Home » Archive Qoraaga
Ururka Xisbul Islaami Oo Ganafka Ku Dhuftay Inay Ka Dmabeeyeen Qaraxii Ka dhacay Baar Ubax
Ururka xisbul islaam ayaa gaashaanka u daruuray inaysan ka dambayn qaraxyadii shalay (Feb 22) ka dhacay isgoyska baar ubax ee wadada wadnaha ee magaalada muqdisho taasoo la sheegay inay ku waxyeeloobeen dad shacab ah .
Afhayeenka ururka xisbul islaam sh,maxamed macalin oo maanta (Feb 23) shir jaraa,id ku qabtay gudaha magaalada muqdisho ayaa shaaca ka qaaday inaysan shaqo ku lahayn qaraxii dadku...
Shirkadda Hormuud oo aqoon kororsi u qabatey suxufiyiinta wax Qorta ee Magalaada Muqdisho
oo ay ku bareyso adeega Casriga ah ee ZAAD Service.
Ayadoo dhawaan ay soo bandhigtay Shirkadda Isgaarsiinta caalamiga ah ee HORMUUD telecom adeeg casri ah oo loo bixiyay ZAAD Service oo ah adeeg dabooli kari guud ahaan baahida dhigashada ama keydsiga Bunuukda ayaa waxa ay shirkadu wali ku jirtaa sidii ay dadkeeda uga dhaadhicin laheyd faa’ida uu xanbaarsan yahay adeegaasi
shirkada ayaa waxay...
Calaamooyinka Nabaad Guurka Luqada iyo Dhaqanka Soomaaliga
Akh-ristayaasha sharafta lahoow inta aynaan gudagelin qormadeena, waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa xusuusin yar oo qormadan kor ku xusan ee cinwaankeedu yahay Calaamooyinka Nabaad Guurka Luqadda iyo Dhaqanka Soomaaliga ku saabsan oo aan hore ugu qorey Wargeyska Ayaamaha iyo Webka Goobjoog, sanadkii 2006-da, xiligaasoo dadka wax qora ama akh-riya ay ku sii jeedeen dhinaca siyaasada dalka iyo helitaanka...
QUURSIGA AAN QIILKA LAHEYN
Dhab ahaan aad baan u xanuunsaday markii aan aqristay qoraal lagu soo bandhigay Shabakaddaha wararka ee Soomaalida oo ka hadlayey Lamaane guur damcay oo ku kala guuray heybta qabiil, taasoo igu dhalisay inaan qalinkeyga u qaato, jiilka soo korayana ugu baaqo iney ka shaqeeyaan dabar goynta dhaqankaasi xun ee cudurka geliyay Walaalaheena Soomaaliyeed ee lagu takooro heybta ay ka soo jeedaan.
Waa dhacdo...
Shir Sanadeedkii EuroSom oo kusoo gabagaboobay Helsinki
Shalay oo ay taariikhdu ahayd 21 Febraayo, 2010 ayaa waxaa ka furmay xarunta ururka Kanava ee magaalada Helsinki ka dhacay shirsanadeedkii uu ururka EuroSom iskugu iman jiray sanad walba mar iyadoo shirkaana lagu sameeyey qorituurkii cayaaraha xagaaga oo sanadkan 2010 ka dhici doona isla magaaladan Helsinki.
Halkan ka daawo sawirada
Shirkan oo ku furmay jawi aad u degan ayaa waxaa xiriirinayey Mudane...
Hogaanka cusub ee Jaaliyada beesha shiikhaal ee Dalka kenya oo la Doortay
Xaflad si weyn loo soo agaasimey lugana dooranayay guddoomiyaha cusub ee jaaliyada beesha shiikhaal ee dalka kenya ayaa lagu qabtay xarunta kalsan ee magaalada Nairobi.
Xaflada oo ay kasoo qeyb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ugu horeeynti waxaa lagu furey Aayadaha quraanka kariimka waxaan ku furey Cabdinaasir Maxamuud dheere.
Aayadaha Quraanka kadib Waxaa la guda galey doorashadii la dooraniyay...
Cabsidii laga qabay in uu dagaal ka dhaco Magaalada Muqdisho oo yaraaneysa
Dadweynaha ku nool Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii ugu dambeeyey waxaa walwal iyo walbahaar ku hayey in uu dagaal ka dhex qarxo Dowladda Federaalka iyo kooxaha mucaaradka ku aha, kadib mrkii goobaha ay isku hor fadhiyaan ay soo buuxiyeen ciidamo aad u fara badan iyo Tikniko, taasina waxay keentay in dad fara badan ay ka qaxaan deegaanadii ay deganaayeen.
Labada dhinac ayaa hanjabaadyo isku mariyey...
Wadahadal iyo Colaad aan Dhamaad Laheyn…..
Guud ahan Marka laga hadlayo dhinaca wadahadalka iyo colaada ee dunida ,waxa umad kasto ledahay qabab kala duwan ay ku xaliyan qilafadka ka jira markasi dhexdoda, waxane intoda badan qababkas uu kusaleysan yahay dhaqanka iyo diinta, Inta badan sida lashego dhaqanka aya waxaa uu qeyb weyn ka qataa daminta qilafadka ka dhax aburma bulshada, dhinaca kale waxa hadane ladhihi kara umad kasta waxa ay...
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo qabatey Xafladdo lagu furayey ZAAD Service
Xaflado lagu furayey Hormuud ZAAD Service ayaa ka dhacday Magaalada Muqdisho waxaana xafladahaasi ka qaybgalay qaybaha kala duwan ee Bulshada, waxaana dadweynihii ka qaybgalay xafladdahaasi loo faahfaahiyey qaabka Barnaamijka Hormuud ZAAD Service.
Halkan ka daawo sawirada
Xaflad ka mid ah xafladahaasi ayaa ka dhacday xarunta ay Hormuud ku leedahay Trepiano waxaana lagu martiqaaday Macaamiisha Shirkadda...
Lataliyihii Madaxweynaha DFKMG oo Is-casilay
Prof Axmed Muumin Warfaa oo ahaa lataliyaha sare ee madaxweynaha Dawladda Federaalka kumeel gaarka ah, Sheikh Shariif Sheikh Axmed, ayaa shaaca ka qaaday in uu is-casilay.
Prof. Warfaa oo waraysi siiyey idaacadda codka maraykanka ayaa tibaaxay in aysan waxba ka hir gelin talooyinkii uu soo jeediyey, waxana uu cadeeyey in uu jagadaas iska casilay.
Waraysigii idaacadda VOA ee Prof Warfaa
Halkan ka...
Abwaan Cabdirashiid Cumar Al-Khaalidi (ina cowsgurow). Oo soo bandhiga ”Haan Gabayeedkiisii” ugu horeysay
Abwaan Cabdirashiid Cumar Al khaalidi (ina cowsgurow). Waa Abwaan da’yar oo ku dhashay Magaalada Garissa Sanadku markuu ahaa 1980.
Waxuuna ka mid yahay hada Hal abuurada Soomaaliyeed, Abwaanku wuxuu Gabayo ku tiriyaa Luuqadaha Igiriiska iyo Soomaaliga iyo luuqada sawaaxiliga, isagoona hada soo saaray Calajad cusub oo ka kooban Toban Gabay.
Si ka gedisan abwaanadii isaga ka horeeyey iyo waliba fanaanintii...
Dastuur Cilmaani ah (Secular) oo Loo Samaynayo DFKMG….
Sida uu Shaaca ka qaaday Xildhibaan Jinni Boqor “Dastuur Qaran oo waqti badan jira oo SECULAR ah ayaa la doonayaa in la sameeyo” sidaas waxaa uu Xildhibaan Jinni Boqor sheegay isagoo ka jawaabayey su’aal ku saabsanayd dastuurka DFKMG loo samaynayo. (Xildhibaan Jinni boqor muxuu ka yiri is-waafajinta 4.5, federaal iyo shareecada islaamka HALKAN KA DHEGEYSO)…
(Kelmedda “Secular”...
Khubadii Amiir Maxamuud Yuusuf ka jeediyey Minneapolis (Video, Audio iyo Sawiro)
Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise ayaa xalay (Feb 19, 2009) magaalada Minneapolis xaflad ballaaran oo loogu sameeyey waxa uu ka jeediyey khudbad uu kula hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed… HALKAN KA DHEGEYSO
Sidoo kale VIDEO Xafladdii halkan ka daawo
Sawiradii Xafladda Minneapolis Halkan ka daawo (Qaybta.1aad) | Qaybta 2aad
Sawirada Xafladii Minneapolis Halkan ka daawo (Qaybta.1aad) | Qaybta 2aad
Sawiradii...
Xaflad Loogu Magac Daray Somaali Achievement Award oo lagu qabtay magaalada London
ADT: African Develpmnet Trust ayaa Loo Aqoonsaday Hay’ada ugu shaqada wanagaasaneed sanadkii 2009 ee lasoo dhaafay. Waxaa loo qiray African Development Trust (ADT) inay tahay Hay’ada kaliya ee muujisay wax qabad heer sare ah, xaga humanitarin caawinaad ah, gar gaaarka deg dega ah, caafimaadka iyo waxtar kale aan lasoo koobi Karin.
Madaxda Hay’ada ADT la gudoonsiineya AWARD
Sawirada Xafladda...
Daabacaadda lacagaha cusub iyo saamaynta ay ku yeelan karaan dhaqaalaha Soomaaliya – Qaybtii 2aad
Qaybtii 1aad Halkan ka akhri
Qore: Saciid Cali Shire
Qoraalkii hore, waxaan wax ka tilmaannay xilliyada dawladuhu, sida qaalibka ah, daabacaan lacag cusub. Waxaan sheegnay in saddex xilliba la daabaco lacag cusub: marka waddan ka soo kabanayo bur-bur dhaqaale, sida sicir barar; marka waddan ka guurayo nidaam una guurayo nidaam kale; iyo marka wax laga beddelayo tayada warqadda lacagtu ku daabacan tahay....
Sidee loo soo dhoweeyey Wargeyska Cusub ee The Enterprise Newspaper + Shakhsiyaad Caan ah +SAWIRRO
Wargeyska The Enterprise Newspaper oo ka soo baxa magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska ayaa cadadkiisii labaad soo baxay horraantii bishan Labaad, kaas oo ka koobnaa 32 bog, lagana soo daabacay in ka badan labaatan kun (20,000) oo xabbo ayaa labadii toddobaad ee ugu horreeyey bishan durba aan waxba ka sii ool, waxaana si weyn loo soo dhoweeyey wargeyskan The Enterprise oo durba afhayeen u noqday...
Daabacaadda lacagaha cusub iyo saamaynta ay ku yeelan karto dhaqaalaha Soomaaliya – Qaybta 1aad
In kastoo hadal haynta daabacaadda lacagta cusubi la soo bilaabmatay dawladda cusub ee ku meelgaarka ah (TFG), haddana ka dhabaynta arrintaasi waxay soo if baxday dhowrkii bilood ee la soo dhaafay markii xubno ka mid ah xukuumaddu warbaahinta u xaqiijiyeen in hawshaasi meel fiican marayso. Marka laga reebo waraysiyo dhowr ah oo u badan qaylo dhaan, dhaliillo iyo difaac maahee ma jiraan daraasado cilmiyaysan...
Maamulka Ximan Xeeb oo caalamka ka codsaday in ay kala qeyb qaataan bad-baadinta Lamaanaga Ingiriiska.
Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ka mid ah Maamullada ka jira koonfurta Dalka Soomaaliya ayaa ka hadleen Xaalada Lamaanayaasha u dhashay Dalka Ingiriiska ee ku jira Gacanta Kooxaha Burcad Badeeda Soomaaliya, isagoo xariga lammaanahaas ku timlmaamay mid xaqdarro ah, kaas oo ka soo horjeeda shareecada Islaamka, dhaqanka soo jireenka ah ee Soomaaliyeed iyo baaqa caalamiga ah ee xaquuqada Aaadanaha.
Afhayeenka...
ONLF oo warsaxaafadeed ka soo saartay Bishaaro Wacdi Shaqlane oo loo dhiibey Itoobiya
Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa si adag u cambaareynaysa sida sharcidarada ah ee loo qabtay looguna dhiibay nidaamka Itobiya ka taliya Bishaaro Wacdi Shaqlane oo ka ah xubin sare Ururka Haweenka Ogadenya ee loo yaqaano – Ogaden Womens Democratic Alliance (OWDA). Gabadhan ayaa ahayd ganacsato laga qadariyo Hargaysa oy daganayd, sidaas waxaa ku bilowday warsaxaafadeed ka soo baxay ONLF...
Hay’ad kuwa Caruurta ah oo Cambaareysey Duqeymaha loo geysto Goobaha ay degen yihiin Dadka Rayidka ah
Hay,ada SOCHRO, oo ah Hayad u dooda Caruurta ayaa Cambaareysey Duqemaha markasta lala beegsado Goobaha ay degen Yihiin dadka Rayidka ah Guddoomiyaha Hay,adda SOCHRO- Mr. Mataan Ali Hassan oo ka hadlayey Duqeymihii ugu dambeeyey, ee ay Geysteen Ciidamadda AMISOM, Oo Dad Badan Oo Rayid ah ay ku Xasuuqeen, waxaana dadka ay Inta badan uu sheegey in ay ahaayeen dad rayidka oo gaaraya 60 ruux kuwaas oo...
Sifooyinkee lagu xulan jiray saxafiga idaacad ka shaqeynaya?
“waxaan ugu jecelahay wariye hebel sababtoo ah aad buu u cod macaan yahay, Suurto galna ma ahan in aan dareenkayga meel kale u duwo ilaa uu idleeyo aqriska warbixinta” waa oraahyo aad maqli karto in badan marka laysla soo qaado idaacadaha iyo wariyayaasha ka shaqeeya.
Waxaa kaloo iyana suurto gal ah in ay dhegahaagu maqlaan hebel ama heblaayo kuma haboona in ay television ka hadlaan, hebel iyo...
O.N.L.F. Statement On Unlawful Arrest & Illegal Rendition Of OgadenWoman Activist
15, February 2010
The Ogaden National Liberation Front (ONLF) strongly condemns theunlawful arrest and illegal handover to Ethiopian regime authoritiesof Bishaaro Wa’adi Shaqlane a senior member of the Ogaden WomensDemocratic Alliance (OWDA) and respected businesswoman who had beenresiding in Hargeisa in northern Somalia. Bishaaro was arrested byauthorities of the so-called Somaliland administration...
Yuusuf Indhacadde oo ka Badbaadey qaraxyo Miino oo lala Beegsadey
Goor barqadii ah ayaa waxaa agagaarka Hotel Ambasadoor ee wadada Maka Al- Mukarama ee magaalada Muqdsho ka dhacaya Qaraxyo is xig xigey waxaa qaraxyadaas ay geysteen Khasaaro isugu jirta dhimasho iyo Dhaawac .
Halkan ka daawo sawiradii Qaraxa
Halka qaraxo ka dhacay oo u dhaxeysey isbitaalka Daaru Shifaa iyo Hotel Ambasadoor ayaa waqtigaas ay ahayd mid saxmad badan waxaa goobta marayey gaadiidka...
Machadka Caafimaadka Al-Abaadir oo ay ka qalinjabiyeen arday dhameysatay Koorsooyin Caafimaad iyo Computer
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday Al-Towba Fast Food ee Magaalada Muqdisho, waxaana xafladdaasi soo agaasimay Machadka Al-Abaadir, waxaana ka soo qaybgalay mas’uuliyiin kala duwan, Waalidiin iyo Ardaydii ka qalin jabineysay machadkaasi.
Halkan ka daawo sawirada machadka
Ugu horeyn waxaa halkaasi warbixin dheer ka soo jeediyey Maamulaha Machadka Al-Abaadir gaar ahaan qaybta...
Warbixin: Xaggee marayaa machadka Iqra Institute for Higher Education.. Kana qayb qaadoo dhameystirkiisa
Gobolka Sanaag waxaa uu ka mid yahay gobolada ugu hooseeya marka loo eego dhinaca waxbarashada Sare iyadoo uusan gobolku lahayn goob lagu barto waxbarashada ka sareysa dugsiga sare taas oo ay dhalisey in dhalin yarada ka qalin jebisa iskuulada ay aadan magaalooyinka kale eek u yaala Puntland sida Bosaaso iyo Somaliland sida Hargeysa oo ay waxbarasho ka dalbadaan.
Sanaag waa gobolka 2aad ee ugu wayn...