Home » Maqaallo
Baarlamaanka Soomaaliya: Dantii Yaqaan | Amiin Yuusuf
Baarlamaanka Soomaaliya:
Dantii Yaqaan
Baarlamaanka Soomaaliya waxa uu kooban yahay 550 xubnood, marka la fiiriyana waa tiro aad u badan, waayo dadka Soomaaliyeed ma xamili karaan tirada intaa la eg, waayo Dowlado ka hanti badan ayaa Baarlamaankoodu intaa ka yar yahay, iyadoo Baarlamaanka Soomaaliyana loo qaybsaday qaab ku dhisan 4.5, iyadoo dhamaantoodna xubnaha Baarlamaanka ay degan yihiin Hoteelada...
Dastuur: Dastuurka DFKMG ee Soomaaliya
Dastuurka (Axdiga) Dawladda Federaalka Kumeelgaarka.
Dastuurka DFKMG ka akhri Halkan ama linkiga hoose.
www.somalitalk.com/dastuur/tfg.pdf
Read More →
Sidee Shacabka Soomaaliyeed u arkeen weerarkii Mareykanka ku qaadey agagaarka Baraawe | Amiin
Sidee Shacabka Soomaaliyeed u arkeen weerarkii Mareykanka ku qaadey agagaarka Baraawe
Ma aha markii ugu horeysey ay ciidamada Mareykanka duulaan ku soo qaadaan dhulka Soomaaliya waxaa horey u dhacay dhowr duulaan kuwaas oo ka kala dhacay Dhoobleey , Baraagaal iyo Dhuuso Mareeb oo lagu diley Aadan Xaashi Cayrow oo ka mid ahaa Masuuliyiinta ugu sareysay Xarakada Mujaahidiinta Al- Shabaab , hadaba midka...
Quba Qall-Maanta Qabiilka Qaata Kii Qaranka | Allman
Quba Qall-Maanta Qabiilka Qaata Kii Qaranka!!.
Akhirste qormadeena waxaan kusoo qaadan doonaa dhibaatooyinka haysta qayb ka mid ah Saxaafadda Soomaaliyeed, Doorashadii dhowaan ka dhacdey Nayroobi iyo Iftiimin hab dhaqanka mid ka mid ah Mas’uuliyiinta Ururadda Saxaafadda, inagoo ka eegeyna dhinacyo kala duwan soona qaadaneyna tusaalooyin dhowr ah, fadlan Akh-riste adigoo mahadsan deg deg door ma dhashee...
Calaamatu Mowlaana abuu Ac’laa AL-mowduudi (1) | Saahid
Calaamatu Mowlaana abuu Ac’laa AL-mowduudi (1) !!!!
Dhalashadiisa:
Wuxuu Dhashay Abuu Ac’laa AL-mowduudi seddexdii Bishii Rajab Sanadkii 1321 H oo ku aadaneyd 25 September 1903 M, wuxuuna ku dhashay Gobolka Xeydar Abaad,ee Hindiya Aabihiis oo macallin iyo Garyaqaanba ahaa ayaa ku dadaalay in uu ku Tarbiyeeyo Tarbiyadda Islaamka.
Waxbarashadiisa iyo Shaqadiisa:
Wuxuu dhameystay Imtixaanka...
Professor Ibi Ha ka Been Sheegin Howlaha Hay’ada PERSGA ee Bada Cas | ENg. Waharey
Professor Ibi Ha ka Been Sheegin Howlaha Hay’ada PERSGA ee Bada Cas
Hay’ada PERSGA (Regional Organization for the Conservation of the Environment of the Red Sea and Gulf of Aden) waa hay’ad u xilsaaran ilaalinta bay’ada bada sida kaluunka dhirta iyo kheyraadka bada. Hay’ada PERSGA waxa markii ugu horeysay ku bahoobey lix wadan waxaana la aasaasey 1982.
Hayada PERSGA waxa si weyn ugu ololeeyey...
Saleh Ali Saleh Nabhan waa nin ceenkee aah!? | Gentleman
Saleh Ali Saleh Nabhan waa nin ceenkee aah!?
Saleh Ali Saleh Nabhan waxa uu ku dhashay April 4, sanadkii 1979 Magaaladda Mombasa ee dalka Kenya.
Saleh Ali Saleh Nabhan ayaa la rumeesanyahay in uu ku jirto weerar dhanka Diyaaradaha oo lagu qaaday Kolanyo Baabuur ah oo mareesay xaafadda Roobow ee ka tirsan Degmada Baraawe ee Gobalka Sh/Dhaxe una jirta 250 km Magaaladda Mogadishu ee caasimada dalka Somalia.
Bishii...
Dr Ibbi ma Dulaalbaa mise waa Masuul Dowladeed | Farah Aw-Osman
Dr. Ibbi ma Dulaalbaa mise waa Mas’uul Dowladeed
Madaxda iyo masùuliyiinta caalamka waxaa lagu yaqaaney inay yihiin afraad ku caan baxay xilkasnimo iyo u heelanaan difaaca danaha dalkooda iyo dadkooda. Sidoo kale waxaa caado u ahayd dowladaha caalamka kolkii xubin ka mid ah gollaha wasiirada uu kagalo shacabka iyo dalka khalad saamayn ku yeelankara aayaha iyo sharafta dalkaasi in shaqada...
Muqdisho: Ninba Toogtii Ha Tanaagoodo | Dirham
Muqdisho: Ninba Toogtii Ha Tanaagoodo.
Dadka daldalanka badan, hadalkoodana uusan laheyn ujeedo iyo ka jeedo, micno badanna soo kordhineyn, iskana jecel in ay hadlaan goor walba, waxa ay hadda sheegaana waqti kadib aan meel ka soo qaadin oo iska dheh un arrintoodu tahay ayaa Soomaalida oo ku caanbaxday in ay wax naqdiyaan waxay ku tilmaamaan qofka noocaas oo kale ah mid iska hadal badan oo iska Tanaagoonaya,...
Ramadaanku waa Fursada Cumriga Q 9aad | Calinuur
Ramadaanku waa Fursada Cumriga
(Dersiga Sagaalaad)
Waxaa xiligaan oo kale muhiim ah in lala yimaado Sunadii Ictikaafka ee uu la imaan jiray Nabigeenii (Nabad iyo Naxariis Korkiisa allaha yeelee) Ramadaan kasta marka uuu gaaro Tobanka dambe, wuxuuna fogaan jiray Mashaakilada kale ee Dunada, asagoo u gaar yeeli jiray waqtiga oo dhan Caibaadooyin lagu sameeyo Masjidka gudahiisa.
Ictikaafku waa Qalbiga...
Waalidiinta soomaalida iyo nidaamka waxbarasho ee reer galbeedka | Ahmed-haadi
Waalidiinta soomaalida iyo nidaamka waxbarasho ee reer galbeedka
Inta badan waalidiinta soomaaliyed oo ay carruurtu u dhigato dugsiyada hoose/ dhexe ee wadamada ay usoo haajireen ee reer galbeedku, waxa ay la qabsan la’yihiin nidaamka waxbarasho ee ka jira wadamadaan, waxayna intooda badan u haystaan, in haddii ilmuhu maalin walba tagaan iskuulka sidii soomaaliya oo kale, uu illmahaasi uu helayo...
Warqad Furan oo ku socota Sheikh Shariif Sh Axmed | Dr Maxamud Yusuf
WARQAD FURAN OO KU SOCOTA MADAXWEYNAHA SOMALIA MUDANE SHARIIF SHEEKH AXMED
KU: Madaxweynaha Dowlada Kumeelgaadhka ah.
Mudane: Shariif Sheekh Axmed
KA: Xubnaha Ururka Aqoonyahanada Qurbojoogta Somaliyeed (SIDG)
Somali Intellectual Diaspora Group (SIDG)
United Kingdom, London
Mudane Madaxweyne waxad marka hore naga gudoontaa Salaan qaali ah oo kaaga timid, dhamaan xubnaha ururka aqoonyahanada qurbojoogta...
Isku Shaandhentii Isku Shaandheyn Dhashey | Allman
Isku Shaandhentii Isku Shaandheyn Dhashey
Ramadaan Kariim Akh-ristayaasha aynu jecel nahayoow meel kasta oo aad joogtaan, Akh-riste ha dhibsan qormadan oo hana ku farxin waayo waxaan halkan idiinku soo gudbindoonaa Qormada cinwaankeeda kore ku xusan oo aan uga hadli doono Isku Shaan-dheynta lagu sameeyey dhowaan Golaha Xukuumada Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid, hadalo kala duwan oo ka soo baxaya...
Igaara Fiijay …. Areey xoo yiri hee | Saciid Ducaale
Wafdi matalaya Guddiga Olympigada soomaaliyeed ( G O S ) ayaa dhawaan tagay magaala madaxda dowlad goballedka Puntland, ujaddeda booqashada wafdigaan ayaa aheyd in ay kala hadlaan maamulka Puntland in ay ku qabtaan Ciyaarahii gobalada soomaliya magaladan Garoowe, sannadkan 2009.
In ciyaaraha goblada la qabtao waa rayi aad u fiican oo looga faaideeysan karo nabadeeyta iyo isku soo dhaweeynta ummada...
Tolow Yaa u Caqli Celiya ina Godane | Faarax Maxamed
TOLOW YAA U CAQLI CELIYA INA GODANE
Hogaamiyaha ugu sareeya ururka Al-shabaab ee xoogga ku haysta gobolo door ah oo ka mid ah koonfurta Soomaaliya ayaa dhowaan warbaahinta u soo gudbiyey hadal uu ku weeraray Soomaliland.
Waxa ninkaa labaxay Abuzubayr oo ogaan magiciisa u qariyaa uu dhowaan ku dhaliilay maamulka Soomaliland in aanay dadka waxba u hayn wax rajo ahna aan laga sugin. Waxa uu hadalkiisa...
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin | Cabdiwali
HALAAGGII DHACAY LOOMA KALA HARIN!!.
-Qeybta Koowaad-
Weedhaa akhrinteeda ama maqalkeeda maskaxda inay weydiimo faro badan kaaga furto waa laga yaabaa!!. Haddaba, haddaad xaalad ceynkaa ah isku aragto ha argagixin, dhibna ha u qaadan, waxna ha sheegan, ceymaad leedahaye. Walwalku waa astaan wanaagsan oo aad badan dheertahay. Dareenkaagu wali inuu dhaqan yahay ayay tilmaan u tahay!. Doqonta...
Soomaalida nafsi iyo jir ahaanba wey u sameeyeen dagaaladu.
Soomaalida nafsi iyo jir ahaanba wey u sameeyeen dagaaladu.
Dagaalada iyo xasilooni la’aanta ka taagan soomaaliya waxaa ku cireystay jiil, waxaa sidoo kale ku garaadsaday jiil ha noqdo kii ku hanaqaaday bilawgii dagaalka iyo midkii lagu dhalayba.
Jiilkani waxay ku barbaaren dhawaqa rasaasta, waxayna u arkaan dagaalka qeyb kamid ah nolosha, iyo in nidaam iyo kala dambeyn tahay gumeysi iyo cuburin...
Samaaxatul Shiikh C/aziiz ibnu Baaz !!!! ( 2)
Samaaxatul Shiikh C/aziiz ibnu Baaz !!!! ( 2)
Casharkeenii hore waxaan uga soo hadalnay Sifaat fiican uu lahaa Shiikhu ,haatanna qaar kale ayaan ka sii sheegeynaa insha’alaah.
Cilmigiisa iyo Xifdigiisa:
Wuxuu dadka badidiisa Shiikhu uga duwanaa Xifdin aad u ballaaran iyo dhaqso u helidda jawaabta saxa ah iyo fahamka weyn uu u lahaa soo ururinta masaa’isha cilmiga ah, wuxuu ahaa Shiikhu...
Soomaalidu isma dhiibayso!|Sh. M. Idris
بسم الله الرحمن الرحيم
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato.
Taariikhdu waa cibro iyo cashara waaweyn, waa kaydka waanada iyo waaya aragnimada. Dhacdooyinka maanta dhacayaa berri wexey noqdaan taariikh. Taariikhdu cidna ma duudsido, qof walbana wexey diiwaanka u gelisaa wuxuu galo iyo wuxuu gudo, booska uu istaago iyo kaalinta uu qaato Ummaddiisa...
Bishii hore waxaan Finland yimid W.W cadaalada DKM Janaqow|Idiris
Qofkii finish yaqaano lifaaqa ha akhriyo hadii loo baahdana waan turjumidoonaa
Intaa kadib waxaan idin ogaysiinaynaa W.W.Cadaalada DKM in uu yimid Finland waxuuna la kulmay siyaasiin
kala gadisan sida xildhibaano iwm.
Wasiirka cadaalada waxuu doonayay dageero dhanka milirariga ah iyo dhaqaalo si ay oola dagaalamaan kooxaha ku kacsan waxaase arinkaas amakaak uu ku noqotay siyaasiintii uu la kulmay...
Dagaal ooge soow dad malaha?|Ahmed Haadi
Dagaal ooge soow dad malaha?
Waxaa shacabka soomaaliyeed la gudboon inay is weydiiyaan, ragga dagaal oogayaasha ah ee bulshada u horseedaya dagaalka iyo dhibaataynta joogtada ah halka ay jiraan xaasaskoodu, iyo carruurtooda. Weli miyaad aragtay dagaal ooge dhaqtarka ugu yimid xaaskiisii ama cunugiisii oo dhaawac ah ama dhintay, iyagoo la qaxaya carruurtoodii iyo xaasaskoodiiba, amaba iyagoo u shaqo...
Ha ku ciyaarina caruurtiina!|Rooxaan
Waxaan ku bilaabaynaa magaca Allah salaana korkiisa ha ahaato rasuulkiisa
Kadim markii aan u fiirsaday sida ay somali badan ula dhaqmaan caruutooda iyo sida ay u koriyaanba waxaa ii soo baxaday waxaalo badan oo dhibaatooyin ah oo umadeena ka haysata xaga dhaqanka. Umadeena intabadan waxay asal ahaan kasoo jeedaan dhulka naxariista daran baadiyaha ah, dhaqanaka ad adayga ku dhisan ee reer badiyaha ayaa...
Sabool Hodan ah!|Urursan
Waxaa Dadka Aadamiga ah lagu masaalaa sidii Macdanta oo kale. Magaca Macdan waa mid guud oo u dhaxeeya macaadinta kala geddisan oo dhan,sida: Birta, Maarta, Dahabka iyo kuwa kale. Laakinse waa ay kala tayo sarreeyaan,kala qaalisan yihiin, kalana wax-tar badan yihiin.
Macdanaha qaarkood waxaa lagu helaa si dhif iyo naadir ah,kuwana si fudud ayaa lagu heli karaa,meel kastaana waa lagu arki karaa.
...
RAQBA WAA KU RAGGEED|Maxamud
Wallee ama rafiiqdoo sidii raxan walaalowde
Ama idin rash tiri bawdadaan laga rukuucaynin
Rufucii tol kala gala haddii layska wada raadsho
Haddaydaan sidii yacay ruqsamin dhagaxa ii raabi
Raqba waa ku raggeed oo meeshan raq baa taal, laakiin raqdan halkan taal raggeedii lama hayoo lama hayo, soomaalidu waxay ku maah maahdaa waxaadan hurayn habaar laguma darsado, somaaliya nasiib darrada ku habsatay...
Siyaasi Reer Puntland oo Beelo Gobolka Bari ku Diriray Ugu Baaqay Nabad
Siyaasi Reer Puntland oo Beelo Gobolka Bari ku Diriray Ugu Baaqay Nabad
Waxa mudooyinkan Aloosnaa Dagaal xidhiidh ah oo ka dhacayay Gobolka Bari dagaaladaasi ayaa salka ku haya inta badan dhul daaqsimeed iyo Ceelasha Biyaha, Maamulka Puntland ayaa wada abaabul xoogan oo ay arinkaasi ku dhex galayaan, hase ahaatee ilaa haatan wali waxa laysugu Jiraa Kuurka.
Dagaalkii Ugu danbeeyay ayaa ka dhacay Deegaanka...




