Home » Qoraallada Halkudhegga "quursi"
QUURSIGA AAN QIILKA LAHEYN
Dhab ahaan aad baan u xanuunsaday markii aan aqristay qoraal lagu soo bandhigay Shabakaddaha wararka ee Soomaalida oo ka hadlayey Lamaane guur damcay oo ku kala guuray heybta qabiil, taasoo igu dhalisay inaan qalinkeyga u qaato, jiilka soo korayana ugu baaqo iney ka shaqeeyaan dabar goynta dhaqankaasi xun ee cudurka geliyay Walaalaheena Soomaaliyeed ee lagu takooro heybta ay ka soo jeedaan.
Waa dhacdo...
Beesha Maxaad-Barre oo soo saartay Bayaan ay ku Cambaaraynayaan in…
(Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu)
Ku: Salaadiinta,odayaasha iyo waxgaradka Beesha Habar-Yoonis/Isaaq.
Ka: Salaadiinta,Odayaasha iyo waxgaradka Beesha Maxaad-Barre/Madhibaan.
Bayaan:(Beesha Maxaad-Barre, bayaankan waxay soo saartey markii ay u adkaysan wayday beenta laga sheegayo isirkeeda(halka ay ka soo jeedo) ama abtirkeeda iyadoo wada tashiyo badan oo khadka taleefanka ah la samaysan...