Home » Archive Qoraaga
Guddiga Doorashada Xubnaha Baarlamaanka oo shaaciyey Lacagaha ay Bixinayaan Xubnaha u Taratamaya Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku Xigeeenadiisa
Musharaxa Guddoomiyaha Barlamanka waxa uu bixinayaa $3000, Guddoomiye ku Xigeenka Koowaadna $2000, halka Musharaxa Guddoomiye ku Xigeenka Labaadna uu ka bixinayo $1000… Waxaana doorashadu dhici doontaa taalaadada Agoosto 28, 2012
iyadoo maalinimadii shalay Labada Duhurnimo ay ku eked Xilligii Qabashada Musharixiinta Guddoonka Balmaanka ayaa arrintaa dib u dhac ku yimid.
Afhayeenka Guddiga qaban...
Kooxda gurmadka difaaca Kheyraadka badda Soomaaliya oo uga digtay Kenya iyo shirkadaha caalamiga ah ee batroolka qoda in ay shidaal ka qotaan badda Somalia.
East African Energy Forum oo ah haya’ad Soomaali ah, isuna xilsaartay in ay difaacaan kheyradka iyo petrolka badda Soomaaliya ku jira ayaa digniin culus u diray dowladda Kenya iyo afar shirkadood oo caalami ah petrolkana qoda, iyaga oo ku tilmaamay in ay sharci darro tahay in dowladda Kenya iyo shirkadahaas isu bahaystay in ay boobaan kheyraadka badda Soomaaliya ku jira khaasatan dhulbadeedka soomaaliya...
Qaadiroow midkii khayr kujiro, Qoomka ku badbaadi…Gabay ku socda Musharixiinta (Qore: Maxamed Xaaji)
Qaadiroow midkii khayr kujiro, Qoomka ku badbaadi
Qarankii jabee aan la helin, Kaadir qalab qaata.
Umaddii qaxdee aan la hanan kala qorsheynteeda.
Madficii qarxee aan la huwin, Qaaya nabadeedba.
Qabyaalladii dhacdee aan la hubin, Halista qiiqaysa.
Qabtii qarni-biloowgaan ka nahay, Qulubka koowaade.
Qulubkiyo khilaafkaan ka nahay, Qaybta koowaade.
Quruumaha aduunkaan ka nahay, Qaati iyo dayro.
Qaaradda...
Shiikh Shariif, Shariif Xasan, Axmed Siilanyo iyo Cabdiraxman Faroole oo sheegey in Meless Zanawi uu ahaa Saaxiib aysan marna iloobi doonin
Labada Shariif ee uu haatan Xilkoodii dhammaaday ayaa Maanta oo Khamiis ah ka qayb galay Baroordiiq Safaaradda Itoobiya ee Muqdisho loogu dhigay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka Itoobiya ee dhawaata Geeryooday Melles Zanawi .
Labadan Mas’uul oo Saxiixay Buugga Tacsida ee halkaa laga furay ayaa waxaa halkaa hadalo kooban ka jeediyay Shriikh Shiikh Axmed, waxana uu sheegey in ay u tacsiyeynayaan...
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo Sheegay in ay Isu Diyaarinayaan Dagaalkii ay la Geli lahaayeen Dawladda soo Socota.
Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Saraakiisha Sare ee Xarakada Shabaab ayaa markii u horeeyay ka hadlay Doorashooyinka iyo Siyaasadda Soomaaliya ee Maanta.Xasan Daahir ayaa sheegey in Doorashada la sheegayo in ay dalka ka dhacayso ayan iyagu waxba ka khuseynin marnabana aysan taageereynin Wuxuu sheegey Mas’uuliyiinta sare ee Dawladda ku meel gaarka ayuu sheegey in ay yihiin kuwo La Gumaysto oo ka amar...
Baarlamaanka Cusub oo la dhaariyey ma noqon doonaa baarlamaan Soomaaliyeed.. mase…?
Waxaa magaalada Muqdisho lagu dhaariyey xildhibaano tiradoodu gaarayso 211 xildhibaan oo kamid noqonaya Baarlamaanka cusub ee ay yeelanayso Soomaaliya.
Dhaartan ayaa lagu soo beegay (Isniin Agoosto 20, 2012) oo ah xilligii ay ku ekeyd DFKMG ee uu madaxweynaha ka ahaa Sheikh Shariif, sida ku cad waxa loogu yeero Roadmap-ka.
Waxaa baarlamaanka cusub la dhaariyey ayadoo aan weli tiradii 275 xildhibaan...
Muqdisho: Kooxaha Elaman iyo Dahabshiil oo lagu Furey Tartankii Jeneraal Daa’uud
Waxaa ka furmay Garoonka Jaamacadaha ee Magaalada Muqdisho Tartanka koobka General Daa’uud oo ah Tartan caan ah oo Sanadkiiba mar uu qabto Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta. Tartankan ayaa waxaa ka qeyb galaya 12 kooxood waxaana cayaartii ugu horeysay ay dhex martay kooxaha Elman iyo Dahabshiil cayaartaas oo ugu dambeyntii ku soo idlaatay 4-1 ay Guushu ku raacday Naadiga Elman.
Guddoomiyaha...
Ugaas Mowliid “Shariif Xasan Shiikh Aadan ma Hogaanka Dhaqanka Beesha Reer Ow Xasan Baa”
Ugaaska Beesha Reer Ow Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Cabdulaahi Ugaas Axmed oo ku magac dheer Ugaas Mowliid ayaa soo saarey Qoraal uu kaga hadlayo halkii ay mareen Laba Xubnood oo ay Beeshu ku lahayd Xildhibaanada Baarlamaanka waxaana Qoraalkaas lagu wargelinyaa dhamaan Haya’daha iyo Beelaha Soomaaliyeed ee ka qayb qaadanayey Hanaankii kala Guurka waxaana Qoraal uu soo Saarey Ugaaska u Qornaa Sidatan
Ku...
Dawladda Itoobiya oo Sheegtay in Siyaasadeedii Soomaaliya ayan Waxba Saameyn ah ku Yeelaneyn Geerida Meless Zanawi..
Xaralada Alshabaab oo si weyn u soo Dhaweysey Geeridii Melles Zanawi
Iyadoo Maalinimadii Shalay si Rasmi ah Shaaca looga qaaday Geeridii ku Timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka Itoobiya ayaa waxaa arrintaa ka hadlay Afhayeenka Xukuumadda Itobiya ahna Wasiirka War Faafinta Simon Barakat.
Barakat ayaa sheegey in Ra’iisul Wasaarahoodii Zinaawi uu Geeryooday una Geeryooday waa siduu hadalka u...
Ing Maxamed Axmed Saalax “Haddii la ii Doorto Xilka Madaxweynimo Waxaa Hal Bacaad lagu Lisey ka Dhigayaa Heshiisyadii Badda ee lagu Boobayay Khayraadkeenna”
Kulan balaaran oo ay ka qaybgaleen Siyaasiyiin , Waxgarada Isimo, Salaadiin , Culamaudiin , Aqoonyahano, Saraakiil , Haween iyo Dhalinyaro ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana lagu taageerayey Masharaxnimada Ing Mxamed Axmed Saalax oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxtinmo ee Soomaaliya
Kulankaas oo ahaa mid taageero u badnaa ayaa waxaa looga dhawaajiyey in Beesha Majeerteen ay...
Melles Zanawi oo la Xaqiijiyey in uu ku Geeriyoodey Wadanka Biljam
Warbixin:Saameyntii uu Soomaaliya ku lahaa Melless Zanawi –
Warbaahinta Caalamka ayaa waqti aan sidaa u dheereeyn waxay sii daayeen warara ku saabsan Geerida Raiisul Wasaarihii Wadanka Itoobiya Meless Zanawi ka dib markii Muddo uu ku xanuuunsanaa Isbitraal ku yaal wadanka Biljam ka dib markii uu Maskaxda uu dhiig kaga furmey iyo Cuduro kale waxaana geeridiisa laga Xaqiijiyey wadanka Itoobiya...
Dagaalka Sokeeye Ee Suuriya :- Saamaynta Uu Ku Yeelankaro Bariga Dhexe Iyo Soomaalida.
Dalka Suuriya waxaa 18 bilood ee ugu danbeeyey ka socday kacdoon ku bilaabmay Muharaadyo lagu codsanayey in wadanka isbadel dhinaca siyaasadda ah laga hirgaliyo, isla markaana la soo afjaro muddada 50 sannadood ahayd ee uu wadankaasi ka talinayey xisbiga kaliy ee lagu magacaabo (Alba‘ath), Dhaqdhaqaaqan isbadel doonka ah ayaa markii danbe isu badelay mid hubaysan ka dib markii xukuumadda dalkaasi...
Hayadda Camuud oo soo Gabagabeysey Barnaamij isugu jirey Afurin, Biya Qaybin iyo Ciiddul- Fidri
Iyadoo lagu Guda jiro Maalinkii Labaad Munaasabada Ciidul Fidriga ayaa intii laguy Guda jirey Waajibaadkii Ramadaanka ayaa Hayadda Camuud ( Amoud Foundation ) waxay Bishaas ay qaar ka mid ah Gobolada ka wadey Barnaamij isugu jirey Afurin , Biya qaybin iyo Ciidul Fidri waxaana Barnaamjikaas Deeqda ah ka Faaideystey Dad aad u fara badan oo aan awoodin in ay iska bixiyaan Ramadaanka iyo waxyaabaha...
DHEX-ROORAHA FAGAAGGA IYO TIIGSIGA FARRAARE
Haddii aanu u martinno akhriska aayadda 33-aad ee suuradda Al-Raxmaan, waxaa inoo muuqanaya aqoon baaxad weyn oo aayaddu ay inoo tilmaameyso. Sida u caadada ah aayadaha quraanka, iyaga oo bilowgii la hadlayey bulsho badow ah oo ku dhaqneyd tuulo ku dhex-taal dhul lama-degaan ah, ayaa misana waxaad moodeysaa in ay maanta soo degatey oo ay la hadleyso dadka ugu garashada sareeya kun-sanadeedkan (Millennium-kan)...
Soomaaliya: Waa markii ugu Horeysey ee Taariikhda oo Halmar la wada Ciidey 21-kii Sano ee la soo Dhaafey intii lagu Guda Ciidul Fidriga (Warbixin)
Xarakada Alshabaab oo Tartan Qu’aan Akhris ah Hadiyad ahaan u Bixiyey Qoryaha Akh 47 iyo Daba Miinshaar
In kastoo markii uu dhalanayey Ramadaanka loo kala Soomey Jimce iyo Sabti hadana waxaa faraxad ah in mar Qura la wada ciidey Ciidul Fidriga , waa mid taariiikhi ah int aan Xasuusto intii lagu guda jirey Dagaaladii Sokeeye ee la wada Ciidey islamarkaana si faraxd leh loo Damaashaaday.
Ciidaan ayaa...
Golaha Masaajidda Woqooyiga Ameerika oo Hambalyada Ciidul-fidriga u diray Muslimiinta
Goluhu Wuxuu udar daar mayaa Umada Islaamka ah Gaar ahaan umada soomaaliyeed inay sii wadaan cibaadadii iyo dadaalkii la soo waday,bishii ramadaan,oo aysan naga noqon wax un ku ekaa bisha ramadaan.
GOLAHA ISUTAGA MASAAJIDA EE W/MARAYKANKA OO HANBALYO IYO DAR DARAN KU AADAN MUNAASABADA CIIDUL-FIDRIGA UDIRAAYO UMADA MUSLIMIINTA AH,GAAR AHAAN JAALIYADAHA SOOMAALIYEED EE KU NOOL WADANKA DIBADIISA.IYO SOOMAALIDA...
Ra’iisul wasaaraha DFKMG Soomaaliya ayaa u diraya hambalyo ku aadan Ciidul Fidriga dhamaan Muslimiinta Caalamka
Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda FKMG:
Muqdisho, 18, Agust. 2012…..Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali ayaa caawa dhamaan muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed Hawada u marinaya hambalyo ku aadan farxada Ciidul Fitriga.
Ra’isul wasaaruhu wuxuu Hambalyo u diryaa dhamaan Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, isagoona sheegay in Umadd kasta ay leedahay...
Maamulka Hay’ada HARO oo Hambalyada Ciidul Fitriga u diraya Muslimiinta, gaar ahaan Soomaalida
Asalamu Calaykum Waraxmah, Ciid Wanaagsan,, Ciid Mubaarak.
Anigoo ku hadlaya magaca Gudiga iyo Maamulka Hay’ada Humanitarian African Relief Organization (HARO) Waxaan hambalyada iyo Tahniyada ciidul Fitriga u dirayaa dhamaan ummada Muslimiinta, gaar ahaana ummada Soomaaliyeed. Illaahay hanaga aqbalo acmaasha khayrka ah ee bishaan aan soo samaynay, hana nagu daro kuwa dunuubtooda la dhaafo, naartana...
“GAANDI” UGA YEERA:
Gaadiidka awrka hayinka ah goror ma daadshaanka
Gacaleeye, caaddila, gadhwade, geesi xog ogaal ah
Galoo kala gur-gura oo raggii Gaandi uga yeera!!
Maashaa Allaah, Waa Ilaah Mahaddiis, marba haddii Shirkii Ansixinta Dastuurku guulaystey, xilkiisii ummadeedna ka soo dhalaalay … waddankana u gawracay Qaanuun maal-kaga-kaca ah… Allaa I lehe, arrinku sidii badiba shaadaliga, bunka iyo saloolka loogu...
Islaamiyiinta dalka Soomaaliya oo laga miirey baarlamaanka cusub halka cilmaaniyiintu ay heleen 90% xubnaha baarlamaanka cusub
Muqdisho, Soomaaliya
Baarlamaanka cusub ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa laga miirey dhamaan xubnihii islaamiyiinta ee soo galay baarlamaanka kadib heshiiskii isbahaysigii Asmara ee uu horkacayey Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu la galay dowladdii KMG ee lagu soo dhisay dalka Kenya 2004.
Baarlamaankan cusub ayaa waxaa ay xubnihiisu u badan yihiin 90% qurbo joog ku adag mabda’a cilmaaniyadda oo qaba...
Musharax Yaasiin Maaxi oo si kulul uga hadlay Laba arin oo caqabad weyn ku ahay Nabada ka dhalata Somalia.
Musharaxa u Tartamaya Doorashada Xilka Madaxweynaha Jamuuriyada Somalia Mudane Yaasiin Maaxi Macalin oo la hadlayay Warbaahinta ayaa si kulul uga hadlay Xaalada kala guurka ah ee uu ku sugan yahay Dalka Somalia.
Mudane Maaxi waxuu ka hadlay arimo uu ku tilmaamay in ay caqabad ku yihiin in dalka Somalia uu helay Nabad iyo kala dambeeyn mar uu ka hadlayay Laba arin uu sheegay waxa uu yiri.
“Somalia...
Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub oo Magacyada 202 kamid ah la faafiyey
Magacyada 202 qof oo ka mid noqonaya xildhibaanada baarlamaan cusub ee loo samaynayo Soomaaliya ayaa waxaa faafiyey guddiga farsamada ee qaabilsan soo xulidda xubnaha baarlamaanka.
Waxaana la sheegay in magacyada inta dhiman la soo dhamaystiri doono, laakiin lama sheegin sababta keentay in la shaaciyo magacyada qaar ayadoo aan la soo dhamaystirin. Tirada guud ee laga raboo in uu noqdo baarlamaka cusub...
Shariif Xasan iyo Mahiga oo kulankoodii oo ku Dhamaadey Fashil ka dib markii..
iyo Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo si Cad u Diidey in la soo Magacaabo Xildhibaanadii Hore.
Warbixinno:
Shariif Xasan Shiikh Aadan oo ahaa Guddoomiyahii hore Barlamaanka KMG ayaa kulan la qaatay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mahiigga. Shariif Xasan oo halkaas looga yeeray ayaa sida Ilo Hoose oo aan heleyno ay sheegayaan Xafiiska Mahiga looga Yeeray ayaa lagala hadlay...
Waa maxay shuruudaha iyo sifooyinka laga rabo Madaxweynaha Cusub?
Qore: Farah Aw-Osman
Madaxweynuhu waa wajiga ama muraayada matalaysa ummada Soomaliyeed taas oo caalamku ay wada arkayaan. Sidaa awgeed, waa lama huraan in qof u qalma buuxiyayna shuruudaha ama sifooyinka aasaasiga ahna la doorto jagadaas muhiimka ah. Hadaba waxaa isweydiin mudan maxay yihiin sifooyinka lama huraanka ah ee ay tahay in laga helo madaxweynaha mustaqbalka, si markaasi qof tayo, tacliin,...
Kulan Looga soo Horjeedo Laguna Cambaareynayay Dilalka iyo Xadgudubyada loo gaysanayo Saxaafadda oo Maanta ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
Kulan ay soo qaban qaabiyeen Hay’adda Suxufiyiinta Qaranka ee NUSOJ isla markaana ay ka soo qayb galeen Agaasimayaasha qaybaha kala duwan ee Warbaahinta ayaa maanta ka dhacay Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho Kulankan ayaa guud ahaan waxaa uu ahaa mid looga hadlayay dhibaatooyinka loo gaysanayo Suxfufiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaana Magaalada Muqdisho oo Sanadkan gudihiisa lagu dilay illaa Sagaal...




