Home » Qoraallada Halkudhegga "sankara"

Mar unbaa mid lagu meelmariyo maahir noo kacaye! (qaybta 2aad)

Jul 30, 2014
Ibrahima inta uu sheekada ii waday mar wuu kacaa, marna wuu fadhiistaa. Mar intuu is ilaawo ayaa gacmaha iyo lugaha ka dagaalamaa Waxaanse aad uga calool xumaadaa marka aan arko indhihiisa oo ay ilmo ku istaagayso. Waa nin ciilan, aadna uga xun xaalka uu ku suganyahay dalkiisa, balse aan laheyn awood uu wax kaga qabto. Intaas waxaa usii dheer waxaa loo diiday inuu ka hadlo dhibaatadaas oo meel walbe... 
Halkudheg:

Mar unbaa mid lagu meelmariyo maahir noo kacaye! (qaybta 1aad)

Jul 11, 2014
Kacaankii ay u magacdareen kacaankii-warshadaha marka uu ka bilawday dhulalka reer yurub ee uu ingiriisku ugu horeeyay bartimihii qarnigii 18aad, ayay xoogagii reer yurub u tafaxayteen inay raadsadeen dhulal ay ka helaan agab cayriin oo ay ku qalabeeyaan warshadahooda. Waa tii ay qaybsadeen dhulalkii iyo dadyawgii africa, ayaga oo inaba ha yaraatee u aabe yeelin dadka deegaanadaas dagan. Dalkayagan... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...