Home » Qoraallada Halkudhegga "Qarax"

Faahfaahin Dheeraad ah oo ku saabsan Qaraxyo Ismiidaamin ah oo Maanta lala Beegsadey Halka uu Degen Yahay Madaxweyne Xasan Shiikh ee Hotel Jaziira

Sep 12, 2012
Baalamaanka oo maanta Go’aamiyey 16-ka Bishaan la Caleemo saaro Madaxweyne Xasan Shiikh – Waxaa Waqti aan sidaa u dheereyn Magaalada Muqdisho laga maqley laba Qarax oo la sheegey in ay aheeyeen Ismaadaamin, waxaana Qaraxaasi lala beegsdey Hotelka uu Degan yahay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud 10-kii Bishaan la doortey. Waxaa Qaraxii ugu horeeyey Fuliyey ruux isku soo rakibey Waxyaabo Qarxa... 
Halkudheg: ,

Muqdisho: Xildhibaan lagu Dilay Qarax loo dhigay Gaarigiisa…

Jul 17, 2012
Mid ka mid ah Raggii ku Dhawaa ama Gacanyaraha u ahaa  Madaxweyne Shiikh Shariif oo   maanta Qarax lagu Khaariyey   Waxaa maanta (Isniin July 16, 2012) Magaalada Muqdisho Qarax lagu Khaarijiyey miud ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka horen u soo noqdey Wasiirkii Ganacsiga  Maxamuud  Cabdi Ibraahim  (Gar weryne ) ka dib markii Gaarigiisa loogu rakibey Waxyaabaha Qarxa mar uu ku sugnaa... 
Halkudheg:

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dalka Dibaddiisa u Duulisey Saxafiyiintii ku Dhaawacmay Qarixii Tiyaatarka Muqdisho

Apr 28, 2012
Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka Duulisey Illaa Afar Weriye oo ka tirsanaa Dhaawicii dhowr iyo Labaatanka Maalmood yaalay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho. Cabdirisaaq Bahlaawi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta ee Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho kula hadlayay War baahinta... 
Halkudheg:

Doha Center For Media Freedom (DCMF). Deeq Lacageed Gaarsiiyay Qaar ka tirsan Suxufiyiintii ku Dhaawacmay Qaraxii Tiyaatarka

Apr 24, 2012
Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa deeq lacageed oo loogu talo galay daaweyntooda, isla markaana ay ku deeqday hay’ad fadhigeedu yahay magaalada Doha ee dalka Qadar, laguna magacaabo Doha Center for Media Freedom (DCMF). Halkan ka daawo sawirada Haddaba, masuuliyiinta Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed oo uuhogaaminaayo Xoghayaha Guud, isla markaana uu ku wehliyey xoghayaha... 
Halkudheg:

Qarax Is Miidaamin ah oo ka Dhacay Gudaha Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay

Apr 17, 2012
Baydhabo: Nin Dhallinyara ah oo isku soo Xiray Walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay Fariisin Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa DFKMG ay ku lahaayeen gudaha Magaalada Baydhaboo ee Xarunta Gobolka Bay. Warar Is Khilaafsan ayaa ka soo baxaya Qaraxaas iyo sidii uu u dhacay iyadoo wararka qaar ay sheegeen in Ninkaasi uu soo Aaday goob ay ku sugnaayeen Ciidamo kuwa Dawladda ah . Ninkan ayaa la sheegey in lagu... 
Halkudheg: ,

Xildhibaan Xiddig oo Weerarkii Qarax ee Tiyaatarka ku Sheegey inuu ahaa mid Siyaasadeysan oo la Doonayey in lagu Khaarijiyo Raiisul Wasaare Gaas.

Apr 12, 2012
  Iyadoo Maalmahan ay isa soo tarayeen hadal haynta Weerarkii Is Miidaamineed ee ka dhacay Todobaadkii hore Golaha Murtida iyo Madadaalada ayaa haddana waxaa soo kordhaya Eedeymaha aan weli loo meel helin oo ay jeedinayaan qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Barlamaanka iyo Xukuumadaba Hadaba Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ka mid aha xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya oo qaybo ka... 
Halkudheg:

Xildhibaan Mowliid Macaani oo u geeriyoodey dhaawacii ka soo gaarey Qaraxii Tiyaaterka Muqdisho

Apr 8, 2012
Sidoo kale waxaa Magaalada Nairobi ku geeriyoodey Masuul ka tirsan Xafiiska Raiisul Wasaaraha oo lagu Magacaabo faysal Xaaji Cilmi oo dhaawac ka soo gaarey Qaraxii Tiyaaterka Xildhibaan Mowliid Macaani oo ka mid ahaa dadkii dhawaan qaraxii ka dhacay Golaha Murtida iyo Madadaalada ku dhaawacmay ayaa Xalay dhaawacaas dartiisa ugu geeryooday Isbitaal ku yaala Magaalada Nayroobi ee Carriga Kiinya. Geerida... 
Halkudheg: ,

Shir Jaraa’id ee RW Abdiweli – geeridii Mowliid Macaani iyo Faysal Xaaji Cilmi

Apr 8, 2012
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta xafiiskiisa ku qabtay shir jaraa’id oo uu uga hadlayey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Xildhibaan Mowliid Macaani Maxamud iyo Faysal Xaaji Cilmi. SHIR JARAA’ID TACSI QARAN – 08 APRIL 2012 MUDANE MOWLIID MACAANI MAXAMUD INNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU RAAJICUUN Ugu horreyn waxaan si guud tacsi qaran halkan ugu dirayaa shacabka... 
Halkudheg:

Xukuumadda DFKMG oo cambaareysay weerar qarax ahaa oo ka dhacay Muqdisho

Feb 8, 2012
Xukuumadda Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar uu qof naftii-hallige ah uu u adeegsaday gaari yar oo ay ka buuxeen waxyaabaha qarxa. Weerarkaas waxaa ku geeriyooday 13 qof oo rayid ah, halka ay ku dhaawacmeen 11 kale oo joogay goobo ganacsi oo ku yaalla degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho. Dadka ay wax gaareen waxay u badnaayeen shacab isugu jira tima-jarayaal, taksilayaal, adeegayaal maqaayadda... 
Halkudheg:

Sharta Shabaab fari kama qodna.

Oct 6, 2011
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, intii ku dhimatay falkiii foosha xumaa ee shalay lala beegsaday dad shacab ah oo u badnaa Arday Allaha u naxariisto, kuwii ku dhaawacmayna allaha caafimaad deg deg ha ugu badalo dhaawacyadooda. Damiirkeyga ayaa i siin waayay inaan ka aamuso dhacdadii shalay lagu gumaaday Arday ku han weyneyd iney waxbarashadooda sii wataan iyo shacab kale oo agagaarka dhismaha... 
Halkudheg:

Cambaareyn falkii argagixisadda ahaa ee kadhacay Caasimadda Muqdisho

Oct 6, 2011
Dhamaan culimadda, maamulka, iyo shacabka Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network oo Cambaareynaysa Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho. Walaalaha Altaqwaa Network oo ay hogaaminayaan Culimaa’udiinta Soomaaliyeed aad ayay uga xun yihiin Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Shalay ka dhacay Xaruntii Wakaaladda Hargaha iyo Saamaha ee ay ku baabe’een dad badan oo Ardey u badnaa... 
Halkudheg:

Qarax Ismidaamin ah oo ka dhacay Xero ay degenaayeen Ciidamada Daraawiishta Dowladda Federaalka

Feb 21, 2011
Iyadoo maalmahan Magaalada Muqdisho ay ka yara nasatay qaraxyada ismiidaaminta, oo uu ugu dambeeyey qarixii ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee sanadkii hore, hase yeeshee maanta oo Isniin ah ayaa gaari nooca loo yaqaano Dhayna, oo ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa waxa uu galay xeray horey loo oran jiray Saranji oo ay ku jiri jireen ciidanka Daraawiishta gaar ahaan kuwa Fardoowleyda, waxayna... 
Halkudheg: ,

Yuusuf Indhacadde oo ka Badbaadey qaraxyo Miino oo lala Beegsadey

Feb 15, 2010
Goor barqadii ah ayaa waxaa agagaarka Hotel Ambasadoor ee wadada Maka Al- Mukarama ee magaalada Muqdsho  ka dhacaya Qaraxyo is xig xigey waxaa qaraxyadaas ay geysteen Khasaaro isugu jirta dhimasho iyo Dhaawac . Halkan ka daawo sawiradii Qaraxa Halka qaraxo ka dhacay oo u dhaxeysey isbitaalka Daaru Shifaa iyo Hotel Ambasadoor ayaa waqtigaas ay ahayd mid saxmad badan waxaa goobta marayey  gaadiidka... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...