Home » Qoraallada Halkudhegga "ramadan"

Ramadaan Mubaarak

Feb 13, 2021
Asalaamu Calaykum Waraxmah … Waxaa farxad u ah Bahda SomaliTalk.com inay dhammaan ummada Muslimiinta ah, gaar ahaana ummada Soomaaliyeed, ugu hambalyeyso dhalashada bisha barakaysan Ramadaan ee Sanadkan, Ramadan 01, 1442 oo ku beegan Talaada April 13, 2021. Bahda SomaliTalk Waxay idin leedahay Ramadaan Kariim, Ramadaan Mubaarak, ilaahay annaga iyo idinkaba cibaadada ha ka aqblo, soonkaan soonkiisana... 
Halkudheg: ,

Fadliga Bisha barakaysan ee Ramadan

Apr 24, 2020
Fadaaisha ay leedahay Bisha Ramadaan ma, aha wax lagu soo koobi karo qoraal ama dhowr maqaal, waxaa laga qoray kutub aad u waaweyn, hadabba waxaan isku dayeenaa in aan ka tilmaano waxooga ka mid ah fadaaishaas: xikamta Rabbaanigaa waxaa kamid ah in uu Allaha kala fadilo waqtiyada, amaakinta, wuxuu ka fadilay Bisha Ramadaan dhammaan bilaha kale ee Sanadka,wuxuu ku gaaryeelay Bishan fadli aad u wayn... 
Halkudheg:

HAL-XIRAALAHA RAMADAANKA

Jul 28, 2012
Tijaabi Aqoontaada: Yaa loogu yeeraa Shaykhul Islaam? Sheeg saxaabiyaddii ku geeriyootay 100 jir iyadoon ilig iyo goos midna ka dhicin? Sheeg saxaabigii ugu danbeeyay ee ku geeriyooday Maddiina? Imisa jeer ayaa magaca Ciisa lagu xusay quraanka? Waa maqaal kusocdo qofkasta oo uu soonku soo haleelay asagoo caafimaad qaba si uu uga faaiideysto bishaan kheyrka badan daacada iyo cibaadada ilaahay SWT... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...