Home » Qoraallada Halkudhegga "xorriyo"
Jaaliyada Ogadeniya ee Minnesota oo kulan balaadhan isagu timid.
Kulan si aad ah loo soo agaasimey ayaa waxaa galabnimadii Sabtida ee July 31, 2010 isagu yimid Jaaliyada Ogadeniya ee Gobolka Minnesota. Kulankan oo ka dhacey madasha shirarka ee Minneapolis Convention Center
Halkan ka daawo sawirada….
Shirkan oo ay ka soo qayb galeen dhamaan qaybaha bulshada Ogadeniya ee Minnesota iyo dadweyne fara badan oo ka socda Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa looga hadley...
Wax wadahadal ah kama dhaxeeyo ONLF iyo Itoobiya(gudoomiyaha jwxo).
Wax wadahadal ah kama dhaxeeyo ONLF iyo Itoobiya(gudoomiyaha jwxo).
Xoogga dalka Ogadenya oo dagaala isdaba Joog ah kuqaaday Ciidamada itoobiya.
Ururka Hooyooyinka Ogadenya ee Minnesota oo soo gaba gabeeyay Shirkoodii.
Ciidanka Gumaysiga oo Magaalada Dhagax buur Shacabka Dhib ugu Gaystay.
Magaalada Godey oo bandow lagu soo rogay maqribka kadib ilaa subaxii.
Hooyo ay ciidanka gumaysigu ku mariyeen...
Waxyeelooyin kala duwan oo ay ciidamada Gumeysigu u gaysteen dad rayid ah
Ciidamada qalabkasida ee Xoreynta Ogadenya oo cagta mariyey qaar kamid ah saldhigyada ciidamada gumaysiga Itoobiya.
— Masuuliyiin ka socotay gumaysatada itoobiya iyo dabaqoodhi hor ordayay oo loo diiday inay shir ku qabsadaan hotel ku yaala magaalada Mineapolis.
— Qorshayaal cusub oo gumaysigu doonayo inuu ku cunaqabateeyo shacabka si ay gaajo ugu le,daan.
–Dil iyo dhaawac loogu...
Barayaal Tirabadan oo siwadajira loogu xidh xidhay Magaalada Qabridahare.
Madaxii Xafiiska maaliyada ee Qabridahare oo maleeshiyaadka Hawaarin toogteen.
Taliska Ciidanka Midawga Yurub ee la dagaalanka budhcad-badeeda Soomaaliya oo la badalay.
Dawlada Maraykanka oo Xayiraad Dhaqaale kusoo rogtay Qaar kamida Hogaamiyayaasha Islamiyiinta Somaaliya.
Wasaarada arimaha dibada ee Maraykanka oo muwaadiniiteeda kula talisay inaysan u safrin itoobiya
Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga(Isu...
JWXO oo iska Fogeysey dilkii nin British ah oo u shaqynayey Shirkad Shidaalka baarta
Dagaalo lagu naafeeyey ciidamada gumaysiga Itoobiya.
Gudoomiyaha jwxo oo soo gabagabeeyey socdaalkiisii South Afrika.
Nin u dhashay Ingiriiska oo kooxo budhacda ahi ku dileen duleedka Dannood.
Shir ka dhacay xarunta jaaliyada Denmark oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin jwxo ah.
Ururada Dhalinyarada Ogaden ee Qatar iyo u.s.a(Seattle) oo shirar isugu yimid
Ururka dhalinyarada ee California...
Dagaal adag oo ka dhacay meel u dhow magaalada Qabribayax, Jigjiga
Weeraro mir ah oo lagu burburiyey saldhigyo door ah oo gumaysigu ku lahaa ogadenya
Ku dhawaad 30 gaadhi oo siday raashin ganacsi oo ciidmaada gumaysigu ku xayireen magaalada Shilaabo.
Hogaanka warfaafinta ee jwxo oo soosaaray bayaan uu kaga xaal waramayo xaaladaha halganka kagana digayo shirqooolada cusub ee gumaysiga itoobiya.
Xarakada al-shabaab oo maanta ka mamnuucday meelaha ay xukumaan in laga...
Bayaan: Cambaarayn ku aadan Falkii Foosha xumaa ee Madaxda Puntland ku qabqabteen dad Soomaaliyeed islamarkaasna ay ugu Gacan galiyeen Cadawga Itoobiya
Kulan ay isugu yimaadeyn Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan dalka Kenya
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah ee kulankii Nairobi
Warkan waxaa soo tebiyey
Ibraahim Da’ud Abdalle “Gentleman”
iyo
C/salaan Maxamed Cali (najax)
Kulan balaaran oo ay iskugu yimaadeen waxgaradka ,aqoonyahanada, culuma u diinka, ganacsatada iyo qaybaha kala duwan ee Jaaliyadaha Puntland ee ku dhaqan Magaalada Nairobi, kulankaas...
Puntland: Persecution of and Trading in Refugees from the Ogaden: Illegal and Immoral
Date: 03rd October 2009 Ref: OHRC/PR1/1109
PRESS RELEASE
PUNTLAND: PERSECUTION OF AND TRADING IN REFUGEES FROM THE OGADEN: ILLEGAL AND IMMORAL
Recently, the pro-Ethiopian clan based entities of Puntland and Somaliland have stepped up their unlawful and inhumane acts against civilians hailing from the Ogaden. As usual, the two Ethiopian satellites are outbidding each other on maltreating and repatriating...
Puntland: Saylada Somali Galbeed !| Aadan Cige
W/Q: Aadan Cige Cali .
EMAIL: softhair05@hotmail.com
1991 berisamaadkii dabadeed iyo burburkii dawladii dhexe ee somalia,waxaa meesha ka baxay haykalkii dawladnimo iyo haybaddii qaranimo, ka gadaal markii hanaankii siyaasadeed ee ummadu hogga dheer ku shalwaday.
Dadkii iyo dalkii somaliyed waxay noqdeen hilib bisil oo cid waliba u hungurooto, hanashadiisana u hanqaltaagto haba ugu horreeyeen dalalka...
Johannesburg: Kulan lagu Cambaareyey dad lagu xirxirey Puntland
Kulan lagu cambaareyey dad Puntland lagu xirxirey oo lagu qabtay Johannesburg
Halkan ka dhegeyso Sawiro dheeraad ah
Kulan degdeg ah oo ay isugu yimaadeen dad farabadan oo kasoo jeeda beesha Absame ayaa ka dhacay magaalada Johannesburg kullankaasi oo si weyn loogu cambaareeyey rag beeshani kasoo jeeda oo sida la sheegay dooni laga degey Puntland kadibna xabashida loo gacan galiyey.
Suldaan Dugsiye oo...
Dhibaatooyinkaay ciidamada Cawga itoobiya ku hayaan shacabka Ogaadeenya
Barnaamijkii Radio Xoriyo
16 Oktober 2009.
· Dagaalo iyo iska hor imaad ciidan oo warinaayo meelo badan oo ogadenya ka mid.´
· Dhibaatooyinkaay ciidamada Cawga itoobiya ku hayaan shacabka Ogaadeenya
· Filimkii “Silent Cry” oo wadanka Finland soo gaaray.
· Gudiga Fulinta Ogaden Students Forum (OSF) oo shir isugu yimid.
Dagaalo iyo iska hor imaad ciidan...
Dagaalo ay iskaga horyimaadeen Ciidamada WXO iyo Cidamada Gumaysiga Itoobiya.
Dagaalo ay iskaga horyimaadeen Ciidamada wadaniga Xoraynta Ogaadeenya iyo Cidamada Gumaysiga Itoobiya.
Xubin katirsan Congresska maraykan ka oo u diray dhanbaal ururka Codka Nabada Ogadenia
Filinkii silent Cry Oohinta qarsoonayd oo indhaha caalamka ku soo jeediyay xasuuqa ka socda Ogaadeenya.
Dagaalo ay iskaga horyimaadeen Ciidamada wadaniga Xoraynta Ogaadeenya iyo Cidamada Gumaysiga Itoobiya.
Wariyaha...
Maxaabiis la sheegay in laga siidaayay xabsiyada Jig Jiga iyo dadbadan oo xabsiyada loo taxaabay
Maxaabiis la sheegay in laga siidaayay xabsiyada Jig Jiga iyo dadbadan oo xabsiyada loo taxaabay.
· Wararkii ugu danbeeyay ee Goobaha Dagaalka u dhaxeeya Jabhada Wadaniga Xoreeynta Ogaadeenya iyo Ciidamada Gumaysiga Itoobiya
Tacadiga ay ciidamada Itoobiya shacabka Ogadeenya gaadhsiiyeen
Madaxa Arimaha dibada ee JWXO oo Magaalada New York kula kulmey saraakiil sar-sare oo katirsan hay,ada...
Dagaalo lagu naafeeyey ciidamada gumaysiga Itoobiya oo saldhigyadooda lagu weeraray.
Barnaamijkii Radio Xoriyo
07 September 2009.
Kulan balaadhan oo ku dhexmaray xarunta jaaliyada Denmark dhalinyaro u dhaqdhaqaaqda sidii ay caalamka ugu soo bandhigi lahaayeen tacadiga gumaysigu u gaysto dadka rayidka ah iyo shacabka ogadenya ee kunool wadanka Denmark
Dagaalo lagu naafeeyey ciidamada gumaysiga Itoobiya oo saldhigyadooda lagu weeraray.
Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo...