Home » Qoraallada Halkudhegga "Shirdoon"

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Guddi Madax banaan Oo Baaritaan Ku Sameeynaya Xadgudubka Ka Dhanka Ah Xaquuqda Aadanaha

Feb 6, 2013
“Kufsiga iyo dilka wariyayashu waa laba arrimood oo ah ku xadgudub xuquuda bani’adamka aad ayeeyna noo xanuujinaysaa arrinkaas ka dowlad ahaan maahan mid aanu u dulqaadanayno inay sii socoto,” sidaas waxaa yiri ra’iisul wasaaraha DFS oo intaas raaciyey “Si aan dadaalkeena u sii kordhino waxaan maanta samaynay Gudigan madaxa banaan oo talo naga siin doona arrimaha la xariira kufsiga iyo... 
Halkudheg:

Xukuumadda Soomaaliya oo Ku Guulaysatay in Si Nabad Galyo Ah Looga Soo Daayo Lahaystayaal U Afduubnaa Burcad Badeed.

Jan 5, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha Dawaladda Federaalka Cabdi Faarax Shirdoon ayaa tibaaxay in la haystayaal u kala dhashay Siiriya iyo Sirilaanka oo burcad badeed ku hayteen xeebaha Soomaaliya laga soo daayey: Halkan ka dhegeyso shirkii jaraa’id: [audio: http://somalitalkradio.com/cod/2013/shirdoon_jan13.mp3] Moqdisho, 04, Jan, 2013……Shir Jara’id oo uu galabta... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Ayaa Saaka Booqday Ciidamadda Ka Hawlgala Madaxtooyada Iyo Agagaarkeeda.

Jan 1, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa sheegay in uu Booqday Ciidamadda Ka Hawlgala Madaxtooyada Iyo Agagaarkeeda. Warsaxaafadeedkaas hoos ka akhri. Moqdisho, 01, Jan, 2013…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka booqasho ku maray goobaha kala duwan ee ay ku sugan yihiin ciidamada ka hawlgala madaxtooyada... 
Halkudheg:

Mid kamid ah Wasiir Ku-Xigeenadii uu soo magacaabay Shirdoon oo is-casilay….

Dec 15, 2012
Waxaa Jimacadii is-casiley mid kamid ah wasiiro-ku-xigeenadii uu Khamiistii magacaabay ra’iisul wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya, sida laga soo xigtey ilo ku dhow wasiir xigeenka is casilay. Is-casilaadda Abuukar Xasan Cali – oo loo magacaabay wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta – ayaa wararka ugu horeeyey ee ka soo baxdaya ay tibaaxeen in ay sabab u tahay... 
Halkudheg:

Raiisul Wasaare Shirdoon oo Magacaabey 20 Wasiir Ku-Xigeen iyo Shan Wasiiru Dowlayaal

Dec 13, 2012
Raiisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta December 13, 2012 soo saarey Wareegto uu ku Magacaabayo Wasiir Ku xigeeno iyo Wasiiru Dowlayaal kuwaas oo ka koobana 20 Wasiir Xigeen oo Tabanka Wasaaradood loogu qaybiyey min Laba Wasiir Kuxigeen, halka Shanta Wasiiru Dowlayaasha loo Magacaabey Shan Wasaardood oo ugu Muhiimsan waxayna kala yihiin Magacyada Magacyada Wasiir u Dowlayaasha 1. Cabdi... 
Halkudheg:

Shirdoon oo ka Warbixiyay Hanaanka Xukuumaddiisu u Shaqayn Doonto Muddada ay jirto

Nov 14, 2012
Iyadoo maalinimadii Shalay Baarlamaanka Soomaaliya uu ansixiyay Golihii Xukuumadda ee dhawaanta uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa arrintaa markii u horeeyay waxaa ka hadlay Cabdi Faarax Shirddoon Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Shirdoon ayaa farta ku fiiqay in tallaabada ugu horreysa ee ay Xukuumaddiisu qaadayso in ay tahay la Dagaalanka Musuqmaasuqa... 
Halkudheg:

Xukuummada Raysulwasaare Shirdoon oo la ansixiyey

Nov 13, 2012
Muqdisho: Maanta ayaa Baarlamaakna Soomaaliyeed la horkeenay Xukuummada uu dhawaan soo dhisay Raysul wasaare Cabdi Farah Shirdoon si codka kalsoonida loo siiyo, Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod aqlibiyad ah kalsoonida kusiiyey Xukuummada Shirdoon, waxaa golaha Baarlamaanka maanta kasoo qaybgalay 225 ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka. Codka kalsooni siinta oo ahaa gacantaag waxaa u codeeyey in xukuummada... 
Halkudheg:

Kulankii Baarlamaanka ee Kalsoonida loogu qaadi lahaa Golaha Wasiirada oo Baaqdey ka dib markii ay Xukuumada Shirdoon ka Cabsatey in ay Kalsooni ku weyso.

Nov 10, 2012
Iyadoo maanta oo Sabti ah la filayay in Golaha barlamaanka Federaalka Soomaaliya la horkeeno Golihii Wasiirada ee dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa arrintaa waxaa ku yimid dib u dhac. Fadhigii Barlamaanka oo ay Maanta soo xaadireen Xildhibaanada Barlamaanka oo uu hor kacayay Guddoomiyaha Barlamaanka Prof. Jawaari ayaa mar keliya Guddoonka Barlamaanka waxaa uu shaaca ka qaaday in dib loo dhigay Ansixintii... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ku dhawaaqay Gole Wasiiro oo ka kooban 10 xubnood

Nov 4, 2012
Ra’iisul Wasaaraha Dawlada federaalka Soomaaliya, Cabdi Farax Shirdoon, ayaa caawa Nov 4, 2012 waxa uu ku dhawaaqay golahiisa wasiirada oo tiradoodu tahay 10 Wasiir. Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa faafiyey magacyada iyo warsaxaafadeedka hoose: Halkan ka daawo Sawirada Magacaabista Wasiirada CUsub Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Ayaa Caawa Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda. Muqdisho, Axad,... 
Halkudheg:

Gaas oo Xilkii Ku Wareejiyey Shirdoon

Oct 18, 2012
Cabdiweli Gaas oo Xilkii Ra’iisul Wasaaraha si Rasmi ah ugu Wareejiyey Cabdi Faarax Shirdoon – Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay ka soo qayb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan labada Gole ee Xukamadda Soomaaliya ayaa maanta Oct 18, 2012 ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho. Munaasibaddan oo ahayd mid ay xilalka kula kala wareegayeen Ra’iisul... 
Halkudheg:

Raiisul Wasaare Shirdoon oo Cod Aqlabiyada ah Baarlamaanka ku Ogolaadey

Oct 17, 2012
Kulan Balaaran oo ay maanta Oct17, 2012 isugu yimaadeen Xildhibaanada baarlamaanka oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaaro ayaa waxaa looga hadlay Raiisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo uu dhawaan uu Magacaabey Madaxweyne Xasan Shiikh si Baarlamaanka loogu weydiiyo Cod ka Kalsoonida. Kulankaan oo aad u balaaranaa ayaa waxaa soo xaadiray 215... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya oo Arbacada Isu Diyaarinaya inuu Hor Tago Baarlamanka si uu Kalsooni uu Weydiisto.

Oct 16, 2012
Kulamo wada tashi ah ayaa maalmihii u dambeeyay waxaa uu si gooni gooni ah uga socday Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho taasoo laga tashanayo Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ee dhawaanta uu magacabay Madaxweynaha SoomaaliyaSaacid Faarax Shirdoon .Kulamadan wada tashiga ah ee laga yeelanayo Ra’iisul Wasaaraha horgeyntiisa Baarlamaanka ayaa iminka soo gaba gaboobeysa iyadoo... 
Halkudheg:

Baarlamaanka Soomaaliya oo Codsaday in Laba Cisho Gudahood Lagu Horkeeno Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban, Shirdoon…

Oct 14, 2012
Baarlamaanka Soomaaliya oo Go’aamiyey in laba maalmood gudahood Madaxweynaha DFS uu Xildhibaanada ku horkeeno Ra’iisul Wasaaraha uu magacaabay… Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in laba maalmood gudahood lagu horkeeno ra’iisul wasaaraha magacaaban, Cabdi Faarax Shirdoon, si ay ugu codeeyaan. Kulanka Baarlamaanka oo maanta (Axad Oct 14, 2012) ka dhacay... 
Halkudheg: ,

UN, EU, AU, Gaas iyo PL oo soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaare Shirdoon

Oct 7, 2012
Qaramada Midoobay , Midowga Yurub, Midowga Afrika, Cabdiweli Gaas iyo Cabdiraxmaan Faroole oo si isku mid ah u soo Dhaweeyay Magacaabistii Ra’iisul Wasaare Shirdoon Iyadoo maalinimadii Shalay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaarihiisa ayaa arrintaa waxa si weyn looga soo dhaweeyay Caalamka.Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Dr Mahiga... 
Halkudheg:

Cabdi Faarax Shirdoon oo loo Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha DFS

Oct 6, 2012
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa maanta Sabti October 6, 2012 waxa uu ra’iisul wasaare u magacaabay Cabdi Faarax Shirdoon. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u codayn doona ansixinta ra’iisul wasaaraha cusub, Shirdoon oo haddii baarlamaanku ansixiyo ay tahay in uu soo dhiso golaha wasiirada ay yeelanayso xukuumadda cusub. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baarlamaanka cusub u... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...