Home » Qoraallada Halkudhegga "mdheere"

Maxamed Cumar Xabeed (Maxamed Dheerre ) iyo Safiirkii Sudan Somaaliya u fadhiyey oo Geeriyooday

Nov 16, 2012
Waxaa Xarun Caafimaad oo ku taal Magaalada Muqdisho Goor Dhaweyd ku geeriyoodey Maxamed Cumar Xabeed (Maxamed Dheere) ka dib markii uu Mudooyinkaan Xanuusanaa waxaana la filayey in maanta loo qaado Magaalada Nairobi si halkaasi loogu   soo Daweeyo.  Maxamed Dheere waxaa uu ka mid ahaa Siyaasiyiintii sida aadka ah loo bartey Mudadii Labaatantankii sanno ee la soo dhaafey waxaa uu 1996 uu ku soo... 
Halkudheg:

Maxamed Dheere oo Xabsiga laga sii daayey ka dib markii Maxkamada Gobolka Banaadir ay ku weysey wax Dambi ah

Mar 27, 2011
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta waxay Xabsiga ka sii deysey Gudoomiyihii Hore Gobolka Banaadir Maxamed Cumar (Maxamed Dheere ) ka dib markii lagu eedeeyey in isaga rag kale ay ka dambeeyeen Dil iyo Dhaawac loo geystey dad dhigayey Banaanbax Nabadeed oo lagu taageerayey Madaxweyne Shiikh Shariif oo uu soo qaban qaabiyey Maamulka Gobolka  Banaadir Maxamed Dheere oo Bil 10 Cisho ku xirnaa Xabsiga... 
Halkudheg:

AMISOM oo Maxamed Dheere ku wareejisey DFKMG

Feb 18, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay AMISOM ayaa sheegay in Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) iyo Cali Nuur Maxamed ay ku wareejiyeen booliska DFKMG. Warsaxaafadeedka ayaa sheegayin labada nin looga shakisan yahay in ay xiriir la leeyihiin toogashadiii dadkii sida nabadda ahaa ugu bannaanbaxayey Muqdisho Taladaada 15kii Febraayo. Waxaana warku sheegay in AMISOM ay labadaas nin wareejisey kaddib markii ay... 
Halkudheg:

DFKMG oo Xabsiga u taxaabtay Maxamed Dheere…

Feb 17, 2011
DFKMG  ayaa xirtay 5 qof oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen weerarkii lagu qaaday Bannaanbax ka dhacay Muqdisho, waxaa ka mid ah Maxamed Dheere… Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa shaaca ka qaaday in xabsiga loo taxaabay Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere), Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir iyo afar nin oo kale oo looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen weerarkii Talaadadii lagu... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...