Home » Archive Qoraaga

Daraasad sir ah oo lugu sameeyey soomaalida ku dhaqan gobolka Borås ee Sweden

Feb 18, 2011
Booliska xagga amniga u qaabilsan wadanka Sweden ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaano Säpo ayaa daraasad sir ah ku sameeyey soomaalida ku dhaqan gobolka Borås oo ku taala duleedka magaaladda Gothenburg ee galbeedka Sweden. Daraasadan sirtan ah ayaa lugu sheegay in lugu doonayo in lugu ogaado soomaalida ku dhaqan gobolkaasi, oo ay daraasadu farta ku fiiqday warbixino sheegeya iney jiraan... 
Halkudheg:

In ka badan 70 qaxooti maxaabiis ku ahayd Mombasa oo laga qaaday iyadoo lagu xarayn doono xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab

Feb 18, 2011
Magaalada Mombasa ayaa waxaa Khamiistii laga qaaday ku dhawaad 75 qof oo maxabiis Soomaali ahayd kuwaasi oo ku xirnaa xabsiga Bartamaha mombasa ka dib markii ay maxkamada Mombasa xukun ku riday. Qaxootigaan Soomaalida ah ee laga qaaday Mombasa oo in dhawaale ku dhibaabaystaa xabsiga ayaa waxaa sii dayntooda gacan ka gaystay Gudiga Hormarinta Soomaalida Mombasa, Safiirka Dowlada KMG ah ee kenya u fadhiya... 
Halkudheg:

Farmaajo oo warqad taageero ah u diray Shariif Xasan

Feb 17, 2011
Ra’iisul wasaaraha DFKMG, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa 17kii Febraayo 2011 warqad taageero ahaa go’aankii saddex sano kororsiga waxa uu u diray Guddoomiyaha baarlamaanka… SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

Extension of TFP Term heralds catastrophe for Somalia | Uluso

Feb 17, 2011
February 16, 2011 – It’s interesting to witness the intense vilification of the International Community (IC) by Ethiopia and Members of the Djibouti Transitional Federal Parliament (TFP-D) after the IC objected the three-year- extension of TFP-D’s tenure from August 22, 2011. Ethiopia and Djibouti (IGAD) encouraged and defended the self-serving TFP’s decision. MP Hassan Abshir (former... 
Halkudheg: ,

DFKMG oo Xabsiga u taxaabtay Maxamed Dheere…

Feb 17, 2011
DFKMG  ayaa xirtay 5 qof oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen weerarkii lagu qaaday Bannaanbax ka dhacay Muqdisho, waxaa ka mid ah Maxamed Dheere… Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa shaaca ka qaaday in xabsiga loo taxaabay Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere), Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir iyo afar nin oo kale oo looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen weerarkii Talaadadii lagu... 
Halkudheg: ,

Bannaanbaxayaal uu soo abaabulay Gobolka Banaadir oo la weeraray

Feb 17, 2011
Siyaasiyiin iyo Saraakiil la sheegy in ay ka dambeeyeen ka hortagga Banaanbaxaas — Intii uusan bilaaban kulankii Talaadadii ee xildhibaanada ayaa waxaa wadada Maka Al- Mukarama isugu soo baxay Banaanbaxayaal uu soo abaabuley Gobolka Banaadir waxaa mar ay isusgu yimaadee agagaarka Tiyaatarka islamarkaana u jeheysnaayeen  dhanka Xarunta Golaha Baarlamaanka, waxaase  rasaas ku furey Gaari ay ... 

Waxaan aragnay, waxaa nooga daran, waxaan malaynayno | Xildhibaan Ibraahim M.Deeq

Feb 17, 2011
(Faallo, si kooban oo dhab ah, loogu falanqaynayo siyaasadda Soomaaliya) Dareenka waddaniyiinta, faro-ku-tiriska ah ee talo-goynta siyaasadda Soomaaliya weli, ka dhex muuqda oo, garasho soomaalinimo iyo aqoon waayo-aragnimo oo dhacdooyinka dalkooda ka taagan, ay kaga talo bixin karaan, loo og yahay, ayaa kolka, aad mashaqada, dalkan bur-buray daashatey iyo xal u raadinteeda la falanqayso, ku soo... 
Halkudheg:

Wasiirka Garsoorka ee Dowladda Federaalka oo daboolka ka qaadey in Wasaaradiisu wado Qorshayaal ay Haweenka uga mid Noqonyaa Garsoorka Maxkamadaha

Feb 16, 2011
Wasiirka Garsoorka Cabdulaahi Abyan Nuur oo ka hadlayey Munaasabad ay sameysteen Haweenka ku jira Baarlamaanka ayaa sheegey in Xaquuqo fara badan laga duudsiiyey Haweenka Soomaaliyeed  isagoo sidoo kale  sheegey in Xaquuqo Farabadan oo ay ku lahaayeen Dastuurka la hareer mariyey  wuxuuna sheegey  in Wasaaradiisa ay waddo Qorshayaal Mustaqbalka Dhow ay Haweenka uga mid noqonayaan Garsoorka isago... 
Halkudheg:

Urur Wadani ah iyo Qurba joogta soomaaliyeed oo mashaariic waxbarasho ka fuliyey deegaano ka tirsan Gobolada Banadir iyo Bay

Feb 16, 2011
Somali People Displacement and Development Organization oo marka la soo gaabiyo loo yaqaano (SOPDDO) oo kaashanaya qaar ka mid ah qurba joogta soomaaliyeed ayaa hawlo mashaariic waxbarasho ah ka fuliyey Gobolada Banaadir iyo Bay, ururkaan ayaa goboka ayaa iskulaad gaaraya saddex ka furay Degmada Madiina, waxayna ardaydu ku bartaan lacag la’aan sidoo kale urukaan ayaa goobo waxbarasho ka furay magaalada... 
Halkudheg:

Sheikh Shariif oo sheegay in uu doonayo xukuumaddiisa in loo kordhiyo Waqtiga

Feb 15, 2011
Warsaxaafadeed uu akhriyey Madaxweynaha xukuumadda FKMG ayaa si cad shaaca uga qaaday in Dawladda Federaalka kumeelgaarka ay doonayso in waqtiga loo kordhiyo… Dhegeyso Sheikh Shariif oo akhrinaya Warqadda Warsaxaafadeedka [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/kororsi_dalbasho.mp3] Warqaddii uu akhriyey Shiekh Shariif halkan ka eeg RIIX/GUJI HALKAN Madaxweynaha Dowladda Federaalka Shiikh... 
Halkudheg: , , ,

Midowga ardayda Jaamacadda Nugaal oo hawlo wacyi gelin xaga waxbarashada ah ka soo sameeyay Degmooyinka Gobolka Sool

Feb 15, 2011
Midowga ardayda Jaamacadda Nugaal (Nugal University Students Union), oo dhawaan la aasaasay ayaa hawlo wacyi gelin ah  deeq  gaadhsiiyay degmooyin ka tirsan Gobolka Sool sida Degmooyinka kala ah Boocame, Taleex, Xuddun iyo Yagoori. Intii ay ku guda jireen safarkooda waxbarasho waxay kormeer ku soo mareen dugsiyada waxbarashada ee degmooyinkaas sida Dugsiyada sare oo ay ardayda kala sheekaysteen... 
Halkudheg:

Hay’adaha Tadamun iyo Daryeelka Bulshada oo deeq raashin iyo biyo gaarsiiyey dadkii ku wax yeeleebey abaaraha ee gobolada puntland

Feb 14, 2011
Labada hay’adood ee  Daryeelka Bulshada iyo Tadamun ayaa deeq isugu jirta raashin iyo biyo waxay gaarsiiyeen dadweyne ku waxyeeloobay abaaro ka dhacay gobolada Puntland…. Labada warbixin hoos ka akhri…. Hay’ada Daryeelka Bulshada Ee Puntland oo Gaarsiisey deeq dag dag ah Qaar ka Mid Ah Gobolada Puntland Hay’ada daryeelka bulshada ee puntland ayaa gaarsiiyey deeq ka kooban biyo... 
Halkudheg: ,

Warbixin Booqashadii Sheekh Muxamed Idiris ee Malaysia Gaar ahaan Jamacadda UUM.

Feb 14, 2011
Warbixintii Saciid macruuf, UUM,  KADAH, dalka Malaysia … Daaciga weyn ee Soomaaliyeed Fadiilatu Sheikh Muxamed Idiris  Ahmed  ayaa socdaal  u jeedkiisu ahaay baraarujinta iyo wacyi galinta  bulshada soomaaliyeed  waxa uu ku yimid qeyba kamid ah  dalka Malaysia . Sheikha  oo  bulshaweynta Soomaaliyeed ku taqaano booqashada dalal ka ey Soomaalida kaga noolyihiin dunida  si uu usiiyo... 
Halkudheg:

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo Booqasho Qarsoodi ah ku yimid Muqdisho

Feb 13, 2011
“Masuuliyiinta Dowladda FKMG waxay diideen in qaabilaadu ka dhacdo Garoonka Diyaaradaha…” iyo “Dacwad ka dhan ah Wakiilka Qaramada Midoobey oo ay Gudbiyeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka” Agostiino Mahiga oo ah Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa socdaal aan hore loo sii shaacin wuxuu ku yimid Magaalada Muqdisho waxayna wararka aan heleyo ay sheegeayaan... 
Halkudheg: ,

Lacagtii Mubaarak iyo Wiilkiisa u taaley Bangiyada Swiss oo Xanibaada la saaray

Feb 12, 2011
Xusni Mubaarak intii uu madaxweynaha ahaa wuxuu xaqiijiyey in shirkad kasta oo imanaysa Masar ay soo marto wiilkiisa Gamal Mubaarak.. ABCTV ayaa sheegay in Dawladda Maraykanku ay ABCNEWS u sheegtay in qoyska Xusni Mubaarak ay bangiyo shisheeye ku shubteen lacag lagu qiyaasay 1 ilaa 5 BILLION oo doolar. Waxaana Saacaddo markii ay ka soo wareegtay is casilaadii Mubaarak ay Dawladda Swiss xanibaad saartay... 
Halkudheg:

Dhulkii Weynaa ee Safaaradda Mareykanka uu ku lahaa Muqdisho oo uu ka socdo Dhul Boob Balaaran

Feb 12, 2011
“Waagii  annaga iyo Mareykanka uu xiriirkeennu wanaagsanaado baan uga kacaynaa, laakiin inta uu hagardaameynayo dadka Soomaaliyaad  waan degenaanayaa oo cid iga qaadi karta majirto.” Sidaas waxaa tiri haweeney dhisaneysey dhulkaas… Wiil dhalinyaro ah oo markaa loo cabiraayey  dhulkii Safaarada Mareykanka  ayaa wuxuu yiri “Waagii aan heshiino anaga iyo Mareykan waa laga... 
Halkudheg:

Ururka dhakhaatiirta xoolaha Banaadir oo Adeeg Caafimaad u fidiyay Xoolo Dhaqatada u soo barakacay Muqdisho

Feb 12, 2011
Ururka dhaqaatiirta xoolaha Banaadir (BENALPA) ayaa soo gabagabeeyay howlgal baaritaan, daaweyn iyo dawo qeybin ah oo ay u sameeyeen Xoolaha u soo barakacay magaalada Muqdisho ee ka yimid gobolada dalka ee abaaruhu ku dhufteen kaasoo socday Bisha Janaayo 2011. Halkan ka daawo sawirada Kooxaha dhaqaatiirta xoolaha ee ururka BENALPA ayaa adeeg caafimaad u fidiyay xoolo gaaraya 1220 neef oo isugu jira... 
Halkudheg:

STATEMENT BY SOMALI POLITICAL ORGANIZATIONS

Feb 11, 2011
Alliance for the Re-Liberation of Somalia (ARS) Somali National Party (Hanoolaato) Alliance for the Salvation of Somalia, Somali Democratic and Patriotic Movement. We, the aforementioned Somali Political Organizations, view with grave concern recent outrageous attempts to extend the mandate of the “Transitional Federal Institutions” (TFIs) for 2-3 more years. The mandate of these entities is slated... 
Halkudheg:

Shirkada SKA oo “Beenisay” iney iyadu Qaadan Doonto 70% Dhaqaalaha ka soo Xarooda Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Feb 11, 2011
Shirkadan oo ay Dowladda KMG ahi heshiis kula gashay iney howl dayactir iyo qalabeyn isugu jirta ka fuliso garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa  beenisay warar sheegayey iney shirkaddu qaadan doonto 70% dhaqaalaha hadda ka soo xerooda qaroonka diyaarada muqdisho. Kusima Madaxa Mashruuca SKA Soomaaliya ninka lagu magacaabo David T ayaa sheegay in Garoonka uu hadda Dakhli ka soo galo sadex ... 
Halkudheg:

Dib udhaca kuyimid Guurka Jaaliyadaha Somaliyeed ee Wadamada Khaliijka.

Feb 10, 2011
Assalaamu Alaykum. Maqaalkeena maanta, waa fariin kusaabsanyahay walaac kasoo kordhay xaga taranka umada Soomaaliyeed ee wadamada Khaliijka. Waayadii hore,Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee wadamadan waxaay caan ku ahaan jireen caruur fara badan; xeen caruur yaryar ah ayaad ku arkaysaa marka aad guryahooda booqasho kutagtid.Waxaad isleedahay malaha tartar xaga caruurta ah ayaa kadhaxeeya! Waxaa lagu kaftami... 
Halkudheg:

Itoobiya oo ku guuldareysatey in ay Xaliso khilaaf soo gala dhexgaley Ahlu-Sunna

Feb 10, 2011
iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka oo laga hor istaagey in ay Gaaraan Gobolada Dhexe Wararka naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in uu sii xoogeystey Khilaaf maalmahaan u dhaxeeyey Ahlu-Sunna wuxuu khilaafkaas bilowdey markii ay damceen in Gobolka ay tagaan Xubnihii ugu biirey Dowladda Federaalka ee Ahlu Sunna waxaana lagu waramey in qaar ka amid ah saraakisha Sar... 
Halkudheg:

HeshiiSKA Saddex Aflaha ahaa ee Dhexmaray TFG iyo Shirkadda SKA

Feb 10, 2011
Boqolkiiba 70% dakhliga garoonka Muqdisho waxaa leh shirkadda SKA, halka 30% ay leedahay DFKMG, sidaas waxaa cadaynaya heshiiska SKA iyo DFKMG ee 2010… Ismail  D. Osman Waxaa dadweynow layaab leh in Maareeye uu heshiis lageli karo shirkad isagoo matalayo Dowlad. Haddii aan idiin soo koobo heshiiSKA SKA iyo TFG waxa uu u dhacay sida hoos ku qoran. 1  Markii ugu horaysay waxaa shirkada SKA... 
Halkudheg: ,

DFKMG oo Magaca ka bedeleysa Dugsigii Xaawo Taako

Feb 9, 2011
Waxaa Qoray Aadam Hassan ( Xubin Golaha fulinta Alecso ) Xaawa Cismaan (Xaawa Taako ) Go’aan kii Madaxdii J.Somalia ee 1970 kii miyaa qaldanaa mise kan maanta kuwa jooga Villa Somalia ? Tallaabo iila muuqata gaf laga galayo taariikhda iyo halgankii dadkii dhiiggooda u daadiday Dalka iyo Dadka Somalia ayay dawladda magac ahaanta haattan u jirta qaadatay waa Go,aan la ii sheegay inuu ka yimid madax... 
Halkudheg:

Dagaalo Qaraar oo ka dhacay Aagga Boondheere oo lagu diley Askar ka tirsan Ciidamada Amisom

Feb 9, 2011
iyo Hay’adda SOYDEN oo si kulul u beenisey Dhalinyaro Soomaaliyeed laga qaybgaliyey  Kulankii SOSCENSA — Mas’uul hore isaga Casiley Xilka Darajadda Koowaad Maxkamada Mudug oo la Toogtey Iyadoo weli Magaalada Muqdisho ay kas ii socdaan dagaalada u dhexeeya Ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda Federaalka oo isku dhinac ah iyo Xarakadda Mujaahidiinta  Alshabaab ayaa dagaal aad u qaraar waxaa... 
Halkudheg:

War-saxaafadeed ku aadan shirka golaha Wasiirada

Feb 8, 2011
War-saxaafadeed ku aadan shirka golaha Wasiirada 08.02.2011——–Shir aan caadi aheyn oo ay maanta isugu yimaadeen golaha Wasiirada ayaa looga dooday Hab-raaca marxaalada kala guurka ee dalka oo ku eg August 20, 2011 waxaana shirkani guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Golaha Wasiiradu waxay isla soo qaadeen go’aankii uu Baarlamaanka... 
Halkudheg: