Home » Archive Qoraaga
Boqolaal arday oo u fariistay Imtixaanka Jaamacadda Muqdisho
Waxaa maanta u fariistay Imtixaanka ogolaashaha Jamaacadda Muqdisho boqolaal arday oo kasoo qalin jabiyay dugsiyada sare ee dalka iyo dibadda, una soo gudbay waxbarashada sare (Jaamacadeed).
Sawiro kale oo dheeraad ah daawo
Imtixaankan oo ka dhacay xarunta Jaamacadda Muqdisho ayaa waxaa ardayda ka muuqday sida ay ugu hamuun-qabaan uguna heelan yihiin u soo gudbidda marxaladda Jaamacadeed; arday walba...
Tartanka Oradada Somali Week oo caruurtu ka qayb qaateen
Tartanka Oradada Somali Week oo xiiso badan maanta lagu qabtey garoonka New River.
Ciyaaraha fudud ayaa maanta lagu qabtey garoonka New River oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Somali Week iyo Prof Mussa Naasir oo ah qabiir Sports Soomaaliyeed.
Tartankaan ayaa loogu magacdarey oradka caruur iyo ciroole ayaa waxaa ka soo qayb qaatey da’yar Soomaaliyeed oo aad u badnaa kuwaasoo laga soo aruuriyay...
Baaq: Dagaalka kasocda Ufayn,Puntladn
WAR-MURTIYEED
Ku: Dawladda Puntland Garoowe
Ku: Issimada iyo Nabadoonada Gobolada Puntland
Ku: Culamaa’uddiinka Gobolada Puntland
Ujeeddo: Baaq Nabadeed
Jaaliyadda Beelaha Cali Saleebaan ee Imaaraatka Carabta waxay dhowaanahan u fadhidey shirar is-daba joog ah oo xaasaasi ah laguna gorfeeynayey xaaladaha colaadeed ee ka taagan deegaanka Ufeyn ee gobolka Bari una dhexeeya labada beelood ee...
Sidee u kasbanaysaa Quluubta Dadka kale
Walaalayaal marka hore waxaad iga gudoontaan salaanta islaamka, salaan ka bacdi waxaan dhammaantiinba idiin rajeynayaa kheyr iyo barwaaqo. Walaalayaal waxaan warqaddan idiinku soo dirayaa si aad iila qaybsataan kheyrka iyo nimcada aan arkey.
Walaalayaal waxaa markey taariikhdu ahayd 09kii bishii agoosto nagu soo booqday magaalada Copenhagen ee dalka Denmark, sheekh Ibraahim bin cabdalla Aduweyish....
Dr M.C. Ibrahim: Agoonta waxaa loo sameeyaa Magaalo Warshadeed
Wasiirka Daryeelka Naafada iyo Dhaqan Celinta DKMG Soomaaliya Dr. Maxamed Cali Ibraahim “…waxaa la balan qaadey in la sameeyo Magaalo Warshadeed oo ay Agoonta leedahay…”
Wasiirka Daryeelka Naafada iyo Dhaqan Celinta DKMG Soomaaliya Dr. Maxamed Cali Ibraahim oo u waramayey Somalitalk ayaa ka warbixiyey Shir looga hadlayo arimaha Agoonta, Naafada iyo Haweenka Carmalka ah oo loogu qabtey...
WADAAD FEKARAYA!|Abdulaahi Adam
Waxaa ceeb wayn ku ah af soomaaliga in erayga feker uu yahay eray carabi ah oo aan afkeena hooyo ku jirin, malaha in erayga feker aan ka soo amaahano af carabiga waxaa nagu qasbaya in aynu nahay umad aan fakerin ee hadba wixii loo dhiibto meelaha la wareega, waa dood wayn oo u baahan in cilmi baaris gaar ah lagu sameeyo sababta afkeena hooyo looga waayay magac u dhigma erayga carabiga ah ee feker,...
Somalia tells all visitors to seek govt approval
* Warning comes after Pakistani sheikhs killed
* Minister says clerics’ identity still unclear
By Abdiaziz Hassan
NAIROBI, Aug 14 (Reuters) – Somalia’s new security minister warned foreigners on Friday not to visit the Horn of Africa nation without government approval after masked gunmen massacred seven Pakistani preachers at a mosque.
The clerics were killed on Wednesday in Galkayo,...
Captive Egyptians defeat Somali pirates, sail free
MOGADISHU, Somalia — Using machetes and guns, the men fought a desperate battle to take control of two boats off the Somali coast. But this time, it wasn’t pirates who launched the attack — it was Egyptian fishermen who had been held hostage for four months and who killed two brigands and took others captive as they regained control of their vessels.
On Friday, the roughly three dozen newly...
Ciyaarihii ugu Danbeeyey ee Somali Week oo ay iskugu soo hareen 4
Semi finalkii Somali Week London oo ay iskugu soo hareen kooxaha AL-HIJRA, HILTOP,ILAMOS & LIECESTER STARS.
London 13.08.2009. Koobkii xiisaha badnaa ee ka socday magaalada London ee Somali Week London 2009 ayaa soo gaarey heerkii ugu dambeeyay kadib markii wareega labaad ay ka soo gudbeen 4 kooxood .
Ciyaaro aad u xiisa badnaa oo dhaxmarey kooxaha kale ah:
Ilamos v Milton Keynes
Ilmos V Milton...
Aaway masuuliyiintii Xawaaladdii Dalsan??| Ahmed-haadi
Waxaan wax badan maqalnaa dadkii Shirkaddii barakaat ay lacaguhu uga xayirmeen waxaa la ogeysiinayaa ama waxaa ay heleen in badan oo ka mid ah lacagahoodii. Haddaba su´aasha isweydiinta mudan waa xaggee ku dambaysay shirkaddii Dalsan? Ilaa iyo hadda dadkii wax ku darsaday shirkadan hantidoodii war iyo wacaal waa waayeen laga soo bilaabo bishii Abril 2006dii. Arintaa cid isu xil qaantay malaha, waana...
Hawlaha Muuqda iyo Kuwa Daahsoon ee QM|Q-2-aad
Hawlaha Muuqda iyo Kuwa Daahsoon Ee Hay’adaha QM ee Al-shabaab Dalka Ka Eryeen.
W/Q: C/nuur Maxamed Axmed
Qaybta 2aad:
Kadibkadib burbur
Kadib burburkii baahsanaa ee dalka ka dhacay horaantii 1991dii ka soo saameeyay hab nololeedkii dalka ka jiray oo idil, waxaa soo if baxay xirfado badan oo ay dadka ku raadiyaan inay maal ku tabcadaan.
Waxaa xirfadahaa kamid ah waxa afka qalaad lagu yiraahdo NGO...
Masaajidka Isbahaysiga oo reer Hamilton lacag loogu deeqay
Deeq lacageed gaaraysa $3940 oo la gudoonsiiyey imaamka masaajidka isbaheysiga islaamka somaliyeed ee Magaalda Muqdisho
Sawiro kaloo dheeraad ah daawo
Ka dib markii uu burbur lixaad leh uu soo garay Masaajidka isbaheysiga islaamka ayaa samafalayaal katirsan Jaaliyada somaliyeed ee Magaalada Hamilton ee lodan iska soo uruuriyeen kaalmo lacageed dhan $3940 si dayactir iyo dib u habeyn loogu sameeyo...
Baaq Nabadeed oo ku socdo kooxaha ay dirirtu u dhaxayso
Ujeedo: Baaq Nabadeed oo ku socdo kooxaha ay dirirtu u dhaxayso
Gudoomiyaha ururka SORASOD: Eng Idiris Hassan Farah waxuu u baaqayaa kooxaha ay dirirtu u dhaxayso inay joojiyaan dagaalka si looga baaqsado dhiig sii daato
Sidaa darteed waxaan ka dalbanaynaa kooxahaan dirirtu u dhaxayso inay si sharuud la aan ah u joojiyaan dagaalada ka hol cayo somaliya isla markaana la isugu yimaado...
Khamriga iyo Dhibaatada uu ku Hayo Dhallinyarada Soomaaliyeed|Daaduray
Dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa burburkii ku dhacay Dalka wuxuu noqday mid saamayn weyn ku yeeshay dhinacyada waxbarashada , Shaqooyinka, Ciyaaraha , iyo arimaha Bulshada waxaase qaarkood u sii dheeraa Isticmaalka Khamriga iyo Qaadka oo ay Meherad ka dhigteen qaar ka mid ah Dhallinyarada Soomaaliyeed
Dhallinyaradu waxay leeyihiin kuwa wax bartay oo aan ku jirin Merheradan Khamriga ah Jaamacadaha iyo...
Horta barro Dalkaada Soomaaliya|Najax
Horta barro Dalkaada Soomaaliya?
Maxaad ka taqaanaa isbadaladii Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Maamuladii soo maray intii udhaxeysay
1960 ilaa hada 2009!!!?
Soomaaliya waa Wadan ka mid ah Dalalka ku yaalo Bariga qaarada Africa, wuxuuna ka mid ahaa Wadamadii lagu qeybsaday Shirkii ka dhacay Caasimada Dalka Germany ee Barliin sanadii 1884.Waxaana loo kala jaray dhul weynihii Soomaaliyeed shan qeybood...
Qaar kamida Baracayaashii Muqdisho oo kacabanaya Biyo la’aan
Qaar ka tirsan Qaxooti cusub oo ka soo barakacay Dagaaladii u danbeeyay ee Muqdisho oo ka cabanaya Biyo la’aan iyo Musqulo la’aan.
Qaxooti cusub oo dhawaan ka soo barakacay Dagaaladii u danbeeyay ee Magaalada Muqdisho islamarkaana degay xerooyin cusub oo ku yaal Deegaanka Taree Disho ee u dhexeeya Muqdisho iyo Degmada Afgooye ayaa si weyn uga cabanaya Biyo la’aan iyo Musqulo la’aan.
Dadkaani...
Hayadda Daryeelka Waayeelada oo Diiwaan galisay 1500
Hayadda Daryeelka Waayeelada Soomaaliyeed oo Gobalada Konfureed ka diwan galisay tiro gaareyso 1500 oo Wayeelo Soomaaliyeed ah.
Uqeybsamaha Wadanka Soomaaliya ee Hayada Daryeelka Waayeelada Soomaaliyeed, Somali help-Age Association. Dr. Muuse sheikh cumar oo dhawaan ka yimid Dalka Soomaaliya asagoona soo diwaan galiyay Dad da’doodu ay udhaxeyso 60 ilaa 114, tiradooduna ay gaareyso 1500 oo qof...
Reer Galkacayo iyo Sharciga Yaa u Garnaqi Doona | Aw-Osman
Dhacdoonyinka mudoonyinkii ugu danbeeyay ka dhacay Magaalada Gaalkacayo waa mid dadka inta samaha jecel ku noqotay fajaciso iyo dhabana hays, waa arin u baahan in maamulka Puntland iyo Shacabkuba ku eegaaan ilgaar ah, waa dhacdooyin taxane ahaa taas oo lagu gumaadayay indheer garadka, cuqaasha iyo siyaasiyiinta, waa arinta aan hore loogu arag dhaqanka reer Puntland, ahayna mid aysan dadka deegaamadaasi...
Minnesota: Somali Man Pleads Guilty in Terror Case
By THE ASSOCIATED PRESS
Published: August 12, 2009
A Somali man pleaded guilty to terror-related charges stemming from a federal investigation into Americans traveling to Somalia to fight with Islamic militants. The man, Kamal Hassan, acknowledged lying to Federal Bureau of Investigation agents questioning him in February about the case and admitted spending time at a training camp run in Somalia by...
SOM_UNICEF:Carruurta Soomaaliyeed oo halis weyn ku sugan
Carruurta Soomaaliyeed oo halis weyn ku sugan iyada oo shaqaaqada ka dhanka ah hawlaha gargaarka ee kor u kacaysa ay dib u dhigeyso gaarsiinta sahayda nafaha lagu badbaadinayo
NAYROOBI, KENYA, 13 Agoosto 2009: UNICEF ayaa maanta ku khasbanaatey in ay dib u dhigto diriddii boqolaal tan oo sahayda nafaqado oo loogu talagalay in looga hortago laguna daweeyo nafaqo-xumada ba’an ee soo wajahday in ka...
Mutamarkii Assunnah isamic centre ee Aug 14, 200
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka UK iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii Assunnah isamic centre ee 14-16aug.2009
WAXAA KA MID AH CULIMADA KA SOO QAYB GALEYSA:
1: Sh. C/Qaadir Cukaashe Nairobi
2: Sh. Axmed Maxamuud (Axmed Yare) U.k
3: Sh. Maxamed Cbadi Daahir U.K
4: Sh. Daahir Cabdi Xuseen U.K
5: Sh. C/qaadir Sh.Maxamud Mire Holland
6:...
85000 Somali children at high risk
Media Release
Somali children at high risk as escalating hostilities against aid work cause postponement of life-saving supply delivery
NAIROBI, KENYA, 13 August 2009: UNICEF has today had to postpone the dispatch of hundreds of tons of life-saving nutritional supplies meant for the prevention and treatment of acute malnutrition in over 85,000 Somali children in certain areas in the central...
Faallo: Waxyaalaha fashiliyey dowlada sheekh shariif
Faallo: Waxyaalaha fashiliyey dowlada sheekh shariif
Hordhac:
Kolkii dowladii uu madaxda ka ahaa C/lahi yusuf ahmed lagala wareegey maamulka soomaaliya, waxaa ay dad badani ku rajo weynaayeen in la heli doono isbedel iyo horumar nabadeed oo la taaban karo. Dadku waxaa ay rajadooda ku saleynayeen afar qodob.
– Ciidamadii Itoobiya oo dalka ka baxay
– Hogaanka dalka oo ay qabteen rag dhalinyaro...
Shiikh Xasan AL-Banaa (2)
Shiikh Xasan AL-Ban,aa ( 2)
Waxaan Casharkii hore kusoo sheegnay Dacaayado laga faafiyey Shiikha iyo in ayarrimahaasi been Abuur yihiin, waxaana soo daliilsanay ereyo cad cad oon ta’wiil laheyn oo Shiikha kutubtiisa laga soo wariyey.Haatanna waa Qeyb kale oon ku caddeyneyno shaskhsiyadda Runta ah ee Shiikh Xasan AL-Ban’naa , anigoo u soo hormarinayo waxay Culumaddu ka yiraahdeen.
Waxay...
Masjidu Rowda Ramadaan Soo dhowow|Minneapolis
Masjiddu Rawdah ayaa wuxuu Bisha Ramadaan ee barakaysan oo foodna nagu soo haysa wuxuu ku soo dhaweynayaa asbuucaan Duruus iyo Muxaadaraad Calumada halkaas ka hadlaysa ayaa waxay iskugu jiraan Culumo dalka dibadiisa ka timid iyo kuwa ku sugan America Sh C/qani Bashir wuxuu ka yimid Dalka kenya wuxuu Jamcaha la hadli doonaa Dhalinta Qaan gaartay ama Xiliga Waajibaadka ay gudan lahaayeen gaartay wuxuuna...




