Home » Archive Maalinta October 28th, 2011

Qarax Lala Beegsaday Gawaari Militari oo Marayey meel u dhow Magaalada Gaarisa

Oct 28, 2011
Wararka kasoobaxaya qarax ka dhacay magaalada Gaarissa ee xarunta gobolka waqooyi bari ayaa sheegaya inay ku dhawacmeen tiro kamid ah askarta kenya. Qaraxa ayaa waxaa lala beegsaday seddex gaari oo militariga Kenya, laakiin waxaa uu la-kacay mid ka mid ah gawaaridaasi, kaasoo ay ku dhaawacmeen afar ka tirsan Ciidamadda Dowladda Kenya, halka uu burbur xoogan soo gaaray gaarigaasi. Waxaana goobta uu... 
Halkudheg:

Gabaygii Hadafsame , Waa Gabay Ka Hadlayaa Marxalada Maanta Wadanka Soomaaliya Marayo

Oct 28, 2011
Waxaan Gabaygan  Curiyey 23 Oktoober  2011 waxaana  Gabaygan  waxuu ka mid yahay gabayada ama suugaanta aan kaga qayb qaadanayo  dib u dejinta iyo baraarujinta umada soomaaliyeed ee dhibaatada baaxada leh ee maalin walba sii fidaysaa haysato gabaygan iyo gabayo kale oo aan aniga iyo  Abwaaniinta soomaaliyeedba  tirinay  waxay   ka mid yihiin dedaalka  ay ku jiraan  dadka  laxawga... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo ku celiyey Hadal ka soo horjeeda kii Madaxweynaha DFKM ku diidanaa Ciidamada Kenya

Oct 28, 2011
Diyaaradaha Militariga Kenya oo duqeeyey magaalooyinka Buurgaabo iyo Caanoole sidaas waxaa xaqiijiey Maj. Chirchir oo ah afhayeenka militariga kenya….. Qaramada Midoobey oo sheegtay in ay soo Gaareen Warbixinno iyo Qoraalo iska soo Horjeeda oo ku Saaban Gelitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya”. Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...