Home » Archive Qoraaga

Ardaydii ugu badneyd oo Soomaali ah oo ka qalin Jabisay Jaamacadda UUM ee dalka Malaysia.

Oct 14, 2011
Sanadkan 2011  waxaa Jaamacadda University Utara Malaysia ee loo soo gaabiyo UUM  ka qalin jabiyay ardaydii ugu badneyd ee Soomaali ah. Ardaydan qalinbisay ayaa isuga jira bachelor degree iyo Master degree. Jaamacadda UUM ee ku taal Gobalka Kedah Waqooyi Galbeed ee dalka Malaysia oo ay dhigtaan arday badan oo Soomaali ah ayaa horay waxaa ooga qalin jabiyay arday badan oo Soomaali ah balse sanadkan... 
Halkudheg: ,

Markab ay Leedahay Dowladda Iiraan oo sida Gargaarkii ugu Balaarnaa oo Todobaadka Soo socda ku soo Fool leh Dekeda Muqdisho

Oct 13, 2011
Waxaa Todobaadka Soo soo socda Dekedda weyn ee Magaaladda Muqdisho ku soo xiran doono Markab ay leedahay Dowlladda Iiraan kaasoo wada Shixnad gargaar tii ugu Balaarneyd oo ay Dowladda Iiraan ugu talagashey Dadka ay abaaraha iyo Dagaalada ay saameeyeen ee ku nool Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya Mrakabkaan ayaa waxaa lagu waramey in uu sido Deeq gargaar ah oo lagu qiyaasey Shan kun oo Tan oo isugu... 
Halkudheg:

Turkey’s Erdogan writes article on Somalia in US magazine

Oct 13, 2011
Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdogan tells the ongoing tragedy in Somalia in an article he wrote for Foreign Policy, one of the leading magazines of the U.S.  “Somalia is suffering from the most severe drought and famine in the last 60 years, which has already resulted in the deaths of tens of thousands of people and endangers the lives of 750,000 more Somalis,” begins Erdogan in his article... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeed Casharkii XIII-aad

Oct 13, 2011
Dabayaaqadii 1926-kii, kadib markii xooggii gumeystaha uu ku fashilmey labadii qorshe-weerar ee hore, Talyaanigii wuxuu bilaabey qorshaha weerarkii saddexaad ee uu ku doonayay in uu kula wareego gobolka. Ciidamo tiro badan ayuu soo ceegaagey gobolka afartiisa jaho. Ciidankii ugu horeeyey oo dhamaa hal guuto, waxay ka soo dhaqaaqeen degmada Eyl markey taariikhdu ahayd 18/ 11- 1926-kii. Ciidankan oo... 
Halkudheg:

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Macallin “Raodmap-ka Haddii Aan La Horkeenin Baarlamaanka Sharci Ma Ahan…”

Oct 12, 2011
Gudoomiye ku xigeenka gudiga kalluumeysiga iyo khayraadka badda ee baarlamaanka soomaaliya, xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Macallin oo wareysi dheer oo dhinacyo kala duwan taabanaya siiyey SomaliTalk ayaa wareysigiisa waxaa uu kaga Hadley sida uu u arko go’aankii baarlamaanka uu gaaray 08/10/2011, curyaamin lagu hayo shaqadda baarlamaanka, sababaha loobadiyey baarlamaanka TFG ee hore u ahaa 275... 
Halkudheg:

Buuga Ku Saabsan Kobocii Islaamiyiinta Soomaaliya Oo Bosaso Lagu soo Bandhigay

Oct 12, 2011
Magaaladda Bosaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland, Waxaa Maalintii Isniintii ka dhacday Xaflad lagu daahfuray Buug Cusub oo loogu magacdaray Kobicii Islaamiyiinta Somalia oo ka hadlaya Taariikhdii dhaqdhaqaaqyadii islaamiyiinta Somalia 50 kii Sanno ee la soo dhaafay. Buugan oo uu qoray C/shakuur Mire Aadan, wuxuu koobayaa Taariikh run oo nus Qarni ah laga soo bilaabo sanadii 1952-dii ilaa 2002, wuxuu... 

Gudiga qaban-qaabada Bad-baadinta Badda Soomaaliya ee Dalka Canada:

Oct 12, 2011
KU: Madsaxweynaha DKG Somaliyeed: Sh. Shariif Sh. Ahmed Ku: Guddoomiyaha Golaha baarlamaanka: Shariif Hassan Sh. Adan Ku: Wasiirka Kowaad: Cabdiweli Maxamad Cali Ku : Mad.DG Puntland:  Cabdiraxmaan Sh. Maxamad Ku: Mad. DG Galmudug: Maxamad Axmad Caalin Ku: Ahlu  Sunnah Wa jamaaca CC: Dhammaan Ummadda Somaliyeed Kulan balaaran ay isugu yimaadeen Gudiga Bad-baadinta Ummadda Soomaaliyeed ee dalka Canada... 
Halkudheg:

DFKMG oo Arrimaha Badda sida EEZ ka Saartay Qorshaha Roadmap-ka

Oct 11, 2011
Shir ay yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir guddoominayey ra’iisul wasaaraha DFKMG ayaa lagu go’aamiyey in “arrimaha badda sida EEZ laga saaro dhammaan dokumentiyada sida Qorshaha Qaranka ee Xasilinta Nabadgelyada iyo Roadmapka.” Warsaxafadeedka ayaa u qornaa sidan: War-Saxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada Muqdisho, 11 October 2011 Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo... 
Halkudheg:

No Roadmap, YES BLUEMAP – Codsi ku socda Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliyeed

Oct 11, 2011
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay qodobbada dhaxalgalka ah oo aay Xildhibaannada Baarlamaanku aay markii labaad si wada jir ah isugu raaceen in aay hantida dhaxalgalka ah ee Ummadda Soomaaliyeed aan boob lagu qaadanin. (Sidaad u billowdeen ku dhameeya). Waxaan Xildhibaannada Baarlamaanka KMG ka codsanayaa in aay dib u eegaan sharci darrada xagga dastuuriga ah ee Roadmap-ka. Sidaannu la wada soconno... 
Halkudheg: ,

Madaxweyne Musavini oo sheegey in Ciidamada Uganda iyo Burundi ee ku sugan Soomaaliya ay ka Adkaadeen Ciidanka ugu Xooga Badan ee Qaarada Afrika

Oct 11, 2011
Ciidamada Amisom oo ah Ciidamo ka socda wadamada Uganda iyo Burundi kuwaas oo Soomaaliya u jooga in ay gacan siiyaan Dowladda Federaalka ayaa Madaxweynaha wadanka Uganda Yueri Musavini mar uu ka hadlayey Sannad Guurada 49 aad ee ka soo wareegtey markii wadankaas uu Xoriyada uu qaatey ayaa waxaa uu sheegey in Ciidamada Wadamada Uganda iyo Burundi ay ka adkaadeen Ciidamadii ugu Xooga Badanaa ee Qaarada... 
Halkudheg: ,

Burcad Badeedka Soomaaliya oo Dardargeliyey Howlahoodii Burcadeednimo Labadii Todobaad ee ugu Dambeeyey

Oct 11, 2011
Iyadoo uu dhamaadey Xiligii Bad Xiranka ee Xeebaha Badda Soomaaliya ayaa waxaa soo if baxaya in uu laba jibaarmey Howlahii kooxaha Burcada Badeed labadii Todobaad ee ugu Dambeeyey ka dib markii la qafaashey Maraakiib , Doomo iyo dad Daxiisayaal oo marayey Xeebaha Badweynta Hindiya Waxaa la soo calaamadeeyey in Dooni ay lahayd Dowladda Talyaaniga ay soo qafaasheen Kooxo Burcad badeed ah waxaana... 
Halkudheg:

OGAYSIIS : MUDAAHARAAD NABADEED OO OSLO KA DHICI DOONA AXADA

Oct 10, 2011
WAXAA KA DHICI DOONA OSLO AXADA SOO SOCOTA , BISHANA AY TAHAY 16. OKTOBER, MUDAAHARAAD AAN SIYAASAD IYO KOOXAYSI KU SAABSANAYN, LAGUNA TAAGEERAYO NADABA , LOOGANA SOO HORJEEDO DAGAALADA IYO DILALKA AAN DHAMAADKA LAHAYN EE KA SOCDA SOOMAALIYA . GOOBTA : XARUNTA TAREEMADA OSLO , BARXADA SHABEELKA SANAMKA AH UU KA TAAGANYAHAY. SAACADA : 14:OO DUHURNIMO, FADLAN WAQTIGA DHOWR, HAL SAACAD OO KELIYA AYAAN... 
Halkudheg:

Faahfaahin Dheeraad oo ku Saabsan Dagaalo Qaraar oo Maanta ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Oct 10, 2011
Waxaa maalmihii ugu dambeeyey Mgaalada Muqdisho ka socdey Dagaalo u dhaxeeyey Dowladda Federaalka oo gacan ka heleysa Ciidamada Amisom iyo Xarakadda Al-Shabaab waxayna dagaaladaan Xoogooda ay ka socdeen Degmadda Karaan maalmihii ugu Dambeeyey iyadoo Dgaalo Daba socda Dagaalkaas uu ka qarxay Saakey Degaanada Yaaqshiid iyo Huriwaa. Dagaalkii saakey ayaa waxaa lagu waramey in Ciidamada Dowladda iyo Kuwa... 
Halkudheg:

Bannaanbax Ballaaran oo looga soo horjeeedo Qaraxii Muqdisho ee ugu yaraan 70-ka qof ku dhinteen

Oct 9, 2011
iyo Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo ku soo laabtay Xamar — Warsaxaafadeed R.wasaaraha oo dalka dib ugu soo laabtay, booqdayna goobtii ay mashaqadu ka dhacday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safari uu ku soo kala bixiyay dalalka Mareykanka, Dernmark, Imaaraadka Carabta iyo weliba... 
Halkudheg:

Waxaaa Jirta Xikmad Caalami ah oo Dhaheeysa Marka Mukulaali Maqnaato ayuu Dooligu Ciyaaraa.

Oct 9, 2011
Marka xikmadani waxay ku rumoobaysaa xaalada soomalida markii la waayay qaranimadii soomalida waxaa soo baxay damacyo tiro badan oo u hanqal taagay inay qeyb ka helaan hantidii qaranka soomaliyeed. Waxaan ku xusuyaa 3 ka mid ah damacyadaaas oo si muuqata u soo baxay waana kuwaan. 1-Qeybinta Soomalida ilaa Somaliland iyo Puntland in lagu daro Ethiopia inta kalena lagu daro Kenya, mida kale heshiiska... 

Faraxaygu Ma SomaliTalk baa mise waa Baarlamaankii aan ka tirsanaa?!

Oct 9, 2011
Akhristoow labo Hay’adood baan muddo ka tirsanaa waa hay’adda ama Bahda SomaliTalk oon hal caqdi ama 10 sano wax ku qoraayey iyo Hay’adda ama Baarlamaanka Soomaaliyeed oon hal sano ka tirsanaa . Haddana maanta waxaan isweydiinayaa keebaan labadooda ku faraxsanahay ma Qoraaladdii Difaaca Badda Soomaaliyeed ee Hay’adda ama Webside-ka Somalitalk ku Baraarujiyey Ummadda Soomaaliyeed... 
Halkudheg: ,

Xeebaha Dalka Soomaaliya & Go’aankii Xaqa ahaa ee Baarlamaanka

Oct 9, 2011
Marxaladaha siyaasadeed ee uu dalku soo maray 21kii sanadood ee aynu ku jirnay dagaaladan sokeeye iyo burbukan ayaa waxay abuureen in gebi ahaanba noloshii, dhaqaalihii waxsooraarka, sida badihii, beerihii, xoolihii inay iyaguna baaba’aan ama ay ku adeegtaan dad aan aqoon wanaagsan u lahayn oo u adeegsanaya wejiyo ay macaash kaga heli karaan taasi waxay keentay in xeebihii dalka soomaaliya ay... 
Halkudheg:

Shacabka Soomaaliyeed oo soo Dhaweeyey Go’ aamadii ay Baarlamanka Federaalka ka soo saareen Badda Soomaaliya, kuna Tilmaamey Mid Taariikhi ah.

Oct 9, 2011
Iyadoo markii ay taariikhdu ahayd 8/10/2011 kulankii ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Baarlamaanka waxay Go’ aamo Taariiikhi ah ka soo saareen Badda Soomaaliya, waxaana Go’ aamadaas si weyn u soo dhaweeyey Shacabka Soomaaliyeed ee lagu difaacayo Badda Soomaaliya ka dib markii 21 Sanno ee la soo dhaafey ay soo baxeen Shaqsiyaad heshiisyo Beenaad ah la galeen Dowlado iyo Shirkado Shisheeye... 
Halkudheg:

Prof. Yaxye: “Hambalyo ayaan leeyahay codeyntii Baarlamaanka ee sharciga Badda..

Oct 9, 2011
Prof. Yaxye: “Hambalyo ayaan leeyahay codeyntii Baarlamaanka ee sharciga Badda Soomaaliya oo noqotay tallaabo taariikhi ah” Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed kuwooda hormuudka ah dhinaca kalena ah shaqsigii ugu horeeyay ee ka hadlay Road Mapka ayaa taageeray codeyntii Golaha Baarlamaanka uu u qaaday sharciga Badaha Soomaaliya ee uu ku laaday dhammaanba heshiisyadii... 
Halkudheg: ,

The Famine in Somalia Vs Outpouring Visitors | By: Ali Garabey

Oct 8, 2011
Who’s to blame for the hunger and the famine in Somalia? Almost every day, leaders and aid organizations, coming from the entire world, are arriving in Mogadishu to study and assess at first hand the refugee situation severely hit by draughts, the malnourished children dying different types of diseases In order to get the solution for this horrific and unbearable disaster which is consuming this... 
Halkudheg: , ,

Baarlamaanka Soomaaliya oo Gebi ahaanba Baabi’iyey Heshiisyadii Badda ee Hore loo galey laga soo bilaabo 1-dii Janaayo 1991 dii 

Oct 8, 2011
Xildhibaanadda Baarlamaanka DFKMG oo si buuxda isugu raacay 6 qodob oo ku aaddan badda Soomaaliya, 335 xildhibaan ayaa u codeeyey, cidna kama aamusin, cidna ma diidin — Waxaa  maalmahan Xarunta Golaha Shacabka ka socdey Dood ku saabsan Badda Soomaaliya ka dib marki ay soo baxeen in Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka oo u ololeynaya in Badda Soomaaliya la xadeeyo waxana Doodaan ka Hadley Xubno... 
Halkudheg: ,

Dilka Muslimka Ula-kac iyo Kama’ba kuma banaana

Oct 8, 2011
Waxaa murugi iyo naxdinba dadkii soomaliyeed ku noqday Qaraxyada waa weyn eek a dhaca goobaha dadka isugu yimaadaan kuwaas galaaftay dad fara badan oo Muslimiin ah, waxa ayna Qaraxyadaas sabab sababeen Dad badan oo daganaa Wadanka inay ku dhaliso ninyad jab iyo qax hor ah, sidoo kalana Qaraxyadaas waxay ku beereen Soomalidii hore Qaxootiga u ahaa niyad Jab iyo inay Duli kusii ahaadaan Qurbaha! Hadaba... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia

Oct 8, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa u qornaa sidan: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo jooga Addis Ababa ayaa kulan dheer la qaatay dhigiisa Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Melez Zenawi. Labada Ra’iisul Wasaare ayaa ka wada hadlay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Ethiopia, arrimaha amniga, abaaraha iyo xaaladda dalka... 
Halkudheg:

Shareecadda iyo AL-Shabaab (4) !!!! | Sh. Saahid

Oct 8, 2011
War deg deg ah ( breaking news):(1) Wixii maanta oo talaado ah ka dhacay magaallada xamar wax yaable bay aheyd Dilitaanka 70 qof iyo wax ka badan iyo dhaawac gaaraaya 140 qof. Waa dhacdadii shaamoow oo kale Ardey iyo waalid iyo macallimiin, maxaa caawa xalay uga eg,Muslim baa la leynayaa janaana lagu galayaa, waa koox kale oo dhallinyaro la habaabshay oo mar kale is halaagtay dad iyo maal iyo moodna... 
Halkudheg:

Prof. Gaas oo Lagu Fariisiyey Kursigii…

Oct 7, 2011
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG, prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Jimacadii, October 7, 2011, waxa uu Addis Ababa kula kulmay ra’iisul wasaaraha xukuumadda gumeysiga Itoobiya, Meles Zenawi. Sida ay werisey warbaahinta ku hadasha afka xukuumadda Itoobiya ee ENA, intii kulankaasi socdey Zenawi waxa uu sheegay in Ethiopia ay sii wadi doonto taageerada Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ee Soomaaliya,... 
Halkudheg: ,