Home » Archive Sannadka 2009
Muqdisho: $500 doolar oo Lagu Afuriyey 70 qoys oo u badan Naafo
JALAIYADA GEBDHAha SOMALIYEED OO MANTEY AFURIYEY DAD NAAFO SOMAIYED.
Jimco 4 September 2009
Sawirada Halkan ka daawo… GUJI
Gabadhaha Soomaaliyed oo ku nool Danmark iyo Canada ayaa maantey (Jimce) waxay afursiyeen dad naafo Somaliyeed, kuwaas oo loo qeeybiyey lacag kash ah oo ay ku afuraan dadkaas. Gebdhahan somaliyeed kunool wadamo kala duwan ayaa waxaay soo gaarsiieen dadka naafa deeq lacageed...
HTML
Casharada HTML oo ku qoran AfSoomaali waxaad ka akhrisan kartaa Website AqoonKaal.com. Waa casharo soo koobaya asaaska barnaamijka HTML oo ah farsamada lagu dhiso websiteyada.
HTML waa asaaska hore ee cilmiga lagu agaasimo qaabka ay ku soo bixi doonaan websiteyadu. Inkasta oo farsamada dhismaha websiteku ay hore u martay haddana, asaaskii HTML waa meeshiisii, oo halkaas ayaa lagu salaynayaa dhismaha...
Soomaalidu isma dhiibayso!|Sh. M. Idris
بسم الله الرحمن الرحيم
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato.
Taariikhdu waa cibro iyo cashara waaweyn, waa kaydka waanada iyo waaya aragnimada. Dhacdooyinka maanta dhacayaa berri wexey noqdaan taariikh. Taariikhdu cidna ma duudsido, qof walbana wexey diiwaanka u gelisaa wuxuu galo iyo wuxuu gudo, booska uu istaago iyo kaalinta uu qaato Ummaddiisa...
Maxaa kala soctaa xaalada nololeed ee Qoxootiga soomaaliyeed ee wadanka Malta
Jaziirada maalta waxaa ku nool muhaajiriin soomaaliyeed oo fara badan oo gaarayay ilaa sanadii 2003.waxaa sanadkaan 2009 ka dhacayay dhacdooyin iyo isbedelo waaweyn oo quseeyay nolosha dadka muhaajiriinta kale duwan haba ugu badnaadaane kuwa madow. waxa aynu wareysi la yeelanay mudane caadil maxamed axmed oo ka mid ah shaqaalaha xafiiska gudiga qaxootiga ee dalka malta kaasoo hoos yimaada wasaarada...
Sidee u shaqeeyaa Xafiiska Jimciyadda Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Suudaan
Intii aan ku sugnaa dalka Suudaan waxaana kullan la yeeshay madaxa Xafiiska Jimciyadda Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Suudaan Aadan Sheekh Xasan (Aadan Azhar), waxaana wax ka weydiiyey xaaladda Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Suudaan, waxa uuna ii sheegay in Jimciyaddaan ay ka diiwaangashan yihiin suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Suudaan, isagoo sheegay in ay la socdaan xaaladdooda isla markaana...
Haweeney qabta Cudurka AIDS-ka oo markii ugu hareysey Muqdisho ka qayb gashey siminaar
Haweeney qabta Cudurka AIDS-ka oo markii ugu hareysey Muqdisho ka qayb gashey siminaar ay qaban qaabisey Hayadda OSPAD
Wareysi aan la yeeshey Haweeneydaas
Haweeney qabtey Cudurka AIDS-ka ayaa markii ugu horeysey Muqdisho ka soo qaybgashey siminaar ay soo qabanqaabisey Hayadda OSPAD oo inta badan isku howsha siminaarada looga hadlo Khatarta Cudurka AIDS-ka waxaana qaybgalayaasha ku noqotey mid la yaab...
Ganacsade Axmed Xirsi “…Soomaalidu Waxaa Caado u ah, Wixii Lagu Heshiiyo Hadii ay Toban Cisho Fuliyaan Laba Beri Kuma Daraan…”
Ganacsade Axmed Xirsi Enbeeye “…Soomaalidu Waxaa Caado u ah, Wixii Lagu Heshiiyo Hadii ay Toban Cisho Fuliyaan Laba Beri Kuma Daraan…” Waraysi Muhiim ah
Ramadaan Kariim Akh-ristayaasha aynu Jecelnahayoow meel kasta oo aad joogtaan, waxaan halkan idiinku soo gudbindoonaa wareysi aanu la yeelaney Axmed Xirsi Enbeeye oo ka mid ah Ganacsatada Xoolaha nool ee Soomaaliya, islamarkaana ah...
Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen
Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat .
Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka
bsmog2009@hotmail.com.
Ama Teleefonada kala ah
002521-652930
002521-5500979
0025215477708
002521-5350000.
Read More →
Gudoomiyiha Gobolka Hiiraan oo sheegay inay ka baxeen DFK
Shir Jaraa’id oo maanta qabtay Gudoomiya Gobolka Hiiraan V/raxmmaan Macow ayaa sheegay inay ka baxeen Dowlada Fadaraalka, sidoo kale wuxuu sheegay wuxuu ogaysiiyey ururada diimeedka inaysan dhinacna ka tir sanayn kooxa ku loolamaya Soomaaliya, hadalkiinsa waxaa ka mid ah” Waxaan rabaa inaan ogaysiino Umadda Soomaaliyeed, “Ururada Diinta iyo Caalamkaba, laga bilaabo maanta inaanan...
Dowladda Federaalka oo Difaacday Soogalida Ciidamada Itoobiya ee Hiiraan
Dowladda Federaalka oo soo Dhaweysey soo gelitaanka Ciidamada Itoobiya ee Gobolka Hiiraan
Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo ah Raiisul Wasaare Ku xigeen ahna Wasiirka Kalluumeysiga Dowladda Federaalka ayaa si weyn u difaacay ama soo dhaweeyey talaabaddii ay Ciidamada Itoobiya ku soo galeen Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.
C/raxmaan Ibbi ayaa tilmaamay in Dowladda Federaalka la socoto...
Guddoomiye K/Xigeenka Ururka u gargaarayaasha Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah oo ka mahad naqay deeq soo gaartay
Guddoomiye K/Xigeenka Ururka u gargaarayaasha Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah oo ka mahad naqay Deeq Afur ah oo ay soo direen gabdho Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka Ingiriiska.
Guddoomiye K/Xigeenka Ururka u gargaarayaasha Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah Axmed Sheekh Cabdi (Jaah weyn) ayaa si weyn ugu mahadceliyay Deeq afur ahayd oo loogu talogalay dadka Barakacayaasha ah ee u barakacay Degmada...
Xisbiga Hanoolaato oo war murtiyeed ka soo saaray qabsashadii Hiiraan
Xisbiga HANOOLAATO oo war murtiyeed ka soo saaray qabsashadii Ethiopia ee Gobolka Hiiraan
Xisbiga HANOOLAATO ayaa war murtiyeed kulul ka soo saaray qabsashada Ethiopia ee gobolka Hiiraan. War murtiyeedkaas oo uu ku saxiixnaa Xoghayaha Ganacsiga ee Xisbiga Mudane Maxamed Cali Bilaal waxa uu u qornaa sidatan:
“Waxa nasiib darro ah u soo hoyatay ummadda Soomaaliyeed in maanta Ethiopia qabsato gobolkii...
kulan balaaran oo ay isugu yimdeen qaar ka tirsan saraakiisha Booliiska
Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen kuna kala warqaateenn saraakiisha ciidanka Booliiska ka Dowlada Fadaraalka KMG ayaa manta ka dhacay dugsiga sare ee booliiska
Sawiro kaloo dheeraad ah daawo
Kulankaan oo ay ka soo qeybgaleen in ka badan 150 sarkaal oo Booliis ah ayaa waxaa looga arinsanayey qaabka loo sugi lahaa amaanka goobaha ay dowladu maamusho iyo qorshayaal kale oo horyaal ciidamada Booliiska
Shirka...
Bishii hore waxaan Finland yimid W.W cadaalada DKM Janaqow|Idiris
Qofkii finish yaqaano lifaaqa ha akhriyo hadii loo baahdana waan turjumidoonaa
Intaa kadib waxaan idin ogaysiinaynaa W.W.Cadaalada DKM in uu yimid Finland waxuuna la kulmay siyaasiin
kala gadisan sida xildhibaano iwm.
Wasiirka cadaalada waxuu doonayay dageero dhanka milirariga ah iyo dhaqaalo si ay oola dagaalamaan kooxaha ku kacsan waxaase arinkaas amakaak uu ku noqotay siyaasiintii uu la kulmay...
Jaamacadda Muqdisho oo Qaadanaysa Arday ah heer Master of Business Administration
BISHAARO IYO OGAYSIIS
Xafiiska Daraasaadka Sare ee Jaamacadda Muqdisho waxa uu ogaysiinayaa ardayda heysta Shahaadada Jaamacadeed (Bachelor) 4 sano ah, in Jaamacaddu qaadanayso dafcaddii 2aad ee Takhasusska Master of Business Administration (MBA) oo ay isla fulinayaan Mogadishu University iyo Open University Malaysia.
Barnaamijkani wuxuu u fududeynayaa ardayda dhamaysatay waxbarashada heerka jaamacadeed:
in...
Gabay: Nabada taageera|Mubashir Sheekh
Nin baa layidhi hebelow goormaad seexataa? markaan geela shubayo ayuu ku jawaabay. Sidii oo kale hogaanka Soomaaliyeed kama xishoodaan beenta, wuxuu ku suganyahayba adigoo og buu misane yiraahdaa (wadankii gacanta ayaan kuwada haynaa, dadku 99% anaga ayay na taageersanyihiin iyo dalkii waan xoraynay ee wax yar baa laaban)
Haddaba gabaygan Alle bariga ah waxaan si guud Soomaaliweyn si gaar ah umada...
Dagaal ooge soow dad malaha?|Ahmed Haadi
Dagaal ooge soow dad malaha?
Waxaa shacabka soomaaliyeed la gudboon inay is weydiiyaan, ragga dagaal oogayaasha ah ee bulshada u horseedaya dagaalka iyo dhibaataynta joogtada ah halka ay jiraan xaasaskoodu, iyo carruurtooda. Weli miyaad aragtay dagaal ooge dhaqtarka ugu yimid xaaskiisii ama cunugiisii oo dhaawac ah ama dhintay, iyagoo la qaxaya carruurtoodii iyo xaasaskoodiiba, amaba iyagoo u shaqo...
Ramadaanku waa fursada Cumriga|Q-4aad
Bishan Ramadaan waa Bil mudan inuu weyneeyo ruux walba oo Muslim ah kuna farxaa inuu ku gaaray Nolol iyo Caafimaad waayo waxaa jira dad badan oo soomay sanadkii tagay maantana ka mid ah ahlu qubuurka oo sugaya in lagula xisaabtamo maalinta Qiyaame wixii ay hor marsadeen, ama waxaa jira kuwo bukaan ah oo nool weli laakiin aan awoodin in ay Soomaan, sidaa darteed markaana waa inuu u istaagaa ka faa’iideysiga...
C/raxmaan Axmed waa ilmo caawin u baahan
Walaal Caawi Wiilkaan yar ee dhibaataysan
Walaalka Muslimka ahow caawi C/raxmaan Axmed Maxamed oo ah wiilkaan yar oo seddax sano jir ah lana dhibaataysan cudur haya muddo sanad iyo bar kabadan, Wiilka yar isagoo jira sanad iyo bar ayaa waxaa ku dhacay shuban, kadibna jirro xagga indhaha ah ayaa ku dhacday.
Wiilka waalidkiis waxay geeyeen isbitaalada waaweyn ee magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka...
Xaflad Qaran oo lagu maamusayay xiritaankii Somali Week London
London 26.08.2009. Waxaa Waqooyiga magaalada London lagu qabtey munaasab weyn oo lagu maamusayay xiritaanka tartanka Somali Week London 2009 oo ay ka soo qayb galeen dad magac iyo maamuus ku leh bulshada Soomaaliyeed, kuwaasoo kale ahaa fanaaniintii Qaranka Soomaaliya ee Waabari, ciyaartooydii hore dalka Soomaaliya, maamulayaashii Isboortiga , Siyaasiyiin Soomaaliyeed iyo jaaliyada Sports Soomaaliyeed...
Ha ku ciyaarina caruurtiina!|Rooxaan
Waxaan ku bilaabaynaa magaca Allah salaana korkiisa ha ahaato rasuulkiisa
Kadim markii aan u fiirsaday sida ay somali badan ula dhaqmaan caruutooda iyo sida ay u koriyaanba waxaa ii soo baxaday waxaalo badan oo dhibaatooyin ah oo umadeena ka haysata xaga dhaqanka. Umadeena intabadan waxay asal ahaan kasoo jeedaan dhulka naxariista daran baadiyaha ah, dhaqanaka ad adayga ku dhisan ee reer badiyaha ayaa...
Sabool Hodan ah!|Urursan
Waxaa Dadka Aadamiga ah lagu masaalaa sidii Macdanta oo kale. Magaca Macdan waa mid guud oo u dhaxeeya macaadinta kala geddisan oo dhan,sida: Birta, Maarta, Dahabka iyo kuwa kale. Laakinse waa ay kala tayo sarreeyaan,kala qaalisan yihiin, kalana wax-tar badan yihiin.
Macdanaha qaarkood waxaa lagu helaa si dhif iyo naadir ah,kuwana si fudud ayaa lagu heli karaa,meel kastaana waa lagu arki karaa.
...
RAQBA WAA KU RAGGEED|Maxamud
Wallee ama rafiiqdoo sidii raxan walaalowde
Ama idin rash tiri bawdadaan laga rukuucaynin
Rufucii tol kala gala haddii layska wada raadsho
Haddaydaan sidii yacay ruqsamin dhagaxa ii raabi
Raqba waa ku raggeed oo meeshan raq baa taal, laakiin raqdan halkan taal raggeedii lama hayoo lama hayo, soomaalidu waxay ku maah maahdaa waxaadan hurayn habaar laguma darsado, somaaliya nasiib darrada ku habsatay...
Baaq Tahniyadeed iyo Taageero ku aadan Hishiiska PL iyo DFK
BAAQ TAHNIYADEED IYO TAAGEERO KU AADAN HESHIISKA DAWLADA FADERAALKA KU-MEEL-GAARKA AH EE SOOMAALIYA IYO DAWLADA PUNTLAND
Asalaamucalaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu
Salaantaas islaamka ee kor ku qoran ka dib, annaga oo isugu jirna Guddiyada, Aqoonyahanka, Wax-garadka iyo qaybaha ka duwan ee Qurba-joogta Soomaaliyeed ee ku nool carriga Britain, kuna hadlayna magaca Jaalliyadda Reer Puntland...
Siyaasi Reer Puntland oo Beelo Gobolka Bari ku Diriray Ugu Baaqay Nabad
Siyaasi Reer Puntland oo Beelo Gobolka Bari ku Diriray Ugu Baaqay Nabad
Waxa mudooyinkan Aloosnaa Dagaal xidhiidh ah oo ka dhacayay Gobolka Bari dagaaladaasi ayaa salka ku haya inta badan dhul daaqsimeed iyo Ceelasha Biyaha, Maamulka Puntland ayaa wada abaabul xoogan oo ay arinkaasi ku dhex galayaan, hase ahaatee ilaa haatan wali waxa laysugu Jiraa Kuurka.
Dagaalkii Ugu danbeeyay ayaa ka dhacay Deegaanka...




