Home » Archive Qoraaga

About Somali pirates and not only about them

Dec 10, 2012
Alexander MEZYAEV | 02.12.2012 | 00:00 The UN Security Council has returned to the problem of pirates. On November 19 a new report by the UN General Secretary on piracy was discussed, and on 21 November a new Security Council resolution was adopted, which established a number of very interesting provisions. Marine transportation accounts for 90% of all international trade transportation in the world,... 
Halkudheg:

Shacabka ku Dhaqan Magaalada Kismaayo oo ka Cabanaya Bandow Halkaa lagu soo Rogay

Dec 9, 2012
Iyadoo Maamulka ka arrimiya Magaalada Kismaayo uu Bandow ka bilaabanaysa Lixda Maqribnimo ku soo rogay Magaalada ayaa waxaa arrintaa si weyn ay u saameysey dadka Reer Kismaayo oo xiligan si aad ah uga cabanaya baandowgaas. Qaar ka mid ah Ganacsatada Magaca ku leh Magaalada Kismaayo ayaa Maamulka Magaaladaasi u gudbiyay Codsi ay ku weydiisanayaan in Magaalada laga qaado Bandowga iyagoona sheegay in... 
Halkudheg:

Dugsiga Sare ee Suldaan Hurre oo Degmada Xarfo laga dhagax dhigay

Dec 8, 2012
Gaalkacayo: Degmada Xarfo oo ka tirsan Gobolka Mudug dhacdana dhinaca Waqooyi barri ee magaalada Gaalkacayo ayaa waxaa December 6, 2012 laga dhagax dhigay Dugsi sarre oo loo bixiyey “Dugsiga Sarre ee Suldaan Hurre” Dugsigan sarre ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee noociisa Degmada Xarfo laga hirgaliyo. Qabanqaabada iyo dhisida Dugsiga sarre ee Suldaan Hurre ayaa waxaa iska kaashaday Jaaliyada dibadda... 
Halkudheg: ,

Qarax ka dhacay Nairobi oo uu ku dhaawacmay Xildhibaan Yusuf Hassan oo laga soo doorto Kamukunji, Nairobi

Dec 8, 2012
Saddex qof ayaa dhintay habeenimadii Jimcada (ee Sabtidu soo geleysey), waxaa kale oo ku dhaawacmay siddeed qof oo uu ka mid yahay xildhibaan Yuusuf Xasan oo laga soo doorto Kamukunji Nairobi, kaddib markii qarax ka dhacay meel u dhow Masaajid oo ku taal xaafadda Eastleigh (Islii) ee magaalada Nairobi, sidaas waxaa qortay jariidada Standard. Laba qof oo kale ayaa u dhintay dhaawacii. Qaraxaasi waxa... 
Halkudheg:

Golaha Wasiiradda DFS Oo Soo Saaray Go’aan Lagu Mamnuucayo Ka Ganacsiga Qalabka Ciidamadda.

Dec 7, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha wasiirada Dawlada Federaalka soomaaliya ayaa sheegay “in laga bilaabo maanta aan laga ganacsan karin qalabka ciidamadda sida, Hubka noocyadiisa kala duwan, Rasaasta, Tuutaha, Booshashka iyo dhamaan qalabka ay isticmaalaan Ciidamadu.” Waxa kale oo warsaxaafadeedku xusay in golaha wasiradu ka ay ka doodeen sidii loo howl galin lahaa Maxjarka Xoolaha ee... 

Madaxweynaha Dawladda Federaalka oo ku sugan Turkiga oo Heshiisyo la Saxiixan Doono Dowlada Dalkaas

Dec 6, 2012
Iyadoo maalintii Shalay Magaalada Istanbuul uu gaaray Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya iyo Wafdigii uu hoggaaminayay ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay Dalkaas. Sarkaal ka tirsan Qunsuliyadda Soomaalida ee Istanbuul oo ka hadlayay Booqashada Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tegay Dalka Turkiga ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya shalay markii uu gaaray dalka Turkiga in halkaas si... 

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii 28-aad

Dec 4, 2012
Casharkii XXVIII-aad Xoogagga is-baheysiga xuddunta (Axis Powers) waxay horey u diyaariyeen ciidan xooggan oo si toos ah u weerara xuduudda waqooyi ee dalka Giriigga. Waxay isugu jireen Jarmal iyo Bulgarian. Weerarka ay ciidankaasi qaadayeen wuxuu ahaa mid ku lammaanan weerarkii xagga cirka ee Jarmalku ay la beegsadeen magaalo-madaxdii Yugoslavia (Belgrade) iyo dalka Macedonia ee waqooyiga Griig. Ciidanka... 
Halkudheg:

Marka Guurka Laguu Diido!

Dec 4, 2012
Waad salaamantihiin walaalaha qeymaha badan ee kuxiran websitekan qaaliga ah. Maanta iyo maqaalkeena wuxuu kusaabsanyahay caado aad ufool xun Quursi oo ubaahan in la’iska kaashado cirib-tirkeeda. Quursi? Waa qofka oo isku qanciyo inuu qofka kale kaga fiicanyahay isir,midib,diin, qaabka Allah usameeyey,lab iyo dhadig kuu yahay! Quursiga waa cudur da’ weyn oo lakowsaday Aadamaha maalintii... 
Halkudheg:

Jaamacada Kismaayo oo ay ka qalin jabiyeen 94 arday

Dec 4, 2012
Maalintii khamiista ahayd 29/11/2012 ayaa xarunta Jaamacadda kismayo waxaa ka dhacay xaflad qalin jabin ah oo si weyn loo soo agaasimay uuna shicaarkeedu ahaa “helidda Jiir aqoon leh” , xafladaas oo ay ku qalin jabinayeen arday gaadhaysa 94 arday ayna ka soo qeyb galeen dhamaan bahda waxbarashada, ganacsatada, ururada bulshada iyo qeybaha kaladuwan ee Saxaafada. Ardayda qalin jabinaysay ayaa waxay... 
Halkudheg:

Isbaaradii ugu Weyneyd Isbaarooyinka ee Magaalada Muqdisho oo la qaadey

Dec 4, 2012
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku Sugan Ex. Kontorll Afgooye ayaa Isniintii qaaday Isbaaradii Gaadiidka Lacagaha looga qaaday ee halkaas taalay.Isbaaro qaadistaas kaddib ayaa waxaa Saxaafadda halkaa kula hadlay Taliyaha Ex. Kontorool Afgooye Gaashaanle Nuur Xasan oo Saxaafadda uga warbixiyay qaabkii ay u qaadeen Isbaaradaas. Taliyaha ayaa sheegay in iyadoo la fulinayo amarkii Madaxweynaha... 

Cudurka Dilaaga ah ee AIDS oo Fara ba’an ku haya caalamka, waxaana sannadkii 2011 u dhintay 1,700,000 qof

Dec 2, 2012
Halkii maalin oo kasta waxaa cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS uu ku dhacaa 7,000 qof oo ku nool dunida dacaladeeda, taas oo ka dhigeysa in halkii saac oo kasta uu qiyaastii cudurkaasi asiibo 300 qof. AKHRI “…dadka qaba AIDSee Sannadkii Tagey 2011 Caalamka waa 34 Milyan. Dadka uu ku dhacay ee qaadey waa 2 Milyan iyo Bar. Dadka u Dhintey waa 1 Milyan iyo Todobo Boqol oo kun qof …. “Soomaalida... 
Halkudheg:

Gabay: DAREEN QARAN – WT. Maxamuud Axmed Cabdalla (shiine)

Dec 2, 2012
November 30, 2012 Email: mabdalle@gmail.com HORDHAC: Dhammaan ummadda Soomaaliyeed salaan ayaa abwaanku u dirayaa. Gabayga DAREEN QARAN wuxu ku yimi dood dhex martay abwaanka iyo nin ay saaxiibbo yihiin oo la yiraahdo Ducaale. Ducaale oo ah nin aamminsan fikradda kala qaybinta dalka, ayaa wuxu abwaanku kaga hadlayaa gabaygan. Si kasta ha ahaatee, abwaanka ayaa ducaale dareensiinaya in kala tagga iyo... 
Halkudheg:

Shirkii Jigjiga ma la odhan karaa Xabsi Maxaabiista ku Jirtaa ay Hal Xuquuq ah la haayeen,?

Dec 1, 2012
Waxaa markaliya kasoo muuqday shaashada idaacadaha la iska arko & Websites uu maamusho xukuumada ethiopia & kuwa xidhiidh qotodadheer la leh maamulka gumaysiga ethiopia shir lagu qabtay magaalada Jigjiga oo loogu magac bixiyay shirka wadatashida xukuumada & shacabka. Waxaa magaalada jijiga lagu soo ururiyay dadwayne aad u tiro badan oo laga kala keenay gobolada & tuulooyinka Soomaalida... 
Halkudheg:

Dhismaha Safaaradda Soomaalida ee Roma oo Shirkad Talyaani ah laga kireeyey muddo 18-sano ah

Dec 1, 2012
Nuur Cadde, safiirka DFS u fadhiya Roma ayaa qiran in safaaradii Soomaalida laga kireeyey dad Talyaani ah. Dhismaha daartaasi waxaa mulkiyadeeda leh qaranka Soomaaliyeed, waxaase hadda lagu wareejiyey shirkad shisheeye oo muddo 18-sano ah deganaan doonta. Arrintaas warbixinteeda ka aqri qormada hoose oo ay isku soo dubaridey Muna Abshir Abdi. Dhismaha Safaaradda Talyaaniga Ee Soomaaliya Ma Nuur Cadde... 

Shirka Jigjiga: Dhaqan Liinbaxay mise Dhimir dhalan Rogan

Dec 1, 2012
Cabdi Gorod wuxuu ahaa Gabayaa midho culus Gayiga Soomaali Galbeed “Ogaden” idayl ahaantiina magac iyo maamuus wayn ku leh.  Isaga oo la fakaloolsan hadba xaajo aan Oday ka soo gaadh ahayn (Xaajo-Ugub), ayaa maskaxda Gabayaagan waxaa ka soomaxay xigmad guun ah Gayiga Soomaalida na aad ugu baahday.  Waxaa kamid ahaa tuducyadan hoos ku xusan sida:  “Nin adduun ku noolow maxaa aragti kuu laaban,... 
Halkudheg:

HUBSIIMO HAL BAALA SIISTAY

Dec 1, 2012
(Waxa qoray Cabdalla Xaaji Cusmaan) Waxa dhawaan degellada Soomaalida qaarkood  ku soo baxay maqaal uu qoray qoraageenna Yuusuf Ibraahim (Hawd). Maqaalkaas oo cinwaan kiisu ahaa « Daraawiishi yaa ay ahayd ? »uuna kaga hadlay Ina Cabdille Xasan iyo daraawiishtii uu hoggaaminayey iyo aragtiyaha kala duwan ee laga qabo.Qoraagu bilawga maqaalkiisa waxa uu ku sheegay inuu soo  akhriyey buug dhawaan... 

Maxaa ka soo baxay Kulankii Waftigii Madaxweyne Culusow iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya

Nov 29, 2012
Itoobiya waxay Soomaaliya ka caawinaysaa xagga Beeraha …. Wafti uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya (DFS), Xasan Maxamuud Culusow ayaa Arbacadii Nov 28, 2012 waxay magaalada Addis Ababa kula kulmeen ra’iisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam. Hailemariam waxa uu sheegay in Itoobiya ay diyaar u tahay in ay caawinto Soomaaliya, gaar ahaan waxa uu xusay in Itoobiya ay Soomaaliya... 
Halkudheg:

Madaxweyne Xasan “Itoobiya iyo Soomaaliya waxaa u Hor marey Taariikh Xun Maanta Taariikhdaas Xun Meesha waa ka baxdey”

Nov 29, 2012
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maalinimadii shalay waxaa uu kulan kula qaatay Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya Ra’iisul Wasaaraha Dalkaas. Kulankaas labada Mas’uul markii uu soo gabagaboobey ayaa waxa ay si wadajir ah u qabteen Shir Jaraa’id oo ay uga hadlayeen Natiijooyinkii ka soo baxay kulankoodaas. Ugu horeyntii waxaa shirka Jaraa’id ka hadlay Madaxweynaha dawladda... 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka Warbixisey Kulamo ay la Qaadatay Seddax Mas’uul oo ka Tirsan Kenya.

Nov 28, 2012
Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeen oo haatan Booqasho ku joogta Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa ka warbixisey Kulamo ay la qaadatay Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka arrimaha Dibadda Kenya. Fawsiyo ayaa sheegtay kulamadaas ay la yeelatay Mas’uuliyiinta Kenya in ay kala hadashay arrimo fara badan oo uu ugu horeeyo... 

Gaza iyo Khaliijka kala War La’

Nov 28, 2012
Qofna kama Qarsooneyn wixii ka dhacay Magaalada Gaza ee Dhulka reer Falastiin , Hub nooc kasta ayaa lagu Garaacay iyadoo ay Daawanayeen Malaayin Muslimiin ah iyo Walaalahooda Carbeed inkastoo Wadamada qaar Shacabkooda ay ku Muujiyeen Banaanbaxyo sida ay uga Xun yihiin waxa ka dhaca Gaza Hadana Dalal qaar baa laga diidey in ay Banaanbax Muujiyaan sida Wadamada Khaliijka oo Xitaa Warbaahintaoda loo... 
Halkudheg:

Kenyan’s Interest in Somalia

Nov 26, 2012
late last year, Kenya, a very unlikely country took the war to the Al Shabaabs inside Somalia. The Kenya government had gotten tired of criminal incursions of Al Shabaabs on its territory. These activities included piracy on its waters, kidnapping of tourists and other Kenyans across the border and of course attacking internal security posts and killing ordinary innocent Kenyans in these cross border... 
Halkudheg:

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Wafddi uu Hoggaaminayo oo u Ambabaxay Wadamada Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya

Nov 26, 2012
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo soo dhaweeyey wafti uu hogaaminayey madaxweynaha DFS…. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maantay gaaray caasimadda dalka Jabuuti, safarka Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehliya, Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/Xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, Xildhibaan Faarax Sheekh... 
Halkudheg:

Guddoomiyihii Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo Maanta lagu Diley Muqdisho islamarkaana lagu Aasey Isbitaalka Madiina

Nov 26, 2012
Meydka Alle ha u Naxariistee Marxuum Axmed Nuure Aw Diini Guddoomiyihii Ganacasatada Suuqa Bakaaraha ayaa Barqanimadii Maanta lagu Aasay gudaha Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa Subaxnimadii hore ee saaka Rag Hubaysan waxa ay ku weerareen xaruntiisa oo ku taala gudaha Suuqaas kuwaasoo la beegsaday dhowr Xabadood oo uu ku dhaawacmay.Dhaawaca Nuure ayaa loola soo cararay Isbitaalka... 
Halkudheg:

Xaflad xil wareejin ah oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho

Nov 26, 2012
Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ay xilalka ku kala wareegayeen gudoomiyihii hore iyo kan cusub ee Jaaamacadda Somalia ayaa maanta lagu qabtay xarunta Jaamacadaas ee magaalada Muqdisho. Waxaa munaasabadaas ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada oo isugu jira ganacsato waxgarad, aqoonyahano, maamulka, macalimiinta, ardayda, waalidiin, iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.Waxaa ugu horeyn... 
Halkudheg:

Kulan Amoud Foundation Taakulaynta Agoonta

Nov 26, 2012
Barnaamij caawinaadda Agoonta oo ay soo qaban qaabisay hay’daa khayriga ah ee Amoud Foundation: Goorma ayaa kulanka la qabanayaa? Xaggee lagu qabanaya? Fadlan si aad u ogaatid waqtiga iyo goobta kulanka daawo Video-ga hoose:  Read More →
Halkudheg: