Home » Warar

Safiirka Somaliya ee Kenya oo casuumaad u sameeyey Safiirka cusub ee Dowladda Norway.

Oct 12, 2010
Nayrobi. 12 October 2010. Safiirka Somaliya ee Kenya Ambassador Maxamed Cali Nur Ameriko ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dawladda Norway u magacowday Somalia Iyo Kenya, Ambassador Per Ludvig Magnus, Waxaa Safaaradda Somaliya ee Kenya ku soo dhaweeyey Safiirka Somaliya Ambassador  Maxamed Cali Nur Ameriko Iyo Qunsulka Safaaradda, Mohamed Cismaan Adan”Edson”. Labada Safiir ayaa ka... 
Halkudheg:

Dhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego. Qaybtii 3aad

Oct 11, 2010
Warbixinta ECOTERRA – Qaybta 3aad: Beenta: Soomaaliya ma leh 200 mayl oo Dhul-badeed ah… Xaqiiqada Jirta: Laga soo bilaabo 1972 beesha caalamku waxay qadarinayeen Xeerka Soomaaliya ee No. 37, xeerkaas oo xagga sharci ahaan la mid ah xeerarka kale ee la aqoonsan yahay ee ay leeyihiin dalalka ay kamid yihiin Benin, Republic of Congo, Ecuador, El Salvador, Liberia iyo Peru, dalakaas oo hore u... 
Halkudheg: ,

Dhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego. Qaybtii 2aad

Oct 10, 2010
Warbixinta ECOTERRA – Qaybta 2aad: Beenta: Beesha caalamku waxay caawinaad siiyaan Soomaaliya iyo Soomaalida … Xaqiiqada Jirta: Waxaa dhif iyo naadir ah in la bixiyo lacag ay ku yabooheen kuwo ugu sareey tun-weynayaasha ololaha lacag bixinta ka muujiya warbaahinta. Arrinta ku saabsan in aan la bixin lacagta lagu yabooho ma ah mid ku kooban Soomaaliya, waa been caalami ah oo xitaa ay cambaareeyeen... 
Halkudheg: ,

Jaamacada Moqdisho oo Xaflad Balaaran ku Qabatey Magaalada Boosaaso

Oct 10, 2010
Jaamacada  moqdisho ayaa maalintii axada taariikhdu markeey aheeyd 10_10_2010 ku qabatey magaalada boosaaso xaflad aay ku soo xirtey, waxa aay ugu magacdartey ee “cultural week” isbuuca hidaha iyo dhaqanka.isbuucaas oo ah isbuuc aay sanad weliba qabato jaaamacada moqdisho si aay u barto Ardadeeyda dhaqanka soomaaliyeed isla mar ahaantaasna wexeey kaloo isbuucaas ku bartaaan hanaanka iyo sharciga... 
Halkudheg:

Wasiirka waxbarashada ee Pakistan oo billad dahaba gudoonsiisay Arday Soomaali ah

Oct 10, 2010
Islamabad, Paksistan: Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ujeedkeeduna ahaa in billado lagu gudoonsiiyo  arday tiradooda garayso 2389 (laba kun sadex boqol iyo sideetan iyo sagaal)  oo  36  kamid ah ay hanteen billado dahab ah  kana qalin jabisay kuliyadaha kala duwan ee Jamacada International Islamic University intii u dhaxaysay September 2008 ilaa August 2009 ayaa maalinimadii... 
Halkudheg:

Maakhir Community oo Magaalada Nairobi baaq nabadeed uga soo jeediyay Dowlada Gobaleedka Puntland.

Oct 10, 2010
Shir balaaran oo ay soo qaban qabiyeen ururka dhalin yarada Maakhir ee geeska Africa loogana hadlaayay arrimaha nabada ee gobalada Sanaag, Highland, Bari iyo Gobalka Jubbada hoose ayaa ka dhacay galinkii danbe ee shalay hotelka Nomad Place ee ku yaalo gudaha xaafada Islii. Shirkaan oo ay kasoo qeyb galeen dad iskugu jiray rag iyo dumar ayaa waxaa inta badan diirada lagu saarayay Dagaaladii dhawaan... 

Abshir Bacadle oo ku Geeriyood Muqdisho

Oct 10, 2010
Abshir Nuur Faarax ayaa Habeenimadii October 10, 2010 ku geeriyoodey Muqdisho. Allah ha u naxariisto. Waxaa xalay geeriyoodey Abwaan Abshir Nuur Faarax Weheliye (Abshir Bacadle), Allah ha u naxariistee wuxuu ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaalay magaalada Muqdisho isaga oo xanuunsanaa maalmihii aynu soo dhaafnay. Marxuum  Abshir Bacadle wuxuu ka mid ahaa abwaanada Soomaaliya ee ku sugan magaalada... 
Halkudheg:

Madaxweynahii hore ee Dalka Ghana oo Midowga Afrika u magacaabeen Ergeyga Gaarka ee Soomaaliya

Oct 9, 2010
Gudoomiyaha Midowga Afrika, Jean Ping ayaa madaxweynahii hore ee Ghana, Jerry Rawlings, waxa uu u magacaabay ergeygagiisa gaarka ah ee u qaabilsanaan doona arrimaha Soomaaliya, sidaas waxaa magaalada Addis Ababa kaga dhawaaqay Midowga Afrika, Sabtidii October 9, 2010. Ping waxa uu sheegay in madaxda Afrikaanku ay weydiisteen in Soomaaliya loo magacaabo qof “derejo saro leh” oo maarayn kara... 
Halkudheg: ,

Dhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego, taas oo aan cidna lagu ciqaabin . Q.1aad

Oct 9, 2010
Warbixin dheer oo uu qoray ururka ECOTERRA oo ku saabsan badda Soomaaliya ayaa cinwaankiisu ahaa “Dhul-badeedka Soomaaliya: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego.” Warbixinta oo ka kooban dhawr qaybood waxay u qoran tahay qaab ah “beenta la sheego,” iyo “xaqiiqada jirta,” oo jawaab u ah. Qoraalkaas oo SomaliTalk.com soo tarjumtey hoos ka akhri: FG: Sida ay isku qeexaan... 
Halkudheg: ,

Beesha caalamka oo wada Qorshayaal ay ku yarayneyso Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Oct 7, 2010
Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif oo todobaadyadii la soo dhaafay safaro ugu kicitimay qaar ka mid ah wadamada Adduunka ayaa waxaa warar soo baxaya waxay sheegayaan in beesha caalamka ay wado qorshayaal wax looga bedelayo Dowladda uu hogaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Madaxweynaha DFKMG Shariif waxa uu safar ku tagay Xarunta Qaramada Midoobey ee Nework, Magaalada Madrid ee dalka Spain, Addis Ababa,... 
Halkudheg: ,

Meles Zenawi oo isku shaadheyn ku sameeyey Dowladdiisa Cusub

Oct 7, 2010
Seyoum Mesfin oo aan ka soo muuqan Dowladda Cusub … Laakiin lama bedelin wasiirada la sheegay in ay ugu muhiimsan yihiin xukuumadda Zenawi sida Difaaca, Maaliyadda, Waxbarashada, Arrimaha Federaalka, Garsoorka, iyo Beeraha…. Dhawaan ayay ahayd markii Ra’isul Wasaaraha Dalka Itoobiya Meles Zenawi  dib loogu doortay in xilka uu sii hayo muddo shan sano ah kadib markii ay doorashooyin ka... 
Halkudheg:

Sheikh Cumar Faruuq: “Heshiis lala gali karaa ma jirto Dadka haysta dad, dal iyo duunyo muslim leeyihiin… “

Oct 5, 2010
“ONLF waa Urur xaq u dirir ah,  waa in naf & maalba lagu taageero” Sheikh Cumar Faruuq oo Muxaadaro khadka Telefoonka ah laga waydiiyay Su’aalo ku saabsan Jabhadda ONLF & Halganka Ogaadeenya Sheekh Cumar Faaruuq ayaa Muxaadaro dhinacyo badan taabanaysa maanta khadka Telefoonka ugu jeediyay Jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya ee ku dhaqan Magaaladda Perth ee Galbeedka Australia,... 
Halkudheg: ,

Waxbarashada Soomaaliya: Muqdisho, Qardho iyo Lascaano iyo Warar Goos goos ah…

Oct 4, 2010
Muqdisho: 135 arday oo helay Deeq.. Qardho:  Imtixaankii 1aad East University iyo Urur taageeray  Nugal University iyo qiso la yaab leh oo Kenya ka dhacday… …… Muqdisho: 135 arday oo ku guulaystay deeqaha waxbarashada ee laga helay dalalka Yeman Iyo suudaan 2010/2011 Qardho: Jaamacadda East Somalia oo Ardaydii ugu horeysay ay Imtixaan u Fariisteen Nairobi: Urur Loogu Magacdaray... 
Halkudheg: ,

Safiirka Somaliya ee Kenya oo casuumaad u sameeyey Safiirka cusub ee Dowladda Shiinaha

Oct 3, 2010
Safiirka Somaliya ee Kenya Ambassador Maxamed Cali Nur Ameriko ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dawladda Shiinaha u magacowday Somalia Iyo Kenya, Sabti October 2, 2010. Mudane: Liu Guangyuan waxaa halkaas ku soo dhaweeyey Safiirka Somaliya Ambassador  Maxamed Cali Nur Ameriko Iyo Ku Xigeenkiisa, Mohamed Cismaan Adan”Edson”. Labada Safiir ayaa ka wada hadlay xidhiidhka dheer... 
Halkudheg:

Dr. Cumar Cusmaan Raabe oo Buug ka soo saaray Daraasad uu samaynayey 30 sano (Aragtida Reer Guuraaga ee Ninka Soomaaliyeed)

Oct 2, 2010
Madaxa Mac’hadka Culuunta siyaasada iyo Is-tiraatiijiyada dalka Jabuuti Dr. Cumar Cismaan Raabe oo Daraasad uu Sameynayey 30-sano Ka Qorey Buug Magaciisu Yahay Aragtida Reer Guuraaga ee Ninka Soomaaliyeed (La Mentalite Nomade) Dr. Cumar Cismaan Raabe oo ah Madaxa Mac’hadka Culuunta siyaasada iyo Istiraatiijiyada dalka Jabuuti oo aan dhowaan xafiiskiisa ku booqdey ayaa Buugg ka hadlaya Aragtida... 
Halkudheg:

Maxkamadda ku taal India oo ku dhawaaqday Xukunka Masjidka Babri (Ayodhya)

Oct 1, 2010
Waxaa Goobta Masjidka loo qaybiyey saddex qaybood, hal qayb keliya ayaa Muslimiinta la siiyey… Waa sida ay Maxkamaddu xukuntay… Xukun ku saabsan Masjidka Babri Masjid ee ku yiilay Magaalada Ayodhya ee gobolka Uttara Pradesh ee Waqooyiga wadankan INDIA ayaa Khamiistii (Sept 30, 2010) lagaga dhawaaqay Maxkamadda Allahabad High court.. Taas oo xukuntay in loo qaybiyo saddex meelood (Meel... 
Halkudheg:

Zenawi oo Sheikh Shariif kala hadlay si degdeg ah in uu usoo magacaabo Ra’iisul Wasaare cusub ee DFKMG

Sep 30, 2010
Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif oo Arbacadii (Sept 29, 2010) gaarey magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxaa la kulmay ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya, Meles Zenawi. Waxaana wada hadalkooda ubucdiisa uu diiradda saaray ra’iisul wasaaraha cusub ee loo soo magacaabayo xukuumadda Kumeelgaarka ee Soomaaliya, waa sida ay faafisay warbaahinta xukuumadda Itoobiya ee ENA. Waxaana... 
Halkudheg:

Warbixin gaar ah – Falaqaynta Guga 2010: 27% dadka Soomaalida oo ku sugan xaalado ba’an oo cunto iyo nafaqo darro

Sep 29, 2010
Hay’adda Falanqayta Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqata (FSNAU) ayaa waxa ay hadda shaacisay warbixinteeda kooban ee ku aaddan Falanqayntii Xilliga Guga 2010. Warbixintan kooban ayaa waxay bixinaysaa xog kooban oo ku saabsan natiijooyinkii ka soo baxay sahankii iyo falanqayntii la sameeyay xilliga Gu 2010, taasoo laga ogaaday in 27% dadka Soomaalida ay ku sugan yihiin xaalado ba’an oo cunto iyo nafaqo.... 
Halkudheg: ,

Shiikh Shariif oo ka qaybgalaya kulanka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Magaalada Madrid

Sep 28, 2010
iyo Baarlamaanka DFKMG oo ka dooday 15  xubnood oo kamid ah xubnihii soo sameeyey dastuurka cusub iyo Khudbaddii Mahiga ee Madrid oo uu ku xusay in la sii wado nidaamka hirgelinta Dastuurka qabyada ah ee loo samaynayo DFKMG…. *** Sheikh Shariif  iyo Shirka Madrid Markii uu soo idlaadey kulankii Qaramada Midooby ee Magaalada Newyork waxaana kulankaas somaaliya ugu qaybgalay Madaxweynaha Dowladda... 
Halkudheg: ,

Dhulkii Safaaradda Soomaalida ee Dalka Kenya halkuu ku danbeeyay? Yaase iibsaday?! Q.2aad

Sep 26, 2010
15 million Kenya SHILLINGS ayaa lagu iibsadey Dhismihii Safaaradda Soomaalida ee Nairobi, balse lacagta Dhismaha Safaradda Soomaalida uu marayo waxaa lagu qiyaasay 130,000,000 Kenya Shilling… F.G Intii la socotay qormadan waxaan qormadii hore ku soo sheegnay Sandkii 1969-kii in ay dowladda Soomaaliya iibsatay dhulka safaaradda Soomaalida ee dalka Kenya balse sanadkii 1973 ayay dowladda Soomaaliya... 
Halkudheg: ,

Khudbaddii Sheikh Shariif ka jeediyey Qarammada Midoobay oo uu ku dalbaday in Ciidamo Shisheeye loo diro Soomaaliya

Sep 26, 2010
Khudbadda Sheikh Shariif oo ku soo beegantah xilli Maranku sheegay in ay la shaqaynayaan Puntland iyo Somaliland iyo Kooxaha Koonfureed ee ka soo horjeeda Alshabaab, xitaa haddii aysan xiriir la lahayn xukuumadda DFKMG…. Video iyo cod ee Khudbadda (hoos ka eeg) Madaxweynaha Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ee Soomaaliya Sheikh Shariif ayaa Sabtidii September 25, 2010 waxa uu khudbad ka jeediyey... 
Halkudheg:

Qarammada Midoobay iyo Midowga Afrika oo Difaacay Duqaynta Suuqyada iyo Masaajidda Muqdisho

Sep 25, 2010
Maadaama ciidamada Afrikaanka ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya la siiyo lacag Afar meelood marka loo qaybiyo saddex meelood kayar lacagta ay Qarammada Midoobey ku bixiso meelo kale, “waxay dhammaantood aadeen Darfur,” sidaas waxaa Khamiistii InnerCityPress u sheegay Gudoomiyaha Midowga Afrika, Jean Ping. Kulankii albaabadu u xirnaayeen ee Qarammada Midoobey ee looga hadlayey Soomaaliya,... 
Halkudheg:

Jaamacadii ugu horeysay oo laga furay Qardho (Sawiro/ Warbixin)

Sep 24, 2010
Xaflad lagu furiyay Jaamacadda Bariga Soomaaliya ee Degmadda Qardho (East Somalia University) ayaa maantay (24-09-2010) si rasmi ah xariga looga jaray. Furitaanka Jaamacadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuulyiin sare oo ka tirsan Wasaaradda Waxbarshadda Puntland,Aqoonyahano iyo dad waxgarad ah. Halkan ka daawo sawirada Xaflad Qado sharaf ah oo Madaxda Jaamacada ay ku qabteen Hotelka Guffurre ka... 
Halkudheg:

Ergayga Gaarka ah ee Xoghaya Guud uqaablisan Soomaaliya oo hadal ka soo saaray go’aanka Ra’iisal Wasaaruhu is ku casilay

Sep 23, 2010
Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) WARSAXAAFADEED 019/2010 Nayroobi, 21 Sebtember 2010 – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Dr. Augustine P. Mahiga, ayaa arkay go’aanka uu Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, uu isku casilay isagoo tixgelinaya danaha nabadda iyo amniga Soomaaliya. Dr.... 
Halkudheg: ,

Safiirkii Hore Soomaaliya ee Sudan iyo Sii Hayaha Xilka Safiirnimo ee Shir jaraa’id ku qabtay Khartuum

Sep 23, 2010
Waxaa Arbacadii  21/09/2010 si wada jir ah shir jaraa’id ugu qabtay xarunta Safaarada Soomaaliya ee Sudan Safiirkii hore ee Soomaaliya ee dalka Sudan Mudane Mahadi Abuubakar Maxamuud iyo Sii hayaha xilka Safiirnimo ee Safaarada Sudan isla markaana ah madax taba barada Dublumaasiyiinta Wasaarada Arimha Dibada ee Soomaaliya Mudane Yuusuf Calasoow Maxamuud. Shirkaas Jaraa’id oo ay ka soo... 
Halkudheg: