Home » Archive Bisha October, 2011
Admiral Faarax Qare oo ka hor Hadley Kulankii Baarlamaanka Soomaaliyeed sheegeyna in Badda Soomaaliya Duulaan lagu yahay
Waxaa kale oo Baarlamaanka hadal ka jeediyey Gudoomiyihii Hore Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe… iyo Baarlamaanka oo Dooda Badda u ballamay in ay sii wadayaan maalintii saddexaad… Sii AKhri
Read More →
Baarlamaanka FKMG oo ka doodaya Arrimaha “Xadaynta” Badda Soomaaliya
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la Horkeeney Wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda si wax looga Weydiiyo Arrimaha Badda ku saabsan
Baarlamaanaka DFKMG oo ka doodaya Arrimaha Xadaynta Badda Soomaaliya…. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu maanta kulan ka yeeshey Arrimo la xiriira Badda Soomaaliya ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in 19 Desember la doonayo in la xadeeyo Badda...
Xildhibaan Cawed Axmed Cashara Oo Ku Eedeeyey Xukuumada C/weli Gaas Inay Sii Luminayso Xaduuda Badda Soomaaliya
Gudoomiyaha gudiga warfaafinta baarlamaanka KMG ah ee Somalia xildhibaan Cawed Axmed Cashara oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Toronto ee dalkasi Canada ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah oo uu ku dhaliilayo sida ay xukuumada KMG ah ee Somalia ee uu madaxda ka yahay Dr-c/weli maxamed cali gaas ay uga hadashay arinta bada soomaaliya ee lagu soo xad gudbay islamarkaana ugu baaqay umada soomaaliyeed...
Dr Jaamac Xirsi Muumin”Nin aan Badda in Qaraar tahay iyo in Macaan tahay aan garaneyn baa ku leh waxaa Sharci u sameynayaa Badda “
Iyadoo weli ay socoto Qayla dhaanta looga soo horjeedo Qorshaha Guracan in Badda Soomaaliya la xadeynayo 19 Desember ayna ku Howlan tahay arrimahaas Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid wadamada Shisheeye ayaa waxaan Arrimahaan wax ka weydiney Dr Jaamac Xersi Muumin oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed isla markaana la socda arrimaha la xiriira Badda Soomaaliya waxaa uu yiri”Badda Soomaaliya waxay ku taalaa...
Wasiirkii hore ee Badda: “Xadaynta Cusub ee EEZ waxaa gacan ku leh Hay’ado Shisheeye, sida Heshiiskii Is-afgarad (MoU)”
Wasiirkii Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee DFKMG ee xukuumaddii Farmaajo oo waraysii ku saabsan badda Soomaaliya siiyey VOA ayaa dhaliilay qodobka Roadmap-ka ee xadaynta EEZ… Sii Akhri
Read More →
Boobka Badda (Indian Ocean) iyo Soomaali oo noqotay Agoon loo Itaal sheegtey
Waxaa layiri nin Soomaali ah ayaa isku subax wuxuu aasey oo ciidda ku wada rogey aabihiis iyo wiilkiisii curadka ahaa. Subaxaasu wuxuu noqdey kii ninkaas ugu naxdin iyo murugo badnaa intii uu noolaa. Ninkii oo murugeysan ayaa wuxuu yiri oraahdan: Sii Akhri
Read More →
Xukuumadda oo cambaareysay xiritaanka Al-Shabaab ee shirkadaha xawaaladda iyo isgaarsiinta
Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta waxay cambaareyneysaa falka kooxda Shabaab ay ku joojiyeen shaqadii shirkadaha isgaarsiinta iyo xawaaladaha ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Joojintan oo timid kaddib markii shirkaduhu diideen lacago baad ah waxay dhaawaceysaa ganacsiyada ugu muhiimsan ee dalka ka jira oo ay ka shaqeeyaan, kana faa’ideystaan boqollaal kun oo Soomaali ah.
Xeritaanka...
Hayadda Human Care oo Tababar ku saabsan Habka ugu Casrisan ee loo Baaro HIV/AIDS U Qabatey Shay-Baariistayaal
“Soomaalida Qabta Cudurka HIV/AIDS oo Gaarey 35,175 qof” UN: “Haddii arrintu sida ay tahay ku sii socota waxaa dadka Soomaaliyeed ee cudurkaas qaba waxaa lagu qiyaasay in ay gaari doonaan 55,000 qof sannadka 2012…” SII AKHRI…
Hayadda Human Care oo ah Hayad ka shaqeysa Gudaha Dalka iyadoo kaashaneysa Shirkadda SD (Standard Diagnostics INC ) oo ah Shirkada ka ganacsata qaybaha kala...
VIDEO: Somali-Chennel TV oo arrimaha xadaynta badda Soomaaliya ka waraystay Ra’iisul Wasaaraha DFKMG
Dan ayaa noogu jirtay baddeenu in ay xad leedahay oo inoo caddahay EEZ waxa la yiraahdo ….
Daawo
Read More →
DFKMG marna ma aqbalin mana taageerin dacwooyinka uu wado Peter King.
Warsaxaafadeed Ka soo Baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha DFKMG, Axad October 2, 2011:
Mudanaha Aqalka Mareykanka ee Peter T. King, ahna Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Amniga ayaa dhowaan ku shaaciyey boggiisa internet ka in Dowladda Soomaaliya ay taageereyso dacwadaha ka dhanka ah Muslimiinta ee uu wado. Dowladda Soomaaliya marnaba ma taageerin dacwadaha is-daba jooga ah ee uu ku dhawaaqay bishii...
Abwaan Badmaceeye: “Baddeenu Ma Gadanto Mana Is Dhinto”
Maxamuud Warsame Faarax oo ku Magacdheer Badmaceeye oo ka mid Siyaasiyiinta Soomaaliyeed isla markaana ah Abwaan Soomaaliyeed ayaa wax ka weydiiyey arrimo la xiriira Duulaanka la rabo in lagu soo qaado Badda Soomaaliya taasoo ay wado Dowladda Federaalka Ku meel Gaar iyo Dowlado Shisheeye maadaama uu hore wax uga yiri Wejigii hpre ee lagu doonayey Badda Soomaaliya in lagu boobo isla markaana ka tiriyey...
DFKMG oo kordhineysa ciidamada ilaaliya xeryaha barakacayaasha
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ayaa kordhienysa Ciidamada Gaarka ah iyo Ciidamada Deegaanka ee ka howlgalaya xeryaha barakacayaasha ee Muqdisho, kuwaasoo xeryaha ka howl-geli doona habeen iyo maalin si loo yareeyo dhibaatooyinka ka dhanka ah barakacayaasha.
Go’aankan ayaa yimid kaddib markii wasiirro ka tirsan Xukuumadda ay maanta booqdeen Xerada Badbaado oo ah tan ugu weyn magaalada...
Shir looga hadlayay Mabda Xagjirnimada iyo saameynta ay ku yeelan karto Soomaalida qurba joogta oo lagu qabtay Holland.
Shirkani oo ahaa mid aad u ballaaran oo looga hadlayay saameynta mabda xagjirnimada ay ku yeelan karto dhalinyarada Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool ayaa lagu qabtay magaalada Deh Haag ee xarunta siyaasadda wadanka Nederland, waxaana ka soo qeybgalay Aqoonyahano Soomaaliyeed iyo Ajaaniib lagu casuumay.
Shirkani ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururka Dalmar Foundation ee xaruntiisa tahay dalka Nederland...
Maamul Goboleedyada iyo Kaallinta ay kaga jiraan Horumarinta Dalka
Hordhaca sooyaalka taariikhda Soomaaliya ayaa waxaa ka soo ifbaxaya maamul goboleedyo kala duwan kaddib dagaaladii sokeeye ee burburka ugu geystay guud ahaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed oo dhan kuwaasi oo bedelay wejigii siyaasadeed ahaa burburka iyo dagaalada sokeeye, kuna bedelay jawi xasiloon oo ku dhisan nabad iyo horumar taasi oo ay maanta horseed u noqotay in ay Soomaaliya ka abuuranto dowlad...
Xeradu Waa Eber | Qore: C/raxmaan Salaad
Maxay tahay dhibta aan shacabku arag oo ay arkaan madaxda dawlada oo kaliya ee ku jirta hadii aan cadeysano xuquuqdeena badeed oo ah 200nm? Xagee iska galaan taako dhukeena ah la bixin maayo iyo waxaan ka tanaasulayaa 96% baddeena? Maxaa dhacaya hadey dawladu si fudud u sheegto in badda Soomaaliya ay horey u cabirneyd, xeerna ka yaalo, Qaramada Midoobayna ay cintiraafsan tahay doodna aysan ka taagneyn?...
Channel4: DFKMG oo iska indha tireysa Kufsiga lagu hayo Dumarka ku sugan Kaamka Badbaado, Muqdisho
Sidaas waxaa sheegay Telefishanka Channel 4 ee dalka UK oo si aad uga hadlay dhibaatada xooga weyn ee ka taagan xerada barakacayaasha ee BADBAADO, dhibaatadaas oo ah ah ay halkaas ka taagan tahay kufsasho aad u ba’an oo lagula kacayo dumarka soo barakacay, arrintaas oo u dheer gaajada iyo cunto laann dadka haysata.
Xeradaan waxaa la sheegay in dumar badan lagu kufsado xeradaas, 10 dumar ah...
Ardayda wax ka barata dalka Uganda oo cambaareeyey qaabkii loo maamulay deeqdii wax barasho ee puntland .
Ardayda reer puntland ee wax ka barata dalka Uganda gaar ahaan kuwa ka soo jeeda gobolka bari oo dhaleeceyn xoog leh usoo jeediyey qaabkii loo maamulay deeqdii wax barsho ee dalka turkigu siiyey puntland.
Tani waxay ka damaysay ka dib markii dalka turkigu ugu deeqay puntland arday gaaraysa ilaa 118 arday oo isugu jirta dugsiyada dhexe ,sare iyo heer jaamacadeed, deeqdaan wax barasho ayaan loo qaybin...
Yaa ka dambeeya xadeynta lasheegay in Loosameynayo Badda Soomaaliya 19 Dec 2011
Waa maxay farqiga udhaxeeya (Somali Territorial Sea) oo macnaha ah Dhul badeedka wadanka Soomaalida, iyo EEZ” (Exculisive Economic Zone) oo macnihiisu yahay Aagga Dhaqaalaha ee Gaarka ah?
Sii Akhri
Read More →
Boobka badda Soomaaliya sideen uga badbaadnaa?!!
Waxaan shaki leheyn in dhibaatada Soomaaliya ey ka danbeyso quwado shisheeye oo wadankan dabin u dhigaayay lagasoo bilaabo madaxbanaanidiisii 1960 ilaa xiligaan, balsa markastaba loo gelinaayay shaar siyaasadeed oo munaasab u ah xiligaas siyaasadda jirta.
Waxaan tusaalayaal usoo qaadan karnaa arimahaan soo socda oo kulligood tusaala u ah neceybka reer galbeed iyo Adnaabtoodu u haayaan wadankaan.
—...
Qaybtii 2 aad: Baddeenii Waxay Baylah ku tahay Aqoon darrida Madaxdeenna?
Ra’isul Wasaareheenna Dr. Gaas waxa uu shirkii ugu dembeeyey ku dooday in ay Soomaaliya xaq u leedahay 12 NM oo keliya oo biyaha Badweynta Hindiya ka mid ah. Markii kulamo is dabo joog ah oo todobaad ka hor ka dhacay Toronto, Canada dhawr jeer lagu weydiiyey isaga iyo Dr. Mahige waxay labaduba jawaabtaas oo Sii akhri
Read More →
Waa Yaabee SomaliTalk Miyaa leh Badda Soomaaliya
Anigoo saaran Gaari Bas ayaa nin Odey ah oo ila saarnaa gaari wuxuu ii soo taagay salaan waana ka qaaday, wuxuuna igu yiri “Sow kama mid tihid Qoraayaasha website-ka Somalitalk”, waxaan u sheegay in aan ka mid ahay, wuxuu hadalkiisa ku daray “ Ninyahow waan yaabahanaye”, markuu hadalkaasi ka soo baxay ayaan weydiiyey waxaa ka yaabiyey, wuxuuna iigu jawaabay “Waa sheeko dheer oo u baahan Fadhi”,SII...




