Home » Archive Qoraaga

Xildhibaanada Barlamaanka oo Fududeeyay Shuruudaha looga Baahan yahay Musharaxa Madaxtinimada Soomaaliya.

Sep 3, 2012
Qodobka Dastuurka KMG ee qeexaya in Musharaxa isu soo taagaya Jagada Madaxweynaha Soomaaliya looga baahan yahay in uu saxiix ka haysto illaa Labaatan Xildhibaan waa adkaaday, sidaa darteed waa la khafiifiyey oo waxaa laga dhigay in musharaxu helo saddex xildhibaan…. Afhayeenka Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Xildhibaan Cusmaan Libaax Ibraahim oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegey in... 
Halkudheg:

Daldaloolada Shuruudaha doorashada madaxweyne Soomaaliyeed | Qore: Omar Dhollawaa

Sep 3, 2012
Qoraalkan waxaan ku qaadaa dhigayaa laba qodob oo ka mid ah shuruudaha lagu xiray in qof isu soo sharaxo madaxweyne kuwaas oo kala ah:  (no.4) Inuusan gelin dambi culus oo ay maxkamad xukuntay. (no.5) Inuu bixiyo lacag dhan 10 kun oo doollar oo ah diiwaan-gelin ah. Waa muhiim in waxyaalla badan la qadariyo si looga gudbo xaallada maanta Soomaaliya ku sugan tahay. Sidoo kale waa muhiim in safarku aanu... 
Halkudheg:

Aragtida Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku aadan Xasuuqii Zenawi

Sep 2, 2012
Ra’yigaaga hoos ku dhiibo. Maxaa looga Tacsiyadaynayaa Meles? Ma xasuuqii Shacabka Soomaaliyeed, mase ku xad Gudubkii Goobahii cibaadada…. Keligii taliyahii Itoobiya, xasuuqahii gumaaday shacabka Soomaaliyeed, ayaa la aasay maanta, September 2, 2012. Waxaa aaska Zenawi loogu baroordiiqayo ka qayb galay “Sh. Shariif Sh Axmed, C/weli Gaas, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, iyo Axmed Maxamed... 
Halkudheg:

Maxaa looga Tacsiyadaynayaa Meles? Ma xasuuqii Shacabka Soomaaliyeed, mase ku xad Gudubkii Goobahii cibaadada….

Sep 2, 2012
Keligii taliyahii Itoobiya, xasuuqahii gumaaday shacabka Soomaaliyeed, ayaa la aasay maanta, September 2, 2012. Waxaa aaska Zenawi loogu baroordiiqayo ka qayb galay “Sh. Shariif Sh Axmed, C/weli Gaas, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, iyo Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,” sida ay sheegtay Idaacadda Muqidhiso. Waxaa sidoo kale tacsiyaynta Meles ka qayb galay masuuliyiin sheegtay in ay yihiin... 
Halkudheg:

Maxaa ka jira in Shariif Xasan uu la Wado Dowladda Kenya in dib loo soo Nooleeyo Heshiiskii Badda Soomaaliya

Sep 2, 2012
Shariif Xasan “Wararkaasi waa been waxaa idiin sheegayaa in Kenya aysan Rabin Bad iyo Dhul Soomaaliyeed” Waxaa maalmahaan Waraahinta ay qorayeen warar ku saabsan Shariif Xasan Shiikh Aadan Guddoomiyihii Barlamaankii Xilkiisu dhamaaday oo dhawaan Dalka degdeg uga baxay ayaa wada olole uu ku doonayo sidii dib loogu soo nooleyn lahaa Heshiiskii lagu bixinayay Badda Soomaaliyeed. Akhri https://somalitalk.com/2011/badda/difaac73.html  Read More →
Halkudheg:

Musharrax kasta waa in uu bixiyaa 10-kun oo doolar oo diiwan galin ah

Sep 2, 2012
Gudiga dooorshada Madaxweyanimo ee Jamuuriyada Fedaraalka ee Soomaaliya ayaa waxa ay ku dhawaaqeen sharuuhada looga baahanyahay musharaxiinta u taagan u tartamaya xilka madaxtinimo ee dalka. Afhayeenka gudiga doorashada Madxweynimo ee dalka xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim ayaa Saxaafada u akhriyay sharuudaha looga baahanyahay murashaxiinta, waxana uu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya loo dooran... 
Halkudheg:

Shaqaaqooyinkii ka Soconayay Magaalada Mambassa oo Cirka Isku Shareeray ka dib markii Dhawaan halkaasi lagu Diley Shiikh Caan ahaa

Sep 1, 2012
Iyadoo maalmihii la soo dhaafay Magaalada Mombassa ee Dalka Kenya ay ka soconayeen Rabshado ay Sameynayeen Dhallinyaro ka Gadoodey Dilkii Shiikh Caabuud Roobow ayaa mar kale habeenkii Xalay ahaa waxaa Cirka isku sii Shareeray Shaqaaqooyinkii halkaa ka dhacayay. Ciidamada Ammaanka ee Dalka Kenya ayaa Weerar Bum lagu qaaday goob ay ku sugnaayeen oo ay Ilaalo ka hayeen halkaasoo illaa dhowr Xubnood ay... 
Halkudheg:

WARQAD FURAN OO KU SOCOTA CULIMMADA SOOMAALIYEED

Sep 1, 2012
BismiLLahi AlRaxmaani AlRaxiim Asalaamu calaykum wa raxmatuLLahi wa barakaatuHu. Salaan ka dib; Ummadaha muslimka ah culimmada diintu waxay ka cayaartaa doorka ugu weyn markay noqoto barbaarinta iyo wacyigelinta bulshada,halka ay dalalka aan muslimka ahayn ay doorkaas siiyeen culimmada iyo khuburada culuumta maaddiga ah ee kala duwan.Marka ay dalalkaas aan muslimka ahayni arkaan khatar kusoo fool leh... 

10-ka September oo La Qaban doono Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Sep 1, 2012
Guddiga doorshada ayaa sheegay in doorashada madaxweynaha Soomaaliya la qaban doono Setember 10, 2012. “Qabashada Araajida musharaxiinta Madaxweynaha waxay bilaabanaysaa 3da ilaa 6da bisha September 2012. 7da ilaa 8da September waxaa golaha baarlamaanku dhegeysanaa khudbadaha musharaxiinta u tartamaya jagada madaxweynaha. 9ka bisha September waa maalinta loogu talo galay “Maalinta Ololaha... 
Halkudheg:

Shaqsi Xiriir Dhow la leh Dowladda Norway oo loo Doortey Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Somaaliya

Aug 31, 2012
Waxaa 28-kii Agoosto 2012 waxaa Gudoomiyaha Cusub ee Baaralamaanka ee Sooomaaliya loo doortay Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo ah Siyaasi Muddo ku soo dhex jirey Siyaasada Soomaaliya islamarkana ka mid ahaa Khubaradii loo Xilsaarey Dasuurkii la Ansaxiyey. Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari waxa uu labaatankii sanno uu degenaa Dalka Norway oo ah Dowlad Dano fara badan ka leh Soomaaliya islamarkaana Kharashkii... 
Halkudheg:

Shiikh Shariif iyo oo kulan la qaatey Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka, Jawaari

Aug 30, 2012
Iyadoo habeenkii Arbacadu soo gelaysay Xilli dambe la soo Gunaanaday Tartankii Doorashada Musharixiinta Guddoonka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa arrintaa darteed waxaa si wadajir ah Shir Jaraa’id u qabtay Madaxweynaha uu Xilka ka dhamaaday Shiikh Shariif iyo Guddoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari. Ugu horeyn waxaa halkaa ka hadlay Shiikh Shariif oo u Hambalyeeyay... 
Halkudheg:

Norway congratulates Somalia’s new Speaker of Parliament

Aug 29, 2012
Norway Ministry of Foreign Affairs Press release, 29.08.2012 “I congratulate Somalia on the inauguration of a new federal parliament and the well-conducted election of a new Speaker of Parliament. Somalia has a parliament for the first time in more than 20 years. The election of a Speaker of Parliament brings hope of stabilisation and cooperation,” said Minister of Foreign Affairs Jonas Gahr Støre. “Somalia... 
Halkudheg:

Prof. Jawaari: Baarlamaanka Cusub Waxay dib u eegis ku samaynaaya Dastuurka KMG, qodobadiisana wax ka bedelayaan….

Aug 29, 2012
Soomaaliya: Guddoomiyaha baarlamaanka cusub, Prof. Maxamed Jawaari, ayaa markii la doortay waraysi uu bixiyey waxa uu kaga hadlay Dastuurka Kumeel gaarka ah. Waxana uu sheegay in arrimaha ugu waaweyn ee sugaya baarlamaanka ay tahay in ay dastuurka dib u eegis ku sameeyaan, oo qodobadiisa wax ka bedelaan, wax ku kordhiyaan ama  ka dhimaan ilaa afti dadweyne lagu ansixinayo. Prof. Jawaari oo arrintaas... 
Halkudheg:

Prof Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo ku Guuleystey in uu Noqdo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

Aug 28, 2012
Waxaas Goor dhow Xarunta Dugsiga Sare ee Booliska lagu soo gabagabeeyey Doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Bilaabantey Saakey Waaberigii (Agoosto 28, 2012) waxaa u Taretamayey Shan Musharax oo kala Cali Khaliif Galeyr, Maxamed Cismaan Jawaari , Xasan Abshir faarax , Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo Cabdirashiid Xiddig , waxana wareegii hore la kale heley Codod ahaan Maxamed Cismaan Jawaari oo heley... 
Halkudheg: , ,

Baaq: Sii Dayn deg deg ah Xildhibaan Abdibare Yusuf Jabril

Aug 28, 2012
Baaq Jaaliyadda Qorbajoogta Soomaaliyeed Ee Waqooyiga Amerika Ka: Gudiga fulinta ee Horumarinta Xaquuqul Insaanka, Jaaliayadda Qurbajoogta Somaaliyeed Ee Waqooyiga Amerika Ku: Baarlamaanka Cusub ee Dawladda Federaalka Somaaliyeed Ku: Amb. Augustine Mahiga, Xoghaya Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soamaliya Ku: Taliyaha Ciidmada Nabad Ilaalinta ee Amisom Ku: Xafiiska Arrimaha Africa ee US department of... 

Hayadaha SCAC iyo IRAPP oo Qabtey Kulan Qaybaha Bulshada loogu Dareensiinayey Khatarta Xanuunka HIV/AIDS

Aug 28, 2012
“Soomaalida Qabta Cudurka HIV/AIDS oo Gaarey 35,175 qof” UN: “Haddii arrintu sida ay tahay ku sii socota waxaa dadka Soomaaliyeed ee cudurkaas qaba waxaa lagu qiyaasay in ay gaari doonaan 55,000 qof sannadka 2012…” SII AKHRI… Kulan ay ka qaybgaleen Qaybaha Bulshada sida Culama’udiin, Dhalinyaro, Haween Raga wada Gawaarida, dadka ku jira Xeryaha Barakacayaasha ,kuwa Cuna Qaadka ,Macalimiin... 
Halkudheg:

Guddiga Xulista Xildhibanada Baarlamaanka oo ku Gacan Seyray Maxkamadda Sare

Aug 28, 2012
Iyadoo Maalinimadii Axaddii Todoba iyo Toban ka mid ahaa Xubnihii Guddigaasi uu ka hor joogsaday u gudbista Barlamaanka ay Dacwad hor geeyeen Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa haddana waxaa Dacwaddaas ku gacan seeyrey Guddiga Farsamada Xulista Xildhibanada oo sida la sheegey xilkiisu ku ekaa Habeenkii Xalay. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee ku meel Gaarka Ceeydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf oo warbaahinta la... 
Halkudheg: ,

Cabdiraxmaan Faroole sheegey in aysan marnaba Ogolaadoonin in Baarlamaanka lagu soo daro Dagaal Oogayaashii iyo Kooxaha Xagjiriinta ah

Aug 28, 2012
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa markii u horeeyay ka hadlay hadaladii dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha uu Xilkiisii dhamaaday Shiikh Shariif Shiikh Axmed ee ahaa in aan laga hor istaagi Karin dagaal Ogaashii in ay galaan Baarlamaanka iyadoo Maxkamad ku Caddeyn . Madaxweynaha maamulka Puntland Faroole ayaa sheegey in arrintaasu ay tahay mid ka baxsan... 

Shareecada Islaamka iyo Doorashada Madaxda

Aug 27, 2012
Qore: Sh. Xasan Jaamici Waxaa jira welwel ay qabaan Soomaalida inteeda badan oo ku saabsan waxa ay hasha maandeeq (Soomaaliya) ay dhali doonto maalmaha soo socdo.  In kastoo xanuunka foosha uu ka sii darayo haddan dib u dhac ayaa  ku dhacay waqtiga la filayay in ay Maandeeq dhasho August 20keed, 2012, saqda dhexe habeenkii. Waxaa muran ka taagan ciddii dhalin lahayd Maandeeq.  Waxaa jira warar sheegaya... 
Halkudheg: ,

Hooyo Maryan “Canugeyga iyo Gacanteyda waxaan ku Waayey Markii uu si Bareer ah ii Toogtay Askeri Ugaandheys ah”

Aug 26, 2012
Hooyo Maryan Maxamed daa’uud Isaaq oo ah Haweeney Spoomaaliyeed oo haatan ku dhibaateysan Magaalada Muqdisho ayaa ka cabaneysa Dhibaabto uu u geystey Askari u dhashey Wadanka Uganda waxayna Hooyo Maryan oo ka sheekeyneysaa Dhabaatadaas waxayna ku bilowdey Hadalkeeda Sidatan “Soddonkii Jannaayo Sanadkii hore anigoo galaya Gurigayga oo ku yaala Degmada Shanggaani ayaa Askeri Ugaandheys ah oo... 
Halkudheg: ,

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Laga kala Cararayo, waayo Beesha Noqota Guddoomiye waxay waayeysaa Ra’iisul-Wasaare ama Madaxweyne

Aug 26, 2012
Habar- Shiish yey ku Dhiman Doonta a Labada Shariif ? Markiiba waxaa soo muuqanaya in xilligii kala Guurku u muuqdo mid isku bedelaya isbahaysiyo Siyaasadeed waxaana Isbaheysiyadaas ugu Tunka Roon  Madaxweynihii Xiligiisii dhamaaday Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Guddoomiyihii isaguna Xilkiisii dhamaaday Shariif Xasan Shiikh Aadan, wuxuuna mid walba uu doonayaa inuu kan kale Siyaasadda kaga adkaado,... 
Halkudheg:

Saxiixayaasha Roadmap-ka oo ka hor yimid Hadalkii Sheikh Shariif ee ahaa “Maxkamadda Sare ayaa go’aan ka gaareysa xubnahii Barlamaanka laga reebay”

Aug 26, 2012
Xubnaha loo diidey baarlamaanka in maxkamadda Sare loo gudbiyo waa “Go’aan siyaasiyan iyo sharciyanba khalad ah…” Shir jaraa’id uu uu Habeenimadii Axadda Muqdisho ku qabtay ayaa Sheikh Shariif waxa uu ku sheegay in xubnihii ay laga reebay baarlamaanka cusub ee ay diideen guddiga farsamada ee soo xullida Xildhibaanada in xubnahaas loo gudbinayo “Maxkamadda Sare”... 
Halkudheg: , ,

Idaacadda Villa Soomaaliya oo Qirtay in Xilkii uu ka dhammaaday Prof. Gaas, laakiin weli uu madaxweyne yahay Sheikh Shariif

Aug 26, 2012
Idaacadda Villa Soomaaliya oo bedeshey Warsaxaafadeed ka soo baxay  Golaha Wasiiradda DFKMG…. Sida caadiga saxaafaddu waxay dhawrtaa xuquuqda qoraallada, oo marka ay qoraal hesho waxaa la gudboon: (1) In ay qoraalkaas sida uu yahay u daabacdo (2) In haddii ay u aragto mid khaldan ay dib ugu celiso qoraagga si uu soo saxo, (3) ama in aysan daabacin haddii qoraalkaasi ka hor imanayo anshaxa u... 
Halkudheg:

Haddaan shabaab waraabe cunoow badnay ciil uma qabno !!!

Aug 25, 2012
Horudhac : Akhristayaasha haddaan Xasuusiyo Maqaaladeydii aan ku dhaleeceyn jiray shabaabka laga soo bilaabo Bishii sep,2008 oon qoray maqaal aan ugu magac daray shabaab yaa macallin u ah ???kadibna taxanayaashii shareecadda & shabaab, kadibna maqaalkii muranka dhaliyey ee Shiikh imaam Axmed bin xanbal oo shabaab lacnaday ???iyo imaam shaafici oo shabaab Aamusiiyey, ha iloobin Shabaab & kimistari,... 
Halkudheg:

C/rahmaan Farooloow: Meles Zenawi goormuu Soomaali noqday?

Aug 25, 2012
Salaamu Calaykum In mudo ah waxaan ka leex-leexayay in aan wax ka iraahdo xaalka ama arrimaha dalkeena  ee jahwareersan balse markaan maqlay, dhageestay ama arkay Soomaali ah oo siyaabo aan la yaabay ooga hadlay geeridda ku timid R/wasaarihi hore ee dalka Ethiopia Meles Zanawi ayaan garwaaqsaday in aan wax ka iraahdo. Sida caadiga ah marka uu qof geeriyoodo Islaamka waxa uu qabaa in qofka laga geeriyooday... 
Halkudheg: