Home » Archive Maalinta July 30th, 2014
Waqtiga Somaliya ay Jahwareerka ka Baxayso oo Qur’aanka laga Qiyaasay
Dhibta haysata umadda Soomaaliyeed laga soo bilaabo burburkii dawladii dhexe ee Somalia 1991 ilaa maanta ayaa waxay noqotay mid aan dhamaan wali, oo maalinba maalinta ka sii danbaysa xalkeedu uu sii fogaanayo.
Waa wax lagu yaqaan adduunka in hadii Dawlad ay si Fashilan u burburto ay waqti badan qaadanayso sidii ay mar Labaad dib ugu soo noqonayso sidii ay markii hore ahayd ama si kasii Fiican.
Hadaba...
Dastuurka Ha Loo Hoggaansamo
Qore: Dr. Cabdi Shire Warsame
Dowladnimo waxaa saldhig u ah, in uu jiro dastuur qeexaya qaab-dhismeedka iyo habka ay u wada shaqaynayaan qaybaha ay dowladdu ka kooban tahay. Tanina waxay ina tusaysaa in aysan dastuur la’aan dowladi jiri karain.
Sida ku cad Dastuurka qabyada ah ee Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Mar unbaa mid lagu meelmariyo maahir noo kacaye! (qaybta 2aad)
Ibrahima inta uu sheekada ii waday mar wuu kacaa, marna wuu fadhiistaa. Mar intuu is ilaawo ayaa gacmaha iyo lugaha ka dagaalamaa Waxaanse aad uga calool xumaadaa marka aan arko indhihiisa oo ay ilmo ku istaagayso. Waa nin ciilan, aadna uga xun xaalka uu ku suganyahay dalkiisa, balse aan laheyn awood uu wax kaga qabto. Intaas waxaa usii dheer waxaa loo diiday inuu ka hadlo dhibaatadaas oo meel walbe...
Hay’adda HARO oo soo Gabagabeysey Baraamijkii Afurinta Masaakiinta iyo Bixinta Sakaatul Fidriga.
Hay’ada Humanitarian African Relief Organization (HARO) ayaa Gargaar Raashin Sakaatul Fidri ah ka qaybisey Gobolka Banaadir gaar ahaan Degmada Wadajir iyo Gobolo kale, waxaana Sakaatul Fidrigaas ka Faaideystey oo loo qaybiyey Dada Badan oo isugu jira Danyar, Agoon iyo Barakacayaal
Hay’ada HARO oo Deeqdaan ka soo Ururisey Walaalaha Jaalliyadda Somaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika uguna tala...
Waraysigii Cabdullaahi Nuur Salxaan oo Mashiinka Hilibku ka gooyey Gacanta Midig
Somalitalk, London, Ontario
August 3, 2000
FG: Waraysiga waxaa SomaliTalk qaaday 2000
Waa wiil dhallinyaro ah isla mar ahaantana kujira waqtiga ay dhallintu ugu firfircoontahay, waxaa kamuuqda sharafta iyo haybadda Islaamka, waa nin aad u bashaash ah [farxaan ah], wuxuu aad ugu qanci ogyahay qaddarta Ilaah kaddib markii makiinad afkabadan ee ah kuwa hilibka logu saafo ay si degdega u jartay gacantiisa...