Home » Archive Maalinta October 3rd, 2011

Admiral Faarax Qare oo ka hor Hadley Kulankii Baarlamaanka Soomaaliyeed sheegeyna in Badda Soomaaliya Duulaan lagu yahay

Oct 3, 2011
Waxaa kale oo Baarlamaanka hadal ka jeediyey Gudoomiyihii Hore Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe… iyo Baarlamaanka oo Dooda Badda u ballamay in ay sii wadayaan maalintii saddexaad… Sii AKhri  Read More →
Halkudheg:

Baarlamaanka FKMG oo ka doodaya Arrimaha “Xadaynta” Badda Soomaaliya

Oct 3, 2011
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la Horkeeney Wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda si wax looga Weydiiyo Arrimaha Badda ku saabsan Baarlamaanaka DFKMG oo ka doodaya Arrimaha Xadaynta Badda Soomaaliya…. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu maanta kulan ka yeeshey Arrimo la xiriira Badda Soomaaliya ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in 19 Desember la doonayo in la xadeeyo Badda... 
Halkudheg:

Xildhibaan Cawed Axmed Cashara Oo Ku Eedeeyey Xukuumada C/weli Gaas Inay Sii Luminayso Xaduuda Badda Soomaaliya

Oct 3, 2011
Gudoomiyaha gudiga warfaafinta baarlamaanka KMG ah ee Somalia xildhibaan Cawed Axmed Cashara oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Toronto ee dalkasi Canada ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah oo uu ku dhaliilayo sida ay xukuumada KMG ah ee Somalia ee uu madaxda ka yahay Dr-c/weli maxamed cali gaas ay uga hadashay arinta bada soomaaliya ee lagu soo xad gudbay islamarkaana ugu baaqay umada soomaaliyeed... 
Halkudheg:

Dr Jaamac Xirsi Muumin”Nin aan Badda in Qaraar tahay iyo in Macaan tahay aan garaneyn baa ku leh waxaa Sharci u sameynayaa Badda “

Oct 3, 2011
Iyadoo weli ay socoto Qayla dhaanta looga soo horjeedo Qorshaha Guracan in Badda Soomaaliya la xadeynayo 19 Desember ayna ku Howlan tahay arrimahaas Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid wadamada Shisheeye ayaa waxaan Arrimahaan wax ka weydiney Dr Jaamac Xersi Muumin oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed isla markaana la socda arrimaha la xiriira Badda Soomaaliya waxaa uu yiri”Badda Soomaaliya waxay ku taalaa... 
Halkudheg:

Wasiirkii hore ee Badda: “Xadaynta Cusub ee EEZ waxaa gacan ku leh Hay’ado Shisheeye, sida Heshiiskii Is-afgarad (MoU)”

Oct 3, 2011
Wasiirkii Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee DFKMG ee xukuumaddii Farmaajo oo waraysii ku saabsan badda Soomaaliya siiyey VOA ayaa dhaliilay qodobka Roadmap-ka ee xadaynta EEZ… Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...