Home » Archive Qoraaga
Wararkii Ugu Dambeeyey Xaalada Degmada Beled Xaawo iyo Al-Shabaab oo ka Hadashey Dagaalo ka dhacay Gedo,Shabeelada iyo Banaadir
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta halkaa Xaalad Deggaanaansho ay ka jirto ka dib marki ay ka dhaceen dagaalo Qaraar,Shalay gelinkii ayaa waxaa halkaa ka dhacay dagaal Muddo Saacado soconayay oo u dhaxeeyay Ciidamada Dawladda iyo Xarakada Shabaab.
Dagaalkaan oo muddo soconayay ayaa waxaa Guulo ka sheegtay Xarakada Shabaab oo sheegtay in gebi ahaanba...
SAFARKEEYGII HARGEEYSA, IYO SIRTII AAN SOO HELEY!
“Nimaan Dhul Marin, Dhaayo Maleh”
HORDHAC/GOGOL-DHIG
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Intaa kabacdi, Akristaha sharafta badanoow, safarkeygii aan dhawaan wadankeenii hooyo ku tagay (August 6, 2012-illaa-September 6, 2012). Waxaan ku so booqdey qeeybo ka mid ah gobollada dalka, oo eey ku jiraan gobollada waqooyi ee Soomaaliya-Caalamiyan-,ee...
Barbaarinta ubadka waa waajib ina wada saaran si looga baxo dhibka aan ku jiro
Ma jirto Ummad samaysay horumar la hareer sima ummadaha kale aqoon la’aan! Shakina kuma jiro in jiritaanka shacuubtuna uu ku dhisan yahay aqoon awoodiisuna ay san jirayn aqoon la aan ama mid dul saar ah .
Awooddu waxay imaaddaa marka la helo wax-aqoon dhisa , nabaddu waxay jiri kartaa marka tacliin leeyihiin dadka meel ku wada nool , caafimaadku suura gal ma noqon karo aqoon la’aan...
International Day to End Impunity commemorated in Mogadishu
Mogadishu, 23 November, 2012: Somali journalists, media employers, union representatives, trade unionists and officials from the Somali presidency and the office of the prime minister among other government officials who gathered at the conference hall of the presidential guest house to mark the World Day to End crimes of impunity against the journalists in the midst of a year in which 18 media workers...
Wasiirada Dowlada Cusub oo shaqo bilaabay, Wasiirada Arimaha Dibada, Gaashaandhiga iyo Maaliyada oo Warsaxaafadeed soo saaray
War saxaafadeed – Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo isbadal ku sameyn doonta Waaxyaha Wasaaradda iyo Safaaradaha Dibadda.
Mogadishu – Sabti 24 Nov 2012 – Kulan isbarasho ah oo ay maanta la yeelatay Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradda iyo Safiirada Jamhuuriyadda Federaalka u matala qaar ka...
Muqdisho oo laga Xusey Maalinta Caalimiga ah ee Dambiyada Aan la isku Ciqaabin ee Qaybta ka ah Saxaafada
Ururka Suxufiyiinta Qaranka oo Sheegay in ay Wadayaan Dadaal ay ku Doonayaan Sidii Wariye Ibrahim Maxamed Aadan Xoriyaddiisu dib ugu Heli lahaa.
Waxaa Maalintii Shaley ahayd kuna beegneyd 23 Nofembar oo ah Maalinta Caalimiga ah ee dambiyada Aan la isku Ciqaabin taasoo Qayb ka ah Saxaafadda ayaa Xaflad ku saabsan Maalinkii waxay ka dhacdey Magaalada Muqdisho waxaana Munaasabadaas ka qatbgaley Qayabha...
Maalinta Caashuuraa oo ku beegan Sabtida Muxaram 10| November 24,2012
Bisha Muxaram waa bil fadli badan, tobnaadka oo Caashuuraa ah waxay ku beegan tahay November, 24, 2012 waa Sabtida,
Taariikhada maalinta tobnaad ee Caashuraa, Fadligeeda muxaram iyo arimo la xiriira ayaan ku eegi doonaa qoraalkaan.
W.Q. Xasan Dhooye [abu xafso]
dhooye@hotmail.com
Caashuuraa Waa Maalin Fadli Badan
Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu
Bislaahi Raxmaani Raxiim ::: 1434
Walaalayaal...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo Cabasho ku Aadan arrinta Kismaayo u Gudbiya Madaxweynaha Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya ayaa markii u horeysey booqday Magaalada Nairobi tan iyo markii uu Jagadaas qabtay. Haile Maraim ayaa markii uu tegay Magaalada Nayroobi ee Dalka Kenya waxaa uu kulamo uu la qaatay Madaxweynaha Dawladda Kiinya Kipaki.
Waxayna ka wada hadlay Xiriirka labada dal u dhaxeeya iyo arrimaha Urur Goboleedka IGAD iyadoo Gabagabadii kulankooda kaddib ayaa waxa ay si...
Xarakada Al-Shabaab oo iska Fogeysey in ay ku lug lahayd Qaraxyadii iyo Dagaaladii ka dhacay Gaarisa iyo Islii .
Afhayeenka Xarakadda Al-Shabaab ee Dhinaca Howlgaladda ayaa iska fogeeyay in Xarakada Shabaab wax Lug ah ay ku lahaayeen Qaraxii ka dhacay Xaafadda Islii iyo Dagaaladii ka dhacay Magaalada Gaarisa ee lala Bar-tilmaameedsaday Dad Shacab ah haddana waxa uu daba dhigay inuusan ka xumeen falkaas lagu waxyeeleeyay dadkaas maadaama buu yiri Kenya ay nagala dhaxayso cadaawad.
Shiikh Cabdilcasiis oo hadalkiisa...
Magaalada Beled Weyne oo Haatan ka soo Kabanaysa Dhibaatooyinkii kala Duwanaa ee uu gaystay Fatahaadii Wabiga Shabeelle.
Xaaladda Nololeed ee Magaalada Beled weeyne ee Gobolka Hiiraan ayaa iminka si tartiib tartiib ah dib ugu soo laabanaysa ka gadaal Muddo Shan iyo Afartan Cisho kaddib uu Magaaladaas ay qaadeen Biyo ka soo Fatahay Webiga Shabelle .
Dadkii Magaalada isaga Barakacay ayaa bilaabay haatan in ay dib ugu soo laabtaan Guryahooda isla markaana ay dib u habeyn ku sameeystaan iyagoo ka saaraya Haraadigii Biyaha...
Barashada Luqadda English | Q.4aad
Qaybtaan waxay si toos ah ugu xiran tahay, qaybihii hore ee aan kasoo hadalnay(https://somalitalk.com/tag/luqad/).
Hase yaashee, qaybtaan waxaan xoogga saari doonnaa siddeeda qaybood ee uu ka kooban yahay luuqadda Englishka(The EIGHT PARTS OF SPEECH), siddeedaas qaybood waxaan isku dayi doonnaa mid walba inaan wax ka taabano; Hab isticmaalkooda, wada shaqayntooda iyo sida ay isku racaan, iyo...
Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo Cambaareeyay Qaraxii Dhawaan ka Dhacay Xaafadda Soomaalidu Degto ee Islii.
Maxamed Yuusuf Xaaji “Shacabka Soomaaliyeed waa in ay is Difaacaan ”
Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo qalabka Warbaahinta ka hadlayay ayaa markii ugu horeeyay ka hadlay Xaaladaha qasan ee ka jira Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi ee Dalka Kemya.Madaxweynaha ayaa sheegay in ay jiraan Kooxo Fidna wadayaal ah oo doonaya in Magaca iyo Sumcadda ay kaga ciyaaraan...
Faahfaahin Dheeraad ah oo ku saabsana Xaaladda Deegaanka Islii ee Magaalada Nairobi ka dib marki ay ka dhaceen Dagaalo
Iyadoo shalay gelinkii dambe iyo Xalayba ay kacsaneyd Xaaladda ee Xaafadda ay Soomaalidu Degto ee Islii ayaa wararka Maanta halkaa naga soo gaaraya waxa ay sheegayaan in laga dareemi karo Degganaan.Xasaradan ayaa timi ka gadaal markii Bus yar oo Shalay marayay Degaanka Islii Qarax lala beegsaday halkaasoo ay ku dhinteen Todoba ka mid ah Rakaabkii Baska halka Shan iyo labaatan kalena ay ku Dhaawacmeen.
Arrintan...
IFKA HAALO
Waxaanu ku noolnahay adduun ay ceegaagto asraar aanan inoo muuuqan. Uunka ma-muuqatadu wuxuu ku ahaadey xikmad Eebe (kor ahaaye) iyo jarribaad aadamiga laga doonayo in nolosha uu si miyir leh u tallaabsado maankana si hufan u adeegsado. Aanu is-weydiinee, ma la rumeysan karaa in uu jiro nuur inagu hareereysan oo ka baxaya korkayaga, kaas oo leh midabyo lala ashqaraaro, lagana akhristo xaaladaheena...
Dowladda Uganda oo ka Noqotay Go’aankeedii ahaa in ay Ciidamadeeda kala Baxayso Dalal ay Soomaaliya ka Mid tahay.
Iyadoo Maalmihii la soo dhaafay Dawladda Muzaveni ay u Ololeyneysey in Ciidamadeeda ay kala baxayso Dalal ay Soomaaliya ka mid tahay oo ay Ciidamo Nabad Ilaalin ah ay ka joogaan ayaa waxaa iminka soo baxaya in Dawladda Uganda ay ka laabatay Go’aankaas.
Ra’iisul Wasaaraha Dalka Uganda oo la hadlay Baarlamanka Dalkaas ayaa sheegay in Dawladda Uganda ay iminka ka noqotay go’aankii ay hore...
MA DHAB BAA IN DUMARKA SOOMAALIYEED LAGU IHAANAYSTO SAFAARADDA SOOMAALIDA NAIROBI.?
Sh. Muxammad Idris
Warka websitekan lagu qoray haduu dhab yahay (http://indepthafrica.com), oo Dumarka Soomaaliyeed lagu ihaanaysto Safaaradda Soomaalida ee Nairobi, nimanka Passporka bixiyana ay ku shardiyaan iney gabdhuhu xijaabka qaadaan, si loo sawiro, iyagoo madax qaawan, waa arrin u baahan in si degdega wax looga qabto..wexeyna khilaafsantahay diinta, iyo edebta iyo anshaxa Soomaalida, bal anshaxa...
Midowga Afrika oo Sheegey in ay Dagaal ku Qaadi Doonaan Goobaha Xarakada Shabaab kaga Sugan Tahay Gobolada Dalka
Ergeyga Midowga Afrika u Qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa ka hadlay Xaaladda Soomaaliya isagoo ugu horeynba Hanbalyo u diray Wasiirada Cusub ee dhawaan la dhaariyay. Abubakar Diyara ayaa ugu horeynba sheegey in Midowga Afrika Diyaar u yahay inuu la shaqeeyo Dawladda Soomaaliya isla markaana Taageeradiisa la barbar joogo.
Mr Diyara oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa raaciyay in Ciidamada Amisom haatan...
Maxamed Cumar Xabeed (Maxamed Dheerre ) iyo Safiirkii Sudan Somaaliya u fadhiyey oo Geeriyooday
Waxaa Xarun Caafimaad oo ku taal Magaalada Muqdisho Goor Dhaweyd ku geeriyoodey Maxamed Cumar Xabeed (Maxamed Dheere) ka dib markii uu Mudooyinkaan Xanuusanaa waxaana la filayey in maanta loo qaado Magaalada Nairobi si halkaasi loogu soo Daweeyo.
Maxamed Dheere waxaa uu ka mid ahaa Siyaasiyiintii sida aadka ah loo bartey Mudadii Labaatantankii sanno ee la soo dhaafey waxaa uu 1996 uu ku soo...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo Sheegy in Maamul Kor looga keeno Kismaayo aysan Dowlada Aqbali Doonin iyo Markaykanka oo ka hadlay Abuu Mansuur Al-Amriiki
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo Warbaahinta la hadlay ayaa dhinacyo badan hadalkiisaasi ku soo qaatay Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ugu horeynba ka hadlay Siyaasadda Xukuumaddiisa Shan iyo Lixdankii Casho oo ay jirtay isagoona hoosta ka xarriiqay in wax badan ay u qabsoomeen.
Madaxweyne Xasan ayaa soo hadal qaaday arrinta waayadan dambe Muranka badan uu ka taagnaa...
Ganacsatadii Hore ee Bacadlaha Xamar Weyne oo Baaq u Diray Madaxda ugu Sarreysa Xukuumadda islamarkaana sheegey in wixii Dhibaato ah ee ka yimaada Boobkaas …
Ganacsatadii hore ee Suuqa Bacadlaha Xamar Weyne oo Kulan ku yeeashay Magaadalada Muqdisho ayaa waxaa ay uga hadleen Dhac ay sheegeen in Dawladda Hoose ee Xamar ay ku haysato Hantidooda gaar ahaana Bacadlihii Xamar weeyne.
Ganacsatadan ayaa intaa ku dartay in Dukaamo ay halkaa ku lahaayeen laga iibiyay dad kale oo Lacago fara badan looga aruursaday. waa sida ay hadalka u dhigeene. taasoo ay sheegeen...
Shirdoon oo ka Warbixiyay Hanaanka Xukuumaddiisu u Shaqayn Doonto Muddada ay jirto
Iyadoo maalinimadii Shalay Baarlamaanka Soomaaliya uu ansixiyay Golihii Xukuumadda ee dhawaanta uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa arrintaa markii u horeeyay waxaa ka hadlay Cabdi Faarax Shirddoon Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Shirdoon ayaa farta ku fiiqay in tallaabada ugu horreysa ee ay Xukuumaddiisu qaadayso in ay tahay la Dagaalanka Musuqmaasuqa...
Xukuummada Raysulwasaare Shirdoon oo la ansixiyey
Muqdisho: Maanta ayaa Baarlamaakna Soomaaliyeed la horkeenay Xukuummada uu dhawaan soo dhisay Raysul wasaare Cabdi Farah Shirdoon si codka kalsoonida loo siiyo, Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod aqlibiyad ah kalsoonida kusiiyey Xukuummada Shirdoon, waxaa golaha Baarlamaanka maanta kasoo qaybgalay 225 ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka. Codka kalsooni siinta oo ahaa gacantaag waxaa u codeeyey in xukuummada...
Amiin Yuusuf Khasaaro Hambalyo iyo Bogaadin u Direy Gudoomiyaha Cusub ee Xiriirka Kubada Cagta Dalka Jabuuti
Amiin Yuusuf Khasaaro oo ka mid ah Bahda Sporti-ga ahna Qoraa Dhinaca Ariimaha Bulshada ,Siyaasada iyo Sportiga ayaa Hambalyo u direy Gudoomiyaha Cusub ee Xiriirka Kubada Cagta ee Dalka Jabuuti Mudane Suleymaan Xasan Waaberi oo dhawaan ku Guuleystey Doorasho Cadaalad ah oo ka dhacdey Dalka Jabuuti taasoo ay Goob Joog ka ahaayeen FIFA , CAF iyo CECAFA
Gudoomiyaha Cusub ee Xiriirka Kubada Cagta Jabuuti...
ISBADALKA HANAQAADKA DOWLADNIMADA IYO DIMUQRAADIYADA SOOMAALIYA
Waxaan ka mid ahay in yar oo mar walba diida dhinacna iskaga riixa, aragtiyo in badan oo Soomaaliyeed u guuxaan amase ka guuxaan, anoo aanan ku faaneyn in aan ahay nin wax walba og, uusanna iga maqnayn caqligeenii Soomaaliyeed ee aan wada naqaanay, ayaanse is ogahay, oo aan diidaa LAFTA JECLI, LUDA JECLI, ama LAJIIFIYAANA BANAAN, LAJOOJIYAANA BANAAN iyo sidoo kale halheyskeenii cusbaa CADYAHOW KU CUNAY...
Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya oo ka qayb galaysa shirka O.I.C
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka, Ahna Wasiirka Arriamaha Dibadda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Oo Ka Qayb-galeysa Shirka Wasiiradda Arrimaha Dibadda Ee Ururka (O.I.C)
57-da Dal ee Wasiiradda arrimaha dibadda dowladaha Islaamka ayaa lagu wadaa shir soconaya laba maalmood in uu uga furmo 15/11/2012 Hoteel Kampiniski ee caasimadda dalka Jabuuti.
Shirkan oo ay marti gelisey dowladda Jabuuti...




