Home » Qoraallada Halkudhegga "Hawlaha Muuqda iyo Kuwa Daahsoon ee QM"

Hawlaha Muuqda iyo Kuwa Daahsoon ee QM|Q-2-aad

Aug 14, 2009
Hawlaha Muuqda iyo Kuwa Daahsoon Ee Hay’adaha QM ee Al-shabaab Dalka Ka Eryeen. W/Q: C/nuur Maxamed Axmed Qaybta 2aad: Kadibkadib burbur Kadib burburkii baahsanaa ee dalka ka dhacay horaantii 1991dii ka soo saameeyay hab nololeedkii dalka ka jiray oo idil, waxaa soo if baxay xirfado badan oo ay dadka ku raadiyaan inay maal ku tabcadaan. Waxaa xirfadahaa kamid ah waxa afka qalaad lagu yiraahdo NGO... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...