Home » Archive Maalinta October 23rd, 2011

Sida loo arkey Soo Gelitaankii Ciidamada Meleteriga Kenya Qaybo ka mid ah Dhulka Soomaaliya

Oct 23, 2011
Kofi Anan “Ciidamada Kenya Marnaba ku Niyad Jebimaayaan Meydadkii ay soo Bandhigeen Alshabaab” Faarax Macalin “Dagaalka lagula Jiro Alshabaab in uu sii socda waxaa raba Madaxda Sare Dowladda Federaalka si ay uga Macaashaan Dhiigga Askarta” Dr Cabdiweli “Waxba kama ogi in Ciidamo Kenyaan ay soo galeen Dhulka Soomaaliya” Zakeriyey Maxamuud “Dowladda Kenya Rabitaankeedu wuxuu Salka ku hayaa... 
Halkudheg:

Guddoomiyaha Jaamacadda Hope oo ka Qaybgalay Kulan lagu soo Dhaweynayey Arday ay u bilaabatay Waxbarashada Master Degree ee Jaamacadda Kampala

Oct 23, 2011
Xarunta SOCWA ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay kullan lagu soo dhaweenayo ardayda cusub ee ay bilaabatay waxbarashada Master Degree ee Jaamacadda Kampala University iyo soo dhajinta imtixaanaadkii horey looga qaaday Master Degree-ga ee Jaamacadda Kampala. Halkan ka daawo Sawirada Jaamacadda Hope iyo Kampala oo ah Laba Jaamacadood oo si qaas ah loo leeyahay ayaa waxaa u dhexeeya iskaashi dhinaca... 
Halkudheg:

Shiikh Umal oo Ka Yaqyaqsooday Falkii AL-shabaab (1) !!!!!!

Oct 23, 2011
Shiikha caanka ah ee Soomaaliyeed Shiikh Mohamed Cabd Umal xafidahu Allaah Imaamka Masaajidka weyn ee Abuubakar Saddiiq ee Xaafadda Easleigh,Nairobi ayaa Khudbad Cajiib leh ugu jawaabay Cali dheerihii AL-shabaab ee Qirtay in ay ayagu ka danbeeyeen Qaraxii Bishii Oktoober 4 , ay ku gumaadeen Ardeyda waxbarashada ugu socotay Dalka Turkiga. Waxaan halkaan ku soo Bandhigeynaa Khudbadii Shiikh Umal Ayadoo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...