Home » Qoraallada Halkudhegga "islii"

FaahFaahin Dheeraad ah oo ka soo Baxaysa Qarax Saddex ah oo Habeenimadii Xalay ka Dhacay Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi.

Dec 17, 2012
Inta la xaqiijiyay illaa Laba qof ayaa ku dhaawacantay Qaraxyo Seddax ah oo habeenkii Xalay ahaa ka dhacay Xaafadda Soomaalidu ay ku badan tahay ee Islii ee Magaalada Nairobi. Qaraxyadan ayaa sida lagu soo waramay ka dhacay goob Baar ah oo ay ku Caweeyaan Keenyaahanka laguna Magacaabo Xaafadda Jaamka ee Islii halkaasoo sida la sheegay Salaaddii Maqrib kaddib uu soo maray Gaari kaasoo Seddax Bum ku... 
Halkudheg:

Shiikh Maxamed Cabdi Umal oo Wada Barnaamijyo wacyigelin ah oo ku Aadan in Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Xaafada isli Nairobi Is Difaacaan

Dec 12, 2012
Iyadoo weli ay taagan tahay Qalalaasha ka jira Magaalada Nairobi gaar ahaan Xaafadda Islii iyo Gobolka “waqooyi Bari” ee Soomalida Degto ayaa Shiikh Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada waaweyn Soomaaliyeed ee ku sugana Dalka Kenya ayaa weli Wada Baraarujinta iyo wacyigelinta dadka Soomaaliyeed ka dib markii ay dhacewen dhowr weerary oo la Damcsanaa in lagu boobo Suuqa ugu weyn Afrikada Bari... 
Halkudheg:

Qarax ka dhacay Nairobi oo uu ku dhaawacmay Xildhibaan Yusuf Hassan oo laga soo doorto Kamukunji, Nairobi

Dec 8, 2012
Saddex qof ayaa dhintay habeenimadii Jimcada (ee Sabtidu soo geleysey), waxaa kale oo ku dhaawacmay siddeed qof oo uu ka mid yahay xildhibaan Yuusuf Xasan oo laga soo doorto Kamukunji Nairobi, kaddib markii qarax ka dhacay meel u dhow Masaajid oo ku taal xaafadda Eastleigh (Islii) ee magaalada Nairobi, sidaas waxaa qortay jariidada Standard. Laba qof oo kale ayaa u dhintay dhaawacii. Qaraxaasi waxa... 
Halkudheg:

Xarakada Al-Shabaab oo iska Fogeysey in ay ku lug lahayd Qaraxyadii iyo Dagaaladii ka dhacay Gaarisa iyo Islii .

Nov 21, 2012
Afhayeenka Xarakadda Al-Shabaab ee Dhinaca Howlgaladda ayaa iska fogeeyay in Xarakada Shabaab wax Lug ah ay ku lahaayeen Qaraxii ka dhacay Xaafadda Islii iyo Dagaaladii ka dhacay Magaalada Gaarisa ee lala Bar-tilmaameedsaday Dad Shacab ah haddana waxa uu daba dhigay inuusan ka xumeen falkaas lagu waxyeeleeyay dadkaas maadaama buu yiri Kenya ay nagala dhaxayso cadaawad. Shiikh Cabdilcasiis oo hadalkiisa... 
Halkudheg:

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo Cambaareeyay Qaraxii Dhawaan ka Dhacay Xaafadda Soomaalidu Degto ee Islii.

Nov 21, 2012
Maxamed Yuusuf Xaaji “Shacabka Soomaaliyeed waa in ay is Difaacaan ” Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo qalabka Warbaahinta ka hadlayay ayaa markii ugu horeeyay ka hadlay Xaaladaha qasan ee ka jira Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi ee Dalka Kemya.Madaxweynaha ayaa sheegay in ay jiraan Kooxo Fidna wadayaal ah oo doonaya in Magaca iyo Sumcadda ay kaga ciyaaraan... 
Halkudheg:

Faahfaahin Dheeraad ah oo ku saabsana Xaaladda Deegaanka Islii ee Magaalada Nairobi ka dib marki ay ka dhaceen Dagaalo

Nov 19, 2012
Iyadoo shalay gelinkii dambe iyo Xalayba ay kacsaneyd Xaaladda ee Xaafadda ay Soomaalidu Degto ee Islii ayaa wararka Maanta halkaa naga soo gaaraya waxa ay sheegayaan in laga dareemi karo Degganaan.Xasaradan ayaa timi ka gadaal markii Bus yar oo Shalay marayay Degaanka Islii Qarax lala beegsaday halkaasoo ay ku dhinteen Todoba ka mid ah Rakaabkii Baska halka Shan iyo labaatan kalena ay ku Dhaawacmeen. Arrintan... 
Halkudheg:

Kiiska canshuur ka qaadista xaafada Eastleigh oo bilooyinkan ugu dambeeyey socdey oo u muuqda mid soo dhamaaneysa.

Mar 3, 2011
Waxaa bilooyiinkii uggu danbeeyay socday kiis maxkamadeed oo ku saabsan canshuur ka qaadista xaafadan Eastleigh. Kiiskani oo ay maxkamada geeyeen guddiga ganacsatada xaafada Eastleigh oo muda soo daba jiitameysay ayaa waxey shalay xukuntay maxkamada in maadaamaa canshuurta qaadisteeda aan la joojin karin loo baahan yaahay in guddiga ganacsatada ee xaafadda iyo “City Council” dowladda hoose ay... 
Halkudheg:

Cilmi Baaris: Horumarka ganacsiga Soomaaliyeed ee Bariga Afrika

Nov 28, 2010
Xarunta Cilmi baarista iyo Horumarka soomaaliyeed oo baaris kusamaysa inta badan horumarka ay soomaalida ka samayso dhinacyada wax barashada iyo ganacsiga, ayaa daraasad ku sameysay dhaq dhaqaaqa ganacsiga soomaalida ee ka jira wadanka Kenya iyo bariga afrika. Xarunta oo daraasaddan ka samysay wadamada Kenya, ayey noo suura gashay inaan helno warbixintan ka hadlaysa horumarka dhaqan dhaqaale ee soomalida... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...