Home » Qoraallada Halkudhegga "JFS"

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Wafddi uu Hoggaaminayo oo u Ambabaxay Wadamada Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya

Nov 26, 2012
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo soo dhaweeyey wafti uu hogaaminayey madaxweynaha DFS…. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maantay gaaray caasimadda dalka Jabuuti, safarka Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehliya, Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/Xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, Xildhibaan Faarax Sheekh... 
Halkudheg:

Wasiirada Dowlada Cusub oo shaqo bilaabay, Wasiirada Arimaha Dibada, Gaashaandhiga iyo Maaliyada oo Warsaxaafadeed soo saaray

Nov 25, 2012
War saxaafadeed – Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo isbadal ku sameyn doonta Waaxyaha Wasaaradda iyo Safaaradaha Dibadda. Mogadishu – Sabti 24 Nov 2012 – Kulan isbarasho ah oo ay maanta la yeelatay Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradda iyo Safiirada Jamhuuriyadda Federaalka u matala qaar ka... 
Halkudheg:

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Sheegy in Maamul Kor looga keeno Kismaayo aysan Dowlada Aqbali Doonin iyo Markaykanka oo ka hadlay Abuu Mansuur Al-Amriiki

Nov 16, 2012
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo Warbaahinta la hadlay ayaa dhinacyo badan hadalkiisaasi ku soo qaatay Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ugu horeynba ka hadlay Siyaasadda Xukuumaddiisa Shan iyo Lixdankii Casho oo ay jirtay isagoona hoosta ka xarriiqay in wax badan ay u qabsoomeen. Madaxweyne Xasan ayaa soo hadal qaaday arrinta waayadan dambe Muranka badan uu ka taagnaa... 
Halkudheg:

Xukuumada Raiisul Wasaare Shirdoon oo Maanta mar kale ku Dhici waysey in ay Hortimaado Golaha Baarlamaanka

Nov 12, 2012
Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Kulankan oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku Xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Jeylaani Iikar ayaa intii uusan bilaaban waxaa si weyn loo hadal hayay in Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Saacid la hor keenayo isla markaana lagu ansixinayo kulanka maanta ay yeelanayeen... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...