Home » Archive Bisha March, 2014

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo soo dhoweeyay Warmurtiyeedka kasoo baxay shirweyanaha aan caadiga ahayn ee Madaxweynayaasha Urur Goboleedka IGAD.

Mar 14, 2014
Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u qornaa sidan: 13th March 2013 Addis Ababa, Ethiopia Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo ka qaybgalay Shirweynaha 25aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxweynayaasha Urur Goboleedka IGAD ee maanta ka dhacay magaalada Addis Ababa ayaa soo dhoweeyay taageerada loo fidiyay dalka Soomaaliya iyo heshiiska Koonfurta... 

Muqdisho Dhufeysyo Badanaa !!

Mar 14, 2014
Markii uu waagu baryey waxaan u soo dhaqaaqey Goobteydii Shaqada waxaan arkey Dad meel ku Xoosan oo isugu jiro Odoyaal, Haween, Dhalinyaro iyo Caruur kuwaas oo Laba laba u Faqaya, waxay ka Sheekeysnayaan Guri ku dhow Deegaankooda oo lagu Wareejinayo Dhagaxaanta Waa weyn oo Muqdisho looga Caadeystey in la isaga Difaaco Weerada iyo Qaraxyada , dadka waxay ka Wal Walsanaayeen sida ay u Maareyn... 

Sheikh Axmed Nuur Cali Jimcaale oo soo Dhaweeyey Go’aankii Qaramada Midoobey uga qaadey Xayiraada.

Mar 14, 2014
Sheikh Axmed Nuur Cali Jimcaale Madaxii Shirkaddii Barakaat ayaa soo dhaweeyay go’aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu Xayiraaddii uga qaaday dhaq dhaqaaqiisii Hantiyeed iyoXayiraddii dhinaca Safarada ka saarneed. Jimcaale oo la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay inuu si weyn ugu faraxsan yahay Seddax iyo Toban Sanno kaddib in laga qaado Xayiradii Saarneed Hantidiisii iyo tii uu u hayay... 

Madaxweynaha DFS “Soomaalia waxay leedahay xeebta ugu dheer Qaaradda Afrika waa ineynu baranaa sidii aanu uga faa’iideysan lahayn iyo sidii aanu u difaacan lahayn”

Mar 13, 2014
Warsaxaafadeed Madaxweyne Xasan Sheekh “Qorshaheennu wuxuu yahay in aan doorano meelaha aanu dooneyno in Dowladdu Japan naga caawiso” Japan-Maarso 12-2014-Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalntii labaad booqasho ku jooga dalka Jaban ayaa maanta tegay Dekadda magaalada Yokohama ee Dalka japan. Madaxweynana Xasan Sheekh Maxamuud oo tegay xarunta... 

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka oo Qayb Gashey Manaasabadda Sannad Guuradda 1-aad ka soo Wareegtey SHABAKADDA 2013.

Mar 13, 2014
Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guurada 1-aad ee ka soo wareegtey markii Dhibada loo taagey Urur ay ku mideysan yihiin ilaa 18 Idaacadood oo ku kala yaala Puntland , Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya iyo Magaalada Muqdisho waxaana Ururkaas lagu Magacaabaa SHABAKADDA 2013 , waxaana ka qayb galey Munaasabadaas Xildhibaano, Wasiiro, Saxafiyiin... 

Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad Ee Baarlamaanka Oo Aqoon Kororsi Kampala Uga Furay Guddiga Joogtada Ah Ee Golaha Shacabka

Mar 12, 2014
Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta si rasmi ah u furay aqoon kororsi mudo shan cisho ah magaalada Kampala uga socon doona Gudoomiyeyaasha Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya. Aqoon kororsigan oo la xiriira qorshe howleedka howlaha guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa... 

Ra’iisul Wasaaraha oo bulshada rayidka ka codsaday inay kala qeybgalaan isku soo dhoweynta bulshada

Mar 11, 2014
Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaarhaa Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta ka qeybgalay munaasabada sanad-guurada 6-aad ee Jilayaasha aan Dawliga aheyn ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya (SOSCENCA), wuxuuna ka codsaday hay’addaha aan dawliga aheyn iyo ururada bulshada rayidku inay dawladda kala shaqeeyaan isku soo dhoweynta bulshada iyo horumarinta... 

Siciid Aadam Axmed oo loo magacaabay maareeyaha guud ee shirkadda Golis.

Mar 11, 2014
Maamulka shirkadda Golis ayaa si rasmi ah u shaaciyay in Siciid Aadam Axmed  loo magacaabay  maareeyaha guud ee  shirkadda Golis, ka dib markii uu Aadam Sheekhdoon Cali si ku-meel gaarnimo ah u waday shaqada Maareeye nimo ee shirkadda Golis. Maareeyaha Cusub ayaa la kulmay dhammaan shaqaalaha shirkadda isagoo ay  kulankaasi  ku weheliyeen maamulka sare ee shirkadda Golis, kuwaas oo gaarsiiyay... 

XIL KAQAADISTII TARZAN IYO MAGACAABISTII MUUNGAAB WAXBAA LAGU QARINAYEY

Mar 10, 2014
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristoow, dadka aan siyaasada dalkooda sidaa ula socon sababo aad u farabadan darteed, waxbadanna aanan ka fahmi karin ayaa dalkasta isaga badan, sidaa daraadeed inyaroo siyaasiyiin ah (The Political elite) ayaa inta badan sida eey rabaan dadkaa hadba dhinac ugu jeediya.... 

Madaxweyne Xasan “Howlgalada socda waxey fursad u siinayaan shacabka inay aayahooda ka tashadaan.”

Mar 10, 2014
Warsaxaafadeed Muqdisho, 10 Maarso 2014 – Madaxweynha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Gobolada Dalka. Waxaana goob joog ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdullahi Godax Barre iyo mas’uuiliyiin ka socotay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka. Guddoomiyeyaasha Gobollada waxaa ka mid... 

Xarunta Muqdisho ee Cilmibaarista & Diraasaadka oo qabatay dood cilmiyeed ku saabsan Tacliinta Sare ee Soomaaliya

Mar 9, 2014
8/3/2014 Xarunta Muqdisho ee diraasaadka & cilmibaarista ayaa soo qabanqaabisay Dood cilmiyeed ku saabsan Tacliinta Sare ee Soomaaliya dhibaatooyinka soo wajahaya & sida looga gudbi karo. Dood cilmiyeedkan oo ka dhacay xarunta mu’asasada SAFAA , waxaa ka soo qeyb galay qaar ka tirsan maamullada jaamacadaha Muqdisho , aqoonyahano ku xeeldheer waxbarashada , culumaa’udiin , bareyaasha... 

Jaamacadda Somalia International University (SIU) oo Heshiis la Gashey Jaamacadaha ,EAIU, Kenyatta & Makerere .

Mar 9, 2014
Ka dib wada hadlo iyo xiriiro mudo soo socday, ayaa Jaamacada Somali International University (SIU) , waxay Heshiis Dhinaca Waxbarashda ah la gashay Saddex ka mid ah Jaamacadaha ugu waaweyn Geeska Africa. Jaamacada SIU waxaa ka mid ah Saddedda Jaamacadood ee ay Heshiiska la gashey Jaamacada Kenyatta ee Dalka Kenya iyo Jaamacada Makerere ee Dalka Uganda iyo East Africa International University... 

SOO DHAWAYNTII SHEEKH MAXAMED IDRIS AXMED EE ALBERTA

Mar 8, 2014
Maalinta Wakhtiga Goobta Friday, March 14, 2014 Khutba (1:30pm- 2:00pm) Masjid Sahaba 9216 105 Ave. NW, Edmonton Friday March 14, 2014 Maqrib Ilaa Cishaa Abu Bakar Islamic in Calgary: 120 1830-52 Calgary Saturday March 15, 2014 03:00pm – 07:00pm Edmonton Islamic Academy 14525 127 St, Edmonton, AB  Read More →

Golaha Wasiiradda oo meelmariyey Hindise-sharciyadeedka Tariifada Canshuuraha Berriga

Mar 8, 2014
Mogadishu, March 08, 2013…… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan uu yeeshay Golaha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, kaasi oo lagu ansixinayey hindisi-sharciyadeedka Tariifada Canshuuraha Berriga. Golaha Wasiiradda Xukuumadda Ferderaalka ee Soomaaliya, ayaa kaddib dood ay yeesheen waxa ay cod aqlabiyad... 

Urur ay leeyihiin Haweenka Lixaadkoodu Dhiman yahay (SOWDA) oo looga Dhawaaqey Magaalada Muqdisho.

Mar 8, 2014
Waxaa Xarunta Horumarinta Haweenka Soomaaliyeed ee SWDC lagu qabtey Munaasabad lagu yegleelayey ama lagu Dhisayey Urur ay leeyihiin Haweenka Lixaadkoodu Dhiman yahay ( Somali Women Disability Association ) oo marka la soo Gaabiyo loo yaqaan (SOWDA) ayna ka qayb galeen Qaybaha kala duwan ee Bulshada , Madaxda Xarunta SWDC , Ururada ay leeyhiin Naafadda Soomaaliyeed iyo Marti Sharaf kale. Ugu... 

FAQRIGA & SOOMAALIYA

Mar 7, 2014
Hey’ada Oxfam oo ay ku mideeysan yihiin 17 urur oo ka shaqeeysa 90 dal kana shaqeeysa sida xal loogu heli karo faqriga ka jira dunida iyo waxa ay aaminsan yihiin in ay tahay cadaalad daro ka jirta dunida ayaa sanadkan horaantiisii sheegtay in 85ta qof ee ugu maalka badan dunida ay heeysan hanta la mid ah tan 3.5 billionka qof ee ugu faqri san dunida ay leeyahiin tiradaa oo ku dhaw bar dadyowga ku... 

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Deeq ka Guddoomay Xukuumadda Maraykanka.

Mar 6, 2014
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Gen. Daahir Aadan Cilmi Indho Qarsho ayaa Xerada Jaziira Tababar ugu soo xiray Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya. Gen Indha Qarshe oo ciidankaasi la hadlay ayaa sheegay in wejigii koowaad ee Tababarku u soo dhamaaday Ciidanku isla markaana u harsan yahay wejiga labaad ee Tababarka isagoona Ciidankii uu la hadlayay ku booriyay inay isu diyaariyaan Tababarkaas. Taliyaha... 

Wasiirka Warfaafinta oo ka Qayb galey Daawashada Filim ay Markii ugu Horeysey Sameysey Xarunta SAPIC oo ka hadlaya Burcad Badeedeeda.

Mar 6, 2014
Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho maanta oo ay taariikdu tahay 4/3/2014 lagu qabtey Kulan lagu Daawanayey Filimka ka hadlaya waxa keeney in ay Hoos u dhacaan Falalkii Buradeednimada ee labadii Sanno ugu Dambeysey , waxaana sida wadajir u soo qaban qaabiyey Wasaaradda Warfaafinta iyo Xarunta Macluumadka iyo ka Hortaga Burcad Badeednida ee (Sapic ) SAMLIA ANTI-PIRACY INFORMATION CENTER waxaana... 

Xildhibaan Cabdalla Boos: Soomaaliya waa dal la haysto

Mar 5, 2014
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka DFS oo sheegay in Soomaaliya tahay dal la haysto – Xildhibaan Cabdalla Boos oo ka tirsan Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in maamulka dalka Soomaaliya uusan gacanta ugu jirin dadka Soomaaliya, uuna yahay dal la haysto, waxana uu tilmaamay in xukuumadihii soo maray oo ay ku jirto Dawladda hadda jirta ee Federaalka Soomaaliya ay yihiin... 

Dowladda Imaaraadka Carab oo Dalkeeda u qaadey mid ka mid ah Bukaan Soomaaliyeed oo Dalka Wax looga Qaban waayey.

Mar 4, 2014
Waxaa Maanta oo ay Taariikdu tahay 3/3/2014 Magaalada Muqdisho laga Dhoofiyey mid ka mid ah Bukaanada Soomaaliyeed oo ku jirey Xaalad Koomo ama Miyir la aan ah ka dib markii ay Xabad kaga dhacdey Madax waxaana loo qaadey Dalka Imaaraadka Carabta . Soo Daaweynta Bukaankaan Qaadistiisa iyo Daaweyntiisa Dhabarka u ridey Dowladda Imaaraadka Carabta ka dib markii ay Codsi ka heshey Dowladda Federaalka Soomaaliya... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Isutaga Imaaraadka Carabta

Mar 4, 2014
iyo Ra’iisul Wasaaraha oo kulan casho ah la yeeshay madaxda ganacsatada ee Isutaga Imaaraadka Carabta Warsaxaafadeed Abu Dhabi, March 4, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Abu Dhabi kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Isutaga Imaaraadka carabta, ahna wasiirka arimaha madaxtooyada Sheikh Mansour bin Zayed bin Sultan... 

Mowqifka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan shirarka ka socda Baydhabo

Mar 3, 2014
iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Ruushka. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli  “ Isutaga Imaaraadka Carabta waxay naga caawinayaan dib-u-dhiska dalka iyo hay’adaha dawladda” Xukuumaddu waxay wal-wal ka muujinaysaa habka ay u socdaan shirarka Baydhabo iyo dhibaatada ka imaankarta natiijada dhamaadka shirarkaas iska soo horjeeda. DOWLADDA FEDERAALKA AH EE SOOMAALIYEED WASAARADDA... 

Dacwada Soomaaliya iyo Dowkii Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax Qaybta 2-aad

Mar 3, 2014
Qaybtaan waxay ka hadlaysaa Waxqabadkii Sheikha ee baaxada lahaa qaybada ka mid ah, markii aan raad raac kusamaynay waxqabadkii Sheikha waxaa muuqatay inaan lagu dabooli kari waqtigaan kooban sidaas daraadeed waxaan kasoo qaadanaynaa intaan ka gaaray. Sheikha waxqabad kiisa kuma koobnayn dacwada oo kaliya ee wuxuu ahaa mid isu dheeli tiran, oo daboolaya dhinacyo badan, haday ahaan lahayd dhinaca Waxbarasha,... 

Sirta Dowladda iyo Suuqyada Muqdisho !!

Mar 2, 2014
Wareegtada Dowlada oo ka Horeysa Wareegtada Shacabka – Wareegtooyinka uu Madaxweynuhu soo saaro waxaa Xaqiiqo ah oo ka horeysa Wareegtada Bulshada ay soo saaraan ee ay ku soo Bandhigaan Suuqyada Magaalada Muqdisho ka hor intaan la shaacin, Nin aan Saaxiibo nahay ayaa maalin maalmaha ka mid ah oo aan sidaa u fogayn iga Hor yimid, kaas oo ay muddo isugu kaaya dambeysey wuxuuna hadal iiga bilaabey... 

Haweeney Somali ah oo ka mid Noqotay Saraakiisha Ciidanka Booliska Mareykanka.

Mar 2, 2014
Khadra Mohamed oo Soomaali ah ayaa  loo ogolaaday in ay ka mid  noqoto saraakisha booliska qeybta St. Paul ee dalka Mareykanka. Haweeynedan oo ah Haweeneydii  ugu horeesay oo Soomaali ah oo ku biirtay Booliska dalkaasi Mareykanka  ayaa muujisay sida ay ugu faraxsan tahay ku biiritaanka ay ku biirtay Boliiska dalka Maraykanka oo sida ay sheegtay muddo dheer ay ku riyoonaysey. Ku biirista  Khadra... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...