Home » Qoraallada Halkudhegga "Allman"

Taageeradda Caalamku, Ma Takoor Iyo Toogashaa??!

Sep 4, 2011
W.Q;- Maxamed Macallin Cismaan (All-man) Jabuuti. fatxumaalik@hotmail.com. Inkastoo uu macno balaaran yahay cinwaanku, haddana  ereyadda aanu  soo qaadaney, haddii aan si guud u sharaxno, waa ereyo si toos ah dareenka akh-ristaha u taabanaya, waxayna ku timid tabaalaha kala duwan ee ay soomartey Qowmiyadda Soomaaliyeed iyo sida loola dhaqmayey mudo qarniyaal ah iyo xiliga aynu joogno, waana mid... 
Halkudheg:

Mah-bar Mooyee Muwaadin Ma Leh Siyaasiinta Soomaaliya!!.

Sep 21, 2010
Fadlan akh-riste ha fududeysan qormadan, ha dhibsan oo hana ku farxin ama dhab ka hadal buu kuu noqon ama dhalanteed, waana waxa jira oo xujo kugu ah, wax ka qabashadeeda adiga ayey kuu taal, Soomaalidu waxay tiraahdaa war la helaa talo la hel, Warr, Waran iyo Talo midkaad doonto u qaado, intaas weyga Afeef, laakiin Akh-ristayaasha sharafta leh, qoramadan waxaan ku soo qaadan doonaa, qaybaha ugu... 
Halkudheg:

Calaamooyinka Nabaad Guurka Luqada iyo Dhaqanka Soomaaliga

Feb 22, 2010
 Akh-ristayaasha sharafta lahoow inta aynaan gudagelin qormadeena, waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa xusuusin yar oo qormadan kor ku xusan ee cinwaankeedu yahay Calaamooyinka Nabaad Guurka Luqadda iyo Dhaqanka Soomaaliga ku saabsan oo aan hore ugu qorey Wargeyska Ayaamaha iyo Webka Goobjoog, sanadkii 2006-da, xiligaasoo dadka wax qora ama akh-riya ay ku sii jeedeen dhinaca siyaasada dalka iyo helitaanka... 
Halkudheg:

Ha Noqon Shabaabkii Sharta!! | Qore Maxamed Macallin Cismaan (All-man)

Dec 7, 2009
Ha Noqon Shabaabkii Sharta!! Qoraalka oo dhamaystiran ka akhri halkan GUJI…. Fadlan akh-riste ha fududeysan qormadan, shar iyo khayrba, sabab iyo sabab la’aan, hana dhibsan oo hana ku farxin ama dhab ka hadal wuu noqon ama dhalanteede oo waa waxa jira ama dhicikaree, intaas weyga Afeefe sidaad doonto u qaado, mar waa baraarujin, marna waa wax is-weydiin, marna dhoolatus cad ama xujo cad oo... 
Halkudheg:

Isku Shaandhentii Isku Shaandheyn Dhashey | Allman

Sep 7, 2009
Isku Shaandhentii Isku Shaandheyn Dhashey Ramadaan Kariim Akh-ristayaasha aynu jecel nahayoow meel kasta oo aad joogtaan, Akh-riste ha dhibsan qormadan oo hana ku farxin waayo waxaan halkan idiinku soo gudbindoonaa Qormada cinwaankeeda kore ku xusan oo aan uga hadli doono Isku Shaan-dheynta lagu sameeyey dhowaan Golaha Xukuumada Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid, hadalo kala duwan oo ka soo baxaya... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...