Home » Archive Qoraaga
Xukuumada Raiisul Wasaare Shirdoon oo Maanta mar kale ku Dhici waysey in ay Hortimaado Golaha Baarlamaanka
Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Kulankan oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku Xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Jeylaani Iikar ayaa intii uusan bilaaban waxaa si weyn loo hadal hayay in Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Saacid la hor keenayo isla markaana lagu ansixinayo kulanka maanta ay yeelanayeen...
Marwada Madaxweynaha Jabuuti oo maanta Deeq Lacageed soo Gaarsiisay Haweenay Soomaaliyeed oo Dhawaan Afar Mataana ah ku Dhashey Muqdisha.
Deeqdan Lacageed oo gaaraysey illaa shan Kun oo Doolarka Maraykanka ah ayaa waxaa soo dhiibtay Marwada Madaxweynaha Dalka Jabuuti Marwo Khadra iyadoona loo soo Wakiishey Danjiraha dawladda Jabuuti u Fadhiya Soomaaliya Danjire Dayib Dubad Rooble si uu u gaarsiiyo haweeney Dhawaan Magaalada Muqdisho ku Dhashey Afar Caruur ah oo Mataano.
Deeqdan oo oo Haweenayda uu qabo Madaxweynaha Jamuuriyadda Jabuuti...
Waxaan tacsi u diraynaa Ganacsade Xiireeey Qaasim Wehelie Ciise
Anigoo ku hadlaya magaca beesha Karanle , Jaaliyada . Aqoonyahanda culumaadiinka degan North America waxaa tacsi u direeynaa qoskii iyo eheladii uu ka geeriyooday alaha u naxariistee Xiireeey Qaasim Wehelie Ciise, Ganacsadihii Hormuudka u ahaa warshadleeyda soomaliyeed 40 sano ee la soo dhaafay , oo ku geeriyooday Gurigiisa magaalada , Mogadishu, Somalia , waxaan uga tacsiyeeynaa dhamaan caruurtiisa...
Federaalka Soomaaliya:daawo halis badan oo gacanta loo geliyey aabbe masuul ah!
Federalka Soomaaliya dastuurkeeda lagu dhigey waan garaneynaa duruuftuu ku yimid iyo sida lagu keeney. Ma aheyn arrin si sax ah oo bulshadu ku wada qanacsantahey oo afti loo qaadey ku timid. Waa wax ku yimid gacan maroojin ka timid soomaalida qaar iyo shisheeye is kaashadey iyadoo laga faa,iideystey kala daadsanaanta iyo midba gees taagnaanta ku dhacdey bulshada soomaaliyeed.
Laguma eedeyn karo ayaan...
Culimmada Dhimashadeeda waa Dhimashada Ummada
Waxaa ku geeriyaaday magaalada Kampala ee Dalka Yugandha Sh. Abdiwali Abdullahi Amiin oo ka mid ah Culimmada waa wayn ee Soomaaliyeed. Sh. Abdiwali waa mu’asaskii Markaska Towxiid ee Magaalada Kampala, waana Sheikh dacwada kawaday dalka Yugandha mudo dheer.
Waxaa arintaan tacsi ka diraya Culimmada Soomaaliyeed ee waqooyiga Marakanka, waxaa qoraal nasoo gaarsiiyey Sh. Abdirahman Sh. Omar isagoo...
Prof Dhalxa “Masuuliyiinta Dowlada waa in ay kala Cadeeyaan in Kismaayo tahay Magaalo Soomaaliyeed iyo Magaalo Kenya Leedahay”
Xildhibaana Cabdulaahi Shiikh Ismaaciil oo Sheegey in Dowlada Kenya ay Qorsheryneyso in Kismaayo ku Darsato Dalkeeda.
Wasiirka Dalxiiska Kenya “Dawladda Soomaaliya haddii ay Kismaayo Wefti u soo direyso waxa loo baahnaa inay nagu soo wargeliso ka hor intaanay tegin meesha.”
Prof Maxamed Cumar Dhalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa si weyn uga Hadley Arimaha ka taagan Magaalada...
Guddoomiyaha Cusub ee loo Doortey Kubada Cagta Jabuuti oo is Bedal Balan Qaaday
Guddoomiyaha Cusub ee xiriirka Kubada Cagta Dalka Jabuuti Suleymaan Xasan Waaberi ayaa balan qaaday in uu sameyn doono is badal dag dag ah oo xaga horumarka Kubada Cagta ah. Gudoomiye Suleymaan ayaa balan qaadkan ku sheegay khudbad uu jeediyay saaka kadib markii xilkan loo doortay afarta sanadood ee soo socota.
Doorashada ayaa waxaa goob joog ka ahaa Saraakiil sar sare oo ka socotaUururka Kubada Cagta...
UUR DOOX Qaybtii 9-aad Mashruuca Islaamka ee Soomaaliya
Culimmada dacwada wadatashi kaddib waxaa la isku raacay in aanan wali rag noo diyaarsanayn ay dacwada ku istaagto oo u noqda tiirarkii ay ku istaagi lahayd sidoo kale waxaan diyaarsaneeyn dadwaynaha, siyaasiyiinta, aqoonyahanka, ciidammada kuwaasoo wali u bislayn in ay hirgaliyaan sharciga Allah ku dhaqankiisa.Sidoo kale waxaa la isla meel dhigay in haddii qolyahan ay ku qancaan maalin maalmaha kamid...
Kulankii Baarlamaanka ee Kalsoonida loogu qaadi lahaa Golaha Wasiirada oo Baaqdey ka dib markii ay Xukuumada Shirdoon ka Cabsatey in ay Kalsooni ku weyso.
Iyadoo maanta oo Sabti ah la filayay in Golaha barlamaanka Federaalka Soomaaliya la horkeeno Golihii Wasiirada ee dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa arrintaa waxaa ku yimid dib u dhac. Fadhigii Barlamaanka oo ay Maanta soo xaadireen Xildhibaanada Barlamaanka oo uu hor kacayay Guddoomiyaha Barlamaanka Prof. Jawaari ayaa mar keliya Guddoonka Barlamaanka waxaa uu shaaca ka qaaday in dib loo dhigay Ansixintii...
Mid ka mid ahaa Odoyaashii Dhaqanka ee Wax ka Ansaxiyey Datuurka oo lagu Diley Muqdisho
Malaaq Isaaq Ibraahim Xasan oo ka mid ahaa Nabadoonada Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa xalay kooxo hubaysan waxa ay ku Toogteen Gudaha Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho.Marxuumka oo ka mid ahaa odoyaashii dhawaanta soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya islamarkaana ka mid ahaa Ergedii waxa ka ansaxisey Dastuurka ayaa lix Nin oo Bastoolado ku Hubaysan ay weerar ku soo qaadeen...
General Maxamuud Qaafoow “Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Waxaa Ka Ammar Qaata, Ciidanka XDS, Isagaana Xukuma oo Loo Magacaabey, Ciidanka AMISOM Amma Ururka Midowga Afrika, Taliye Loo Magacaabey Bay Leeyihiin…” wareysi
Madaxa hogaan xiriirka dibadda ee ciidamada xooga dalka soomaaliyeed General Maxamuud Maxamed Xasan (Qaafoow) oo ahaa taliyihii hogaaminayey saraakiisha siminaarka ugu soogebageboobey Hoteel Kempinski oo aan wax ka weydiiyey dhismaha ciidamada qaranka soomaaliyeed, ciidamada Ajnabiga ah ee dalka soomaaliya jooga, cida ay ka ammar qaataan, maadaama qaarkood ay ku yimaadeen “heshiis dowladeed”...
Maanso: ‘QARAN MASUUG’- WT. Maxamuud Axmed Cabdalle (Shiine)
November 09, 2012
Email: mabdalle@gmail.com
Waxaan halkan salaan uga dirayaa dhammaanba ummadda Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan. Maansadan QARAN MASUUG waxay ku socotaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya. Sababta aan maansadan ugu dirayo ayaa daarran khaladaad fara badan oo madaxweynaha iyo kooxdiisa (Dammul-Jadiid) ka galeen ummadda Soomaaliyeed....
G/sare Cabdibashiir “Maah maah Militeri ah, Ayaa Waxay Dhigeysaa Askariga Ha Qorin Addigoon Macallin U Haynin, Qorigana Ha U Dhiibin Addigoo Aadan Barin Cadowgiisa Iyo Saaxiibkiisa…”
G/sare cabdibashiir Aadan oo ka mid ahaa saraakiishii hore, islamarkaana xiligii dowladii uu madaxweynaha ka ahaa Col/ Cabdullaahi Yuusuf, abbaanduulihii guutada Koowaad ee ka hawl-galeysay Idaale ilaa iyo gobolada Jubooyinka oo wareysi dheer oo dhinacyo kala duwan taabanaya la yeeshay, islamarkaana ahaa saraakiishii siminaarka ugu soogeba geboobey Hoteel Kempinski ee Caasimada dalka jabuuti 31/10/2012...
Warar Dheeraad ah oo ku saabsan Shiikh Axmed Madoobey oo Amar ku Bixiyey in Wafdi ka socda Midowga Afrika, Amisom iyo Dowlada Federaalka aysan soo geli Karin Kismaayo inta laga Dhoofinayo Dhuxusha
. Dowlada Federaalka oo ka fiirsaneysa Talaabada ay ka qaadi doonto Shiikh Axmed Madoobe
. Ururka Saxafiyiinta Qaranka oo ka codsadey Dowladda in Wariyayaal ku Xayiran Garoonka Kismaayo Dib loo soo celiyo
. Qaramada Midoobey oo Afar Bilood ugu Dareysa Joogitaanka Ciidamada Amisom ee Soomaaliya
. Golaha Amaanka oo isku Khilaafey in Soomaaliya laga qaado Cunaqabteynta Hubka
. Qaramada Midoobey oo ka...
Dowlada Kenya oo Ciidamadeeda ku sugan Kismaayo Dhaqaale uga Raadinaysa Dhoofinta Dhuxusha Jubbada Hoose
Magaalada Kismaayo oo ay ka Bilaabantay Daabulidda Dhuxushii Mudada Halkaa ku Xayirneyd –
Waxaa Magaala Xeebeedka Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose ka bilowdey Raridda Afar Milyan oo Loor oo Dhuxul ah oo halkaas ku Xayirneed muddo. Waxaana Dekadda Magaalada Kismaayo soo gaaray Illaa Seddax Doonyood oo halkaas Dhuxusha ka raraya kuwaasoo sida la sheegay ku sii wajahan Dalalka Khaliijka.
Dhuxushan...
Warbixin iyo Waraysiyo SomaliTalk Jabuuti
Sii hayaha Xildhiga Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaashaandhiga Muuse Cabdulle “…Wariyayaashu Waxay Ka Mid Yihiin Dadka U Shaqeeya Shacabka Oo Gaarsiiya Fariimaha Dalka Ka Jira Wanaag Iyo Xumaan Waxa Ay Yihiinba, Waana Ka Xunahay In La Dilo, Laakiin…”
G/sare Cabdibashiir “Maah maah Militeri ah, Ayaa Waxay Dhigeysaa Askariga Ha Qorin Addigoon Macallin U Haynin, Qorigana Ha U Dhiibin Addigoo...
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ku dhawaaqay Gole Wasiiro oo ka kooban 10 xubnood
Ra’iisul Wasaaraha Dawlada federaalka Soomaaliya, Cabdi Farax Shirdoon, ayaa caawa Nov 4, 2012 waxa uu ku dhawaaqay golahiisa wasiirada oo tiradoodu tahay 10 Wasiir. Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa faafiyey magacyada iyo warsaxaafadeedka hoose:
Halkan ka daawo Sawirada Magacaabista Wasiirada CUsub
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Ayaa Caawa Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda.
Muqdisho, Axad,...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo Maanta Garoonka Diyaaradaha ku Qaabilay Wafddi uu heerkiisu Hooseeyey oo ka socdey Dowladda Maraykanka.
Madaxweynaha Dawladda federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Maanta Shir Albaabadu u xiran yihiin kula yeeshay Wafddi ka socday Xafiiska Wasaaradda arrimaha Dibadda Maraykanka Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.
Shirkan oo soconayay muddo Shan iyo Afartan daqiiqa ah oo saxaafaddu ay dibad joog ka ahayd ayaa waxaa Wafdiga ku socday Maraykanka waxaa Hoggaaminayay ku Xigeenka Kaaliyaha...
Uganda oo Gebi ahaanba Ciidamadeeda kala Baxaysa Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Uganda ayaa shaaca ka qaaday in ay ciidamadooda 5,700 ay kala baxayaan Soomaaliya, kaddib markii ay Uganda ka carootay warbixin QM….
Uganda waxay ka carootay warbixin Golaah Ammaanka ee Qarammada Midoobay oo Uganda ku eedaysay in ay taageertay kooxda mucaaradka ee dagaalka kula jira dawladda dalka Democratic Republic of Congo.
Arrintaas isagoo ka jawaabayey ayaa ra’iisul...
QAYLA DHAAN: Waa ayo dadka ‘AF-SOOMAALIGA’ ku hadla? (Qalinkii Maxamed Xaaji)
Dalka Soomaaliya oo tan iyo burburkii kusoo baxay dal bilaa walaal, bilaa saaxiib ah ayay taasi keentay inay dunidu nagu nacayso erayga dal fashilmay ( A failed state) oo taxa ama liiska lasoo saaro aan sanadkiiba safka hore ka cariirsanno balse mida calool xumada lihi intaa oo dhan maahee waa dadkii Soomaaliyeed oo iyagoo aan nasteex caalami ah lahayn iyagii is necbaystay.
Waxaan doonayaa inaan maqaalkan...
“2,700 Askari oo Uganda kaga Dhintey Soomaaliya”, sidaas waxaa sheegay Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Kenya
Wasiir ku xigeenka Kenya waxa kale oo uu sheegay in 36 askari oo Keenyaati ah ay sannadkii hore ku dhinteen Soomaaliya…
Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya, Richard Onyonka, ayaa kulan looga hadlayey Arrimaha Soomaaliya waxa uu ka sheegay in ciidamo tiradoodu kor u dhaaftay 2,700 ay Uganda kaga dhinteen Soomaaliya…. Arrintaas markii Wakaaladda Wararka AP oo isku dayday...
Madaxweynaha Kenya oo Ereteriya u soo jeediyey in ay kala Qayb qaataan Nabadda Soomaaliya
Madaxweynaha Dawladda Kenya Mwai Kibaki ayaa Qoraal u diray Dhiggiisa Eritireeya Esiyas Afawarki taas oo uu ku weydiisanayay in Xukuumadda Eritireeya ay ka qayb qaadato Nabadda Gobolka Geeska Afrika. Madaxweynaha Dawladda Kenya ayaa sheegay in Xukuumaddiisu ay kala shaqaynayso Eritireeya sidii looga qaadi lahaa Cuna qabataynta haatan saaran.
Madaxweynaha ayaa Qoraalkaas uu u diray Xukuumadda Eritireeye...
19 Jir Soomaali ah oo Madaxa Looga toogtey South Afrika Allaahna badbaadiyay (Daawo Video Xaqiiq Waran ah Xaalada Somalida K/Africa)
Cape Town:- Koox Burcad South Afrikan ah ayaa Madaxa ka toogatay Cabdikariim Cadaawe Cali Geedow oo ah 19Sano Jir Soomaali ah xilli uu ka shaqaynayay Dukaan ku yaala Xaafad ka mid ah Magaalada Cape Town Ee Wadanka Koonfur Afrika.
Dhibane C/Kariin Cadaawe Cali oo aan Kula kulmay Gudaha Xaafada ay soomaalida ka dagan tahay magaalada Cape Town ayaa waxa uu ka sheekeeyay dhibaata xoog badan oo uu kala...
Wafdi Magaalada London uga yimid Horumarinta Waxbarashada Maamulka Ximan iyo Xeeb oo gaarey Magaalada Cadaado
Waxaa Xarunta Maamul Goboleedka Ximan Iiyo Xeeb ee Cadaado gaarey wafdi dhinaca waxbarashada oo uu Hagaaminayey Gudoomiyaha Gudoonka Sare Musa’sasada iyo Horumarinta ee Iftin ee Fadhigeedu yahay Magaalada London Cismaan Macalin Xasan Geele waxaana Magaalada Cadaado ku soo dhaweeyey Ardeyda wax ka barata Dugsiyada waxbarashada ee Mu’asasadaasi
Xubnhii kale ee Soo Dhaweeyey Wafdiagaasi waxaa...




