Home » Qoraallada Halkudhegga "china"

Xafalad qalin jabin heersare ah oo ka dhacday magaalada Wuhan ee dalka shiinaha

Jun 14, 2011
Xafalad qalin jabinta dufcadii ugu horeysay arday soomaali ah oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa  heenimadii axada oo ay taariikhdu ku beegneyd 12 june 2011 ka dhacday magaalada Wuhan ee caasimada gobolka Hubei ee bartamaha dalweynaha shiinaha. Xafaldan qalin jabinta oo ay soo agaasimeen ururka ardayda soomalida ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan WSSU(Wuhan Somali Students Union) ayaa waxaa ay... 
Halkudheg: , ,

Xaflad Balaaran oo loo sameeyey Sannad Guurada 50 aad ee Xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha

Dec 16, 2010
Munaasabad lagu xuseyey Sannad Guurada 50 aad ee ka soo wareegtey  Xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa lagu qabtey Xarunta Safaarada Shiinaha uu ku leeyahay Magaalada Nairobi waxaana ka qaybgaley Madax ka socotey Hayadaha Caalamka , Dowlada Federaalka, Dibolamaasiyiinta Shisheeyaha, Masuuliyiinta Safaarada Shiinaha ee dalka Kenya iyo marti Sharaf kale oo lagu casuumey Xafladaas Halkan ka daawo... 
Halkudheg:

Safiirka Somaliya ee Kenya oo casuumaad u sameeyey Safiirka cusub ee Dowladda Shiinaha

Oct 3, 2010
Safiirka Somaliya ee Kenya Ambassador Maxamed Cali Nur Ameriko ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dawladda Shiinaha u magacowday Somalia Iyo Kenya, Sabti October 2, 2010. Mudane: Liu Guangyuan waxaa halkaas ku soo dhaweeyey Safiirka Somaliya Ambassador  Maxamed Cali Nur Ameriko Iyo Ku Xigeenkiisa, Mohamed Cismaan Adan”Edson”. Labada Safiir ayaa ka wada hadlay xidhiidhka dheer... 
Halkudheg:

Bandhigga Carwada ugu weyn adduunka ee Shanghai oo Soomaaliya ka qayb gashay

Sep 20, 2010
Carwada  Shiinaha oo soo bilaabatay May 1 – October 31, 2010 waxaa Soomaaliya u matalay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari…. Xarunta ganacsiga ee China  ee Shanghai waxaa ka socda bandhig dhaqameed iyo ganacsi lagusoo bandhigay dhaqamada Aduunka  si China oo noqotay xarunta ganacsiga aduunka ay u gu soo bandhigaan dadkooda wadamada uu gaaray ganacsigooda iyo inay fahmaan dhaqamada wadankaas... 
Halkudheg: ,

Xaflad ballaaran oo ay qabteen Raabidada Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan

Sep 14, 2010
iyo Xafladdii Ardayda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Shiinaha….. SUUDAAN: Raabidada  Ardayda Soomaaliyeed ee Caalamiga ah ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan ku qabtay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay munaasabadda Ciidul fidriga ee barakaysan , Raabidadan oo metesha jamaacadda Ictisaam ayaa kulankan cinwaan uga dhigtay “Midnimaddu waa aasaaska  sharafta... 
Halkudheg: , ,

Siihayaha Safaaradda Shiinaha oo khudbo ka jeediyay shir ka dhacay Shiinaha oo loo qabtay Safiirada Africa (Zhejiang International Business Week)

Sep 14, 2010
Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha (China) Mudane Cawaale Cali Kullane ayaa ka qeyb galay shirweyn oo lagu casuumay dhamaan Safiirada Safaaradaha Africa ee dalka Shiinaha shirkaasoo loogu magac daray (Zhejiang International Business Week). Shirkan oo ka dhacay magaalada Hangzhou, Zhejiang Province, ayaa waxaa loo qabtay in lagu dhiirigaliyo ganacsatada Shiinaha ee dooneysa... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...