Home » Archive Qoraaga
Shariifka oo salafiyada ee taageerey usoo watay suufiyo | Cumar
Shariifka oo wadaadadii salafiyada ee taageerey usoo watay suufiyo iyo tigreee!
Ilaahay baa mahad iska leh naxariis iyo nabad galyo nabigeenii korkiisa ha ahaato
Sharifka sidii larabay ayuu yeeley, abaal loo sameeyey ayuu gudayaa wadaado badan war baa haysta, ha ahaadeen tabliiq salafiya iyo islaax, shariifka wuxuu isbahaysi lasameeyey American iyo Ethiopian ciidana waxaa u ah suufiyo aduunka oo...
Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Malaysia oo la Kulmay Raisul Wasaaraha
Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Malaysia oo la Kulmay Ra’isul Wasaaraha Malaysia
Kuala Lumpur: Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Malaysia Dr. Maxamed Cabaas ayaa maalintii Jimcaha ahayd ee taariikhdu ahayd 7th August 2009 caasimada dalkaasi kula kulmay Ra’isul Wasaaraha dalka Malaysia Datuk Seri Mohd Najib Tun Razak. Kulankan ayaa dhacay ka dib markii Ra’isul wasaarahu ka qeyb galay xaflad...
Shir: Musiibada ku habsatay qoyska Soomaaliyeed ee Stockholm
Shir weyn: Musiibada ku habsatay qoyska Soomaaliyeed ee Stockholm/sweden
Waxa la ogaysiinayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimadda Sweden iyo agagaarkeeda in la qaban doono shir weyne ku saabsan :
” Qoyskii ay musiibada gubashada ahi ku habsatay”
Shirkaa waxa uu ku saabsanaan doonaa:
Mahadnaq loo jeediyo dadka Soomaaliyeed ee sida hagar la´aanta iyo midnimada ah ugu gurmaday qoyskaas...
Sunna Waljameeca : Sun iyo Soordanbeed|Gendisch
Taariikhdu waa sanadihii 80kii . waxaa la assasay ururo badan oo qabiil lagu aasaasay si ay ula dagaalaan una ridaan dowladii kacaankii hungoobay,waxaa marna la is waydiin waxaa ka iman kara asaaskii SSDF,SNM iyo USC. Midkoodna lagama faa’idin oo waxaa hormuud u noqdeen baaba’a iyo burbur shacbi iyo qarankii somaliya, iyo dhalasho kala qaybsanaan iyo in xaydaabyo yaryar goboladii dalka ah...
Dowlada FKMG oo Sheegatay inay Degmada Luuq lawareegtay
War Somalitalk kasoo gaaray Madaxtooyada ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada gacantooda ay kusoo laabatay Magaalada Luuq, warkana wuxuu u qoraa sidatan;
Wardegdeg ah : Magaalada Luuq oo gacanta Dowladda
Xalay Saqdii dhexe ayaa waxaa gacanta dowalda ku soo laabtay Degmada Luuq, ka dib markii ciidamo dowlada ah oo uu hogaaminayo G/sare Maxamuud Cusmaan Weli.
Magaalada Luuq waxaa ay tahay magaalo Istiraatiiji...
Xisbul Islaam oo sadex qodob ka hadlay
Afahayeenka howlgalada Xisbul Islaam oo maanta shir jaraid ku qabtay magaalada Muqdisho .
Dhagayso War saxaafadeedka Xisbul Islaam
Afahayeenka howlgalada xisbul islaam Maxamed Cismaan Caruus ayaa ka hadlay 3 qodob kuwaasi oo uu wax uga sheegayey howlaha ciidamada xisbul islaam eek u aadan bilashada bisha baakeysan ee ramadaan wuxuuna intaa ku daray in ay sii wadi doonaan dagaalada ay ku diidan yihiin...
Ogaysiis:Somali Community in Denmark iyo Puntland Aid Service
Urur weynaha Somali Community in Denmark iyo Puntland Aid Service waxay si wadajir ah Dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Denmark ogeysiinayaan in kulan balaaran oo loogu talagalay Xog wareysiga wasiirka demoqaraatiga, arimaha federaalka iyo maamul wanaaga ee Puntland Mudane Dr Abdi Hassan Jimaale Isagoo diyaar u ah in uu xog buuxda ka bixiyo dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee ka dhacay gobalada Puntland...
Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen
Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat .
Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka
bsmog2009@hotmail.com.
Ama Teleefonada kala ah
002521-652930
002521-5500979
0025215477708
002521-5350000.
Read More →
Gudida Taakulaynta Dadka Tabaalysan oo Muqdisho Looga Dhawaaqay
Gudida Abaabulka Iyo Taakulaynta Dadka Tabaalysan Oo Magaalada Muqdisho Looga Dhawaaqay
Kulan balaaran oo ay maanta kawada qayb galeen waxgarad ,Ganacsato ,aqoonyahano ,odayaal dhaqameed ,abwaano iyo weliba masuuliyiin ka tirsan ururka xisbul islaam ayaa lagu gorfeeyey xaalada adage ee ay ku jiraan dadka danyarta ah ee u barkacay duleedka iyo daafaha caasimada muqdisho kuwaasoo ay sheegeen inay kusoo...
Ramadaanku waa Fursada Cumriga|Calinuur
Ramadaanku waa Fursada Cumriga
(Dersiga Koowaad)
Ramadaanku waa Bil illaah ka fadilay Bilaha kale, waana Bil mudan in lagu soo dhaweeyo u diyaar garoow wanaagsan, marka ay Bilatana mudan in laga faaiideesto daqiiqad kasta oo kamid; maxaa yelay Ramadaanku illaah (cw) waxaa uu ka yeelay mid ka dheer Bilaha kale afar arimood oo waa weyn oo kala ah:
1-Waxaa uu illaah Ramadaan dhex galiyay hal habeen oo...
Fariin: $1100. oo wax tartay labo boqol oo qoys
Ururka samafalka adamiga oo saldhiguusu yahay dalka U.S.A oo kaalmo Lacageed gaareysa $1100 soo geersiiyey barakacayaasha guryahodii uga cararay dagaalada aan dhamaadka laheyn.
Fadlan dhagayso codka baahanayaasha
Sawiro kale oo fariimo muhiima xambaarsan daawo
Deeqdaan oo ay iska soo uruuriyee Qaar ka mid ah gabdhaha iyo wiilasha jaaliyada mareykanka gaar ahaa magaalada Washington DC iyo hareraheeda...
Sanad Guradii 25 naad ee Jabhada ONLF oo si weyn looga xusay Magaalada Nairobi.
Iyo Taarikh ahaan sidii Jabhadaas ay ku bilaabatay.
Dabaal daga Sanad guurada 25-naad ee Jabhada Wadaniga xoreynta Ogaadeeniya oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Afrikada Barrie ee Soomaalida Ogaadeeniya ayaa lagu qabtay 15/08/2009, Gudaha Magaaladaan Nairobi, gaar ahaan Holka weyn ee Sir Ali Muslim Club.
Xafladaan xuska aheyd oo bilaabatay 1:00 pm Duhurnimo ayna kasoo qeyb galeen Dad Boqolaal kor...
Ka Qeyb-Qaaado Mashaariicda Afurinta Soomanayaasha.
Munaasabada Bisha Barakeeysan Ramadaanka waxaan
Guud ahaanba Ummaddaha Muslimiinta gaar ahaan Shacabka ama
Ummada weynta Somaaliyeed Raxmaanka uga rajeeyeenaayaa:-
Kheeyr badan-Raxmadiisa,Barakadiisa,Cafiskiisa iyo guud
ahaanba kheeyraadka fara badan ee bisha barakeeysan inagu
maneeysto, nabadgelyo buuxda,walaalnimo,is-faham buuxa iyo
xal u helida khilaafyada,colaada iyo masiibooyinka taagan
oo Dad...
Ramadaan waa Fursad Nafta lagu Badali karo|A.Albanna
Ilaahay sarreeya waxa uu siiyaa dadka fursad wanaagsan sanad walba waana fursad uu ugu talogalay inay naftooda seeteeyaan oo ay baraan samirka, dulqaadka, iyo cibaadada, waana fursad uu qofku naftiisa ku layliyi karo si uu u sameeyo is badal, qofkuna hadii uu maalintiisa habaysan kari waayo ma habaysan karo bil iyo sanad toona haba sheegsheegto inuu wax habaysan karo, ama ha ku qorto waraaqo waawayn....
Xaflad Qalin Jabin oo ka dhacday Masjidka Abuubakar
Galabnimadii Axadda Augost 16 ayaa waxaa xaflad balaaran lagu qabtay Masjidka Abuubakar Sadiiq taas oo loo qabtay dayarta Qurbaha ku dhalatay ku waas oo Qur’aanka Kariimkaa Xiftiyey oo dhameeyey 14 dhalinyaraa ayaa la Gudoonsiiyey Shahaadooyin waa mar kii ugu horaysya oo indhaha dad ka America dagan ay qabtaan ilmo wadankaan ku dhashay ama ku barbaaray oo Qur’aanka xiftiyey ayaga oo Qashuuc...
Taariikhdii Hore ee Culumada Soomaaliyeed iyo Tan Cusub|M.Tigay
Ugu horrayn waxaan qormadaan ku Falanqaynayaa aniga oo ilaalinaya xuquuqda Qoraalka Aniga oo aan Difaacayn Koox Diimeed kuna xadgudbayn koox diimeed.
Waa gii hore soomaalidu waxay lahayd laba Dhaqan oo lagu faanikaro oo kala ah:
1. Soomaalinimada oo qofka soomaaliga ah meeshuu qof soomaali ah ku arko uu kala kulmayay soo dhowayn iyo sooryo taasu waxay dhamaatay markii dagaalka sokeeye dhacay ee...
Jaamacada Kismaayo, Tiirka Ilbaxnimada (Warbixin)
Halbeega heerka ilbaxnimada ummad kasta oo degen meel aduunka ka mid ah waa illaa heerka ay ka gaaraan aqoonta, halka ugu saraysa ee aqoontuna waa jaamacadaha.
Jaamacadu waa riyada ugu weyn ee uu lahaa in uu gaaro qof kasta oo aduunkani cagaha soo dhiga 5tii boqol ee sanno ee ugu dambeeysey, ummada Soomaaliyeed dhexdeeda Jaamacadu wali waxay ka tahay heer dadka gaaraa ay dhif iyo naadir yihiin, Soomaalidu...
Dekeda Magaalada Muqdisho Oo Maalintii Labaad U Xayiran AMISOM
Dekeda Magaalada Muqdisho Oo Maalintii Labaad U Xayiran Ciidamada Midowga Afrika Ee AMISOM
Maalintii labaad ayaa dekedda weyn ee magaalada muqdisho u xayiran tahay qalab milatari oo ay kala soo degayaan ciidamada midowga afrika ee AMISOM kuwaasoo la sheegay inay joojiyeen maraakiibtii sidey shixnada ganacsiga ee kala duwan ee ay lahaayeen ganacsatada soomaalida ee wax kala soo dega dekada weyn ee...
Somali pirates find 7 bodies, blame Egyptians
BOSSASO, Somalia (Reuters) – Somali pirates found seven dead colleagues floating in the ocean on Saturday and vowed to take revenge against Egyptian fishermen they say killed them during an escape, an associate of the pirates said.
The 34 fishermen had been held hostage by the pirates since April, but they managed to overpower their guards on Thursday and fled in their two fishing vessels after...
Is caddee!|Sh.Axmed C/samad
Is caddee waa oraah loo jeediyo ninkii Muqdisho taga oo hadalkiisa ama ficilkiisa ay ka caddaan weydo cidda uu ka tirsan yahay ama uu taageersan yahay. Waxaa kale oo dhacda in qofka si toos ah loo weydiiyo su’aalo haddii uu ka jawaabo lagu ogaan karo ra’yigiisa. Is caddayntu waxay laga ma maarmaan u tahay in ay dadka aad la joogtid idin dhexmarto sheeko dhab ah, oo noqon karta mid kalsooni xambaarsan,...
Dagaalkii Xarardheere oo Xabad Joojin lagu guulaystay iyo Ardayda Ugandha
Dagaalkii Degmada Xara Dheere Ku Dhex Maray Labada Beelood Oo Lagu Guulaystay In Xabad Joojin La Sameeyo
Guddiga dhex dhexaadinta ee sida weyn dadaalka ugu galay in la joojiyo dagaalka beelaha walaalaha ah ku dhex maray degmada xeebta ah ee xaradheere ayaa shaaca ka qaaday inay ku guulaysteen dhiig joojin islamarkaana ay iminka meel wanaagsan u marayso .
Afhayeenka Gudiga dhex dhexaadinta dagaalkaasi...
Ganacsiyo Soomaaliyeed Dowladu K/Afrika ku xirtey
Dukaamo ay leeyihiin dad Soomaaliyeed ayaa illimada loo laabay dalka K/Afrika, iyada oo laga cabsi qabo in la xirro kuwa kale oo badan xilli dowlada dalka la wareegtey ay kiyaawaha ku dhuujineyso shuruucda ganacsiga ee dalka.
Magaalada Johannesburg duleedkeeda ayaa ah meeshii ugu horeysey ee ay arrintani saameysey, waxaana la xirey illaa dhowr dukaan Tuulada Tsakane ee magaalada Springs oo 30km u jirta...
Hambalyo Meher Bile iyo Ladan
DHAMAAN QARAABADA, EHELKA IYO ASXAABTA MAGACYADOODA KU XUSAN YIHIIN HOOS OO KALA JOOGA YURUB, ASIA, AFRICA IYO DUNIDA DACALADEEDA. WAXA EY HALKAA HAMBALYO MEHER WACAN U MARINAYAAN LAMANAHA AAN KALA MAARMIN, AAN KALA DHANTAALMIN EE ISKU AH FAR IYO FARAANTIGEEDA WAA BILE KHALIIF CIBAAR IYO LADAN AHMED QEYRE OO MEHERKOODA KA DHACAY MAGALADDA QAHIRA EE DALKA MASAR MARKA EY TAARIIKHU AHEED 15-08-2009.
REER...
Madarasada Shaafici iyo Sanad dugsiyeedkeeda Cusub
Gaalkacyo:-Waxaa galabnimadii jimcaha ee ku beegnayd 14/08/2009 lagu soo bandhigay Markaska dacwada ee Bukhaari xaflad si heersare ah loo soo agaasi may oo ku saabsanayd munaasabada sanad dugsiyeedka cusub ee 2009/2010.
Sawiro kaloo dheeraad ah daawo
Xafladaas waxaa lagu furfuray Aayadaha quraanka kariimka ah oo uu akhriyey arday ka mida madrasada ka dibna waxaa hadalo soo dhawayna ka yiri maamule...
Ramadaan: Ogaysiis ku socda Jaaliyadaha W.Maraykanka
XAFIISKA GOLAHA ISUTAGA IIMAAMADA IYO MASAAJIDA WAQOYIGA MARAYKANKA
(THE NORTH AMERICA OF COUNCIL OF SOMALI IMAMS)
OGAYSIIS KU SOCDO DHAMAAN JAALIYADAHA MUSLIMIINTA AH EE KU NOOL W/MARAYKANKA.
GAAR AHAAN JAALIYADA SOOMAALIYEED.
Dhamaan umada muslimiinta ah ee ku nool waqooyiga maraykanka,
Gaar ahaan jaaliyada soomaaliyeed,wuxuu idinku wargalinayaa majliska
isutaga iimaamada iyo masaajida inay nagu...




