Home » Warar

Hay’adda Xannaaneynta Agoonta Al-Nahreyn ee degmada Afgooye oo bilowday dhismayaal cusub

Dec 28, 2009
Halkan ka daawo sawirada dhismaha cusub Hay’adda Al-Nahreyn ee xannaaneysa agoonta oo xarunteedu tahay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa bilowday dhismaha 6-boos oo loogu talogalay in lagu xannaaneeyo caruurta. Maamulka hay’addan oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in dhismahan ay ka koobnaan doonaan Iskuullo ay agoontu wax ku bartaan, guryo la dajiyo, Masjid iyo barxado... 

Stockholm: Mutamarkii Islaamiga ee wakhtiga qaboobaha – Maxay Ku badbaadi karaan Ubadkeenu?

Dec 28, 2009
Stockholm: Mutamarkii Islaamiga ee wakhtiga qaboobaha Maxay Ku badbaadi karaan Ubadkeenu? Waxaa 25-27-kii bisha december 2009 , ka bilaamay magaalada Stockholm kulankii islaamka ee wakhtiga qaboobaha la qaban jirey. Kulankaas oo uu soo qabanqaabiyey Masjidka Al-Nur ee xaafada Rinkeby ee Stockholm.Masjidkaas oo ay soomaalidu maamusho.Kulankaas oo ciwaan looga dhigay- maxay ku badbaadi karaan ubadkeeenu?ayaa... 
Halkudheg:

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda DPL oo soo bandhigay Miisaaniyadda 2010 ee sanadka.

Dec 28, 2009
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda DPL oo soo bandhigay Miisaaniyadda 2010 ee sanadka. Shir jaraaid oo uu maanta ku qabtay Wasaaradda Maaliyadda Xafiiskiisa Magaalada Garoowe ayaa waxa uu warbaahinta ugu soo bandhigay Miisaaniyadda Wasaaradda Maaliyadda sanadka 2010 isagoona uga warbixiyey warbaahinta hawlaha lagu qaban doono. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Faarax Cali Shire ayaa waxa uu tafaasiil ka... 
Halkudheg:

Maareeyaha Guud ee Hay’adda HADMA oo ka warbixiyey hawlaha Hay,adda

Dec 28, 2009
Maareeyaha Guud ee Hay,adda Biniaadamnimadda & Maareynta Waxyeeladda Masiibooyinka ayaa waxa uu maanta ka warbixiyey hawlaha hay,adda iyo qaabka ay iminka u shaqeyso isagoona xusey in hay,adda haatan ay shaqadeedu tahay mid si wanaagsan u shaqeysa wallow uu sheegay in ay hay,addu tahay hay,ad u shaqeysa sida wasaaradda Dawladda oo kale taasi oo uu ku sheegay in hay,addani tahay mid Dawladda hoostagta... 

Cali Maxamed Geeddi Wasiiradiisii mid kamida oo ugu baaqay in Hantidii ummmadda Soomaaliyeed uu ka dhacay uu u soo celiyo ee uusan kursi uga raadsan: Dr C/casiis

Dec 27, 2009
Waraysiga Halkan ka dhegeyso/Akhri… Dr. Cabdicasiis Sheikh Yuusuf oo ahaa wasiirkii Caafimaadka ee Xukuumaddii Cali Geeddi oo u soo jeediyey Ra’iisul wasaarahiisii xilligaas iyo kuxigeenkiisii in ay dib u soo celiyaan lacagtii qaranka ee ay qaateen…    Dr. Cabdicasiis oo Cambaarayn ugu soo jeediyey dawladda Shariif in ay weli ku dhegan yihiin heshiiskii is afgarad kaddib markii... 
Halkudheg:

Maanta oo Axada waa Caashuuraa, waa Muxarram 10 keedii

Dec 26, 2009
Caashuuraa Waa Maalin Fadli Badan WQ. Xasan Dhooye [abu xafso] dhooye@hotmail.com Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu Bislaahi Raxmaani Raxiim ::: 1431 Walaalayaal marka hore Ilaahay baa mahad dhamaanteed usugnaatay subxaanahu watacaalaa,Nabi Maxamedna nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato. Walaal waxaan idiin rajaynayaa sanadkaan cusub oo inoo dhashay inuu ilaahay nawaafajiyo khayr... 
Halkudheg: , ,

Wafti uu Hoggaaminayo Prof. Ibbi oo Booqasho Rasmi ah ku tagay Magaalada Manila ee dalka Philippines

Dec 26, 2009
WAFDI UU HOGAAMINAYO KU-XIGEENKA RA’IISUL WASAARAHA PROF. IBBI OO BOOQASHO RASMI AH KU TAGAY MAGAALADA MANILA EE DALKA PHILIPPINES Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah 20 December 2009, waxaa magaalada Manila ee dalka Philippines ka degey wafdi rasmi ah oo uu hogaaminayay Ku-Xigeenka Ra’iisul Wasaaraha, ahna Wasiirka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda XFKMG ah ee Soomaaliyeed, ayna ku weheliyeen... 

Baaq Nabadeed oo ku aadan Gaalkacayo oo ay Soo Jeediyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Odense Denmark

Dec 25, 2009
BAAQ NABADEED OO AY SOO JEEDIYEEN JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE ODENSE, DENMARK Shir ay maanta oo ay taariikhdu tahay 25.12.2009 ku yeesheen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee deggan magaallada Odense ee dalka Denmark ayaa isku soo qaaday colaadda iyo dagaallada laga soo sheegay magaallada Gaalkacyo, gobolka Mudug ee Soomaaliya. Shirkan, oo ay ka soo qaybgaleen odayaal, culumaa’uddiin, aqoonyahano iyo qaar... 
Halkudheg:

DFKMG iyo Jabuuti oo si weyn u soo dhaweeyey Cunaqabateynta lagu soo rogay Dowladda Eratrea.

Dec 25, 2009
Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo si weyn u soo dhaweeyey Cunaqabateynta lagu soo rogay Dowladda Eratrea. Danjiraha Soomaaliya u jooga Qaramada Midoobe Cilmi Ducaale oo oo la hadlayey warbaahinta isaga oo ku sugan Magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobe ayaa waxa uu sheegay in ay Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti Mas’uul looga dhigay in ay sii ambo qaadaan la socodka Cunaqabateynta ay... 
Halkudheg:

Dowladda KMG, oo soo bandhigtay lacag Dollar been abuur ah oo gaaraysa ilaa 3.5-Milyan oo doolarka Madow ah.

Dec 23, 2009
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Waxaa Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho lagu soo bandhigay lacago faalso ah oo Doolarka Maraykanka ah, lacagtaasi been abuurka ah ayaa la sheegay inay ku sii jeeday Gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya Gaar ahaan Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Lacagtaan faalasada ah ayaaa ahayd ilaa 3.5-Milyan oo doolarka Madow ah ayaa maalintii shalay lagu... 

Ugaas Maxamed-weli: “Ma aha inay shacabka simaan mujaahidiinta iyo ciidamada cadowga ee dalkeena ku soo duulay”

Dec 23, 2009
Ugaaska beesha Sade ahna afhayeenka Salaadiinta beelaha Daarood Ugaas Maxamed-weli Sheekh Axmed-Nuur oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu uga hadlay arrimo dhinacyo badan taabanaya, wuixuuna baaqyo u jeediyey Mujaahidiinta, shacabka iyo qabaa’illada Soomaaliyeed wuxuuna shirkiisa Jaraa’id ku bilaabay sidatan: “Xaaladda dalka Soomaaliya ku sugan yahay waa mid marba... 
Halkudheg: ,

Hayadda SOCWE oo qabatey Madal looga hadlayey Doorka Haweenka ee ka qaybgalka Nabadda iyo Dib u heshiisiinta

Dec 23, 2009
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Waxaa Hotelka Bakin ee Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Madal hal Maalin ah ku saabsan Doorka Haweenka ee ka qaybgalka arrimaha Siyaasadda , Nabadda iyo Dib u heshiisiinta waxaa soo qaban qaabisey Hayadda SOCWE Somali Center for women Empowerment oo inta badan isku howsha Dhinaca Haweenka Waxaana gacan ku siiyey Hayadda Global Fun for Women waxaana ka qaybgaley... 

Wuxuu Dhashey isaga oo Afkiisa isku Dhegen Yihiin

Dec 23, 2009
Wuxuu Dhashey isaga oo Afkiisa isku Dhegen Yihiin Wuxuu u baahan yahay Qaliin deg deg iyo gar gaar Baniaadanimo Halkan ka eeg warqadda dhakhtarka iyo sawiro Inta aad nooshahay waxaa maalin kasta waxaad arkeysaa wax aad la yaabto Mar aan dhawaan booqdey xero ay ku jiraan dad soo barakacay oo ku taal Deegaanka Xaawo Cabdi ayaa ku soo arkey Canug Laba sanno jir ah oo ku dhashey mid ka mid ah Daamankiisa... 
Halkudheg:

Xafladda Furitaanka Adeegga SAHAL ee Shirkadda GOLIS Oo Lagu Qabtay Magaalada Badhan

Dec 23, 2009
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Xafladda Furitaanka Adeegga SAHAL ee Shirkadda GOLIS Oo Lagu Qabtay Magaalada Badhan . Badhan : Shirkadda Golis oo ah shirkadda ugu ballaadhan ee adeegyada kala duwan siisa guud ahaan magaalooyinka gobolka Sanaag sida : telefoonka landline-ka , telefoonka gacanta , internet-ka iyo korontada ayaa ku kordhisey adeegyadeeda ay macaamiisha siiso barnaamijka cusub ee adeegga... 

Guddoomiyaha NGSC Abdigani Jeenyo Oo Gaaray Scotland

Dec 23, 2009
Guddoomiyaha NGSC Abdigani Jeenyo Oo Gaaray Scotland SCOTLAND: Madaxa Ururka Dhallinyarada Cusub Dhaqanka iyo Isboortiga [SNGSC] C/qani C/llaahi Hilowle (C/qani jeenyo) oo booqasho ku tagey Scotland. Guddoomiye C/qani Jeenyo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalkaasi iyadoo mas`uuliyiin isboorti oo uu horkacayo Ilyaas Cali Wakiilka NGSC ee dalka Scotland ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay halkaasi. Guddoomiyaha... 

Astaanta Dawlad gobleedka Puntiland Yaa ku Guulaystay

Dec 23, 2009
Astaanta Dawlad gobleedka Puntiland Yaa ku Guulaystay Figradii Asli Ahmed Mahamoud ( Asli Qodax) Waxaa naga soo gaaraya magaal madaxda dawalad gobloleedka Puntland ee Garowe in shalay oo ay taariikhdu ahayd 22/12/2009, lagu dhawaaqay calanka iyo astaanta ay yeelan doonto Dawlad gobolkeedka Puntland. Baarlamaanka Puntland ayaa ansaxiyey calanka ay yeelanayso DGPL kaddib markii ay cod u qaadeen nooca... 
Halkudheg:

Bilow Kerow oo ganacsatada Soomaalida uggu baaqey daganaan.

Dec 22, 2009
Bilow Kerow oo ganacsatada Soomaalida uggu baaqey daganaan. Xildhibaankii hore ee deegaanka bartamaha Mandera Bilow Kerow ayaa sheegay in sharciga Kenya ee ku aadan ganacsiga iyo maalgashiga dalka uu cad yahay. Bilow Kerow wuxuu kaloo sheegay in dhamaan Keenyaanka ay u siman yihiin dalkani, isagoo intaa ku darey in loo baahan yahay in is ixtiraam ah lagu wada noolaado. Keeroow oo iddaacada Star FM... 

Sawiro iyo qoraal ka turjumayo nolosha Qoxotiga somaliyeed ee Jaziirada Malta

Dec 22, 2009
Sawiro iyo qoraal ka turjumayo nolosha Qoxotiga somaliyeed ee Jaziirada Malta    http://msf.org/source/countries/africa/somalia/  Waa naiisb daro xaalada  soomaliya iyo raja xumada ka muuqato, waxaa nasiib daro ah in dhalinyarada fursada kaliya ay helaan oo ay ooga baxaan wadanaka ay maraka qaarkood mutaan nolol ka xum tii ay ku noolaayeen markii ay joogeen gudaha somaliya.   E-mailkan waxaan... 

Soomaali kale oo weli ku harsan Xabsiga Guantanamo-Bay

Dec 22, 2009
  Dad jinsiyado kala duwan ayaa laga sii daayey Xabsiga Kutanaamabay  ee ku yaala Jasiiradda Cuba kadib markii ay mudo dheer halkaasi ku xirnaayeen, waxaana dadka la soo daayey ka mid ah labo nin oo Soomaali ah oo lagu kala magacaabo Max’ed Suleymaan Barre iyo  Ismaaciil Caraale. Labaddaan ayaa lagu wareejiyey Maamulka la magacbaxay Somaliland, waxayna xabsiga ku jiraan mudo 8 sano ah sida uu... 

Bayaankii shirkii ARS ee London lagu qabtay

Dec 20, 2009
Bayaan Halkan ka daawo sawiradii shirka (London) Shirkii ugu horeeyey oo uga furmay Isbahaysiga dib-u-xoreynta Soomaaliyeed magaalada London, dalka Ingiriiska oo laba maalmood soconayey (18-19 Desember 2009) ayaa maanta soo gabagaboobey. Shirkan waxaa ka qayb galy qaar ka mid ah labda gole ee Isbahaysiga (Golaha Dhexe iyo kan Fulinta) oo aan kala raacin kooxihii ka baxay iyagu iskood uga baxay Isbahaysiga. Waxaa... 
Halkudheg:

Calanka iyo astaanta Puntland (Muxyadiin, Liibaan, shiine iyo Siciid)

Dec 20, 2009
Calanka  (koowaad) waxaa soo gudbiyey Mohyadin Mohamed Ali Calanka  (labaad) waxaa soo gudbiyey Liibaan Abdi Rashid Calanka  (saddexaad) waxaa soo gudbiyey Siciid Cali Cabdulle Calanka  (afraad) waxaa soo gudbiyey Maxamuud Axmed Cabdalle (shiine) Astaanta Calanka Puntland ee uu soo gudbiyey Mohyadin Mohamed Ali SCW: Anigoo ah Mohyadin Mohamed Ali” Wayrax” ahna Muwadin Somaliyeed... 
Halkudheg:

Calanka iyo Astaanta DGPL ee ay gudbiyeen qaar kamida shacabku

Dec 20, 2009
Calanka iyo Astaanta Dawlad Goboleedka Puntland ee ay soo gudbisay Murwo: asli ahmed mohamoud (asli qodax) oo ah u qareeme bulshada rayidka ah dhinacyada nabada iyo xuquuqda aadanaha. ( date: 15/12/2009) tell: 794007 Email: qodax38@yahoo.com or qodax38@gmail.com Faah-faahinta midabyada calanka iyo sababtaan u doortay 1.       Qaybta buluuga ha waxay muujinaysaa ka mid ahaanshaha somali weyn... 
Halkudheg:

Xubno muhiim ah oo ku dhawaaqay in ay isaga baxeen Ururka SDSI

Dec 19, 2009
Xubno muhiim ah oo ku dhawaaqay in ay isaga baxeen Ururka Somali Diaspora Support Initiative (SDSI) Kaddib markii maalintii shalay aheyd shir Teleefaneed ay kasoo qeyb galeen qaar ka mid ah xubnaha guddiga guud ee Ururka Somali Diaspora Support Initiative (SDSI) looga dhawaaqay in Ururkii samafalka ahaa ee SDSI loo weeciyay in uu yahay Urur Siyaasadeed ayaa waxaa soo baxay xubno dhowr ah oo isaga baxay... 

Barlamaanka Puntland oo Ansixiyey Dastuurka cusub ee Maamulka Puntland Ku dhaqmayo.

Dec 19, 2009
Barlamaanka Puntland oo Ansixiyey Dastuurka cusub ee Maamulka Puntland Ku dhaqmayo. Barlamaanka Dowlada Puntland ayaa Ansixiyey Dastuurka Cusub ay Yeelanayso Dowlada Puntland ka dib markii ay Cod Aqlibiyad u qadeen Barlamaanka Puntland. Fadhiga ee maanta yesheen Barlamaanka ayaa waxa kasoo Qayb galay 59 Xildhibaan iyadoo 57 xildhibaan ay u codeyeen Dastuurkan Cusub ee loo sameeyey Maamulka Puntland. kulankaani... 
Halkudheg:

Muqdisho: Jaaliyadda Somaliyeed ee ku nool dalka Norway oo maanta Deeq Lacageed Gaarsiiyay mid ka mid ah Dugsiyada Qur’aan

Dec 19, 2009
Jaaliyadda Somaliyeed ee ku nool dalka Norway oo maanta Deeq Lacageed Gaarsiiyay mid ka mid ah Dugsiyada Qur’aanka karimka ee degamadda karaan ee magaalada Muqdisho Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah   Waxaa maanta la gaarsiiyay deeq lacageed oo gaareysay $200 Doolar mid ka mid ah Dugsiyadda ku yalla magaaladda mugdisho. gaar ahaana degmadda kaaraan ,kaas oo ay Xiligaan wax ku bartaan arday... 
Halkudheg: