Home » Qoraallada Halkudhegga "Badda"
Boobka Badda (Indian Ocean) iyo Soomaali oo noqotay Agoon loo Itaal sheegtey
Waxaa layiri nin Soomaali ah ayaa isku subax wuxuu aasey oo ciidda ku wada rogey aabihiis iyo wiilkiisii curadka ahaa. Subaxaasu wuxuu noqdey kii ninkaas ugu naxdin iyo murugo badnaa intii uu noolaa. Ninkii oo murugeysan ayaa wuxuu yiri oraahdan: Sii Akhri
Read More →
Abwaan Badmaceeye: “Baddeenu Ma Gadanto Mana Is Dhinto”
Maxamuud Warsame Faarax oo ku Magacdheer Badmaceeye oo ka mid Siyaasiyiinta Soomaaliyeed isla markaana ah Abwaan Soomaaliyeed ayaa wax ka weydiiyey arrimo la xiriira Duulaanka la rabo in lagu soo qaado Badda Soomaaliya taasoo ay wado Dowladda Federaalka Ku meel Gaar iyo Dowlado Shisheeye maadaama uu hore wax uga yiri Wejigii hpre ee lagu doonayey Badda Soomaaliya in lagu boobo isla markaana ka tiriyey...
Xeradu Waa Eber | Qore: C/raxmaan Salaad
Maxay tahay dhibta aan shacabku arag oo ay arkaan madaxda dawlada oo kaliya ee ku jirta hadii aan cadeysano xuquuqdeena badeed oo ah 200nm? Xagee iska galaan taako dhukeena ah la bixin maayo iyo waxaan ka tanaasulayaa 96% baddeena? Maxaa dhacaya hadey dawladu si fudud u sheegto in badda Soomaaliya ay horey u cabirneyd, xeerna ka yaalo, Qaramada Midoobayna ay cintiraafsan tahay doodna aysan ka taagneyn?...
Yaa ka dambeeya xadeynta lasheegay in Loosameynayo Badda Soomaaliya 19 Dec 2011
Waa maxay farqiga udhaxeeya (Somali Territorial Sea) oo macnaha ah Dhul badeedka wadanka Soomaalida, iyo EEZ” (Exculisive Economic Zone) oo macnihiisu yahay Aagga Dhaqaalaha ee Gaarka ah?
Sii Akhri
Read More →
Boobka badda Soomaaliya sideen uga badbaadnaa?!!
Waxaan shaki leheyn in dhibaatada Soomaaliya ey ka danbeyso quwado shisheeye oo wadankan dabin u dhigaayay lagasoo bilaabo madaxbanaanidiisii 1960 ilaa xiligaan, balsa markastaba loo gelinaayay shaar siyaasadeed oo munaasab u ah xiligaas siyaasadda jirta.
Waxaan tusaalayaal usoo qaadan karnaa arimahaan soo socda oo kulligood tusaala u ah neceybka reer galbeed iyo Adnaabtoodu u haayaan wadankaan.
—...
Qaybtii 2 aad: Baddeenii Waxay Baylah ku tahay Aqoon darrida Madaxdeenna?
Ra’isul Wasaareheenna Dr. Gaas waxa uu shirkii ugu dembeeyey ku dooday in ay Soomaaliya xaq u leedahay 12 NM oo keliya oo biyaha Badweynta Hindiya ka mid ah. Markii kulamo is dabo joog ah oo todobaad ka hor ka dhacay Toronto, Canada dhawr jeer lagu weydiiyey isaga iyo Dr. Mahige waxay labaduba jawaabtaas oo Sii akhri
Read More →
Waa Yaabee SomaliTalk Miyaa leh Badda Soomaaliya
Anigoo saaran Gaari Bas ayaa nin Odey ah oo ila saarnaa gaari wuxuu ii soo taagay salaan waana ka qaaday, wuxuuna igu yiri “Sow kama mid tihid Qoraayaasha website-ka Somalitalk”, waxaan u sheegay in aan ka mid ahay, wuxuu hadalkiisa ku daray “ Ninyahow waan yaabahanaye”, markuu hadalkaasi ka soo baxay ayaan weydiiyey waxaa ka yaabiyey, wuxuuna iigu jawaabay “Waa sheeko dheer oo u baahan Fadhi”,SII...
Wasiirka Badda oo fara galiyey Xornimadii Wadanka, Jabinayana Sharciga Badda Soomaaliya
Wasiirka Badda oo sheegay in Badda Soomaaliya xad lahalan – Shirkii Wadatashiga ayaa waxaa loo qabtay 19-ka December (2011) in laga hadlo EEZ-ka, taako badda ah lama dhiibi doono, waxaana ahay ninka masuulka ka ah badda. SII AKHRI…
Read More →
TALO ADUUNEEY MAXAY GALINBA HEER JOOGTAY
waxaan booqasho ku tagay shir caasumada Denmark loogu qabtay Dr. Cabdiweli Gaas, oo ah raysul wasaaraha DFKMG, sababta aan u tagay waxa ay ahayd in aan shacabka Soomaaliyeed Sii akhri…
Read More →
Dowladda Federaalka oo loo Gudbiyey Su’aalo looga Digayo in 19 Desember ay Gasho Heshiiska Xadeynta Badda Soomaaliya
Suaalahaas gacanta laga saarey Dr Xuseen Cali Cilmi oo ah la taliyaha Siyaasada ee Raiisul Wasaaraha , wuxuuna isagan u gudbiyey Masuuliyiinta ka sareysa ee Xafiiska Raiisul Wasaaraha si ay ugu gudbiyaan Golaha Wasiirada maadaama uu Maqnaa Raiisul Wasaaraha. Sii Akhri
Read More →
VIDEO: Falanqaynta Dhacdooyinka: Badda Soomaaliya
Telefishnaka Somali Channel ayaa barnaamij dheer ka diyaariyey badda Soomaaliya, barnaamijkaas oo lagu waraystay khubaro kala duwan iyo xubno ka tirsan DFKMG DAAWO
Read More →
Admiral Faarax Qare: Badda Soomaaliya oo Lagu Yahay Duullaan
Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed, Admiral Faarax Cumar Axmad (Faarax Qare) oo Waraysi si qoto dheer uga hadlay Badda Soomaaliya waxa uu siiyey Telefihanka Somali Channel.
Admiral Faarax Qare oo ka hadlayey waraaqo ka dhan ahaa badda Soomaaliya ee lagu qaybiyey shirkii saraakiisha ciidamada dalalka Geeska Afrika ee bartamihii September 2011 lagu qabtay magaalada Victoria ee dalka Seychelles iyo...
VIDEO: Wasiirka Kalluumaysiga – Waxaa Waqti go’an loo qabtay in Xadeeyo xuduudaha Badda
Nairobi ayaan kula soo kulanay Hay’ado naga caawinayaa Badda, sidoo kale London waxaan kula soo kulanayo DAAWO
Read More →
Admiral Faarax Qare “Soomaaliya Waxay ku Waayeysaa 97% xuquuqdeeda Badda ay haysato hadda, Haddii la tirtiro Law no. 37”
Waraysi uu siiyey BBC-da ayuu ku sheegay in shirkii dalka Seychelles lagu soo bandhigay mashruuc meel ka dhac ku ah qaranimada iyo hantida ma guuraanka ee Ummadda Soomaaliyeed ay leedahay.
Sii Akhri
Read More →
Prof. Ibbi oo Markii ugu horeysey Difaacay Badda Soomaaliya, Islamarkaasna Dhalliil Kulul u jeediyey Ra’iisul Wasaaraha DFKMG
200 nautical mile waxaa iska leh dawladda dhexe ee Soomaaliya, waxaana sharciyeey Dawladdii Maxamed Siyaad Barre (AHN), waxana uu ku sharciyayey in ay tahay Somalia Territorial Waters, ee kuma uu sharciyayn inay tahay Somalia Exclusive Economic Zone (EEZ)…” Prof Ibbi Sii Akhri
Read More →
Wasiirka Kalluumaysiga DFKMG oo Sheegay in Badda Soomaaliya loo samaynayo Xad 19-ka December 2011
Waxaan tegey dalka England, waxaana la soo kulmay khubaro ku shaqo leh xadaynta badda oo hore wasaaradda hawlo ula wadey oo hore loo bilaabay sidii aan ka yeeli lahayn, waxyaabo badan ayaan ka soo wada hadalay sidii wax looga qaban lahaa iyo sidii loo dhamaystiri lahaa hawshaas oo waqtigeedu xadidan yahay, waxyaabo badana meel ayaan isla soo dhignay.”
SII AKHRI
Read More →
Aragtida Dadweynaha iyo Hamiga Cusub ee Qawleystayaasha Badda Soomaaliya 19-ka December
…haddii Badda loo sameeyo sharci cusub waxaa suurtagal noqonaya in la baabi’iyo wixii xadgudub ahaa ee Badda Soomaaliya laga galay…” SII AKHRI…
Read More →
Sheikh Maxamed Idris oo Digniin ku saabsan Badda Soomaaliyeed u jeediyey DFKMG, Baaqna u diray shacabka Soomaaliyeed
Waxaan Leeyahay Shacabka Soomaaliyeed: Xaq qofkii lahaa daba joogaa ma lumo.. Miyaan la gaarin waqtigii dadka Soomaaliyeed intooda damiirka lihi is raaci lahayd oo qabyaaladda iyo qurunkeeda dhinac iska dhigi lahayd..
Sii Akhri….
Read More →
Admiral Faarax Qare “Xuduuda Badda Soomaaliyeed ma ahan 12nm ee waa 200nm”
Taliyaha Ciidammada Badda Soomaaliyeed ayaa si qayaxan u diidey mashruuc lagu doonayo in badda Soomaaliya lagu soo koobo 12nm, shir ka dhacay Seychelles ayuuna warqad diidmo ah u gudbiyey…. SII AKHRI
Read More →
Waftigii DFKMG oo ka midnoqday 27 dal oo ka dareeray Khudbadii Madaxweynaha Iiraan ee UN-ka
Waftiga DFKMG uga qayb gelaya shirka Golaha Qarammada Midoobey ee New York ayaa waxa uu kamid noqday dalalka ka dareeray shirka kaddib mamrkii uu khudbadda akhrinayey madaxweynada dalka Iiraan.
Sida ay qortay jariidadda Time, waxaa khudbaddii Mahmoud Ahmadinejad ka dareeray “27 dall oo ay kamid yihiin Dalalka Xubnaha ka ah Yurub (European Union members), Australia, New Zealand, Somalia, Liechtenstein,...




