Home » Archive Qoraaga
Qorshaha Horumarineed ee Puntland, 10 sano ee soo socota.
Hey’ada Somaliyeed Ee Darasaadka Arimaha Bulshada (HSDAB)
Horudhac
Ilaa iyo intii dowladdii dhexe ee somaliya ay burburtay , wuxuu dalka somaliya galay Marxalado xun oo ayka mid tahay dowladlaáan fowdo iyo jahwareer. Sidoo kale waxaa babarbar socday burburkaas dowlad gobaleedyo dalka kadhismay kadbib burburkii dowladii dhexe ee Somalida. Dowlad goballeedyadaan oo ay kamid yahiin Puntland...
Barnaamij Caafimaad oo ku saabsan Halista Sigaarka
DR.KHALID SULEIMAN KALIB.
GUDOOMIYAHA DHAKHAATIIRTA
PAKISTAN/ISLAMABAD.
khaaliduu@hotmail.com
Qoraalka oo Sawirro wata ka daalaco: Qaab Magazine ah ama Qaab PDF ah
sigaarku halkay ka timid asal ahaan?
Sigaarku ma ahayn wax caalamku yaqiinay wixi ka horreeyay heliddii qaaradda Ameerika, dabadeedna gumaystayaashii reer yurub ee qaaraddaas qabsaday ayaa usoo qaaday yurub, halkaasna kaga sii faaftay dunida...
Dhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego. Qaybtii 3aad
Warbixinta ECOTERRA – Qaybta 3aad:
Beenta: Soomaaliya ma leh 200 mayl oo Dhul-badeed ah…
Xaqiiqada Jirta: Laga soo bilaabo 1972 beesha caalamku waxay qadarinayeen Xeerka Soomaaliya ee No. 37, xeerkaas oo xagga sharci ahaan la mid ah xeerarka kale ee la aqoonsan yahay ee ay leeyihiin dalalka ay kamid yihiin Benin, Republic of Congo, Ecuador, El Salvador, Liberia iyo Peru, dalakaas oo hore u...
Dhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego. Qaybtii 2aad
Warbixinta ECOTERRA – Qaybta 2aad:
Beenta: Beesha caalamku waxay caawinaad siiyaan Soomaaliya iyo Soomaalida …
Xaqiiqada Jirta: Waxaa dhif iyo naadir ah in la bixiyo lacag ay ku yabooheen kuwo ugu sareey tun-weynayaasha ololaha lacag bixinta ka muujiya warbaahinta. Arrinta ku saabsan in aan la bixin lacagta lagu yabooho ma ah mid ku kooban Soomaaliya, waa been caalami ah oo xitaa ay cambaareeyeen...
Jaamacada Moqdisho oo Xaflad Balaaran ku Qabatey Magaalada Boosaaso
Jaamacada moqdisho ayaa maalintii axada taariikhdu markeey aheeyd 10_10_2010 ku qabatey magaalada boosaaso xaflad aay ku soo xirtey, waxa aay ugu magacdartey ee “cultural week” isbuuca hidaha iyo dhaqanka.isbuucaas oo ah isbuuc aay sanad weliba qabato jaaamacada moqdisho si aay u barto Ardadeeyda dhaqanka soomaaliyeed isla mar ahaantaasna wexeey kaloo isbuucaas ku bartaaan hanaanka iyo sharciga...
Wasiirka waxbarashada ee Pakistan oo billad dahaba gudoonsiisay Arday Soomaali ah
Islamabad, Paksistan: Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ujeedkeeduna ahaa in billado lagu gudoonsiiyo arday tiradooda garayso 2389 (laba kun sadex boqol iyo sideetan iyo sagaal) oo 36 kamid ah ay hanteen billado dahab ah kana qalin jabisay kuliyadaha kala duwan ee Jamacada International Islamic University intii u dhaxaysay September 2008 ilaa August 2009 ayaa maalinimadii...
Maakhir Community oo Magaalada Nairobi baaq nabadeed uga soo jeediyay Dowlada Gobaleedka Puntland.
Shir balaaran oo ay soo qaban qabiyeen ururka dhalin yarada Maakhir ee geeska Africa loogana hadlaayay arrimaha nabada ee gobalada Sanaag, Highland, Bari iyo Gobalka Jubbada hoose ayaa ka dhacay galinkii danbe ee shalay hotelka Nomad Place ee ku yaalo gudaha xaafada Islii.
Shirkaan oo ay kasoo qeyb galeen dad iskugu jiray rag iyo dumar ayaa waxaa inta badan diirada lagu saarayay Dagaaladii dhawaan...
Abshir Bacadle oo ku Geeriyood Muqdisho
Abshir Nuur Faarax ayaa Habeenimadii October 10, 2010 ku geeriyoodey Muqdisho. Allah ha u naxariisto.
Waxaa xalay geeriyoodey Abwaan Abshir Nuur Faarax Weheliye (Abshir Bacadle), Allah ha u naxariistee wuxuu ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaalay magaalada Muqdisho isaga oo xanuunsanaa maalmihii aynu soo dhaafnay.
Marxuum Abshir Bacadle wuxuu ka mid ahaa abwaanada Soomaaliya ee ku sugan magaalada...
Puntland needs evenhanded conflict resolution
By Liban Ahmad
—-
Puntland in 2010 has a few in common with Puntland in 2002 when forces led by Mohamud Musse Hersi (Puntland president 2005-2009) waged hit and run attacks against Puntland security forces. It was the decision to remove Abdullahi Yusuf Ahmed (Puntland president 1998-2004) to be replaced by by Jama Ali Jama that threw Puntland into a security crisis. Traditional leaders...
Madaxweynahii hore ee Dalka Ghana oo Midowga Afrika u magacaabeen Ergeyga Gaarka ee Soomaaliya
Gudoomiyaha Midowga Afrika, Jean Ping ayaa madaxweynahii hore ee Ghana, Jerry Rawlings, waxa uu u magacaabay ergeygagiisa gaarka ah ee u qaabilsanaan doona arrimaha Soomaaliya, sidaas waxaa magaalada Addis Ababa kaga dhawaaqay Midowga Afrika, Sabtidii October 9, 2010.
Ping waxa uu sheegay in madaxda Afrikaanku ay weydiisteen in Soomaaliya loo magacaabo qof “derejo saro leh” oo maarayn kara...
Faalo: Fashilka ganacsiyada yar-yar ee soomaalida ? (1)
Hordhac
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Faaladaan ayaan rajeynayaa in aan kaga hadlo fashilka ku yimaado ganacsiyada yar yare ee soomaaliyeed waxyaabaha sababa , iyo sida ay ganacsatadu ugu gudbi karto aniga oo faaladeyda ku jeex jeexi doona sida ay yihiin iyo kuwa keena fashilkaa iyo bur-burkaa .
Ganacsiga ayaa ah mid...
Dhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego, taas oo aan cidna lagu ciqaabin . Q.1aad
Warbixin dheer oo uu qoray ururka ECOTERRA oo ku saabsan badda Soomaaliya ayaa cinwaankiisu ahaa “Dhul-badeedka Soomaaliya: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego.” Warbixinta oo ka kooban dhawr qaybood waxay u qoran tahay qaab ah “beenta la sheego,” iyo “xaqiiqada jirta,” oo jawaab u ah. Qoraalkaas oo SomaliTalk.com soo tarjumtey hoos ka akhri:
FG: Sida ay isku qeexaan...
Beesha caalamka oo wada Qorshayaal ay ku yarayneyso Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif oo todobaadyadii la soo dhaafay safaro ugu kicitimay qaar ka mid ah wadamada Adduunka ayaa waxaa warar soo baxaya waxay sheegayaan in beesha caalamka ay wado qorshayaal wax looga bedelayo Dowladda uu hogaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Madaxweynaha DFKMG Shariif waxa uu safar ku tagay Xarunta Qaramada Midoobey ee Nework, Magaalada Madrid ee dalka Spain, Addis Ababa,...
Meles Zenawi oo isku shaadheyn ku sameeyey Dowladdiisa Cusub
Seyoum Mesfin oo aan ka soo muuqan Dowladda Cusub … Laakiin lama bedelin wasiirada la sheegay in ay ugu muhiimsan yihiin xukuumadda Zenawi sida Difaaca, Maaliyadda, Waxbarashada, Arrimaha Federaalka, Garsoorka, iyo Beeraha….
Dhawaan ayay ahayd markii Ra’isul Wasaaraha Dalka Itoobiya Meles Zenawi dib loogu doortay in xilka uu sii hayo muddo shan sano ah kadib markii ay doorashooyin ka...
Qalinkii Cabdiboqor iyo Qormadiisii Malaysia (Qaybtii: 5aad)
“Nin Aduunyo joogoow maxaa aragti kuu laaban. Aakhino nin aadoow maxaa lagu ogeysiiyey”
Hordhac/Gogoldhig
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabad galyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaaha yeelo.
Qormadan tixanaha ah qeybteedan 5-aad waxaan uga hadleeynaa Jaamacad ka eryida ardeyda , tahriibinta, Dhacdadii ugu dambeysey ee Doontii tahriibka, xabsigii iyo qisooyinkii lagala kulmey....
SOMALIA: HOSTAGE CASES UNDER NEGOTIATIONS:
Genuine members of families of the abducted seafarers can call +254-719-603-176 for further details or send an e-mail in any language to office[AT]ecoterra-international.org
Sea-jacked British couple, Paul and Rachel Chandler, aged 59 and 56, were abducted from their 38-ft yacht S/Y LYNN RIVAL, seized October 22, 2009 en route to Tanzania, and are still held in Somalia. The yacht was recovered...
Sheikh Cumar Faruuq: “Heshiis lala gali karaa ma jirto Dadka haysta dad, dal iyo duunyo muslim leeyihiin… “
“ONLF waa Urur xaq u dirir ah, waa in naf & maalba lagu taageero”
Sheikh Cumar Faruuq oo Muxaadaro khadka Telefoonka ah laga waydiiyay Su’aalo ku saabsan Jabhadda ONLF & Halganka Ogaadeenya
Sheekh Cumar Faaruuq ayaa Muxaadaro dhinacyo badan taabanaysa maanta khadka Telefoonka ugu jeediyay Jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya ee ku dhaqan Magaaladda Perth ee Galbeedka Australia,...
Waxaan u hibeeyay Qormadan Dr. Maxamed Aadan Sheekh (Mas’uul dalkiisa nooleyn jiray kamana noolaan jirin)
Waxaa magaalada Torino ee dalka Italy ku geeriyooday Allaha u naxariistee Dr. Maxamed Aadan Sheekh oo xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladdii Kacaanka, waxaana halkan ku soo koobeynaa Taariikhdii Marxuumka, anigoo ugu mahad celinayo soo aruurinta Taariikhdan Aabahey Muxiyaddiin Cali oo ay soo wada shaqeeyeen Marxuumka iyo Wargeyska Xiddigta Panorama oo saaxiib uu la ahaa Dr. Maxamed Aadan Sheekh.
Soomaalidii...
Sideed ugu xamaalan kartaa Qatar? . Q.7aad | Al-Hasani
Noolasha Doha iyo in caruurta lagaysankaro(A)
Assalaamu Alaykum. Aad ayaan ugu mahad celinya intiinii ila soo xariirtey ee iga codsaday inaan warbixin ugu soo diyaariyo noolasha Doha . Dabcan, waa dadka Europe iyo meelahaas jira ee raadinaya meeshii ay ula cararilahaayeen caruurta!
Sida caadada ah waxaan xasuusinayaa walaalaha kucusub maqaaladan taxanaha ah inay dib u eegaan qoraaladii hore si ay sheekadu...
Waxbarashada Soomaaliya: Muqdisho, Qardho iyo Lascaano iyo Warar Goos goos ah…
Muqdisho: 135 arday oo helay Deeq.. Qardho: Imtixaankii 1aad East University iyo Urur taageeray Nugal University iyo qiso la yaab leh oo Kenya ka dhacday… ……
Muqdisho: 135 arday oo ku guulaystay deeqaha waxbarashada ee laga helay dalalka Yeman Iyo suudaan 2010/2011
Qardho: Jaamacadda East Somalia oo Ardaydii ugu horeysay ay Imtixaan u Fariisteen
Nairobi: Urur Loogu Magacdaray...
Joornalka Al-Ahram ee Masar oo Dhaleeceeyey Puntland Soomaaliya, si wayna ugu gafay shacabka Puntland
Sida uu qoray joornaalka Al Ahram ee ku hadla afka Dowlada Masar qoraladii maalmihii Isniintii, Arbacadii iyo Khamiistii oo ay taariikhdu ahayd (27, 29, 30/09/2010), wuxuu shaaciyey in dawlada Puntland ay xiriir la leedahay burcad badeeda Somaliya ka jirta.
Qoraagan oo lagu magacaabo Ayman al Siisi ayaa maqaalkiisa taxanaha ah u soo bandhigaya si ka fog asluubta iyo anshaxa saxaafada isla markaasna...
Qarankii Soomaaliyeed wuxuu ka nasan waayey qabyaalad, qabqable, qori iyo qaad
Qore: Muna Abshir Abdi
Isniin, 4 October 2010
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allah (SWT), nabad gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato Nabigeenii suubanaa (CSW). Marka xigta dhamaan akhritayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow waxaan idin ku salamayaa Salaanta Islamka Asalaama Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu.
Inta anaan qoraalkaan u guda galin waxaan u mahadcelinayaa dhammaan akhristayaashii...
IN MEMORIAM OF DR MOHAMED ADEN
I met the late Dr Mohamed Aden Sheikh in August 2010 in Helsinki. He at the time told me of his illness and its nature. As sick as he was, he actively participated in the conference on Somalia which we attended. At a more personal note together we reminisced about the old days, friends and the sad plight of the Somali people.
As sad as his death is, I ask all decent Somalis to join me in celebrating...
Xulka Qaranka Soomaaliya oo u Diyaar ah Xulka Dalka Sudan
Xulka Qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 23-ka sanadood ayaa ku sugan dalka Jabuuti oo ay ku qaadanayaan tababar ay ugu diyaar garoobayaan lugta hore ee cayaaraha is reerb reebka Olombikada aduunka ee ka dhici doona London 2012-ka.
Xoghayaha guud ee Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Cabdi Qani Sacid Carab oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa u sheegay saxaafada in...
Bangiyada Islaamka – Buug Cusub
Hordhac
“Islamic banking and finance is no longer just a theory or a dream, in fact it is now an emerging, evolving reality” Prof. Khurshid Axmed
Meesha, 40 sano ka hor, bangiyada Islaamku ahaayeen riyo, sida Prof. Khurshid cabbiray, bangiyada Islaamku maanta waxay ka mid yihiin nidaamyada maaliyadeed ee ugu koboca fiican, ugu faa’iidada badan, looguna hadal-hayn iyo kalsooni badan yahay nidaamyada...




