka mid ah Culimada waa weyn ee sida weyn looga yaqaan Magalada Muqdisho waxaana wax ka weydiiney waxa ay diinta Islaamka ka qabto Burcad Badeednimada waxaana uu Wareysigii u dhacay Sidatan: Su’aal: Qaadicu Dariiqa Diinta Islaamka Tilmaantey... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...