Home » Archive Maalinta October 1st, 2011

DFKMG oo kordhineysa ciidamada ilaaliya xeryaha barakacayaasha

Oct 1, 2011
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ayaa kordhienysa Ciidamada Gaarka ah iyo Ciidamada Deegaanka ee ka howlgalaya xeryaha barakacayaasha ee Muqdisho, kuwaasoo xeryaha ka howl-geli doona habeen iyo maalin si loo yareeyo dhibaatooyinka ka dhanka ah barakacayaasha. Go’aankan ayaa yimid kaddib markii wasiirro ka tirsan Xukuumadda ay maanta booqdeen Xerada Badbaado oo ah tan ugu weyn magaalada... 
Halkudheg:

Shir looga hadlayay Mabda Xagjirnimada iyo saameynta ay ku yeelan karto Soomaalida qurba joogta oo lagu qabtay Holland.

Oct 1, 2011
Shirkani oo ahaa mid aad u ballaaran oo looga hadlayay saameynta mabda xagjirnimada ay ku yeelan karto dhalinyarada Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool ayaa lagu qabtay magaalada Deh Haag ee xarunta siyaasadda wadanka Nederland, waxaana ka soo qeybgalay Aqoonyahano Soomaaliyeed iyo Ajaaniib lagu casuumay. Shirkani ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururka Dalmar Foundation ee xaruntiisa tahay dalka Nederland... 

Maamul Goboleedyada iyo Kaallinta ay kaga jiraan Horumarinta Dalka

Oct 1, 2011
Hordhaca sooyaalka taariikhda Soomaaliya ayaa waxaa ka soo ifbaxaya maamul goboleedyo kala duwan kaddib dagaaladii sokeeye ee burburka ugu geystay guud ahaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed oo dhan kuwaasi oo bedelay wejigii siyaasadeed ahaa burburka iyo dagaalada sokeeye, kuna bedelay jawi xasiloon oo ku dhisan nabad iyo horumar taasi oo ay maanta horseed u noqotay in ay Soomaaliya ka abuuranto dowlad... 
Halkudheg:

Xeradu Waa Eber | Qore: C/raxmaan Salaad

Oct 1, 2011
Maxay tahay dhibta aan shacabku arag oo ay arkaan madaxda dawlada oo kaliya ee ku jirta hadii aan cadeysano xuquuqdeena badeed oo ah 200nm? Xagee iska galaan taako dhukeena ah la bixin maayo iyo waxaan ka tanaasulayaa 96% baddeena? Maxaa dhacaya hadey dawladu si fudud u sheegto in badda Soomaaliya ay horey u cabirneyd, xeerna ka yaalo, Qaramada Midoobayna ay cintiraafsan tahay doodna aysan ka taagneyn?... 
Halkudheg:

Channel4: DFKMG oo iska indha tireysa Kufsiga lagu hayo Dumarka ku sugan Kaamka Badbaado, Muqdisho

Oct 1, 2011
Sidaas waxaa sheegay Telefishanka Channel 4 ee dalka UK oo si aad uga hadlay dhibaatada xooga weyn ee ka taagan xerada barakacayaasha ee BADBAADO, dhibaatadaas oo ah ah ay halkaas ka taagan tahay kufsasho aad u ba’an oo lagula kacayo dumarka soo barakacay, arrintaas oo  u dheer gaajada iyo cunto laann dadka haysata. Xeradaan waxaa la sheegay in dumar badan lagu kufsado xeradaas, 10 dumar ah... 
Halkudheg: ,

Ardayda wax ka barata dalka Uganda oo cambaareeyey qaabkii loo maamulay deeqdii wax barasho ee puntland .

Oct 1, 2011
Ardayda reer puntland ee wax ka barata dalka Uganda gaar ahaan kuwa ka soo jeeda gobolka bari oo dhaleeceyn xoog leh usoo jeediyey qaabkii loo maamulay deeqdii wax barsho ee dalka turkigu siiyey puntland. Tani waxay ka damaysay ka dib markii dalka turkigu ugu deeqay puntland arday gaaraysa ilaa 118 arday oo isugu jirta dugsiyada dhexe ,sare iyo heer jaamacadeed, deeqdaan wax barasho ayaan loo qaybin... 
Halkudheg:

Yaa ka dambeeya xadeynta lasheegay in Loosameynayo Badda Soomaaliya 19 Dec 2011

Oct 1, 2011
Waa maxay farqiga udhaxeeya (Somali Territorial Sea) oo macnaha ah Dhul badeedka wadanka Soomaalida, iyo EEZ” (Exculisive Economic Zone) oo macnihiisu yahay Aagga Dhaqaalaha ee Gaarka ah? Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Boobka badda Soomaaliya sideen uga badbaadnaa?!!

Oct 1, 2011
Waxaan shaki leheyn in dhibaatada Soomaaliya ey ka danbeyso quwado shisheeye oo wadankan dabin u dhigaayay lagasoo bilaabo madaxbanaanidiisii 1960 ilaa xiligaan, balsa markastaba loo gelinaayay shaar siyaasadeed oo munaasab u ah xiligaas siyaasadda jirta. Waxaan tusaalayaal usoo qaadan karnaa arimahaan soo socda oo kulligood tusaala u ah neceybka reer galbeed iyo Adnaabtoodu u haayaan wadankaan. —... 
Halkudheg:

Qaybtii 2 aad: Baddeenii Waxay Baylah ku tahay Aqoon darrida Madaxdeenna?

Oct 1, 2011
Ra’isul Wasaareheenna Dr. Gaas waxa uu shirkii ugu dembeeyey ku dooday in ay Soomaaliya xaq u leedahay 12 NM oo keliya oo biyaha Badweynta Hindiya ka mid ah. Markii kulamo is dabo joog ah oo todobaad ka hor ka dhacay Toronto, Canada dhawr jeer lagu weydiiyey isaga iyo Dr. Mahige waxay labaduba jawaabtaas oo Sii akhri  Read More →
Halkudheg:

Waa Yaabee SomaliTalk Miyaa leh Badda Soomaaliya

Oct 1, 2011
Anigoo saaran Gaari Bas ayaa nin Odey ah oo ila saarnaa gaari wuxuu ii soo taagay salaan waana ka qaaday, wuxuuna igu yiri “Sow kama mid tihid Qoraayaasha website-ka Somalitalk”, waxaan u sheegay in aan ka mid ahay, wuxuu hadalkiisa ku daray “ Ninyahow waan yaabahanaye”, markuu hadalkaasi ka soo baxay ayaan weydiiyey waxaa ka yaabiyey, wuxuuna iigu jawaabay “Waa sheeko dheer oo u baahan Fadhi”,SII... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...