Home » Archive Maalinta July 14th, 2014

Baarlamaanka Soomaaliya ma is-hor-taagi doonaan Madaxweyne Xasan xagal daacintiisa xeerka Badda Soomaaliya

Jul 14, 2014
Soomaaliya waxay leedahay mid kamid ah xeebaha ugu dheer qaaradda Afrika, kuna dhereran Badweynta Hindiya iyo Badda Cas (ama gacanka cadmeed), baddaas baaxadda weyn waxaa dhex jiifa khayraad aad u farabadan. Laga soo bilaabo 1991 markii ay burburtay Dawladdii Soomaaliya waxaa khayraadkaas guranayey shirkado iyo dalal shisheeye oo aysan jirin cid weli kula xisaabtantay. Waxaa in badan oo warbaahinta... 
Halkudheg:

Yaa Muqdisho uga Xog –Ogaalsan Nicholes Kay ?

Jul 14, 2014
Muungaab “Muqdisho Waa Nabad” 27–dii February ee Sannadkaan waxaa loo Magacaabey Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muun Gaab) Magacaabistaas ayaa waxaa Masuulka u dheereyd Owood Dheer oo la siiyey ka dib markii la hoos geeyey Ciidamada Nabad Nabadsugida, iyo Kuwa Booliiska ee Gobolka Banaadir, Awooddaas hore uma haysan Duqii ka horeeyey ee... 

Quraanka iyo xidhiiidhka la rabo in uu dhex maro qofka Muslimka ah

Jul 14, 2014
Asalaamu Alaikum Walaal Allah wayn waxa aan ka baryayaa in uu inaga aqbalo wanaaga aynu bisha samaynayno. Intaa ka dib walaal waxa aan halkan ku soo lifaaqay barmaamijkii koowaad ee barmaamijyo taxana ah oo aan kaga hadlayo Quraanka iyo xidhiiidhka la rabo in uu dhex maro qofka Muslimka ah. Waa barmaamija aan marwalba ku eegayno aaayad Quraan ah iyo waxa laga faaidyasanayo. Hadaad soo bandhigtaan Allah... 

Somaliya Federal Dawlad la’an ah!! Qaybta 1aad

Jul 14, 2014
Marka laga hadlayo Hab-dhiska guud ee dawlada, dawladaha waxaa loo qaybshaa labao nooc:  Dawlad Federal ah (Federal State) iyo Dawlad Midaysan (Unitary State) Ugu horeyn Nidaamka federalka, waa qaab ay talada maamul  iyo Hanaanka siyaasadeed ee dalka ku wadaagaan Xukuumadda dhexe iyo Maamullo ama Dawlada-Deeganno u madaxbanan arrimaha siyaasada , maamulka iyo sharci Dajinta Deeganadaas. Sadexda Haya’dood... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...