Home » Qoraallada Halkudhegga "warfaa"
Prof Warfaa oo sheegay in uu yahay Musharax u Taagan Xilka Madaxtinimada ee Soomaaliya
Xaflad qado sharaf ah oo si weyn loo soo agaasimay ayaa manta waxa lagu qabtay Hoolka weyn ee Hotelka Hilton ee Magaalada Nairobi
Qado sharaftani oo uu u fidiyey qaar ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka soomaaliye ee ku sugan magalada Nairobi Musharaf Prof Axmed Muumin Warfaa ayaa waxa ay ahayd mid uu ku soo bandhigayey hadafkiisa ku wajahan in uu yahay musharaf u tagan xilka madaxweynenimada...
Lataliyihii Madaxweynaha DFKMG oo Is-casilay
Prof Axmed Muumin Warfaa oo ahaa lataliyaha sare ee madaxweynaha Dawladda Federaalka kumeel gaarka ah, Sheikh Shariif Sheikh Axmed, ayaa shaaca ka qaaday in uu is-casilay.
Prof. Warfaa oo waraysi siiyey idaacadda codka maraykanka ayaa tibaaxay in aysan waxba ka hir gelin talooyinkii uu soo jeediyey, waxana uu cadeeyey in uu jagadaas iska casilay.
Waraysigii idaacadda VOA ee Prof Warfaa
Halkan ka...