Home » Qoraallada Halkudhegga "Odense"
Baaq Nabadeed oo ku aadan Gaalkacayo oo ay Soo Jeediyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Odense Denmark
BAAQ NABADEED OO AY SOO JEEDIYEEN JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE ODENSE, DENMARK
Shir ay maanta oo ay taariikhdu tahay 25.12.2009 ku yeesheen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee deggan magaallada Odense ee dalka Denmark ayaa isku soo qaaday colaadda iyo dagaallada laga soo sheegay magaallada Gaalkacyo, gobolka Mudug ee Soomaaliya.
Shirkan, oo ay ka soo qaybgaleen odayaal, culumaa’uddiin, aqoonyahano iyo qaar...