Home » Qoraallada Halkudhegga "cowsgurow"
Abwaan Cabdirashiid Cumar Al-Khaalidi (ina cowsgurow). Oo soo bandhiga ”Haan Gabayeedkiisii” ugu horeysay
Abwaan Cabdirashiid Cumar Al khaalidi (ina cowsgurow). Waa Abwaan da’yar oo ku dhashay Magaalada Garissa Sanadku markuu ahaa 1980.
Waxuuna ka mid yahay hada Hal abuurada Soomaaliyeed, Abwaanku wuxuu Gabayo ku tiriyaa Luuqadaha Igiriiska iyo Soomaaliga iyo luuqada sawaaxiliga, isagoona hada soo saaray Calajad cusub oo ka kooban Toban Gabay.
Si ka gedisan abwaanadii isaga ka horeeyey iyo waliba fanaanintii...