Home » Archive Qoraaga

Xarakada Alshabaab oo Deegaanada ay ka taliyaan Dadka u sheegey in Hilibka Waraabaha la Cuni karo.

Aug 17, 2012
Shiikh Cabdi Umal “Hilibka waraabaha waa Xalaal mana jirto meel lagu Xaaraatinimeeyey” Shiikh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif “Hilibka Waraabaha Waa xaaraan Cidii Tiraah waa Xalaal Been bey sheegtay”  Waraabaha oo ka mid ah Duur Joogta isla markaana Cuna Dadka iyo Xoolaha ayaa xiligan waxaa la sheegayaa in Cunsitiisu ay Banaan tahay Diinta Islaamkana aysan waxba ka qabin iyadoo Xarakada Alshabaab  Deegaanada... 
Halkudheg:

Bayaanka Hay’adda Culumada oo ku aadan Xulidda Xubnaha Baarlamaanka

Aug 16, 2012
Guddiga Culumada Soomaaliyeed ayaa Ka digey Beesha Caalaamku Faragelinta ay ku hayso Habka Xuliddda Xubnaha Baarlamaanka iyo faqooqidda beegsanaysa Diinta iyo dadka u danqanaya danaha ummadda…  Read More →
Halkudheg:

Duulaanka Kenya & Damaca Kismaayo: Saca Naasaha Adag iyo Weedha Maxaa Kulmiyay?!!!.

Aug 16, 2012
  Inkastoo Hawgalka Meleteri Ee Kenya ee gudaha dalka Soomaaliya ee salka ku Haya Arimo Dhaqaale iyo kuwo Siyaasadeedba ayaa hada waxa uu marayaa Meel Xasaasi ah, Hadaba waxaa jira Dagaal Meleteri oo Cirka, Dhulka iyo Badaba ah oo Mudo sanad ku dhow ay Kenya ku haysay Gobolada Koonfureed ee Jamhuuriyada Soomaaliya gaar ahaan Gobolada Jubooyinka, Ahmiyada Ugu wayna ay tahay in Magaala Xeebeeda... 
Halkudheg:

Digreeto Ra’iisul wasaaraha DFKMG oo burisay wareegtooyinka ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha ee ku saabsan magacaabidda Gobolo ….

Aug 16, 2012
Dicreeto uu soo saaray ra’iisul Wasaaraha DFKMG ee Soomaaliya ayaa shaca ka qaaday in “wareegtooyinka ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha ee ku saabsan magacaabidda Gobolo iyo Demooyin cusub iyo dalacsiin Saraakiil Dawladeed ee aan soo marin habka sharcigu qeexayo in ay sharciga dawliga ah ka hor imaanayaan lana dhaqangalin karin”. Dicreetada waxaa ku cad sidan: “Ra’iisul... 
Halkudheg:

Hay’adda Dalsan Community Welfare Organization oo ka Dayrisey Xoolaha ku Nool Gobolka Gedo

Aug 16, 2012
Guddiga Tabinta Abaaraha ee Hay’adda Dalsan Community Welfare Organization ee ka howlgala Gobolka Gedo ayaa ka deyrinaya nolol xumo soo wajahday Xoolo Dhaqatada reer Guuraaga ahi ee ku sugan Gobolkaasi, ka dib markii Daaqii Dhulkaasi aysan helin Roobabakii Xiliyada kala Duwanaa ee ka da’I jirey Deegaankaasi Hayadu waxay sheegtey in reer Guuraaga ay bilaabeen in ay u Hayaamaan Deegaamada Keymaha... 
Halkudheg:

Warbixin: Muqdisho iyo Sameynta Doorashada

Aug 15, 2012
“Koox ku lebisan Direyska Ciidamada Qalabka-sida oo wata dhowr Kaartoon oo ay ka buuxaan Sawiro iyo Funaanado  mid ka mid  ah Musharixiinta ay taageersan yihiin oo joojinaya Gaadiidka Waddooyinka maraya isla markaana ka fiiqaya Sawirkii hore ugu Dheganaa kuna Dhejinaya Sawirka Musharaxa ay taageersan yihiin, iyadoo Wadaha Gaarigana (Dareewallada) Dhegta loogu sheegayo haddii uu  Sawirkaas... 
Halkudheg:

Dad Badan oo Soomaaliya Oo Ku Geeriyoodtay Dimishiq Suuriya, Go’doona Ku Ah Xaafadda Tall

Aug 15, 2012
Qoys Soomaali ah oo 10 qof ka kooban oo madfac ku habsadey iyo  ganacsade caan ah oo weli meydikiisa bannaanka yaaley… iyo 19-qoys oo weli ku go’doonsan hal xaafad oo madaafiic ku soo dhacayaan…. Wararka naga soo gaadhaya Dalka Suuriya ayaa sheegaya in lagu dilay halkaasi Soomaali Gaadhaysa 20 qof, sadex ka mid ah dadkaas ayaa lagu soo waramayaa in maydkoodii lagu arkay xaafadda... 
Halkudheg:

Haro oo dadkay afurinaysay gaarsiisay 1200 oo qof iyo Jaaliyada reer Boston oo Barakacayaasha ugu deeqay $15,000

Aug 15, 2012
Haro oo Aruurinaysa Zakaatul Fitr-ga iyo Sh. Axmed Nur imaamka Seattle oo arintaas ka hadlay, Hay’ada Haro waxaan ogasiinaynaa Walaalaha Soomaaliyeed gaar ahaan Waqooyiga Maraykanka inay Zakaatul Fitrigooda kusoo dhakhsadaan si xili ku haboon dadkaas loo gaarsiiyo, Sidoo kale Imaamka Seattle Sh. Axmed Nuur ayaa arinkaas Cajal Vedio ah ku faah faahiyey, Axkaamta Zakada iyo in Haro loo dhiibo walaalaha... 
Halkudheg:

Maxamed Xasan Xaad oo ka Digay in la Carqaladeeyo Nabadda Muqdisha inta lagu Jiro Xilliga Doorashada.

Aug 14, 2012
iyo Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Dalka Kenya… iyo Beesha Absame iyo Adeerkood Kulan Balaaran oo ay ku yeelatey Muqdisho ka soo Saartey War-Saxaafadeed ka Hadlaya Qaabka wax Qaybsiga Maxamed Xasan Xaad oo ka Digay in la Carqaladeeyo Nabadda Muqdisha inta lagu Jiro Xilliga Doorashada. Iyadoo ay soconayaan hawlaha u diyaar garowga Doorashada Madaxtinimada... 
Halkudheg:

Digreeto kasto oo soo baxday oo aan soo marin Golaha Wasiiradda waa sharci darro

Aug 13, 2012
Golaha Wasiirada DFKMG oo Ka Hadlay Arimaha Amniga iyo Soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka Shirkii ay  isniin Agoosto 13, 2012 yeesheen Golaha Wasiirada DFKMG ayaa markale ku celiyey “In Digreeto kasto oo soo baxday oo aan soo marin Golaha Wasiiradda, Sida magacaabista Degmooyinka, Xilalka, Dalacsiinta iyo IWM iney tahay sharci darro waxayna keeni kartaa iney lunto Kalsoonida Shacabka uu ku qabo... 
Halkudheg:

Laba Diyaaradood Helicopter ah kuwa Dagaalka oo laga leeyahay Ugandha kuna soo jeedey Soomaaliya oo Burburey.

Aug 13, 2012
Afhayeen u hadlay waaxda Duulista Kenya laguna Magacabo Bugitha Ungera ayaa sheegay in ay bur bureen illaa labo (ama saddex) Diyaaradood ee nooca qumaatiga u kaca ah ee laga leeyahay Dalka Ugandha. Mr Ungera ayaa sheegey in Diyaaradahan oo afar ahaa Miilinimadii Axadda in ay ka soo duuleen Garoonka Diyaaradaha ee Entebe kuna soo jeeeen Dalka kiinya ha yeeshee Seddax ka mid ahi ay ku bur bureen halka... 
Halkudheg:

Ugaas Mowliid “Waxaanu soo jeedinayaa Xildhibanada Cusub in aysan Codkooda siinin Shariif Xasan Shiikh Aadan Maadaama uu…

Aug 13, 2012
Ugaaska Beesha Reer Ow Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Cabdulaahi Ugaas Axmed Ugaas Mowliid kana mid ahaa Ugaasyadii ka Qaybgaley Shirarkii Dib U heshiisinta ee Carte , Embagahti haatana ka jooga Banaanka Shirka looga arinsanyo Xiliga kala guurka ayaa waxaa uu u saarey Warasaxafadeed u qornaa sidatan: “Shirka haatan socda waxaa Sabab u ah in aan ka joogo Banaanka Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan... 
Halkudheg:

Dhegeyso: Maxaa Kalla Heysta Duubabka iyo Aqoonyhanada: Xaalada Beesha Saruur

Aug 12, 2012
Halkan ka dhegeyso codka: [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2012/codsaruur.mp3] Beeshan oo soo martay sida nadaamku yahay ee wax loo xullo, dhaqankoodii, ugaasyadii, suldaanadii, nabadoonadii iyo wakiilkii beeshuba eey isku raacsan yihiin in jufooyinku eey soo xulaan sadaxda qof ee hoowshan loo diri lahaa, isla markaasna mudana. Waxaa la soo xulay 3-qofoo ee kalla ah 1. Faadum Ahmed Alim-Cureji,... 
Halkudheg: ,

Beelaha Reer Shabelle oo sheegay in la iibsaday xubinta ay ku lahaayeen Baarlamaanka Cusub

Aug 12, 2012
Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Ugaasyada, N/doonada, Aqoonyahanada, iyo Culumaa’udiinka ee Beelaha Reer Shabelle oo kala ah jufooyinka kulanle iyo Badbedaan waxay kaga hadleen qaabka soo xulista Xildhibaanada waxayna saxaafada u sheegeyn in aysan ku qanacsaneen soo xulida xubnaha Barlamaanka cusub. Ugaas Muxumad Xasan Daa’uud oo ah Ugaaska Beesha Reer Shabeele oo Radio Shabelle la hadlay... 
Halkudheg:

Wariye Yuusuf Cali Cusmaan (Yuusuf Fareey) oo Saakey lagu diley Muqdisho Goor dhowna la Aasey Qabuuraha Baqdaad

Aug 12, 2012
Wariye Yuusuf Cali Cusmaan oo ku Magac Dheeraa Yuusuf Fareey ayaa Kooxo hubaysani Saakay ay ku dileen Degmada Dharkeenleey ee Magaalada Muqdisho Xiligaasuu ku sii jeedey Shaqadiisa. Dilkan ayaa yimid sida ay wararku sheegayaan Xilli uu Yuusuf doonayay in Gaari uu watay uu kala soo baxo Gataash ku yaala Degmadaas Yuusuf Fareey ayaa muddo dheer ka soo shaqeeyay Wasaaradda Warfaafinta ee Soomaaliya... 
Halkudheg:

Eng.Maxamed Axmed Saalax “Madaxda Dowladda Waxaan uga Digaynaa inay ka Faa’iideystaan Awooddooda ayna Hagaan Doorashada”

Aug 12, 2012
Musharaxa Ing Maxamed Axmed Saalax oo ka mid ah Musharaxiinta u Tartameysa Tartanka Doorashada Madaxweyninimo ee Soomaaliya ee Sannadka 2012 oo Maanta Shir Jaraaid ku qabtey Magaalada Muqdisho ayaa ka Hadley arrimo fara badan oo laxiriira Qaabka loo qabanayo Doorashada iyo Masuuliyiinta Dowlada Federaala ee ka qaybgaleysa Tarankaas. Ingineer Maxamed Axmed Saalax oo ka soo jeeda Gobolada Pundland... 

Qaramada Midoobey, Midowga Afrika iyo Dawladda Maraykanka oo Walaac ka Muujiyey Qaabka loo soo Xulayo Xildhibaanada Cusub.

Aug 11, 2012
Safiirka Maraykanka u Fadhiya Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya James Swan ayaa ka hadlay Xulidda Haatan Guddiga farsamada ay ku hayaan Xildhibaanada Barlamanka Cusub ee Soomaaliya.Mr Swan ayaa war bixintiisa ku xusay in wararka ay helayaan ay sheegayaan in Hoggaamiyo Kooxeedyadii hore ee Soomaaliya dib loogu soo darayo Baarlamaanka isla markaana ay qayb ka noqonayaan Xildhibaanada cusub ee haatan... 
Halkudheg:

Somalia: The Consequence of a Cooked Constitution

Aug 11, 2012
Indeed nations need constitutions; a social contract to establish rule of law and become the foundations for needed legislations to protect the individual rights as well as the nations from greedy and corrupt politicians that may abuse the power vested in them. Furthermore, constitutions are needed to outline the domestic boundaries of authority and safeguard the sovereignty of the state. Constitutions... 

Barakacayaasha Muqdisho ku sugan oo Loo Isticmaalo Ololaha Doorashada

Aug 11, 2012
Bismilaahi Raxmaani Raxiim 11/08/2012 Waxaan maqaalkaan ku soo qaadanayaa dhacadooyin xanuun badan oo markasta ka dhacda magaalada muqdisho dhacdadaas foosha xun waxaana lagula kacaa dadka aadka u nugul oo ku jira Kaamamka tirada badan ee ku teedsan magaalada Muqdisho. SIdaan la socono waxaa si xowli ah uga socda... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaarihii Hore ee DFKMG Farmaajo oo Dawladda ku meel gaarka ugu Baaqay in Maxkamad la soo Taago Askartii Shalay Dilka u gaystey Dad Rayid ah

Aug 11, 2012
Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif oo ugu Baaqey Musharaxiinta in ay isa soo Diwaangeliyaan si loo Sugo Amaankooda islamarkaana wuxuu uga Digey in Ciidamada loo adeegsado arrimo Siyaasadeed. Iyadoo maalinimadii shalay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya uu soo gaaray Musharaxa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar uu warbaahinta la hadlay waxa uu sheegey inuu si aad ah uga xun yahay Dil loo... 
Halkudheg:

Madaxweynaha DFKMG oo Degmooyin cusub magacaabay, Halka Golaha Wasiiradu sharci darro ku tilmaameen wixii degmooyin la magacaabay laga soo bilaabo…

Aug 10, 2012
Golaha wasiirada DFKMG ayaa sharci darro ku tilmaamay wixii degmo la magacaabay laga soo bilaabo July 2011 ilaa Agoosto 2012, halka wareegto uu soo saaray madaxweynaha DFKMG uu sheegay in uu degmooyin cusub u aqoonsaday Buula Jadiid (G/Bakool) iyo Dolondoole (G/Bay)… Shirkii ay yeesheen golaha wasiirada DFKMG maalintii Khamiista Agoosto 9, 2012 ayey ku go’aamiyeen “in magacaabista... 
Halkudheg:

Murashixiinta iyo Mashaqada ololaha!

Aug 9, 2012
    Waxaa dadkoo dhami u dhegtaagayaa saacadaha is guraya iyo maalmaha gabaabsiga ah ee ka hadhay Xiligii loogu magacdaray kala guurka, dadkoo dhami waxay ku mashquulsan yihiin ogaanshaha, daqiiqad kasta ee harsan, waxaa isha iyo dhegtaba lagu hayaa dhawaqa ka soo baxaya caasimadda Muqdisho, oo ah gogoshii ugu horraysay ee muddo 20 sanadood ah la dhigo dalka dhexdiisa, ee lagu dooranayo dowlad... 

Lacag Kunaa u yar, Darajana Xidiglaa u yar, Xilna Madaxweynaa u yar.

Aug 9, 2012
Markii ay sii idlaanayeen lacagihii Soomaalidu lahaan jirtay ee Shilinka Soomaaliga ayna u dambeysay wax qabriga la dhigo lacagta Shanta Boqol ah ayaan waxaan la yaabay hees uu sameeyey Maki Xaaji Banaadir oo ahayd “Lacag Kunaa u yar kunaa u weyn”, waxaa la yaab leh in Dal uu Nidaam Dowladeed ka jiro in uu isticmaalo Hal Naqashad oo lacag ah, wax walba waxay ku soo dhamaadeen in Kun wax lagu... 
Halkudheg: ,

Rasaas dad ku dhinteen oo lagu Furey Dadweyne u Banaanbaxayey Musharaxa Maxamed Cabdulaahi Farmaajo

Aug 9, 2012
Ciidamo la sheegey in ay ku labisnaayeen Dareyska Ciidamada Dowladda KMG ayaa Barqanimadii Maanta (Khamiis) rasaas ku Riday si ay u kala eryaan Dad banaanbax ka dhigayay Barxadda Weliyow Cadde ee Taalada Siyidka ee Magaalada Muqdisho. Mashaqadan ayaa timi ka gadaal markii uu halkaa soo gaaray gaari Tiknika ah oo ay saaran yihiin Ciidamadamo kuwaasoo doonayay in ay kala kaxeeyeen dadkii halkaa ku banaan... 
Halkudheg: ,