Home » Warar
Muqdisho: Koox Hubaysan oo diley Maareeyihii Guud ee Garoonka Muqdisho
Caawa (oo ay soo geleyso Axad Agoosto 5, 2012) ayaa kooxo hubeysani waxay dileen maareeyihii guud ee garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Marxuumka, Ibraahin iimaan Xalane, ayaa kooxdaasi ku dileen degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho.
Waxaa dilkaas ka tacsiyadeeyey Xukuumadda Federaalka Kumeel gaarka ah.
Ilaa hadda ma jirin (markii warkan la qorayey) cid loo qabtay dilkaas.
Soomaaliya ayaa dhibaatooyinka...
Kulankii Dhexmarey Shiikh Shariif iyo Hillary Clinton ka dib Muqdisho Maxaa ku soo kordhey
Iyadoo Dhawaan Magaalada Nairobi uu ka dhacay Kulan dhexmarey Saxiixayaashii Road Map-ka oo uu horkacayey Madaxwenaha DFKMG Shiikh Shariif iyo Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Mareykanka Hillary Clinton, waxaana uu kulankaan uu ahaa mid ay si aad ah u saadaalinayeen Dhamaan Shacabka Soomaaliyeeed iyo Masharaxiinta u Tartameysa Xilka Madaxweynimo ee Soomaaliya
Intuusan Kulanka dhicin ayaa waxaa la isla...
CUTHMAAN BIN CAFAAN (AMIIRKII MU’MINIINTA)
Taariikhda casrigii dahabiga ahaa ee quruxda badnaa, kaasoona ah casirgii afarta khaliif ee loo yaqaannay Khulufaa’u Raashidiin oo uu soo diyaariyey Maxamed Daahir Cabdi akhri, akhri qaybta 3aad oo ku saabsan Cusmaan Bin Cafaan……
Read More →
Sheikh Shariif: Dastuurka in la hirgeliyo waxaa ku baxay 50 million, waana dastuur ka mid ah 25-ka dastuur ee ugu horeeya adduunka
Madaxweynaha Dawladda FKMG oo ka hadlayey dastuurka cusub ee sida Kumeel Gaarka ah loo ansixiyey ayaa sheegay in shirkii ugu dambeeyey ee uu Nairobi ku tegey loogu sheegay in “Dastuurka in la qoro oo meeshaan la soo gaarsiiyo ay ku baxday 50 malyan”, waxana uu intaas raaciyey “50-ka malyan anigu ma arkin laakiin waa la ii sheegay.” Hadalkaas oo meel ka dhac ku ah caqliga 10...
Kulan Xasaasi ah oo 4 Bishaan Agoosto ay Magaalada Nairobi ku yeelan doonaan Saxiixayaashii Road Map-ka iyo Hillirey Clinton
Waxaa la filayaa in 4ta Agoosto 2012 Magaalada Nairobi ay soo gaarto Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Hillary Cilnton oo iminka Booqasho ku Mareysa Dalal ka mid ag Qaarada Afrika , waxaana la xaqiijiyey in Magaalada Nairobi ay kula kulmi doonto Saxiixayaashii Road Map-ka.
Saxiixayaasha Road Map-ka waxaa kamid ah Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG, Shiikh Shariif Shiikh Axmed , Raiisul Wasaaraha...
Xildhibaan Ciiro oo Dadka Soomaaliyeed uga Digay Khatarta Cudur Ebola ee ka Dillaacay Dalka Ugandha
“Ciidamada Uganda oo Soomaaliya si toos ah u imaanaya iyagoo aan soo marin baaritaanada loo baahan yahay ee ku saabsan cudurka Ebola oo ka dillaacay Uganda……” Waxaana Xildhibaan Ciiro uu dadka Soomaaliyeed ka codsaday inaysan wax xiriir ah la samaynin Ciidamada ugaandheeska ee Dalka jooga….
Xildhibaan Daahir Cabdulqaadir Ciiro oo ka tirsan Mudanayasha Baarlamanka Xilkiisu...
Dastuurka oo Si Kumeel Gaar ah loo ansixiyey ayadoo ay madasha ka maqnaayeen 180 xubnood oo kamid ah Ergeydii 825 ahayd
Waxaa maanta (Arbaca Agoosto 1, 2012) magaalada Muqdisho si kumeel gaar ah (KMG) lagu ansixiyey Dastuurka Soomaaliya.
Goobka Dastuurka KMG lagu ansixiyey waxaa soo xaadiray 645 ergey oo kamid ah 825 ergey ee la donayey in ay Dastuurka u ansixiyaan si KMG.
Waxaa markaas, ayadoo goobta ay ka maqnaayeen 180 ergey, cod loo qaaday ansixinta Dastuurka KMG. Waxaana 645 ergey ee soo xaadiray madasha ay u codeeyeen...
Hay’ada Samafalka Haro oo Afurisay Barakacaal gaaraya Lixboqol oo ruux
Dhagayso dadka la afuriyey oo ka hadlaya baahida ay u qabeen afurka loosameeyey, una ducaynaya cidkasta oo qayb ka qaadatay
Ha’ayda Haro oo ah Hay’ad ka howl gasha geeska Africa, ayaa waxay qiimayn kusoo sameeyeen dhowaan Gobolka banaadir, halkaas oo ay kusoo arkeen dhibaato lixaad leh, sida uu waraysigiisa ku sheegay Xasan Dhooye oo ah Agaasimaha Haro, mar uu ka sheekaynayey safar ay isaga...
Isbaheysi la Magacbaxay IFISO kana Dhan ah Xadgudubyadii ka Dhacay Soomaaliya oo looga Dhawaaqey Magaalada Muqdisho
Waxaa Hotelka Safari ee Magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya ayaa waxaa looga dhawaaqay maanta isbahaysi loogu Magacdarey Isbaheysiga Madaxa-bannaan ee turxaan-bixinta Soomaaliya Independent Vetting Coalition Somalia kaasoo uu Guddoomiye u yahay Xasan Shire Sheekh oo ka mid dadka u OloleeyaXaquuqdda Insaanka
Munaasabadda ku dhawaaqista Isbaheysigaan oo ay ka qaybgaleen mas’uuliyiin,...
Baaq iyo talooyin ku socda Bulshada soomaaliyeed Gaar ahaan Ergada ansixinta dastuurka
iyo dastuurka oo loo codaynayo laba maalmood gudahood: Qoraal ka soo baxay xukuumadda KMG, kuna qoran afka Ingriisiga, ayaa lagu qeexay in laba maalmood gudahood loo codayn doono dastuurka cusub. Waxa kale oo warsaxaafadeedka oo soo baxay July 30, 2012 uu tibaaxay in madasha shirka uu tegey xubin ka socda dawladda Norway. (Qoraalkaas ka akhri halkan – ENGLISH) – Ref: XRW/OM/PR 00224/07/12
(July...
Qaar ka mid ah Ergada Shirka Ansixinta Dastuurka oo Banaabax Kooban ka Sameeyey Halka uu shirka ka socdo.
Iyadoo weli Dugsiga sare ee Boliiska ee Magaalada Muqdiho uu ka soconayo Shirkii Ergada ansixinta Dastuurka ayaa maanta (Isniin) uu galey Shirka maalintiisii Lixaad, waxayna Ergada ay ka doodayaan qaar ka mid ah Qododbadda Dasuurka.
Xubnaha oo ka soo jeeday Salaadiinta iyo Cuqaasha Beelaha Shanaad ayaa shirkooda Jaraa’id ku sheegay in aysan dooneyn isla markaana aysan ku qanacsanayn habka awood qaybsiga...
Madaxweynaha DFKMG oo Balan qaadey in Dowladiisa wax ka qaban doonto Tacadiyada ka dhaca Afgooye
Madaxweynaha DFKMG Shariif Shiikh Axmed iyo Xubno uu hoggaa,minayo ayaa Maanta gaaray Degmada Af Gooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Madaxweynaha iyo wafdigiisii ayaa markii ay halkaa gaareen waxaa ay warbixin ka dhagaysteen Odoyaasha iyo wax garadka degmadaas kuwaasoo ka war bixiyay dhibaatooyinkii loo gaystey Shacabka af Gooye.
Sidoo kale Guddoomiyaha Maamulka Dawladda ee Degmadaas oo halkaa war...
Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo Ergada uga Digtay in ay Ansixiyaan Dastuurka Qabyada Maadaama Qodobo ka mid ah ay Diinta ka hor imaanayaan
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Axadii booqday Xaruntii Ergada Ansixinta Dastuurka. “Ra’iisul Wasaare howshu waxey u socotaa si wanaagasan waxaana guda galney doodii ku aadaneyd Dastuurka, waa laga dooday xeer hoosaadkii waana la ansixiyay, Dastuurkana waa loo wada aqriyay Ergada, Waxaana howsha si hufan u wada Ergada Ansixinta Dastuurka iyo Gudiga Farsamada,” sidaas waxaa yiri wasiirka...
Madaafiic Maanta lagu Garaacay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo.
– Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaare Ku Xigenka Irland oo Booqasho Ku yimid Muqdisho
Madaafiic Maanta lagu Garaacay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo.
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo dhinaceeda waqooyiga ee Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Garoonka Diyaradaha ee Waqooyiga Gaalkacyo in maanta ay ku soo dhaceen Madaafiic. Maareeyha Garoonkaas ee Maamulka Puntland Siciid...
Dastuurka Qabyada ah ma laga saari doonaa qodobka Muranka Gelinaya Dhulka Soomaaliya, ka hor inta aan la ansixin?
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda shirkii ergeyda ansixinta dastuurka qabyada ah ee la doonayo in loo sameeyo Soomaaliya. Waxaana warar laga helayo goobta shirku ka socdo ay tibaaxayaan in ay weli socdaan doodda sidii wax looga bedeli lahaa qodobbo aan u cuntamayn ummadda Soomaaliyeed.
Qododobka 7aad oo ku saabsan Dhulka Soomaaliya – Farqaddiisa 3aad waxay dhigaysaa in: Dhulka Jamhuuriyada...
Afhayeenka Dhinaca Hawl Galada ee Xarakada Shabaab oo ka Warbixiyay Dagaaladii u Dambeeyay ee ka Dhacay Gobolada Dalka.
Shiikh Cabdulcasiis Abuu Muscab afhayeenka dhinaca hawl galada ee Xarakada Shabaab ayaa ka hadlay dagaalo ay ka gaysteen sida uu sheegay Gobolada banaadir, Bay bakool, Gedo iyo Jubbooyinka 24kii Saac ee la soo dhaafay,
Af hayeenka oo la hadlay Idaacad taageerta Xarakada Shabaab ayaa sheegay in Dagaal Ciidamadoodu habeen hore ay ku qaadeen Fariisin Ciidamada dawladdu ay ku lahaayeen halka loo yaqaano...
Sh. Axmed Nuur aan jawaab ka bixino Fariintii Sh. C/raxmaan iyo Xasan Dhooye oo aan Gurmano
Imaamka Masaajidka Abubakar ee Seattle Washington Sh. Axmed Nur oo fariin u diray dadka Soomaaliyeed meelay joogaanba, Sheikha ayaa ka hadlay in loo gurmado dadka ku dhibaataysan wadankoodii, ugu yaraana bishaan Rammadaan la afuriyo, Sheikha ayaa ku dheeraaday in dadka Muslimiinta ah walaalo yihiin loona baahan yahay sida aan uga daqmanayno, Waalidkeen, walaalaheen, ilmaheena iyo ehelkeena inaan uga...
Maxjarkii ugu Weynaa ee Xoolaha ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya oo laga Furay Deegaanka Jasiira ee Duleedka Muqdisho.
Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif oo Xariga ka Jarey Maxjarkaas
MUQDISHO: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka qayb-galeen mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Ganacsato, Dhakhaatiirta Caafimaadka Xoolaha, mas’uuliyiin ka tirsan Maamullada Gobollada Banaadir iyo Shabeellada hoose oo lagu furayay Maxjar weyn oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.
Maxjarkan...
HAL-XIRAALAHA RAMADAANKA
Tijaabi Aqoontaada: Yaa loogu yeeraa Shaykhul Islaam? Sheeg saxaabiyaddii ku geeriyootay 100 jir iyadoon ilig iyo goos midna ka dhicin? Sheeg saxaabigii ugu danbeeyay ee ku geeriyooday Maddiina? Imisa jeer ayaa magaca Ciisa lagu xusay quraanka?
Waa maqaal kusocdo qofkasta oo uu soonku soo haleelay asagoo caafimaad qaba si uu uga faaiideysto bishaan kheyrka badan daacada iyo cibaadada ilaahay SWT...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegey in Dowladda Kenya ay Heshiis kula gashey Shirkado Reer Yurub ah in ay Shidaal ka Baaraan Xeebaha Soomaaliya
Kulan ay isugu yimaadeen Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho waxaana kulankaan diirada lagu saarey arrimo ku saabsan Badda Soomaaliya ka dib markii Dowladda Kenya ay heshiisyo la gashey Shirkado shisheeye si Shidaal looga baaro Badda u dhaxaeysa Soomaaliya iyo Kenya gaar ahaan dhul ay leeyihiin Shacabka Soomaliyeed.
Inta uusan bilaaban kulankaas ayaa Saxaafada...
Ergada Somaliland uga Qayb Galeysa Ansaxinta Dastuurka Qabyada oo ka Cabatay Xaalado Dhaqaale iyo Amnidarro.
iyo Qaraxyo iyo Hoobiyayaal laga Maqley halka uu ka socdo Shirka Ansaxinta Dasuurka
Ergada Somaliland u Matalaysa Ansixinta Dastuurka oo iminka ka mid ah Ergada Beelaha Soomaaliyeed ee shirku uga soconayo Dugsiga sare ee Boliiska ee magaalada Muqdisho ayaa durbaba ka cowday hanaanka ay wax ku socdaan.
Faadumo Xasan oo ka mid ah Ergada Somaliland uga qayb galaysa shirka ayaa sheegtya in Muqdisho ay...
Dawladda Ingiriiska oo Qiratay in Saraakiil ka tirsan Ciidamadeeda ay Joogaan Gudaha Soomaaliya.
War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ee Dalka ngiriiska ayaa lagu sheegey in Saraakiil ka tirsan Ciidamada Ingiriiska in ay joogaan gudaha dalka Soomaaliya.Warka ayaa intaa ku daray in Saraakiishani Ingiriiska ayan qayb ka ahayn Dagaalada balse ay yihiin Khubaro iyo Macalimiin Tababaro siinaysa Ciidamada Amisom ee dagaalka kula jira Xarakada Shabaab.
Wasaaradda Difaaca ee dalka Ingiriiska...
Madaxweynaha DFKMG oo Xarigga ka jaray Xeradii Draawiishta ee Caga Dhiig
Madaxweynaha Dawladda ku meel Gaarka Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda iyo Ciidamada ayaa maanta (Khamiis) booqday Xeradii Daraawiishta ee caga Dhiig ee haatan dib u dayac tirka lagu sameeyay. Madaxweynaha KMG ayaa ugu horeynba waxaa uu halkaa war bixin kaga dhagaystay Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed Gen. Shiikhunaa Sh. Maye oo ka warbixiyay Taariikhda...
Burburkii Xawaaladii Qaran oo Go’aamo Laga soo saaray
Waxaa shir jaraaid si wada jir ah ugu qabtay Magaaladda Dubai qaar ka mid ahaa Masuuliyiintii Shirkadda Xawaaladda bur burtay ee QARAN iyo Gudi ka koobnaa Culimo kuwaas oo horay loogu xilsaaray in ay hawsha shirkadaas galaan isla markaana go’aamo ka soo saraan.
Go’aamadii Halkan ka akhri (waa PDF).
Dhinaca Culimadii loo xilsaaray waxaa goob joog ka ahaa Sh. Maxamed Cabdi Umul & Sh....
Socdaalkii Sh Cabdiraxmaan Sh Cumar iyo Xassan dhooye: Dhibaato Culus ayaan Muqdisho Ku Soo Aragnay
Asbuucyadii lasoo dhaafay ayaan gaarnay Aniga iyo Sh. C/raxmaan Soomaaliya gaar ahaan, Muqdisho, waxaan u tagnay si isxilqaamid ah inaan daraasad kusoo samayno xaalada banii aadamanimo, waxaan lasoo kulanay arin aad u xanuun badan una naxdin badan, ma’aha arin aan filaynay, waxaan tagnay meelo farabadan oo baracayaal boqolaal kun gaaraya ku jiraan, waxaan soo aragnay arin indhuhu la ilmeeyaan,...




