Home » Warar

Cabsi weyn oo laga qabo in Dagaalada Muqdisho ay sii xoogeystaan Bisha Ramadaan

Aug 4, 2010
iyo Sheekh Shariif oo dadaal ugu jira sidii ay Xukuumadda Cumar C/rashiid u heli lahayd codka Kalsoonida …. Muqdisho iyo cabsida dagaaladda bisha Ramadaan Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa welwel iyo walbahaar ka qaba in uu  sii xoogeysto dagaalada ka jira magaalada Muqdisho inta lagu guda jiro Bisha Ramadaan  oo iyagu galaaftey dad fara badan oo soomaaliyeed qaarkood waxay ku... 
Halkudheg:

Madaxii hore ee Ciidanka Ammaanka Koonfur-Africa oo lagu xukumey 15 sano…

Aug 4, 2010
Madaxii hore ee haystey ciidamada amaanka k/africa oo xilkii laga eryey sanadkii hore kadib markii lagusoo eedeyey musuqmaasuq iyo gacan-siinta nin ay saaxiibo ahaayeen oo u xiran dil iyo ka ganacsiga daroogada ayaa saakey (3 august 2010) waxay maxkamada darajada sare ku xukuntay 15 sano oo xarig ah. Mr Jakie Selebi oo aad looga yaqaan dunida waxa uu kamid ahaa siyaasiyiinta ugu caansan xisbiga talada... 
Halkudheg:

Hooyooyinku Carruurta Laba Sano Ha Nuujiyeen

Aug 2, 2010
Kitaabkeena Quraanka ah ma aha kitaab saynis ah oo ay ku qoran yihiin aragtiyo saynis ah sida (Newton theory ama Einstein Relativity) Balse waxa weeye kitaab uu Allaah u soo dejiyey in lagu hannuusho Bani’aadamka oo looga saaro mugdiyada Jaahiliinta loona saaro Iftiinka Islaamka sida uu Allaah quraankiisa ku yiri: (waa kitaab aan u soo dejinay si aad dadka kaga saarto mugdiyada oo aad u saarto... 
Halkudheg:

Laascaanood: Xarunta Daraasaadka Mustaqbalka iyo La talinta ee Beder

Aug 2, 2010
oo Aqoon is weydaarsi ku saabsan qaababka baananka islaamiga ahi u shaqeeyaan Waxa lagu soo gaba gabeeyay hallka shirarka ee Jaamacadda Nugaal tababar ku saabsan qaababka ay u shaqeeyaan baananka islaamiga ahi. Ugu horrayn xafladiii xidhitaanka ayaa lagu furay aayadaha quraanka iyo wacdi kooban. Barnaamijka waxa xidhiidhiinayay C/laahi Cali Macalin Waxa hadalka lagu soo dhaweeyay Sheekh Mubaarik oo... 

Jaaliyada Ogadeniya ee Minnesota oo kulan balaadhan isagu timid.

Aug 1, 2010
Kulan si aad ah loo soo agaasimey ayaa waxaa galabnimadii Sabtida ee July 31, 2010 isagu yimid Jaaliyada Ogadeniya ee Gobolka Minnesota. Kulankan oo ka dhacey madasha shirarka ee Minneapolis Convention Center Halkan ka daawo sawirada…. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen dhamaan qaybaha bulshada Ogadeniya ee Minnesota iyo dadweyne fara badan oo ka socda Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa looga hadley... 
Halkudheg: ,

Bulshada Soomaaliyeed oo lagu dhiirigeliyey in ay kor u qaadaan naasnuujinta

Jul 30, 2010
Nayroobi, Kenya, 30 Luulyo 2010 – Bulshada Soomaaliyeed waa in ay kor u qaaddaa naasnuujinta si loo hubiyo in carruurta yaryar ugu bilaabato nolol wanaagsan oo deggan, Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya, Rozanne Chorlton ayaa hadalkaas tiri bilowgii Toddobaadka Naasnuujinta Adduunka. Toddobaadka ayaa sanadkan diiradda saaraya faa’iidooyinka naasnuujinta iyo sidoo kale kaalinta ay bulshada iyo waaxda... 
Halkudheg:

Cumar Cabdirashiid “Puntland kaliya waxba kama qaban karto dagaalada ka socda xiligaan gobolka Bari”

Jul 29, 2010
Xarakada Alshabaab oo is fogeysey in ay dagaaladaas ku lug leeyihiin….. Cumar Cabdirsahid Cali  Sharmaarke oo ah Raiisal wasaaraha dowladda KMG ee Soomaaliya; ayaa ka hadlay dagaalada Soomaaliya ka socda gaar ahaan kuwii  ka dhacay deegaanada ku yaala duleedka Bosaaso.- Cumar Cabdirsahid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in dagaaladaasi ay la mid yihiin kuwo kooxaha uu ugu yeeray argagixisada caalamiga... 
Halkudheg:

Magacyada Dadkii ku geeriyoodey Diyaaradii ku Burburtay Pakistan, oo ay ku jiraan Soomaali

Jul 28, 2010
ISLAMABAD: Qofna kama badbaadi diyaaradii Airblue ee ku dhacday buuraha Margalla Hills ee Islamabad Arbacadii July 28, 2010, sidaas waxaa yiri wasiirka Arrimaha gudaha Pakistan Rehman Malik. Diyaarada Dhacday waxaa saarnaa 152 qof, magacyadooda hoos ku qoran yihiin (oo uu ku jiro ugu yaraan hal qof oo Soomaali ah). Dadkaas saarnaa diyaarada Airbus A321 waxay isugu jireen 146 rakaab ah iyo 6 shaqaalahii... 

“kuwa dhahaayo puntland waxaa ku dagalamay al shabaab iyo Ciidamada Puntland ha ogaadaano warkaasi in uusan sax aheyn”

Jul 28, 2010
Ka dib shirjaraa’id oo uu qabtay Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshaab Shekh Cali maxamuud Raage (sheikh Cali Dheere ) Arbacadii July 28, 2010 shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in ay alshaab wax lug ah ku laheyn dagaalada ka dhacay deegaana maamul Goboledka puntland isla markaana waxaa dagalamaya ayuu ku macneeyey in ay yihiin dadka deegaanka oo u dulqaadan waayey gabood... 

Madaxweynaha DFKMG oo la kulmey Ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka u Qaabilsan Africa

Jul 27, 2010
Ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka u Qaabilsan Africa, Jonnie Carson, ayaa shir gacan lagu siinayo dowladda Soomaaliya u qabtay qaar ka mid ah madaxdii ka soo qaybgashay shirkii Madaxda Midowga Africa ee ka socda Kampala. Shirkaas oo ay ka soo qayb galeen madaxda waddamada IGAD, iyo madax ka socoto dalalka Golaha Ammaanka ku jira, madaxda yurub, gaar ahaan kuwa deeqda bixiya iyo... 

Puntland: Dagaal ka dhacay Karin iyo Galgala dhexdooda oo ay ku dhinteen ugu yaraan 13 qof.

Jul 26, 2010
Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay ku dhinteen 13 qof  ay dagaal ka dhacay meel u dhaw Boosaaso ,  oo ah aagga magaalada Karin oo 41 km koonfur ka xigta Boosaaso. Waxaa sidoo kale dagaalka ka hadlay Sheikh Atam. Waxaa sidoo kale dagaalkaas ka hadlay Cumar C/rashiid. Sidoo kale waxaa duqayn xoog leh ka dhacday magaalada Muqdisho ay laba maalmood gudeheed ku dhinteen 30 qof oo shacab ah. “Waxaa... 
Halkudheg:

Minneapolis: Kulan Gargaar Caafimaad ah oo Loo qabtay Bacalwaan

Jul 25, 2010
Waxaa magaalada Minnepolis ee gobolka Minnesota ka dhacay kulan gargaar caafimaad ah loona qabtay fanaanka Cabdi Cali “Bacalwaan” oo ay xaalad caafimaad xumo ahi soo wajahday. Kulankan gargaarka caafimaad ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta Bulshadda ee Brain Coyle ee gobolka Minnesota. Waxaa kulankan soo qaban qaabiyay qaar kamid ah hobaladii qaranka Waaberi iyo qaar kamid ah Soomaalida ku dhaqan... 

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb oo kulan ku qaatey Degmada Cadaado

Jul 25, 2010
Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Mudane Maxamed C/llaahi Macallin Aadan “Tiiceey” ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Cadaado ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Galmudug Mudane Maxamed Axmed Caalin oo booqasho gaaban ku yimid magaalada Cadaado. Masuuliyiinta labada maamul ayaa ka wada hadalay sidii loo hagaajin lahaa xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada maamul oo ay... 
Halkudheg:

Xalka Ogadeniya iyo xasil la’aanta Geeska Afrika

Jul 24, 2010
Magaalada London ayaa waxaa lagu qabtay shir wayn oo oo lagaga hadlayay arrimaha Geeska Afrika iyo maaraynta dhibaatada Ogaadeenya. Shirkan waxaa soo agasintay Jaaliyadda Ogaadeenya ee wadanka Ingiriiska, waxaana ka qayb galay hoggaanka sare ee Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya JWXO, Madax ka socotay dalka Soomaaliya, Aqoonyahaniin Soomaaliyeed iyo dadwayne aad u fara badan oo isugu jira kuwo... 
Halkudheg:

Google oo Badashay Khariidada Xuduudaha Soomaaliya iyo Ethiopia

Jul 23, 2010
Google Earth/Maps oo garwaaqsatay xuduud beenaadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Itoobiya, saxdayna khariidaadooda… Google Earth /maps, oo qeyb ka ah shirkadda Google ayaa waxay July 20, 2010 boggeeda warbaahinta ku soo bandhigtay in qayb kamid ah khariidada xuduudda Soomaliya iyo Ethiopia ay dib u habyen ku sameyeen, kana bedeleen calaamaddii hore ee ahayd, kuna muujisay xarriiq ka tarjumaysa... 
Halkudheg:

Afhayeenka Beelaha Hawiye oo cambaareeyey maamulka Pundland

Jul 23, 2010
Beelaha Hawiye oo si aad uga Caroodey Taalaabada Maamulka Pundland uu ku Masaafurinayo dadka ka soo jeeda Koonfurta: Warbixintii: Amiin Yuusuf Khasaaro… Waxaa maalmahaan Maamulka Pundland ay ku howlanaayeen masaafurinta dadka ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya waxaa ka qaybqaatey Masaafurintaa ciidamada amaanka maamulkaas waxaa dadkaas ay isugu jiraan odoyaal, dhalinyaro , haween iyo caruur... 
Halkudheg:

Booqashooyinkii Dacwadeed ee Sweden Sh. M. Umal iyo Sh. M. Idris

Jul 22, 2010
Shirweynihii 18aad ee Jaaliyadaha Scandinivia oo Sanadkan lagu qabtay Magaala madaxda Sweden (Stockholm) iyo Muxaadarooyinka qaarkood ay culimadu u tageen Magaalooyinka Goteborg, Caasimadda 2aad ee dalka Sweden Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna korkiisa ha ahaato. BOOQASHOOYINKII DACWADEED EE SWEDEN SH. M. UMAL IYO SH.M. IDRIS Somalitalk.com/Goteborg-Sweden HALKAN KA DAAWO... 
Halkudheg:

Boqolaal qof oo laga Raafay Puntland, dadkaas oo ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya

Jul 21, 2010
Ciidamada nabad sugidda dawlad goboleedka Puntland ee Woqooyi bari ee Soomaaliya ayaa raaftay boqolaal qof oo ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya. Wasiirka Amniga Puntland Yuusuf Axmed Khayr ayaa arbacadii sheegay in dadkaas la raafayo ay yihiin kuwo ka soo jeeda koonfurta Soomaaliya ee dagaalku aafeeyey, sidaas waxaa werisey AP. Khadiijo Daahir oo u dadka u dooda ayaa sheegtay in la tarxiilay 500 qof.... 
Halkudheg:

Madoobe Nuunoow Maxamed: Diinta Islaamku Waa Diinta “Rasmiga ah” ee Dowlada, Sababta loogu Qorey Waxay Ahayd Sii Adkeyn…. Wareysi ay la yeelatay SomaliTalk…

Jul 20, 2010
Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Soomaaliya Madoobe Nuunoow Maxamed oo soo gaarey horaanta Usbuucan aynu ku jirno Caasimada dalka Jabuuti, islamarkaana aan wax ka weydiiney halka ay marayaan arrimaaha qabyo-qoraalka Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya, goorta la soo bandhigayo Dasruurka cusub, sababaha keeney in marxalada KMG looga guuro Federaal ama maamul Goboleed, qorshaha gobolada woqooyi... 
Halkudheg:

Yuusuf Dheeg: “haba yaraatee ma oran” Itoobiya waxay gumaysataa Dhul Soomaaliyeed

Jul 20, 2010
Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG Yuusuf Ibraahim Xasan (Yuusuf Dheeg) ayaa sheegay in uusan oran hadalka ah Dhulka Soomaaliyeed ee Itoobiya gumaysato waa dhul la haysto. Waxana uu yiri “haba yaraatee ma oranin”. Yuusuf Dheeg oo ka jawaabayey su’aal ay (July 19, 2010) weydiisay idaacadda wararka u faafisa Boqortooyada Ingriiska ee British Broadcasting Corporation oo weydiisay su’aal... 
Halkudheg:

Saciid Mugaambe oo mar kale loo doortey Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed

Jul 20, 2010
Shirweynihii 8-aad ee xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Hotel Saxafi International ee magaalada Muqdisho. shirweynahan ayaa waxaa lagu doortay xubnaha guddiga fulinta ee maamulaya afarta sano ee soo socota waxaana guddoonka sare ee XSKC cod aqlabiyad ah loogu doortay Saciid Maxamuud Nuur [Mugaanbe]. Masuuliyiin ka kala socotay wasaarada isboortiga iyo guddiga Olombikada Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

Denmark: Qalin jabintii ardeyda dugsiyada sare ka dhamaysey magaalada Århus

Jul 20, 2010
Waxaa magaalada Århus ee Dalka denmark ka dhacay shirweyne lagu maamuusayey 50 sano guuradii ka soowareegtay maalintii ay Soomaaliya ka qaadatay xoriyadda gumaysigii xukumijirey. Sideynu wada ogsoonahay waxaa soo maray Africa gumeysi muddo dheer ku habsadey oo ka tegeywaddamadii ugu tabarta iyo tunka nooraa ee adduunka ku amar kutaaglaynayay xiligaasi. Gumaysigaas ayaa aha amid xoog iyo amar kutaaglayn... 

Shirweynahii 15aad ee Soomaalida Switzerland – Lausanne

Jul 19, 2010
Magaalada Lausanne ee dalka Switzerland waxaa lagu soo gabagebeeyey  shirkii 15aad ee waqtiga kulaylaha lagu qaban jirey wadanka laga soo bilaabo ilaa iyo 1992 intii ay Soomaalidu si weyn usoo gashay dalka Switzerland ———- Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato…. WARBIXIN: Waxaa Magaalada Lausanne ee dalka Switzerland lagu soo gabagebeeyey... 
Halkudheg:

Shir looga hadlayey Qorshaha Madbacad cusub oo lagu Kordhinayo Jaamacadda East African University oo lagu Qabtay Minneapolis

Jul 19, 2010
Waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 07/18/2010 lagu qabtay Hall weyn ee kulliyadda Ausburg College ee Magaaladan Minneapolis shir aad iyo aad ay u soo agaasimeen aqoonyahano soomaaliyeed oo ku nool Magaaladda Minneapolis ee Gobolka Minnesota shirkan oo looga hadlayey sidii loogu kordhin lahaa Madbacad cusub Jaamacadda East African University ee ku taal Magaaladda Boosaaso ee Dowlad Goboleedka Puntland... 
Halkudheg:

Xildhibaanad Faadumo C/laahi “Insaaniya” oo Khudbad ka jeedisey Minneapolis

Jul 19, 2010
Xildhibaanad Faadumo Cabdulaahi Maxamuud “Insaaniya” oo booqasho ku timid gobolka Minnesota ayaa khudbad u jeedisey Soomaalida Minneapolis. Xidlhibaanad Faadumo Insaaniya waxay sheegtay in ay ka mid ah ahayd 7 xildhibaan oo yimid Maraykanka oo la kulmay saraakiil sare iyo xubno ka tirsan labada aqal ee Maraykanka (Senate & House). Khudbadaas ka dhegeyso HALKAN/GUJI… Khudabadii... 
Halkudheg: