Home » Archive Maalinta July 9th, 2014

Kooxo Bistoolado ku Hubeysan ayaa Muqdisho ku diley mid ka mid ah Xildhibaanadii hore ee Dowladii ku meel gaarka ahayd

Jul 9, 2014
Kabtankii ugu Horeeyey ee Kubada Cagta Maxamed Aadan Khalaf Shongole oo lagu Aasey Duleedka Magaalada Muqdisho. Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 8-7-2014 · Kooxo Bistoolado ku Hubeysan ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku diley mid ka mid ah Xildhibaanadii hore ee Dowladii ku meel gaarka ahaa kaasoo lagu Magacaabi jirey Cumar Yuusuf Caliyow ( Cumar Bagadi... 

Golaha Wasiirrada oo kulan la qaatay laamaha ammaanka dalka iyo Gudiga Difaaca ee Baarlamaanka

Jul 9, 2014
Muqdisho, ….Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyayaasha laamaha Ammaanka, Maamulka gobolka Banaadir, Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka, ayaa xalay magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlayay ammaanka dalka, waxaana kulanka shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. Furitaanka kulanka waxaa ka hadlay... 

Maqaayad (Restaurant ) aad ka Heleysid 176 Nooc oo Cunto ah.

Jul 9, 2014
Restaurant Khana Khazana International oo markii ugu Horeysey laga Furey Soomaliya Sayid Hotel oo aad ka heleysid Jiif iyo Cunto Macaan Magaalayadda Caalamiga ah ee Khana khazana ayaa markii ugu horeysey laga furey Magaalada Muqdisho waxay laamo ku leedahay 24 Wadan oo Aduunka ka mid ah, waxay kuu samaynaysaa 176 nooc oo Cuno ah oo ay ku jiraan Cunada dadka Sonkorta iyo Dhiig Karka qaba. Sidoo... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...