Home » Archive Maalinta July 26th, 2014
Prof. Jawaari oo u dhoofay Norway
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh Cismaan Jawaari iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Jimacadii u dhoofay dalka Norway.
Waftiga jawaari waxaa kamid ah guddoomiye ku xigeenka laabaad ee baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad.
Intii uusan Muqdisho ka dhoofin, Jawaari oo ka hadlay safarkiisa waxa uu yiri “Waxaan u amba baxayaa shir sanadle ah oo ay caalamka iyo Scandinavian-ka ay isugu imaanayaan,...